HAFSA ZONA SHEEG QOFKA KU SHUMIYEY || CHALLENGE WAALAN || IYO SAXAAF OO KA .........

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024

Комментарии • 508

  • @Mohaakhan
    @Mohaakhan Год назад +77

    Within 1hour 700k angarsino Adna channel asxapta i.a

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel Год назад +1

      Asc wllo qali RUclips iso boqo ❤

    • @MrCabdalla2000
      @MrCabdalla2000 Год назад +5

      Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
      Walaahana kheyeka jecel nagu soo biira

    • @MrCabdalla2000
      @MrCabdalla2000 Год назад +1

      Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
      Walaahana kheyeka jecel nagu soo biira

    • @khadrasalad8624
      @khadrasalad8624 Год назад

      Noo

    • @qalbiuroon8645
      @qalbiuroon8645 Год назад +5

      Adna channel you pinned this message so that you reached 700k but then there is a famous lady zamzam who lost her son and is with you guys..what happened to you guys??..aren't you Muslims??

  • @faizaabdi4754
    @faizaabdi4754 Год назад +60

    alla reer malesia gun sanaa wlhi waxa tihiin waa la ogaadey war gbdhii zamzam ahyd maxad ugarab istaagi weydeen xataa tacsi ma udiri waydeen😭😭😭😭😭

    • @sowdiinabeela5892
      @sowdiinabeela5892 Год назад

      ma dhintey 😢

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 Год назад

      @@sowdiinabeela5892 haa hppti ilaa hada waa rumeysan la ahy😢

    • @axmaali2682
      @axmaali2682 Год назад

      Wll Sam Sam wayo blz jwbta iso cali janalkeda isheg

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 Год назад

      @@axmaali2682 zamzam official ku qor ada arkiye wllo

    • @fatimamaxamed7992
      @fatimamaxamed7992 Год назад +1

      Wlee waa gun xayawaniin

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 Год назад +61

    Gabadha maskinta oo wiilka ka xanunsana maxa u cawin waydeen 😢😢😢 sorry

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 Год назад +2

      Wa shamsi halagu boobo,Zam samiir Allah hasiyo

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Год назад +110

    Soomaliyay rer malaysia waa dad guna wlha bilha tolha oona garasho lahayn gabdhii yareed wiilki ka dhintay wali qof uma tagin oo dhibka lama qaybsan alla cafimadkaa laysku rabaa dad caqliga ku yar baa jooga malaysia 😢

    • @safiyadaauud2635
      @safiyadaauud2635 Год назад

      d

    • @safiyadaauud2635
      @safiyadaauud2635 Год назад

      dadka waxa kahadal walasaraya anigaba waya isratay somha qali

    • @ifrahfaisal8197
      @ifrahfaisal8197 Год назад

      Wlhi dheh miyu ka dhintay wiilki alla illhay ha unaxariisto

    • @amransiman4076
      @amransiman4076 Год назад

      Hah wlhi hada lee ogade wlshy isheg tee saauoynaye hah Allah samir iyo iiman Allah kasiyo 😭

    • @asiya140
      @asiya140 Год назад

      @@amransiman4076 waa gabadhee bayo

  • @MrCabdalla2000
    @MrCabdalla2000 Год назад +40

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
    Walaahana kheyeka jecel nagu soo biira

  • @maysunxuseen3056
    @maysunxuseen3056 Год назад +20

    Wa shamsi baad istaahishiin
    Rer malaysia 🇲🇾

  • @fartuunmustaf3242
    @fartuunmustaf3242 Год назад +18

    Adna wlhi qof fiican ayan kumeyay lkn matihiid gawar walashiina ah aya 5bilod cunug kaxanunsanyhy xiita meydan sooboqan maleysiya ayey idiinla jogtay xiita sethy soomadhihiin wlhi wax cano dhan faaido mahan balayo haidinkudhacdo siidas aya qof wanagsan isaga dhigeysan hadana wlsheen zamzam wiilkeda maxamed waa kadhiintay uma tacsiyen xiita uf

