Sahro Axmad iyo Dhabarloow hees jacayl ah bay ahayd inay si dabacsan u wada qaadaan, hasse yeeshee Dhabarloow wuu ka badbadiyey arrinka sidi oo booskiisi buu ka tagay kadibna bogeedi iyo laabti buu suxul ku buurtay.... marka inay masraxa ka baxdo way u banaan tahay.....
dalmarqaran waxba kaasheegi maayo ra,yigaaga ayaad hadashay somali waa mid insha.allah one day will be unated and h/jeclo leader sheikh not fucking siyaasi lacnaltulaah abu huud
waaaaaaaaaaaaaw.. sahra ahmed i love her,, what a legacy..!! great vocals and great voice, long life
ma'ila aragteen siday Sahra Axmed uga xanaaqday Dhabarlow. inayse iska adkaysato intay heestu socoto ayaa ka haboonay.