ITOOBIYA WEY QABSANEE SOOMAALIYA MAR DHAW | OGOW SABABTA | WAAYA ARAG PODCAST | ABDULLAHI SUJUUD.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2025
  • HUBAAL MEDIA GROUP

Комментарии • 110

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd Месяц назад +12

    Waxa ninkaasi sheegay waa xaqiiq anaa soo arkay dalka waxaan ka maqnaa 30 sano Hargeisa ayaan joogay Sanad iyo bad ninkani waabu fogeeyay labatan sano ka yar addis abab ayaa looga talinaya hadii aynaan caqli la iman oo bal horta gobalwalba xududisa xidhin inta joogtana la masaafuriyo

  • @mohamoha8824
    @mohamoha8824 Месяц назад +1

    Afkaaga illahay haku noqo duli ayaad tahay ma sasad wax garad ama abwaan ku sheganeysaa somaliya iyadoo curdun ah oo markaas xornimada qaadatay ayey eithopia taariiq u dhigtay dunidan casriga lagama yaabo inay dhacdo waxa aad ku qarweyso somaliya guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj Месяц назад +3

    Landlocked Ethiopia ayadaan qabsanaynaa insha allah 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u Месяц назад +2

    SIDAAAN KENYA 🇰🇪 AAAN U QABSANAY AYAAN U QABSANAY NAAA ITOOBIYA IN SHAA ALAAAH SHACABKA SOOMALIYEED HORAY U SOCO DAAA HORUMAR IYO BARWAAAAQO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴

    • @AbdirashiidXasan-n8f
      @AbdirashiidXasan-n8f Месяц назад

      @@CabdiDhere-z1u yaa laguugu maqlin been aya iska dhaadhicinesa

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Месяц назад +9

    Nin dulyadeen la'oran jiray oo reer laascaanood ahaa ayaaba ladilay markii uu boosaaso kusoo arka xabasho buux-dhaafisay oo shaqooyinkii yaraa ee halkaas ka jiray eey iyagu ka shaqeeystaan dadkii magaaladaas udhashayna ee baagmuudo maqaaxiyaha lafadhiyaan markuu ka hadlay ninkii waa la'dilay waliba iyadoo lalahaa madaxa ayaa looga jiraa waxaa laga yaabaa qorshahaas in eey fuliyeen surdoon soomaali ah oo itoobiya ushaqeeya ama kuwo soomaalida ku dhex-darsan

    • @Naisa641
      @Naisa641 Месяц назад +1

      Waan xasuusta markuu ka hadlayay Allah ha unaxariisto walalkaas😢😢

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Месяц назад

      (ALLAH) YARHAM🤲🤲DULYADEEN(ALLAHUMA AAMEEN)🤲

    • @AhmedAli-cb2iw
      @AhmedAli-cb2iw Месяц назад

      Waxa garan karta qof walbo somali ah oo xabashi ka horyimaado waxa lagu yirahda wa xagjir ama wa waalan yahay si afka lo qabto

  • @HousseinRobleh-wv5hl
    @HousseinRobleh-wv5hl Месяц назад +4

    Waa run markaan fiiriyo sida hadda wax usocdaan

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s Месяц назад +6

    nama qabsan karaan hadey na qabsadaane nama heysan karaan waayo etopiya ma aha dal superpower ah dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaan

    • @AbasMohamud-k2t
      @AbasMohamud-k2t Месяц назад

      SOMALI WAA JIRTAY ISLAMK KAHOR MAGAC LA BIXIYO MA AH SOMALI WAA SOMALI

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Месяц назад +1

    Dir buu ahaa adeerkey. Akishe ama gurgure ❤❤❤❤

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials Месяц назад +1

    In Ethiopia 🇪🇹 Ay Qabsaniso Somali waa wax Soo muuqda dhinac kasta
    1) Dhaqaale ay Ethiopia 🇪🇹 ay ka heliso Reer Galbeed iyo Reer Bari China 🇨🇳 Russia 🇷🇺
    2) Tiro badnaan
    3) In loo taliyo Somali Xerada Xalane
    4) In somali Ragooda ay dhamaadeen Toogasho Gaajo Dagaalo Tahriib Dhimir labeeb Iyo Qaar Aan gursan iwm
    Inta wax ka badan ayaa sababya in Ethiopia 🇪🇹 qabsato