    • @fardowsojama9878
      @fardowsojama9878 Год назад

      Zamzam dhib wey so aragtey saqiir aqiro allaha oga dhigo kuwaan dad ma ahan

  • @najahfarah1679
    @najahfarah1679 Год назад +11

    700k ayay ka hadlayaane somaliyey plz aynu 600k ku celino washamsi halagu qaado bastariinta rer malesiya dad maahe

  • @sacdiyahassan1095
    @sacdiyahassan1095 Год назад +8

    Reer maleysiya waxa ku sameysen walashen samsam waa idinka jarayna wixii dhiig lahow kaca wa shamsi halagu qaaado

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 Год назад +8

    Anagaa lacag naga dhaqayseeen imanka alle idinka qaadye qof kaliyo dad caawiyana idin kuma jiro Hadaa ogaan lahayden Qofka xanusan oo lasoo boqdo Ajarkay leedahay

  • @amranceydid2522
    @amranceydid2522 Год назад +8

    Allow malaysiya haygeen hadiiba soomalidii dadka kugu xigay aygarab ku siinayn subxanallah idinkoo wllshiin caawinkara baad iska indha tirteen😭😫🥱

  • @kureyshaliabuukar988
    @kureyshaliabuukar988 Год назад +11

    Illahey kacabsada gabadha walashiin ZamZam Offical Utacsiyeya inuu illahey qalbiga uqaboojiyo maskiin Wa idin tageeraye niyada iga jabtay 😭💯💯💯💯

    • @yasmiinmire7178
      @yasmiinmire7178 Год назад +1

      Hada tacsi maxay utareysa mar rafaad sanayd oo hospital ka ay ku jirtey f
      Dadkan maysan caawine sorry wlhi xaasid baa helay hoyadas qalbiga allah how qabijo ameen🥺🥺🥺

  • @umazakariya5349
    @umazakariya5349 Год назад +7

    Pleaz soo malia adinka wax nilkuyahay gabar walashood ee ciilen unsabscrib dhaha pleaz ree malesia waxee yihiin tusa xasidiinta ku wan ugu daran 😪😪😪😪😪

  • @nimcocali2941
    @nimcocali2941 Год назад +12

    wax damiirku ka dhintaay ayaa tahiin daad fican ayaa lidiin modayaay lakiin waa lidiin bartay maxaad ucawiin waydeen gabadha yaar ee zamzam 😢

  • @aishaluulofficial6867
    @aishaluulofficial6867 Год назад +10

    Intasoo gabdha ba tihiin walala inaad inanta cawisiin oo isbitaalka cunuga kaligiis uga tagaysay 💔🙄 illahay badal khayr qabo abayo haku siiyo adna marhore xan ku maqlay waa xasiyad 🙄🙄

  • @hamdimuktar9894
    @hamdimuktar9894 Год назад +10

    Team washamsi 🤣💪😏yaa la joogsan ku socda 💪

  • @abshirmohamed8927
    @abshirmohamed8927 Год назад +10

    Damirkaa kadhimateen wallaahi faan iyo shoow nikujira zamazam xanunkee araktay allaah hanituso

  • @aishadable7595
    @aishadable7595 Год назад +20

    Sidaan ayaad u faraxsantahiin allah idiin saa idiyo wllalshey adna waxan rajeyna in ad arki doonto qoraalkeyga abaayo hooyo aya tahay wa daremeysa xanuunka ubadka u leeyahay maxad u booqan weyday gewadha walasha e u ubadka ka xanuunsana mudada inta u dheer maxad u faarujiseen garabkeeda islaanimo xita maxad ugu so booqan weyday abaayo kaama filayn adi arimahena youtubers an Malaysia ugu jecelaha tahin maxa idinkaga dhacay maxa qaldan jwb ka sugi abyo in sha allah

    • @yasmiinmire7178
      @yasmiinmire7178 Год назад

      Waa xaasidiin naxariis maleh qabyaadad ayaa madaxa ka gashay lkn waxaad ogaatan xanuunka Qof keliya looma sameen🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @hamdidini1717
      @hamdidini1717 Год назад

