Daawo Wasiir Cawad O Loo Haysto Hadalkiisii Somaliland Waa La Aqoonsanayaa Korbay Usocotaa Iyo Dagal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 75

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 22 дня назад +2

    Ninkani xaqiiqda Ayuu ogyhy aqoonsiga Somaliland waa imanayaa indhihina oo run ah

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 22 дня назад +4

    Ahmed ciise cawad please waraysiyada faraha badan iska yaree waayo hadalada badan dhibkeeda ayay leedahay

    • @ikk8851
      @ikk8851 21 день назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 20 дней назад

      Waa nacnacle jaga doon ah.

  • @mohameddaauud7220
    @mohameddaauud7220 22 дня назад +3

    Ilaahaybaa aqoonsaday

  • @kadrabare2341
    @kadrabare2341 22 дня назад +1

    Allow cadawga somaliya oo somaliya kow ka tahay allow burburi allow xinkooda iyo xasadka ay u qabaan somaliland allow iyaga ku celi

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 22 дня назад +2

    Somaliland is already independent country on 26 June 1960.

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 22 дня назад +1

      In your dreams never come true .
      Awdal iyo SSC waa Ku daayeen .

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim 22 дня назад

      ​@@Bashi-h8wkusoco hagaag

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 22 дня назад

      ​@@Bashi-h8w
      Ku ekoow kaas dhiik cid wax kasoo qaaday ma jirto tii ugu xumayd baad dhex jiiftaan awdala saacadsn ayay ku dulfadhidaa

  • @HassanMohamed-wl7ox
    @HassanMohamed-wl7ox 22 дня назад +1

    Ama diid ama Doon, Somaliland waa la aqoosanaya.

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 21 день назад

      @@HassanMohamed-wl7ox
      Caqliga ha shaqeeyo
      Been aan dhamaad lahayn
      Riyo run noqon wayday
      Runta lagama raysto

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 22 дня назад +3

    Ex wasiir cawad waa ninkii xiligii farmajo isagoo xukuumada ka tirsan colaadii ETHIOPIA iyo TIGREY isagoon kalsooni ka haysan Dawlada Soomaaliya in uu sicad ula saftay TIGREY . Cawad warkiisa calaamad suaal baa dul saara ⁉️

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y 22 дня назад +1

    DADKA JAWAAJIISTA XABASHIDA LAMA WARAYSTO HADAAD WERIYAYAAL SOOMAALIYEED TIHIIN

  • @farahismail9445
    @farahismail9445 22 дня назад +1

    Weriyaha iyo wasiirka fekerka iyo aqoonta ayaanay isku leefal ahayn, weriyuhu ma fahansana Ethiopia inay tahay dalka wakiilka ka ah soomaaliya mana oga masar iyo carab oo dhami ay yihiin dalal awaamiir loo soo dhiibay fuliya markaa cid soo dirtay ma jirto ,markaa weriyoow cidlaad fadhidaa .

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 22 дня назад

    Wasir cawad daciifnimo buu ka hadlay. Wasir xishood.

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 20 дней назад

    Wasiir. Cawad. Waa Runtaa. Inlaga Aqiinsanayo. Sland. Bal. Muxuu. Sameyn. Karaa. Xasan. Duufle. Faqash. Aqoonsiga. Sland

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 22 дня назад +3

    Kan miyuu cabaa Biyaha kulul hadalkiisii hore ayaa masaxayaaye

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 21 день назад +1

    WALAAHI DUNIDA WAAD KADANBAYSAAN SOMAALIYEEY MIYAYDAAN OGAYN IN GEESKA AFRIKA AY ETHIOPIA🇪🇹 MASUUL UUGA TAHAY REER GALBEED TALABAAD SOMALIA CHAPTER 7KA QARAMADA MIDOOBAY AYAY KU JIRTAAYE MA OGTIHIIN MISE WAAD HURUDAAN WAKE UP HORTA

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 21 день назад

    Waa doqon kan

  • @theruler411
    @theruler411 21 день назад

    Mooriyan Journalist live

  • @Warsuganmedia
    @Warsuganmedia 22 дня назад +1

    CAWADOOW WAXAAN MAQLI JIREY LAMMOOD NOQONSE WAA WAXAA LAGU MOODAYEY SIYAASI DADKIISA IYO DALKIISA U NAXAYA OO QIIMO LEH LKN WAXAAD NOQOTAY FADLAN KU SHUBO

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 22 дня назад +1

    Siyaasiyiinta u soo shaqaynjiray Qaramada Midoobe waa siyaasiyiin loo soo tababaro siyaasadda gaalada Dunida ka rabto marka waa siyaasiyiin xambaarsan afkaarta calmaaniyada ogaada ,

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 22 дня назад

    Halaweydiiyo abtirsiinadiisa?
    Car wakaase Cawad Zanaawi hadhaafiyo😊!