  • @maxamuudaxmed2425
    @maxamuudaxmed2425 Месяц назад +2

    ADEER ITOOBIYA NAMA QABSAN KARTO. INSHA ALLAAH. SOMAALIDA HA NIYAD JABININ. MENELIK, MILE, XAYLE SALAASE AYAA KA QUUSTEY INEY SOMALIYA QABSADAAN. SOMAALIDU WAA DAD DAGAALKA KU ADAG. SOMAALIYA WAA LA QABSANAA, HA GO'AAMININ, YAAN LAGAA MAQAL, HADDII KALE WAXAA LAGAGA SHAKINAAYAA, IN AAD ITOOBIYA U ADEEGEYSID, OO LAGU SOO DIRSADEY. LAAKIN WAXAAD TIRAAHDAA KHATARAHAAS AYAA JIRA, OO SABABI KARA, IN WADANKA GACANTA KA BAXO, MARKAA WAA IN AAN ARINTAAS KA TAXADIRNAA, INTA TALADA FARAHA KA BIXIN. SOMAALIDANA AY MIDOOWDAA.

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 Месяц назад

      Oo sideed isaga celin

    • @abdallahRAMMU
      @abdallahRAMMU Месяц назад

      @@maxamuudaxmed2425 hadda ayay Ku haystaaan oo Ku qabsadeen waa kuwaaas ciidanadoodi kuso daabulaya waxaan wada yacaya EE luuw walpo baranaya waa wada saraakiil birri tuute soo wada xiran xagee u dhaqaqin haddii wax garadkaaga lagaa wada laayo ileen waa dad kugu milmay oo Ku Kala yaqaanee fakar zhb anaga mid mid la hishiisa ma jiro SAAS ayaa loo dayacan yahy mid walpo madaxwayne sheegan qabiil ayaa loo wada raxlayn lkn waynu arki doonnnaa wakhtiga ayaa noo sheegaya

  • @caanoos
    @caanoos Месяц назад

    Asc: maashaa’Allah

  • @Heimatar
    @Heimatar Месяц назад +2

    Af soomaali ku hadal itoobiya soomaaliya wee qabsaheee kulahaa 😂😂😂😂 mashiixe majeere

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 Месяц назад +2

      U makayn maayo inaad Soomaali tahay adigu!
      Ninku lahjaddiisa hadduu ku hadlo, maxaa ku jaban?
      Adigu fahmi-maysid in Soomaalidu lahjaddo kala leeyihiin.

    • @AbdirashiidXasan-n8f
      @AbdirashiidXasan-n8f Месяц назад

      Hadii qabkaan ad ku socotaan oo jufo waliba calan la timaado in lagu qabsado laguna gumaada ciyaar ciyaar ku jirtaa ee hurdada ka tos

  • @GodsaveSomalia
    @GodsaveSomalia Месяц назад

    Boqortooyadii Aksum waxaa ka horeeyay Boqortooyadii Punt.

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Месяц назад

    ﴿ يَوْمَ تَشْهَدُ عَلَيْهِمْ أَلْسِنَتُهُمْ وَأَيْدِيهِمْ وَأَرْجُلُهُم بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ﴾
    [ النور: 24]
    ( MAALIN UU KU MARKHAATI FURI DOONO
    CARABKOODU IYO GACMA HOODU IYO
    LUGA HOODU WAXAY SAMAYN JIREEN )
    Suuratu Noor 24
    Waxaa ku hadlayso iyo waxaa samanyso
    jawaab taada sii diyaarso !!
    ADEER XUSEEN