      Qabiilada yaryarka xaasidnimo uku imaw 😂 jaaw dad nasab suaashan weydii

    • @xiiranechanel9856
      @xiiranechanel9856 Год назад +1

      Kala laabta subecscribe waxa

  • @Shisuiissuperiortoyou
    @Shisuiissuperiortoyou Год назад +9

    Washamsi ku qada ku wan wa galo wlhi cunag yar ba cawin wayen 😏😏😏

  • @ahlaammohamed3196
    @ahlaammohamed3196 Год назад +14

    Kuwaan waji malahan halaga laabto subcribe awalba anagaa siinay haday caawin waayeen gabdha cidlada ah ee ilmaha ku xanusanayeen chanel gabdha boqday video ay ka samaysay reer Malaysia ku arkay xanuun waaye 😢😢

    • @naimamohamed8437
      @naimamohamed8437 Год назад

      Waa waxaa naxariis laheyn qofkii qurbo joogo ayaa dareemo karo nolosha qofkii cunug ku xanuunsado markaa garab u bahanyahey see tahey qalbigey uroon tahey

    • @ayaanlehassan6427
      @ayaanlehassan6427 Год назад

      Aniga waan kala laabtay

  • @khadrabashir347
    @khadrabashir347 Год назад +7

    Dad xun bad tihiin wlhi zamzam maxa u caawin weyden qosol bad ku jirtan iyadan intaas o bilood bey ispital dhax oyneysay

  • @muunacabdi1040
    @muunacabdi1040 Год назад +5

    Naya wada ceebaystahy zamzam maxad isugarabtagiwayday malinba qof ayay ku adagthy lkn qoslkan iyo farcxdan laguma jiro

  • @khadijaidiris2755
    @khadijaidiris2755 Год назад +6

    soomalida dadka uguxasisan malesia yaykunooshay oo yutu barada walashen qalbigida alaha uqoboojiyo

  • @munaomer6358
    @munaomer6358 Год назад +5

    Naaa horta cadwsanidaaa niyaad caruur dhalin qabadha geeridu kudhacday mxd ugutaguwaydeeen

  • @fatumabashir1436
    @fatumabashir1436 Год назад +4

    Reer Malaysia waa Am xaaro faa iido ma leh wlhy soomaali ina aragta uf uf uf uf uf uf😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @somaligirl1855
    @somaligirl1855 Год назад +5

    Kuli waan kala wada noqon subscribe ka reer malaysia waalahi kii cana iyo kii lacag haysta un bay taageeraaan
    Allow ya dhaha hebel baa diyaarad ka soo dagaya iyaga ugu horayn airport ka allow yaa dhaha hebel oo caana baa xaflad shigan iyaga ugu horayn
    Laakiin gabadha miskiinta ah ee habeen iyo maalin TikTok ka ooyeysay oo sagaal jirkeedi cancer kaga dhacay maanta uu ka dhintay hal garaba kamay helin ana why bay garab iiga helin hadayba miskiinkooda caawin karayn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 walahi oohin bay u dhamaatay iyana xaflad iyo airport bay ku mashquulaan

  • @Ladan1-z3e
    @Ladan1-z3e Год назад +12

    Plz somaliyey dadkaan aninkaa wax kadhignay 😢kalama sareynin ewal😢

  • @amrancadey7913
    @amrancadey7913 Год назад +5

    Subscribe waan ka ceshaty xaasudin ayad tihin rer malesiya maxa gabadha ucwin waysen zam zam

  • @حمدحمد-د3ص
    @حمدحمد-د3ص Год назад +6

    Hadaa 6hrs kuso jawaabi waysaan re Malaysia dhan subscribe ka ha lagala noqdo subxaanallaah waaba cadow caadi ah kuwan

    • @roodacrixmanmaxamuud6924
      @roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад

      Wll immisa ayuu ilmaha xnunsana o.xtaa cunto wx uso kariya ay wyen AMA so bqoda naf ma baajiyen lkn niyday ku degsanlhyd kuwan waa cadow illaahy inga io muslim ba