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 21 день назад

    Shalay dowlada somalia🇸🇴 oo diiday in ay si TOOS ah u hor fadhiisati ayuu ku dhaliilay warkiisas oo ay Ethiopia 🇪🇹 aad soo dhaweysay, FADLAN waalalow ka aamus arintan

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k 22 дня назад

    CAWID WAXUU AHAA MARKUU SAFIIRKA SOMALIA U FADHIYEY KOONFUR AFRICA LAGU LAAYEYEY SOMALIDA OO HABA YARAATEE AAN WAXBA KA QABAN KANA GILGILANIN MARNABA MARKA WAA OROMO AFSOMAALIGA BARTEY ASALKIISA SOMAALIYANA NALA DEGAN IL GAAR AH HALOO YEESHO ..

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 22 дня назад

    Nanigu Waxaa La Yaabay Soomalidu Ayadaba Cadawga Isku Jilcineysa Qofkii Hadlaba Wuxuu Leyahay Somali Hadanahay Waa Lidana Waa Tabar Daranay Cadagiba Waa Kugu Xoogeysana Hadu Ka Cabasanayay Waa Ku Soo Haweysana

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 22 дня назад

    Puntland ba waa lagashaa heshiisyo sharcidaro ah Emirate maaha mid ku ek Somaliland oo kaliya lkn Cawad hadalkiisii hore sidaan maaheyn 😂

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 22 дня назад +2

    Soomaaliland waa xaggee ???
    Woqooyi qabiilla kala duwan ayaa deggan,
    Qabiilkastaana isagaa deegaankiisa xukuma.
    Yaa la aqoonsanayaa ?
    Ma reer baa la aqoonsanayaa oo go,aya ????
    Reer aan u dhammayn ayaa leh soimaaliyaan ka go,aynaa.
    Taasina wax suurtagal ah maaha,
    Mana dhacayso

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 22 дня назад +1

      Adoo dhuloos wax jira matihid ha is daalina e laas dhiik isku raq

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 22 дня назад +1

      Tuuladaadu ha ku deeqdo cudur bilaa dawo ah

    • @abdihakimibrahim9506
      @abdihakimibrahim9506 22 дня назад +1

      @@HindaAbdulle-fl2jjqoladii darood way khalkhaleen tuulo 4buurood ku dhex taal bay ssc ula bexeen 😂😂😂
      Filmkana muusa so xidhay oo sool iyo buihodle iyo ceerigaabo intaba tegey allow alle
      Bal ssc ma tuuladii hj aa kala wareegteen baa somaland ina dumiseen idinla noqotay
      Adeer tuuladaa isku qasha

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 21 день назад +1

      Somalia qoomiyado kala duwan ayaa degan maxaad isugu qasbeysaa ?😅
      Bantu, Bajuun, Abgaal, Zanzibaari, Boon, Mushungeli, Barwaani, Srilankan, Kikuyu, Dinka, .... ito amisom iyo Atmis... acuudu billah... waar kala baxa....

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 3 дня назад

    This people are slaves to each other.ground up mind can't speak his man. Masha Allah Somaliland guul iyo gobanimo Inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲, 💚🤍♥️

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 22 дня назад

    Tuug Tigrey ah waaye geedkaan😂
    Harti wuusheegtaa😂

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 22 дня назад

    Ninkaani siyaasadda kuma fiicna, waayoo markasta khalad ayaa ka dhaca. Sidii arrintii uu xilkiisa ku waayey.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 22 дня назад

    Dhamanba cadawga Somaliland ee qarsoon ee Hada dhulka Ayuu kusoo wada dhacayaan😂

  • @abdirashidaseyr8711
    @abdirashidaseyr8711 22 дня назад

    War waxaan yaa umada ka aamusiya

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 18 дней назад

    Somaliya maxayala itopiya idinka ubahan

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 21 день назад

    Wasiir Cawad Quraan Saar ayuu isku sameeyey.
    Markaa 64sano kadib inuu runta sheego ayuu bilaabay.
    Ingiriiska, Isreal, South Africa, India, Greec, UAE, Ethiopia, France, China, Russia, USA... intaba miyaa xidhiidhka loo jarayaa?
    Somalia intaas oo dal miyeey ku qasbi kartaa xuduud ka baxsan tii uu Talyaanigu uga tagay 1July1960?
    Waa Maya, Hawiye Illahey dartii runta ha ku soo noqdaan. Hana ku ekaadaan xuduudihii Talyaaniga...
    Hadii kale, xuduudihii Talyaani.laga dhaxlay ayaa la waayi...
    1. Somaliland ayaa qaadan Bari iyo Nugaal iyo Mudug.
    2. Ethiopia ayaa maamuli Hiraan, Galgaduud, Shabeelooyinka, Bakool.
    3. Turkey ayaa maamuli Banaadir.
    4. Jubooyinka waxaa yeelan Kenya.
    Xaasid Shiid waxuu Madaxweyne ka ahaan Maxmiyada Turkiga ee Banaadir. 😅