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 Месяц назад

    Waxaa weligood gaalada Amxaarada ah waxaa lawada dagaalamijiray Oromo waa Samali-Abow iyo Samaliweyn iyo Qowmiyado Muslimiin ah oo xattaa Amxarada muslimiinta ah iyo Qowmiyado kale oo wada degah Ethopia. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز Месяц назад

    Dagaaladii Axmed Gurey Xabashi Uu ku Qaaday Qabiilka Madhibaan Waxaa Soo Safan Jirey 180 Kun Oo Fardooley Ah isaga Axmed Gurey Wuxuu Ka Dhashay Qabiilka Madhibaan Sida Ku Qoray Taariikhda Carabta iyo Taariikhda Turkiga ❤

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Месяц назад

    Itoobiya ninkan la weynaa! Xabashi ma imanin Berbera.

  • @ahmedaden6116
    @ahmedaden6116 Месяц назад

    Qoraaga waxa ugu dari in ay soomalida carbta dhashay qoraal walba waa la hayaa carabta inta ay ogoshay ayaan sheegnaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад +3

    Itoobiya soomaaliya Taas waa riyo maalmeed

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 Месяц назад

    (إن شاء الله)(Amxaaro Xag Allaah Ayey Ka Jabi Doonta
    =Mahadsanidin=

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 Месяц назад

    Waa wariyaa iyo Samali wada Jaahiliin ah . Anigu waxaa ini cadeynayaa in Amxaarada ay lawada dagaalamijireen Oromo iyo Oromada iyo Muslimiinta Ethopia hadda wada degan taas ayaa xaqiiqa ah. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Месяц назад

    Maasha Allaah, nin wax garad ah ee gob ah. Noolow saaxiib.
    Book-gaas xaggee ka helaa?

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 Месяц назад +1

    Ogden iyo Isaaq iyo maherten iyo raxan weyn iyo xawadle Aya dabadhilif u ah itasneh Wali jafaa

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂 majeerteen waa tigree ma qof baa asalkiisa inkira aday ku taal

  • @Abdi-l1n
    @Abdi-l1n Месяц назад +1

    Adiga soo raac

  • @MohamedmuuseJilacow
    @MohamedmuuseJilacow Месяц назад

    Axmed grey wuxuuahaa soomaali wuxuuna ka dhashay karanle hawiye waxaana qoray buugag badan oo yaala madxafyada aduunka gear ahaa masar iyo jarmalka.

  • @MohamedAbdimohamed-d1v
    @MohamedAbdimohamed-d1v Месяц назад

    Somali haplogroups 65% E13b ( 15% T-m184 ,1-M70 and X) bant ( 17% LO

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n Месяц назад

    Griigii yaa Abasina u bixiyey dhulkaan Afrikada barri ee maanta Ethiopia iyo Soomaalida degaan,abassinia micnaha afka Griiga waa ninkii wajiga madoobaa

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Месяц назад

    Ethiopia waa dad iska masaakiin ah ee anaga ayaa nalaga rabaa in aan wadajir noqono

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز Месяц назад

    Muslimiintii Saylac Ma Ay lahayn Jawaasiis Balse Maanta waxaa Jira Niman Maalada Gobolad Xukuma Oo Ah Jawaasiis Etoopia kala Shaqeeya Sidii Ay Bad iyo Dhulba U Qabsan lahayd

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 Месяц назад

      😂😂😂😂😂😂 ooy hee

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Месяц назад

    THUL QARNAYN AYUU AHAA MAGACIISU THUL YADAYN MAAHAYN ,WUXUU AHAA DHULBAHANTE BARKAD WAXAA DILEY SOOMAALI ISKA DHIGAYEY INEY TOORREY ISKU DILAYAAN AYUU IS YIDHI KALA CELI ISAGA AYAANA LOO DAN LAHAA BASAASIIN ETHIOPIA U SHAQAYNAYEY LAAKIIN SOOMAALI AHAA ALLAAH WEYNE HAW NAXARIISTO