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 Год назад

      Wa shamsi halagu qado

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 Год назад +5

    Illahey reer maleydiyow dhulka idinla goo arxan Muslim mid somaalinimo idinkuma jiro gabdha yarta samsam wiilka sadexda bilood isbitaalka kula jirtey umeydan tagin uma gurman camera horteeda dad fican isaga dhigtaan waxaad tihin xaasidiin rag iyo dumarba waana la idinku eegayey gabdhas iyo wiilkeda yarka illahey lahaa ayaana oofsadey qurun ayad tihin dad xun xun xataa gabdha hadad is muranteen uba maleyn mayo intas oo qof iney murmeene awey arkiin somalinimo walalnimo Muslinimo axey ax nabdigaas waa idin helayan walahi 😭😭😭😭😭😭

    • @ahlaammohamed3196
      @ahlaammohamed3196 Год назад

      Kala laabo abaayo kuwaan waji malahan dawashadeena lacag ka sameyaan 😢

  • @najmabegum1362
    @najmabegum1362 Год назад +4

    Wan kalalabtee subscribe aniga kuligoood waa dad xasidin eeh uuuf

  • @imraise4102
    @imraise4102 Год назад +6

    Nagtan damiirkay ka dhimatay wlhy kulay Hooyo wad tahay adigu 😢😢😢😢

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Год назад +3

    1 xafsa dhunko 2ameera tabasho 3 saxaaf waa kafuray maradii wuuuuw 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉adna kadaaya dhibka❤

  • @cadarcabdulaahi9034
    @cadarcabdulaahi9034 Год назад +4

    imanka allaha idinka qade maxad u cawin weyden gabadhi samsam ahed oo wiilka ka xanunsana wlhi gun ba tihiin

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +21

    Ku Sali Rasulkeena Mohamed Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤

  • @Bintuabdala
    @Bintuabdala Год назад +2

    Waxaa naasiib daro ah adinkoo waalid ah inaad wilkii yaraa sooboqan waaysen allahu akbar walee aduunyo waa labo bari waalaidn bartey labo wajiilayal ayaa tihiin waxabadan maamada aabaha maleeshiyo waa laidin yari dadka yimadaa iska gadi jirteen walis bartey

  • @fardowsagacal3807
    @fardowsagacal3807 Год назад +4

    Inta tim washamsi ah like haila dhafina

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Год назад +5

    Adna abayo mxa walsha zuhur ugu dacsin waydy🤔😪😪

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 Год назад +3

    Team wa shaamsi aniga wan bilowe wan Kala labte adin Kana so wada inshAllah

  • @maxamedcabdirsaaq8801
    @maxamedcabdirsaaq8801 Год назад +2

    Team waa shamsi idinma jeedo halagana labto subscabka waa hadad damiir somalinimo aad lee dihiin

  • @nonamenoface2957
    @nonamenoface2957 Год назад +2

    Team waa shamsi waa jogna hosha hala wado byby xasidiinta

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Год назад +2

    Adna qof fiican ayn kmalaynayay farxdn inad ku waaryso maad umalaysy wxn waduunyo bri wxi dhci doono alle aya grn

  • @haajiramohamed9028
    @haajiramohamed9028 Год назад +1

    Team washamsi shaqeysta reer xamar kaan xaasidiinta ah umaqalmaan in lagarab istaago

  • @Aveed__1
    @Aveed__1 Год назад +2

    War washamsida adna soo garsiya an subaca kadabo keno sifican dhulka ula jara 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abshiramohamud3809
    @abshiramohamud3809 Год назад +3

    Team wa shamsi😏😏

  • @imanmohamed8928
    @imanmohamed8928 Год назад +4

    Daalimiin baad tihiin Team wa shamsi kuwaan meesha ha laga saaro

  • @zuldanyare3335
    @zuldanyare3335 Год назад +1

    War saxaf gabadha ilmahu ka dhintay zxp xitaa maxd ugu tacsiyayn wayday warsidan waa ceeb xitaa Hal qof kama hadlin !!!!!!!!!

