Yaa Dhahay Gabdhaha La Furay Kaliya ayaa Wax Dhiiri Galiyo !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 359

  • @HooyoDhalaan
    @HooyoDhalaan 2 дня назад +66

    Waan yabay reer RUclips wax ma caayaan TikTok aqoon uma lahi big love dhamaan inta youtube joogta isoo raaca wllahy ❤

    • @ruuncadaey5531
      @ruuncadaey5531 2 дня назад +5

      Ilmo ubadan iyo dad aan garaad kooda wali korin

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 2 дня назад +11

    Wlhi mowducan naftada jeclow ah inta dhageesan aya waxaa nafteyda kula balamay bishaan hadaa quraanka aqriskiisa bil ku dhameeyo inaa jawi liido kusoo qaato kaligeey kadibna gifti aajeclahay u soo gado
    dadka amee kula yaabaan see kaligee meel u fariise isdhahaahaye anoo ceeb u arko markaa mowdoocada dhageestay ayaa sifiican u aqbalay oo iri waa saxned horay u soco marka adiga sabab ayaa u tahay go an kas ina ku siidhago ❤❤❤❤❤

  • @XaliimoDaud
    @XaliimoDaud 2 дня назад +14

    Msha allah horay usoco abaayo dadka warkooda dhag ha udhigin dantaada adigaa yaqaan wey kaa maseersayihiin ani waad ila saxantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤allah ha idin xafido adiga iyo famalkaaga oodhan

  • @falisa576
    @falisa576 День назад +3

    Nasrooy eedo mcnto waxa tahay
    Gabar fariid ah ilaahay qurux iyo
    Asluub akhlaq inti gabar muslimad ah lahayd Alle siiyey ba tahay.eedo waxba ka
    Qaadi maayaan xumaan wadayasha
    Dulmilowyada ah e anshaxa xun.
    Inta kugu jecel wanagaga ba badan.
    Teeda kale waxad ogaataan
    Gabar nafteeda iyo daryeelkeda
    Qurxisay ayaa ninkeeda iyo caruurteda Gurigeedana qurxin karta
    wana mid sax ah fikirkas
    Masha Allaah

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 2 дня назад +9

    Naro nasro guulayso kuwan way kaa maseer sanyihiin baa laga yaaba horta markaad wax. Wangaasn aad sameesid ama aad ka hadashid bay dadku si khaldan ku fahmaan nasro dadku mawada wanaagsan inta xun kuma tageer sana lakiin inta wanaagan baa ku jecel kuna tageera because adigaa wanaagsan oodad ka wax wangsan la jeclaaday yes❤🎉

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 2 дня назад +27

    nasraay wll joogtaynta kasoohadal iyo rotine fudud oo howl iyo cibaadaba iskugu jira yacni sida ugu fudud uu qof howlihiisa unidaamsan lahaa thnks

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 2 дня назад +3

    Maaasha Allaah mahadsanid xbbti Nasra Qaali from 2018 up to now kugu xiranahay waxan ka faa'idey masoo koobi kara keep up Umu Maher

  • @fartunali5442
    @fartunali5442 2 дня назад +13

    Nasrooy nasiyaay
    Mudaneey .marwo qiima laha tahay
    Maamuus badan ayaa tahay
    Marwo qiima lahaa tahay
    Dumashi bilaneey horay usoco
    Gulayso waligaa

  • @NimcoMowliid-o8t
    @NimcoMowliid-o8t 2 дня назад +3

    Keep going nasro intaan ku fahmey aan weliba isbedel ku qaatey oo wax badan isaga badaley hadaladaadi thank you qurux 😘❤

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 дня назад +3

    Masha Allah abayo wan ku fahamay sax waye asd ayad umahadsantahy muqalka nafta jacelaw aad ayan ugu helay keep going ❤noso badii dhiirigaalinta waxad noso dhiigta gabdhaha guurka ka cabsado iyago umaleyo guurka kadib in qofka Xumanayo ama nolosha guurka u arka mid dhiib badan 😢