  • @MohamedAbdimohamed-d1v
    @MohamedAbdimohamed-d1v Месяц назад

    Ahead gurey ibrahim al- kazan waxa ka so jeeda Los qore waxu dhintey 1455 lasareeti

  • @akhalif579
    @akhalif579 Месяц назад +2

    Haddaan wax laga qaban waa runti, hadaba soomaalida rubac waa xabashi 200 sanno la falgalayeen soomaalida caruur dhali meeyn miyaa?. Yes, kenya sidoo kale.
    Lkn ninkaan futuxul xabashi O boqol jeer la edit gareeyey buu aqriyey, taasna wada sax maahan ogaada, you have to get first edition or other supporting source because there are convenient edited books there for boasting inputs. Be careful.
    Teeda kale ninkaan maahan good narrator of history, waa af qarooc xooga, raali ka noqo intaa.thanks

    • @ahmedopone4080
      @ahmedopone4080 Месяц назад

      Sax. Inta isirkooda Xabashi ah, Iyo inta Xabashida u shaqeeya ayaa dalka hoggaanka u Haaya.

    • @maxamuudaxmed2425
      @maxamuudaxmed2425 Месяц назад

      ADEER ITOOBIYA NAMA QABSAN KARTO, INSHA ALLAAH. WENELIK, MILE SANAAWI, XAYLE SALAASE, AYAA KA QUUSTEY. RAQBA WAA RAGEEDII. AWLAADII AXMED GUREY AYAAN NAHAY. DAD DAGAALJA KU ADAG AYAAN NAHAY, OO AAN IS DHIIBIN. HA GO'AAMIN IN NALA QABSANAAYO, SOMAALIDA HA NIYAD JEBIN. HADDII KALE WAXAA LAGA SHAKINAAYAA, IN AAD ITOOBIYA U ADEEGEYSID. LAAKIN WAXAAD TIRAAHDAA KHATARAHA

  • @Maxamedcali1
    @Maxamedcali1 Месяц назад

    Somalida waxa unool al shabaab

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад +1

    Soomaaliya waa hore ayaa laqabsaday

  • @AliHassan-ju8qn
    @AliHassan-ju8qn 26 дней назад

    Ethiopian manaqabsan karto because adiga jacayl meeshaan ilaahay ayaa kamagan galnay

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Месяц назад

    Punt lama oran jirin
    Xabsashuut miyaaney inoo bixin

  • @bashka47
    @bashka47 Месяц назад

    Wayba soo daahday ethiopia sababtoo ah dacfiga iyo duliga inaga muuqda haday ethiopia ka faa'idaysan wayday waa aqli xumadeda

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Месяц назад

    Si koo ban hadan u dhigo.muslimiinta waa walaalo ama dir ha noqdaan ama xabashi.

  • @xajiahmed7106
    @xajiahmed7106 4 дня назад

    Qabiil Qabiil ku mashquulsantihiin. Inla idinqabsado ma ehee weliba Ethiopia kumeysi ku gelinaayaan. Kabidna naagihiina boyeeso ku noqonayaan kuriyaaasha Ethiopia

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Месяц назад

    Waa faataale
    Soomaalida weligood soomaali baa la dhihi jirey
    Mid walboo soo wareero oo bidaar gasho meeshaan been hala soo fariisto

  • @muhudinibrahim9587
    @muhudinibrahim9587 Месяц назад

    Axmad Guray nin soomali uu ahaan.
    Waxu ku dhashay meel layirahdo hiraabe oo u dhow Harar
    Qabiil ahan Karanle Hawiye buu Shay.
    Taariqdaas Waxaa qora qoraa Xabishi ah oo lagu magacaabo Tekla Giyorgis . Buugaana wuxuu yaala Jaamicada Addis Ababa. Sidis killo
    Wabilaahi Towfiiq

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 Месяц назад

      😂😂😂😂😂 harari miraa hiraab noqdey😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Месяц назад