  • @ikranmohmd5149
    @ikranmohmd5149 Год назад +3

    Waxaa tihiin wa la ini bartay reer Malaysia gabdh yar oo dhibaataysan oo ilmaheedii ka buko mxd u cawin waydeeñ wadka layskma celiyo oo geeridu wa xaq dad xun ba tihiin saalayni moodayey ma tihiiin wlo zamzamey adna allah qalbiga kuu qaboojiyo saqir aakhro allah kagaga dhigo 🥺🥺

  • @ايمانمحمد-ي4ج
    @ايمانمحمد-ي4ج Год назад +2

    Washamsi qaadno aniga laabtay ee laabta somaliyey anaga ayey yihiin arkaan somalinimada mid thy plz somaliyey washamso halmar qaadno

  • @fatimamaxamed7992
    @fatimamaxamed7992 Год назад +2

    Inantii samsam utacsiyeeya wllo ee uu ka dhintay maxamed

  • @umojanatchannel2342
    @umojanatchannel2342 Год назад +2

    Akhas allah haidinka abaal mariyo xaasidnimada qumayooyin xuna oo nasab ahayn

  • @Shisuiissuperiortoyou
    @Shisuiissuperiortoyou Год назад +2

    Washamsi halu qado kuu wan wa gal o naxariis lah I plz Somali maxamed 😏😏😏

  • @nimcohappy311
    @nimcohappy311 Год назад +2

    Reer malesia waxaad tihiin waLa ogadaYy😏 Gapadha mizkiin iLahay cunugeedaH zamir io iimn HakaziiyoH😪🤲

  • @abshirshire6945
    @abshirshire6945 Год назад +4

    Dad bakhtiyay baad tihiin soomaina waa idin ogaatay duliyiin naxariis daran malin kalaad arki doontaan dhibka aad gabadhaas uga dhuumateen 😢😢

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 Год назад +1

    Adna maanta runta hadii laga hadla hooyo thy xanunka ubadka leyihiin wad daremikartaa hadad damiir yari kuguyaharay gabar walasha manta garabkaada ubahneed wad istaagi Weasenham sad rermalesiya utihiin mal idinkama Rabin garab istaag ciidan inad unoqotan bey idinka rabtay ogow naftani lesma siin qofba malintiisa laga ooyidona gurigiisa qurbo aan walid kujogan xanunkiisa malagaaga shekeynayo waji fiican bend natustaye manta xumantiina weyso baxday walba dadkad wax ku aheeden manta wajigaad natusteen munantiisa wadmareysan insha allh waligiin ceebtan idinkama hareyso hoostiina kahela Allan idin baryaye dhamantiina yuhuud isbaheysatay yaahuu

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Год назад +5

    4k 1 hour lagala laabtay 😲 😱 😲 😱

  • @احمدحسن-ي9ل5ع
    @احمدحسن-ي9ل5ع Год назад +1

    Reer maleesiyo waa dad xaasidiina Adna saas makaa filaynin waxaan kumooday hooyo naxariisleh laakiin gabadha waad xumeeyseen

  • @fadumoadem3151
    @fadumoadem3151 Год назад +1

    Waad cebewdeen reer malesiya caruurbad ledihin iskadwa isha o unaxariista misakinta

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 Год назад +2

    Daneystayaal aan naxariis laheyn baad tihiin Zamzam iyo Mohamed yare hal mar ma garab istaagin

  • @fartunadham7375
    @fartunadham7375 Год назад +2

    Team washamsi shaqadiina qabsada😏

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 Год назад +3

    Subscribe ki wa kala labtaay adno danistayaal baad tihiin waxa reer Malaysia jogo dhan qalbi naxo neh nuguma yalo bye bye anaga wax nagu tihiin somaogidiin manta hada live tiktok niso qabsado tusale ahaan maba laga yabo horta ina dadka anan canka aheen so qabatine lkn wallahi igama so qaba teen adinko saan utugsanayo oo lacag naga samenayo Aya iskala keen wentihiin heerkaas shacab wenaha aa nigarsiyaay soma ahaan unsubscribe aa ku dhahay sorry qof ficn aya iska dhigtiin dadkinaan RUclips leda Ah lkn waxadan aheninaha Ayaa is bideen haram caleek gabadha yaar oo ka saqirtaay gabadha hal malin xita adinko afka ku hayo Ama cawiya dad wenoow dhahayo manan arkiin Subhanallah sas cml ilmihina wee ku imaan kartaye dayaa waxan aduun waye

