Lacagta 10ka milyan ee uu hore u qaatay waa uu ku fakanayaa, mana soo noqonaayo. Baarlamaanku madaxweyne ku meel gaar ah ha magacaabaan inta doorashada laga qabanaayo.
mar hadaanu jirin sharci qabanaya madaxwaynaha maxaad ka shegaysaan hadii barlamaam jiri lahaa xilkaa laga qaadolahaa lln nasiib daro ma jiro barlamaan
ASC viva7up madashas Ayuu Rabbaaaaaaaa Inuu Ka tuugsado madashas sweesar land Gacan tagte Qoslaye Qufaye Qabuur Qaran Qabkisa ma LAHA Qalbi Qaxoti Ku so koray
Write been low ah yeah kaa dhageysanaayo,Farmaajo miyaa ku soo warsabiyey. Hassan wax pasta ka sheeg ma yeeleyno oo waan ognahay Hassan vacuum yahay .Been taken beec kale u raadso tan waa kuugu baartey.
Xassan Alle ma siiyo Awood uu ku sii fadhiyo kursiga inti yareyd ayuu Wadanki Bililiqeystay Baddihi iyo Barigiina iibsaday Bulshadiina barakiciyay kuwi noolaa iyo kuwi dhintayba aan ka nabad gelin......
M.W. xasan waa ku Sax sanyahay guul guul❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉alaha ku xafido xaasidkaaga ha jabo
Ilaahay kaa umada ha ka qabto isha alaashi soo noqonmaay0
Hassan Munaafaq Ma Fiyooba Xaqiiqdii Kibirna Waa U Dheeryahay Faankana Ka Sii Daran Subxaanlaahi 😮😮😮
Kan waa na ceebeeyay Alle ha ceebeeyo Aakhiro iyo Aduun Koombo ayuu wataa meel kasta tuugsi iyo baahi.....
Dameerlahan wadanka halaga qabto
Lacagta 10ka milyan ee uu hore u qaatay waa uu ku fakanayaa, mana soo noqonaayo. Baarlamaanku madaxweyne ku meel gaar ah ha magacaabaan inta doorashada laga qabanaayo.
waligiisba xasan ma gelin safar somali fani ugu jirto
mid aan dhaqaale ku bixina maba samayn waligii
Xasan gaajo hore ayaa loo ogaa. Alle umada haka qabto
Aabahaana waad dhihi laheeyd ileen bilaa tarbiyo ayaa tahaye xoolo aad udhiibatay miyaa jira adugaa baahan oo wax ka sugaaye😂
ma iibino somalia ma iibino
Fadeexad ma qoro
Alla hana dhaafiyo
shacabaw qabiilka tuura eewadan halabadbaadiyo
Waa qof iska maqlay waa la safraa
Erdogan waa inuu Baddeena Faraha u geliyaa Itoobiya anaguna waa walaalkeen iyo waa Muslim ayaan aaminsaneyn waase daneyste Cadeystay inuu Itoobiya Sxbtinimo qoto dheer ahna Wadan Soomaaliya ka weyn kana Dad bdn...
Xasan sheikh ceeb waxba kama dhibtoo waa nin xishood aduun iyo aakhiraba katagey ee siduu doono ha iska yeelo illaahey ayaa laxisaab tami doona
Jogitanka xasan oo dhan bashasave kuahsomaliya mavka 0 banmalyan wadhibatada xasan dilmada jogid disu
Mw sasan sheekh iimaankii ayaa ka qoonmay ma xishoonayo mana baqayo in lala xisaabtami doono marka uu xilku ka dhamaado uma haysto
Xasan iyo mooryaantu ma khajilaan
Madaxweyne hassan dhaqala arursi ayu kujiraa khasaraha dalka iyo faido Dan kama laha
Soomaaliya madax weyneheeda wuxuu Lamid yahay ama kaqiimo hooseeyaa 😂😂😂 agaasime waaxeedyo ama wasiir kuxigeenka haweenka wadamada Rwanda 🇷🇼 iyo
Burundi 🇧🇮 😂😂
Tuug wayn weeyi hassan sheekh
in aad jirantahay marhuraan ugaa ee wixii ku qaaday kuma dhigaan
Xasan dhiqo somali haa dhibo oo halag ha galiyo wayo iyaga dortay masibadi ay dorten umba faraqa ugu xidhan ee ku raxaysta jalayal
Adigu meel shir la jiro ii sheeg
mar hadaanu jirin sharci qabanaya madaxwaynaha
maxaad ka shegaysaan
hadii barlamaam jiri lahaa
xilkaa laga qaadolahaa lln nasiib daro ma jiro barlamaan
Hasan tuug No, body can stoping him guys
Meel walbo ka muqo waa lagu munaad beela waxa kalo laa tiri il adayg ayaa abaar looga baxa marka dhaaf il adaygisa aabaarta haa ogaa bexi. Wuxu meel walbo oogu ordayo wuxu isleeyahay imiin wax lagu bixin haya oo qofkale hada uudirto uuqata.