    DADWAAWEYN OO CAANO BOORE XAYEYSIINAYO WADAMA SAMEEYEY XOOLO MALEHEE SOMALIYEEY CAANAHIINA CABA

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj Месяц назад

    Waa aqoon yahan caqli leh weeye

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h Месяц назад

    Hubert.wadada.diri.dhabe.ka.baxda.ee.jabuuti.tagta.shaniyo.boan.kilo.mitinéraire.ayey.u.jirtaa.waxaana.kà.dhisan.qalcadihii.axmed.guray.waxaana.degenaa.bariga.ciise.iyo.karinle.ciidankiisuna.labadaa.reer.ayey.ubadnaayeen

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi Месяц назад

    Axmad guray waa nin oromaa tafiirtiisa ayay hayaan oromadu saylac dhawaan ayay imideen soomaalidu (الحق من ربك فلا تكونن من المترين )

    • @cabuudibrahim260
      @cabuudibrahim260 Месяц назад

      @@SoudeyssiMahdi qayaaliga nala hor tag waxaadan aqoon ulaheen haku hadlin

  • @OceanRehab
    @OceanRehab Месяц назад

    Ilaa hadda ay masayrsan yihiin oo argagicisada yihiin umadda Xasuuqayaa

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi Месяц назад

    Kudar taariikhda hakareebin in lagu dilay boqorkii oromo ee laoranayey ala boore eelagu dilay saylac

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 Месяц назад

    Mid Ethiopian isla shaqeyno ayaa igu yiri seylac Waa dhul Ethiopia in an dharbaxo ayan kusigtey wuu ifahmey in an xanaaqay malintas next day leeks an iskala shaqeey jirney wuu kabadashey dad sas u fikiraayo hadad tirahdo seylac ayan idin siinayaa Maka kicinkartaa mar hadeyba cagaha biyaha bada soo galsheen never

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p Месяц назад

    Ethiopia way burburi 2sano gudahood

  • @maryami2299
    @maryami2299 Месяц назад

    Waa markay dhahaa Daan dhulka ha qaataan oromadaan waa in la raafo

  • @GodsaveSomalia
    @GodsaveSomalia Месяц назад

    Axmed gureey inuu ahaa Soomaali waxaa càdaynaya halganka meesha uu ka bilaabay oo ahayd Qaba,ilka Soomaalida inuu mideeyay kadibna Intuu kaxaystay qabaa,ilkii Soomaalida ayuu xabashida ku weeraray.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Месяц назад

    Hana habaarin namaqabsanaysee

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Месяц назад

    Shacab ahaan baan kabaqayaa in aay nagu qabsadaan.

  • @roob9832
    @roob9832 Месяц назад

    Nin wax garad ah.

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 24 дня назад

    War bax dheh waxaan ookle lama wareysto

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Месяц назад

    Ethiopia wey sii burburwysaa mexey wax qabsataa

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq Месяц назад

    Waa been

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi Месяц назад

    Run sheeg oo dhe oromo ayaa daganeed saylac iyo awdal iyo barbara oromadii daganayd ayaa ula baxay boqorkii oromo waakii lagu diley markaa soomaali may joogin been ha sheegin taariikhdu way qorantahay soomaali taariikh uma qorneyn

  • @MuxsinGeedi
    @MuxsinGeedi Месяц назад +1

    Daarood baaba asal ahaan tigree kasoo jeeda, odaygaan fuleynimo iyo aqoon daro uu isku darsaday, dadkaas waan is naqaan waligoodna nama qabsan karaan ee cabsida iska dhaaf adeer. Tan kale imaam axmad gureey waxaan maqlay in uu ahaay gurgure ama samaroon Allahu yaclam.