  • @hajiracisman8026
    @hajiracisman8026 Год назад +1

    Daliminti tuugadi is bahaysaty oo xasidinta aha oo aan dhiga Somaliyed ku jirin 😭😭

  • @ifrahabdullahi3544
    @ifrahabdullahi3544 Год назад +3

    Dadk xun ayaa tihin walashin tacsiyo u talo idinkana meshan ku farxeysin markle inan subscribers iga helaynin

  • @nimcomahamed2633
    @nimcomahamed2633 Год назад +1

    Team washamsi xagee isla Maraysin lolz

  • @dheemandaahir6059
    @dheemandaahir6059 Год назад +1

    Heerkaas aad ku kibirteen anaga idin gaarsinay dad bilaa naxariisa ah baa tahiin o danestayaal ah uf

  • @FotballXxedits
    @FotballXxedits Год назад +2

    Team wa shamsi diyaar ma tihiin aniga waa qabsadey howsheyda idinkana qabsada

  • @WaqooyiKenya
    @WaqooyiKenya Год назад +1

    Qoftaas haa lii siiyo, Mr. Saxaaf, saxib gabdaha nasiii..DEKOW, CHINA, BEIJING

    • @WaqooyiKenya
      @WaqooyiKenya Год назад

      Hafso haa lee siiyo inshaallh. Dekow oo jooga china

  • @sadiyomohamed
    @sadiyomohamed Год назад +3

    “Ilahay aya igaabiye iska dhaaf”😂😂 Adna

  • @daganaadanbeautytips3761
    @daganaadanbeautytips3761 Год назад +2

    Cadaw baaatihn gbdha inanka kaxanusanay oo ka saqiray waxay cunto waysay mxaa ugu gurman weyseen Adnaay Saas inaa dhanta maleenayay yahuuuu

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 Год назад +3

    Team washamsi idin mee anu wan bilaabe

  • @Films31
    @Films31 Год назад +2

    Ugu yaran 600k halagu soo celiyo 😵🙏❤️🇸🇴

  • @hodomohammed3906
    @hodomohammed3906 Год назад +1

    Veiws danbe iga heli maysaan gabdha miskiinta ah waad caawin waydeen dad fiican ma tihiin

  • @safiyadaauud2635
    @safiyadaauud2635 Год назад +2

    naya dadka ayad isku wanijisa one mallion ayad uuwalaty bal waa cid kahesho lkn wajiigag sax walabarty

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 Год назад +2

    Reer Malaysia damir laanta maxa sidhan..on one is even talking about the lady who lost her son..we are Muslims in order to help each other..guys wake up

  • @hiddengirl5838
    @hiddengirl5838 Год назад +7

    Xasidiin aadihin rerkan😢

  • @Films31
    @Films31 Год назад +1

    Tagero weyn inii aha lkin hada wxba ka talinaa😤hoos udhiciina blanteunu wa (wa shamsi wa duxaaha ha hahahahahaha )😂

  • @rinadmohamed7638
    @rinadmohamed7638 Год назад +1

    700 iska daye xita 100 yeey heysan please team washamsi shaqadena an qabsano let go 😡

  • @salmo__3
    @salmo__3 Год назад +3

    Team washamsi shaqo noo soo baxday 🙌🙌

  • @firdowsahassan4350
    @firdowsahassan4350 Год назад +2

    Subscribe waan idinka ceshtey reer malesia xasid iyo cadow baa tihin qasat gilib cadka mesha ubadan zamzam willkeda 1year xanunsanaa o malesia jogey lkn halmar idinko garab sinayo ma arkin uf wax matarayal

  • @aaminohariif5653
    @aaminohariif5653 Год назад +4

    Unsubscribe baan idiin siyey dad naxariis leh matihidin hooya dhibataysan baa caawin wayseen oo ciyaaraysaan kaaf io kala dheere😢😢😢😢😢😢