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 22 дня назад

    Anagana waxan aqoonsanaynaa somak8 galbeed

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 21 день назад

      😅 ka Ethiopia u qabanaya Somalia waa Ogaadeen 😅 nacdal korkaaga yaa nacas qadaadweyn

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 22 дня назад

    Mr Cawad Ogolaasho An Dowlada Soomaliyed Laga Helin.Macna Ma Samàynayso. Ttoobiya Iyo Ingiriis Midna Waxaba Uma Taryo.

  • @mohameddaauud7220
    @mohameddaauud7220 22 дня назад

    Ayay dhalay

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 20 дней назад

    *War kan Cawad waa ahbal fowqal ahbal.*

  • @caaqilka1404
    @caaqilka1404 21 день назад

    Qabiil miyaa la aqoonsanaa oo dal noqonaayo war hadal ma heysidee iska aamus walaal

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 22 дня назад

    Bada somalia waadigan ey badaha somaliland sheyganayey adoow xaraan reer konfuur ah ooo wabiga talyaanigu kaaga talaabi jirey oo jareer ah oo sonali sax ah ahayn bada cas somaliland oo kaliya iska leh koonfurna walaslow ma nihiin waa cadowgaya koobaad en jacayl nahay lnay olosho xamar maalin kastaba markas boooom ha ku jirto xamarta xaraanta hadhamaadan oo xabaf inay ka hadhin waana balan inan ku faraxnow cadowgayagu sida ugubanayow

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 22 дня назад

    Mr Cawad Ma Ogtahay Saciid Deni In yahay Dabadhilif Itoobiy???

  • @asxaabi
    @asxaabi 22 дня назад

    Hadeer ayuu soo toosay kani, waana canaan ka yaab, hadalkiisa maxay ku falayaan punland kasoo jeedo ufuuf ayey tidhi sanka ayey ka qavsadeen intuu xil u doontay😊

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 22 дня назад

    A ciise. Cawad
    Wuu fashilme

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 22 дня назад

    Fiiri somalia awoid malaha tiri ONLF ayagoo 500 boqol nin ah ayaeey etoobiya ka kaadida ku dhajiyeen oo welibapuntland iyo iidoor land ay dhiibayeen maxaad u cabdinaysaa dadka somaliyeed

  • @theruler411
    @theruler411 21 день назад

    xoolaha waa la dhaqdaa reer koponfureed waa xoolo cid walbo iska dhaqato. Dhilo camal mar masar u carara mam Turkey u craar. Xaarka iska tria marka hore.

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 22 дня назад

    Waar doqonkan,muxu sheegaya? Somali land wax la yidhaahdo ma jirto.wa maxay ciqliyada liidata ee axadkani ku waramayo .ethiopia wa cadaw soo jireen ah ,oo Somalia tariikh dheer ay soo herdamayeen,wa xana nooga maqan dad iyo dhulka Somali galbeed,xoraynta dhulkaana Kama gorgortamayno,ee waan xaqiijinayna in aan gumeestaha xabashida aan ka xoreeyno Somali galbeed.midnimada somaliyeed waa biyo Kama dhibcaan,,cadawga waan iska difaacayna.dadka aan aragtida dheer lahayn ama cadawga dabadhilifka u ah gacan bir ah Ayaan ku qabanayna ,midnimada somaaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco. allahu Akbar.

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 22 дня назад

    Wax aad sheegtayna maleh mana iska aamusin mudane

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 22 дня назад

    War deer Qaramada midoobay ay ansixyeen ayaa jira waa lays xoogi karaa sharci ka hadal kani wax kale ???😂😂😂

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op 22 дня назад

    Somaalilaand.wadal.xornimo.qaatay.1960.26.juun.isked.ula.midodey.dugaag.iShasta.