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 Месяц назад

      Tigree waan nhy mxa kle😂

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 Месяц назад

    War waxaan cml hano kee nin

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 Месяц назад

    Ethiopiyadan bur burtay xay qabsan kartaa war mid kaan waa waalan yahay

  • @ZebraasAli
    @ZebraasAli Месяц назад

    Ogadeen aan caqli lahayn oo dhulkiisi amxaar xoog ku haysto yaa marku itaal waayey dhulkii soomaaliyeed ku hogaaminaya amxaar , war darood maxaad ku faani doontaan marka dhulkii aad iibsaan

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n Месяц назад

    Faqash hala qabsado

  • @AbdullahiHirsi-s5w
    @AbdullahiHirsi-s5w Месяц назад

    Soora

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b Месяц назад

    Waxba ka ma jiraan waxa ninkani. Uu sheegayo.dirta.waxey degenaayen seylac iyo herer.imam axmed gurey waqtigiisi.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 28 дней назад

    Soomaalida waa Cawaan aan hishiin karin. Hala qabsado. Waayo waxeey garan waayeen waxeey isku yihin markaa balaayo aan waxba u aheen oo gaalo madoow ah baa qabsan doonto. Hawiye daarood iyo isaaq 35 sano kadib ma soconeeyso

  • @MohamedIsmail-pf9bd
    @MohamedIsmail-pf9bd Месяц назад

    Sharmake sobadi

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 Месяц назад

    Ninkaan hadlaya iyo kan wareeysanayo waxeey u ekyihiin Ethiopian. Naga daaya propaganda

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 Месяц назад

    Ethiopia waan taageersanhy 😂 intii irir i hor mari lhaa viva dalkayga ethiopia ❤❤🎉

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic Месяц назад

    Daba dhilif uray batahay dadka waxaa hal horimanin anoo somaliah itobiyan imaqabsankaro somli banana sankuneeflaan usareeya

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 Месяц назад

    Xay na qabsan . Iaydii baa is cuneysa oo xafaad xaafad u kala fadhida . Tigree oo ka xoog badan baa Xamar lagu dubtay oo maliin cadey ka cararay.Xabashi baahi dilootay wax qabsan maayaan ii Riyo malmeed ka iska dhaaf.

  • @BashirMahamud-r4l
    @BashirMahamud-r4l Месяц назад

    Original he is Ethiopian pretending somali Waa Ethiopian ninkani

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ Месяц назад

    WAXAN WEJIGA QARSINTAA LEH ASAGAA U AH JAAJUUS WUUNA OGYAHAY IN CIYAAL IYO HAWEEN KA FURTEEN DABAABADAHA AY WATEEN KUWANI WAABA OROMO LAAKIIN DOQONKANI WUU SIXRANYAHAY AMA WAA DABA DHILIF WAR KUWA SIDAN U HADLAYAA HALKII LAGU ARKO HALA DILO MAAHA SOOMAALI ASAL AH WAA OROM AFSOMALIGA BARTAY MAXAA BOQOR KA GALAY DALKA SOMALIYA WARYAA HOY HOY KA TAG MEESHA ALSHABAB CAD BAA TAHAYE DIINA MAHEYSIDE TUUG BAA TAHAYE WAR DILA ALSHABABKAN ONLF IYO SHACABKUBA HA DILEEN KUWA NOOCAAN AH WAA RIDO QAWAARIJ OROM AH❤

  • @mohamedalinor2179
    @mohamedalinor2179 Месяц назад

    War. Ninkaas xikmad darada ku jirta arag

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 Месяц назад

    Aqoon badan u ma lihid ee ka gaabso

  • @MohammedHaji-f7r
    @MohammedHaji-f7r Месяц назад

    Waa been waxaba kama jiiraan. Somali beeta runta ka dheer iska daya

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Месяц назад

    ﴿ يَوْمَ تَشْهَدُ عَلَيْهِمْ أَلْسِنَتُهُمْ وَأَيْدِيهِمْ وَأَرْجُلُهُم بِمَا كَانُوا يَعْمَلُونَ﴾
    [ النور: 24]
    ( MAALIN UU KU MARKHAATI FURI DOONO
    CARABKOODU IYO GACMA HOODU IYO
    LUGA HOODU WAXAY SAMAYN JIREEN )
    Suuratu Noor 24
    Waxaa ku hadlayso iyo waxaa samanyso
    jawaab taada sii diyaarso !!
    ADEER XUSEEN