Wan ku farax sanahay inuu xasan shihk wayo abalka soomaliya weeye iyaga madaxwayne udortay ka xabxabiya dheh
War naga aamus beenta joooji ilaahiy ka baq madaxwiyniha dacaayida ka dhaaf
xasan waa madaxwaynahee
markii horeba
labo ujeeso ayuu u noqday madaxwayne
waxayna kala yihiin
iniu dhaqaale la sameeyo oo dalka boobe iyo inuu dhamaysto qabyo uu dhamaystirayey oo ahaa
boobka dalka iyo burbirinta dalka sida inuu bad usiiyo itobiya
dadka somaliyed iyo dawladnimadaba u burburo
😢
🧐👇
Thug qaran kumacula ileen waa hantidii umadee
Warya israci cinwana waxa ku qoran iyo waxad shegeysid isma lahan benale
ASC viva7up madashas Ayuu Rabbaaaaaaaa
Inuu Ka tuugsado madashas sweesar land Gacan tagte
Qoslaye Qufaye Qabuur Qaran Qabkisa ma LAHA Qalbi Qaxoti Ku so koray
Write been low ah yeah kaa dhageysanaayo,Farmaajo miyaa ku soo warsabiyey.
Hassan wax pasta ka sheeg ma yeeleyno oo waan ognahay Hassan vacuum yahay .Been taken beec kale u raadso tan waa kuugu baartey.
saan filayao xasan sheeq siduu udhaqmayo waxaan ka dareemay dib danbe leey dooranmaayo soomalina weji kama rabo waxaaan sii qasi karo waan sii qasayaa waxaan sii qaadankarana waan qaadanayaa waa jaaniska kugu danbeeyay ayuu dhaqmaayaa malaha soomaliya laxisaabtan
xasan sheq maaha somali dhabeh maaha yaxqijiyo shekh sharif
Xassan Alle ma siiyo Awood uu ku sii fadhiyo kursiga inti yareyd ayuu Wadanki Bililiqeystay Baddihi iyo Barigiina iibsaday Bulshadiina barakiciyay kuwi noolaa iyo kuwi dhintayba aan ka nabad gelin......
Qufe Qabri Qaxi
weak administration he become untouchable that money can help lot of people Hassan for got where he comes from shame on you
Waa been abuur lugu eedaynaayo mdxwaynha
Inta shirka Aadin maaladilo maxaad laqaylinaysaan dadka dalka xukuma dhammaantoodba waa tuugo iyo munaafiqiin qatale iyo qaade wada aha naga daaya warakaan haddii kale runta halagu dhaqaaqo oo halaga qabto dallka dadkaan
Nin aadqaaday Xubo cuskay
Somaliyey ninkaan waa qaran dumis ee yaan ladaawan waa qabyaaladiiste somaliya ineey midowdo ayuuw kasohor jeedaa mantay aniga xasan qabiil kudifaacimayo laakiin dowlad la aan dowlad xunaa dhaanta asaga waxaan leyahy waa midkaan sahanka labaxay niyohow 2 mid unbatahy inaad alshabaab yutub furtay tahay iyo inaad shaqaale jajuustahy 2 daas ayaad midtahye isisoocadey somali waxaan leyahy inta samaha jecel oo aqliga fogle yaan ladaawan unsebiskarbna dhaha
Waryaa beenta dhaaf waxaad kala og thy ayaa iska yar from reermiye to youtuber
Yaahuu yaahuu neefyohow lacagtaas adigu ma bank baad joogtaa?
Yaa la xisaabtamayo
Nasiib daro
Mw xasan wuu kabixiyey faqrigii soomaaliya oo shidaal ayuu soosaaray dowlad kale qarash in aay kabixiso waa nagu ceeb oo dowlad hodan ah ayaan noqonay
Nyw umada benta kadaa