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 22 дня назад

    Idaacada cadowga koobaad ey somaliland laakin mid waa ina liqdid afweynehii xaraanka ey sheyganaayey awoodi geeska afrika ugu xooga badnaa ayan ciida afka udarnay markaa waa gurguurte oo dameeer caqligu dabada kaga jiro inan xamar hergeisa laga maamulo waa dhimashow ayan ka xigaa muqdishona waligeedba waa qarxaysaa oo way olalaysaa booooom boooomb bommmmm ha olosho muqdisho iyo puntlandba labada xaaraanta maamul qadaadweyn iyo faqashtaba hadhaagi afweyne ey faraacita qudhunka ku dhisnayd

  • @mohameddaauud7220
    @mohameddaauud7220 22 дня назад

    Hurd wayne

  • @girmerehaani2740
    @girmerehaani2740 22 дня назад

    Dadkasi ayay wax u dirtan bal nikasi wayni hanoosheego waxa somali ka awod badan ee laga ilaalinayo iyo daelada laga difacayo waa jaahil maxa uga hadli wayay khayradkiindalka oo lararanayo bad ito bari buurnhaybe meday shanbod mefat uraniam dhusamreb meday kun ayay kukuye ku dhalan xalane oo lagan layay meel lageeyo kana dhalen habnlihii muqdisho kuwana tobankun ha idiin dhalan maxay xukuman garkii ya xukuma dekefii ya xukuma balayfog ya xukuma xalane ya xukuma gado ya xukuma baydhabo yax xukuma konfuti so malia ya xukuma xagay joogta daelada lasheegaya. Waa daelad face buug iyo you tube ka talisa waana meel lagu daearsado kaliya

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 22 дня назад

    dhabayaco ilaahay kudoori waa dhal munafaq 🤮🤮🤮😡😡😡

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 22 дня назад

    Waar doqonkan,muxu sheegaya? Somali land wax la yidhaahdo ma jirto.wa maxay ciqliyada liidata ee axadkani ku qarwayo.ethiopia wa cadaw soo jireen ah ,oo Somalia tariikh dheer ay soo herdamayeen,waxana nooga maqan dad iyo dhulka Somali galbeed,xoraynta dhulkaana Kama gorgortamayno,ee waan xaqiijinayna in aan gumeestaha xabashida aan ka xoreeyno Somali galbeed.midnimada somaliyeed waa biyo Kama dhibcaan,,cadawga a waan iska difaacayna.dadka aan aragtida dheer lahayn ama cadawga dabadhilifka u ah gacan bir ah Ayaan ku qabanayna ,midnimada somaaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco. allahu Akbar.

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 21 день назад

      Ma haysaa cadeyn jiritaanka waxa Somalia la yidhaahdo?
      Ma heysaa cadeyn xuduudaheega?
      Ma heysaa cadeyn Dowlad Somalia maamusho oo dhaafsan 4sq km?
      Ma heysaa hal heshiis oo caalamiya oo ay Somalia awood ay ku fuliso muujisay ilaa 1991?
      Ma heysaa 1 shakhsi oo sheegta dhalashada Somalia oo xero qaxoonti ku nool oo ay Somalia caawiso ilaa 1991?
      Ma heysaa hal madaxweyne oo Somalia qof iyo cod lagu doortay ilaa 1965?
      Ma heysaa hal Dastuur oo Somalia looga codeeyey ilaa 1961?
      Waxba Eber Nil Zero... maxay ku jiri kartaa waxa Somalia sheeganeysa?
      Isaaq oo kaliya oo ogolaada 😅 inta kale waa rubbish, useless, bilaa macne, looma ooyaan...
      Somalia ma jirayso intuu Isaaq diidan yahay ama ilaa lagu celinayo xuduudihii Talyaaniga... uf, 1969 Somaliland xasr bey ku joogsatey... 64sano ayaanu uf leenahey, xaarkiina kabta hoosteeda ayuu ku yaalaa... ufuuf

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df 22 дня назад

    Somaliada aa sheegaysaan miyaanay kala goo go'in. Oo aanay domino effect ku dhicin already. Imisa madaxweyne ayaa ka taliya: xasan sheekh, siciid deni, qoorqoor, axmed madoobe, iyo qaar kaloo badan, iyo qaar kaloo badan

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 21 день назад

      Deni, Dayano, Qoor, Gareen, Gareen-kale, Madoobe, Xaasid Shiid... inta muuqata
      Madaxweynayaasha qarsoon:
      - Turkish protectorate
      - Egypt dilaal
      - EAC oo Maxkamada Somalia awoodi lagu wareejiyey...
      - Qadar dilal

  • @user-mt8jv6tb9p
    @user-mt8jv6tb9p 22 дня назад

    Jabhada Argagixisada isaaq SNM iyo daba dhilifkooda Been iyo faan badnaa

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 21 день назад

      Ninkani maaha Isaaq... mise milix baad u weydey neefsigaaga?

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 22 дня назад

    Dhuuso

  • @mohameddaauud7220
    @mohameddaauud7220 22 дня назад

    Siilkii hooyadaa Baca kala furmaya