  • @FaadumoCismaan-l7y
    @FaadumoCismaan-l7y День назад +1

    Abyo nasro dadka waxey shegayaan anaga waxba nagama galin ee abyo mcn hore usoco hal mid ayaa kaa codsanayaa inaad noo soo badisid waxyaalaha dhiiri galinta isha allh waan ka sugeynaa abyo mcn❤❤❤🎉

  • @AmranAbdisalam-h5z
    @AmranAbdisalam-h5z 2 дня назад

    Nasra I swear to god I don’t watch any Somali videos but the only one I watch is you ur confident ur hardworking plus the way ur educated is something else don’t let all the jealous women define who u are obviously ur classy women and that’s brings negativity energy habibti just know us real women love u

  • @fadumoAyan
    @fadumoAyan Час назад

    Horta muuqaalka hore ma arkin lkn waad iga qoslisay from cunto karin to motivational speaker😂
    Nasra abtidoon muddo badan ayaan halkan kaga xidhanahay ma ihi dadka inta badan comment qora lkn qofka wllkaa ah libintiisa waa loo qiraa nasra abtidoon waa inan iyo hooyo somaliyeed oo sharaf iyo karti leh waan ku faraxsanahay inay gabdhaha somaliyeed ku jiraan adiga oo kale. We proud of you❤.

  • @ZaraAbdilahiHashi
    @ZaraAbdilahiHashi 2 дня назад +4

    Wll nasra abtidoon waxa tahay dhirigalisdayda wlhi wax badan ayan kabartay runtii
    Haw joojin waxa keep going sister❤

  • @Samiajano751
    @Samiajano751 2 дня назад +3

    Mashllah tabarakallah wllshey waxa thy dhirigalisadena hore usoco qofna dhag ha udhiigin guntu ha iska hadasho gobta kabadan Naftada jeclow wax kafican male miss self love my role model itahy no so badi nasra hpti faiidada tasbeehda iyo dhaman wax kasto dhirigalin ah waxbarashada jacylka nafta wan kujeclahy wllshey alle ha kujeclado ❤❤❤ from Hargeisa ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 дня назад +3

    Manshaallah 😍 nasro qurux horay u soco xabibti ❤

  • @aishaalihassan1491
    @aishaalihassan1491 2 дня назад +4

    Nasra dadkn qaar hadalkoda muhim mahn qof walibna isku aragti mahn
    Waxba ha u arkin sxbey anagaa wax wlbo no tahy xbbty😊❤❤

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 2 дня назад +8

    Nasra the one & only legendry RUclipsr🎉

  • @Raho339
    @Raho339 2 дня назад +2

    Rabi Ha’Iskukiin KhayRo Adiga & Ninkaaga & Caruurtaada Waana Aamiiiiiiin Yaarabi☝️❤️❣️

  • @hiboabdikarin7349
    @hiboabdikarin7349 2 дня назад +6

    No caay ma mudnit nasraay wllhi si qalbiya kuu jeclahy❤❤❤❤❤

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 дня назад +1

    Masha Allah abyo horay u soco dadkaas noocaas ah u jawaabin dambigooda ka soco qaaliy

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 2 дня назад +2

    Self discipline kasoo hadal xabiibti
    Dadka negative ah waqti loo mahaayo life is very short marka horay usoco Allah yajziiki xabiibti

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 2 дня назад +2

    Maa Shaa Allah may Allah bless you and your family sister keep going 💖 ❤️

  • @munamustafisaaq2271
    @munamustafisaaq2271 2 дня назад +34

    Nasray abayo somalidan wax ma fahmayan
    1.gawar nafteda ka aad katey nafteda jecel wax walba uu samey neyso
    Midas ley ba ah best queen 👑🫶
    2, gawadha marka eey iyada boqorad tahay nin umabah nah in eey lahahadasho oo rad radisa
    3 . Niman ka waxey jecel yihin mida iyada qimaheda garata
    Midas ley na madaxa lasarta
    💯 % waa ku saxned keep going 🎉❤🎉❤

    • @FarahAli-z8d
      @FarahAli-z8d 2 дня назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤manshalah huuon marwo ayaadtahay dhaghaushigin

