War waxaana waa ceeb walahay iiga ma aha inaa madaxweynaha xasan shiekh mucaradda ku ahay balse madaxweynaha Kaliya ma aha inuu shaqo kasta qabto asagu wasiiro dowladda leedahay shir kasta waxa weyn ahayn inuu aado ma aha shaqo badan wadanka gudiis uu taalla madaxweynahay
Laba habrod hadi ay shireyso xasan wa ka qeyb gala wasirada jaanis se
Yaa-huu😮😮😮😮😮
Dabaal aqoon leh caasimada Tanzania was dodoma ee ma ahan Dar Es Salaam 😊
Xasan sheikh meel kasto oo lacag looga sheegu waa u dhaqaaqa isla markiba waana ceeb runtii madaxda caalamka lama mid ahan madaxweyni xasan sheikh waayo qiimaha madax nimo hoos oo u dhigay wallaahi
Socod badanaa oo baryo badanaa wadaadku.
War waxaana waa ceeb walahay iiga ma aha inaa madaxweynaha xasan shiekh mucaradda ku ahay balse madaxweynaha Kaliya ma aha inuu shaqo kasta qabto asagu wasiiro dowladda leedahay shir kasta waxa weyn ahayn inuu aado ma aha shaqo badan wadanka gudiis uu taalla madaxweynahay
Naakta lasocoto ma xaaskisa taalo ii sheekbal
Waxaasima warbaahada Xasan oomeeltegey weligiiba waxkamakeenin,cajiib cajiib cajiib naxdinbadana allow nabadbaadi,
😂😂😂😂!!!
Xaramka Nairobi waba la marijiree maxaa loga bodey oo xirirka ma ahmed Madoobe ila dil keliya bu ahaa miyaa yaab badanaa hadiiba dowlad dii fadaralka ka dublamasiyad dedii kudhiseyso dagaal isla gudaheda ah oo ay tahey ila dil qabiil hebel siyasiyin toda iyo reer kas wan nacbahey maxaa looleyahey cadow bajira iyo dibada ayaa naloga soduley nasiibdaro iyo ceeb weyo sidan dowlad da ha deriska iyo heshiis yada yaan lagu dhisen dan gaar ah iyo mid qos gaar ah derteed Ethiopia ayad ula dagaashen SSC dhulbahante somaliland kaga gulestey darteed oo ceeb iyo fool xumadii kadhalatey ilaa hada tagan tahey hadana Jubbaland baad werar kuqaden guldaro kele idinku degtey maxa naloga gulestey Kenya ha ula dagaal lina aa xishooda
Musiiba kugu dhacday ilaah kaga barinay .tuug tuug Kala jirin .manaxo ahi waye oo qabyalad iyo qoos aqligiisa ka dhaman .
Hhh hhhh