  • @somaligirl1855
    @somaligirl1855 Год назад +2

    Adnaay ma waxada mooday gurigan quruxda badan inaad ku warayso iyo youtube kan gabadhaad dayacdeen reer malaysia alle noloshan umu waayin laakiin idinkaa laydkinku eegayey
    Ogow noloshu waa maanta iyo bari nina ku waari maayo

  • @sureejiukash1040
    @sureejiukash1040 Год назад +2

    ReeR Malesia Xaasidina tihin Wacalo ah uff Bil adinimada Xage idinka aday 😒

  • @shankarooncadey8588
    @shankarooncadey8588 Год назад +6

    Dad xun ba tihin oo waliba gun ah reer Maleysia 😢😢😢😢😢

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Год назад +1

    Cirka ayaabad wada egaysaane ma diyaradbaa idin kor martay 😂😂😂😂😂 waxaan maqli jiray cirka lagugu takhal

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Год назад +2

    😂😂😂😂😂 War adna udaaya🎉🎉🎉🎉

  • @hibaqabdilahi1189
    @hibaqabdilahi1189 Год назад +1

    Reer 🇲🇾 Malaysia dad dhintey
    Wa laogaday waxaatihiin 😢

  • @qalinjacayl1315
    @qalinjacayl1315 Год назад +1

    TEAM KADAAAAAAADSO WAJIGIINA ALLE GUB

  • @Ladan1-z3e
    @Ladan1-z3e Год назад +2

    Maxad ku boqan weyden gabadha yar e wiilka kageriyodey😢dd fcn matihin😢

  • @queenamanitachannel7981
    @queenamanitachannel7981 Год назад +1

    Adnay qof fican ayn ku malenyey gabadha cunugu ka xanusna mxd ugarab istaagi weyden noloshu sidan ma ahaneyso beri waxy noqon Alla garan

    • @somaligirl1855
      @somaligirl1855 Год назад +1

      Way garab istaagi lahayd haday caan ahaan lahayd iyada aaliba ugu horayn lahayd waxay ka danbaysa wixii caana bas 😢

  • @asmaaabduqadirosman8642
    @asmaaabduqadirosman8642 Год назад +1

    Walal kaa oo murugsan meel idiin dhaw aa saan u farxeysaan

  • @rayaanmuuse2855
    @rayaanmuuse2855 Год назад

    War Uma baahnin warkine Alla kabaqa Zamzam Sidaad ugashen walashin grab wey idiinka weeysi😓😓

  • @layloibrahim6479
    @layloibrahim6479 Год назад +2

    Adna ineey guuleysatay anagaa ujeedno maxaa loo qiyaamay guusheeda siiya

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 Год назад +1

    Awalba dad .5 eheeden yaa naxaris idinka sugayo gber daroodna ima baahno wecelyow .5 awalba ma dhameystirnen

  • @qadafi...boy85
    @qadafi...boy85 Год назад +1

    Team washamsi shaqadiina qabsada

  • @AhmedSaid-uu7iv
    @AhmedSaid-uu7iv Год назад

    Reer melaysia halagala laabto sebiscaribka, waa dad aan taageerin hooyadii wilku ka dhintay

  • @metrostones8434
    @metrostones8434 Год назад +1

    Asc adna qof wanagsan aya u ektahay intan kaarki lkn manta waxan ogadi Malaysia in naxaris ay jirin maxa abayo gabada maskinta sas uyeshen😭😭😭

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 Год назад

    Ish amxaro amxaro dhashay malaysia isku arursaday uf dadki somali ugu xuma meshan tagay bila naxariis ah shansji awalbey faaido laheen wa wada xaasidiin i

  • @Hibo761
    @Hibo761 Год назад +2

    Washamsi diyar uuu noqday wacela tihin rer Malaysia 😢

  • @sahruuja6
    @sahruuja6 Год назад +2

    Where’s team washamsi Somali is muujiya subscribe ka kala noqda xaasidiintaan markeey gabadha walaashen ah murugo iyo tacsi soo gashay saan u baashalaayay illaaheey idiinma kii baahiyo 😢😢😢😢

  • @yusrocdy6912
    @yusrocdy6912 Год назад +2

    Washamsi hasocoto🤣🤣🤣🤣