  • @HanaJama-y1p
    @HanaJama-y1p 2 дня назад +1

    Nasra wll self confidence sida lo dhisto nala soo wadaag dadkanna haysku mashqulin lagana lug baxee alleh haso hadeeyo intii halawsanpa allahuma amiin

  • @shacninehaa5877
    @shacninehaa5877 2 дня назад +8

    Qofki ugu horeyay ayan ahy like 👏

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 2 дня назад +2

    Masha Allah horey usoco nasra❤❤❤🎉🎉

  • @faizasidow8555
    @faizasidow8555 2 дня назад +4

    Masha allaah abayo wlhi malintaan arkay naftaada dhiirigali ilaaa iyo hada qalbiga ayaan iskala hadlaa anigoo lex wax waliba wad awoodaa ee horay usoco mahadsanid ❤❤❤❤❤❤

  • @MasturaMohamett
    @MasturaMohamett 2 дня назад +3

    Maasha alllah nasro dadkaan wareersan ha ubixin❤

  • @RahmoAbdullahi-xe7lb
    @RahmoAbdullahi-xe7lb 2 дня назад +2

    Say mashaAllah hppt nasroy horay usoco waan kugu ogaa dhiirananta 😊 quruxey digriga noosoo gali next video ❤

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 2 дня назад +2

    Nasrooy ala nasrooy Bini aadamkan buka ilaahay ishooda iyo afkooda hakaa ilaaliyo inader qaali❤

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 2 дня назад +2

    Abaayo waaba saxantahay wax walbo naftaada ayaa ka muhiimsan, ma maqli jirtay tiisa daryeelaa tu kale ku dara, any why abaayo keep going, wax magaratadana dhagaha ka fureyso, ina abduqadir ahmed❤

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 2 дня назад +5

    Nasrooy baayo anaga kuwadana waxas iska daa dhag ha u dhigin 5 sano kugu xeranahy youtupe hadu iga halabo xitaa mid kale sameysta qofaa wax ka barana tahy guuleeyso baayo inta ku naceb inta ku jecel ka bdn

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 дня назад

    Dhameestiran ❤❤❤nasro abtidoon hala tirsan naagaha liito unool nin wa ka qiima saresaa kuwas sharaf karaamo cizi unooshahay xaajigaga garabkaga joga family guushada wa halka strong girl my queen 👑👑👑 well-done Keep going 👌👌👍👍❤❤❤❤

  • @asmaaaden2973
    @asmaaaden2973 2 дня назад +2

    I wish RUclips in voice record ulahan laha coz girrl in motivation aad sogaliso muhim bey utahay anago badan wllh
    Next time waxa kasohadasha how to boost your confidence because ganadahena somaliyed they need to self confidence in eey wax badan kafaidan Biidinillah ❤

  • @SucaadQaalib
    @SucaadQaalib 2 дня назад +1

    Wllo nasra alle haka raalu nqodo why fedyowga wan daawaday sifiican udawaday waliba maaha allah alle caqliga maskaxda haku siyaadiyo wax badan kaa faaiiday anigu kolay muwduc wacan buu ah❤❤

  • @sundusciise3206
    @sundusciise3206 2 дня назад +1

    Horey u soco queen wxba kama badali karan ha iska hadlan gulayso abayo❤❤

  • @naimasaeed2571
    @naimasaeed2571 2 дня назад +4

    Nasraay wey kugu dhamadeen
    Lkn xaqiiqda saas maaha
    Runtii kudayashaa mudan tahay❤

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 2 дня назад

    Nasro Abtidoon keep going insha llah 1m congratulations ❤❤❤❤

  • @fadumocafiifo9933
    @fadumocafiifo9933 2 дня назад +1

    Mashallah tabarakalllah jasakalllah khyr xabibti waxbadan baan ka faaidey. ❤❤❤hore usoco xabibti cidna haujoojin

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 2 дня назад +2

    Abaayo waxba fahmi maayaan dadka negativeka mar walba raadiyo weligood waa sidaa
    Mcnto anaga ku sidana dhabarka noosaran tahay illa qiyamusaac❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 дня назад +2

    Masha allah nasra qalbi iinoolow abaayo 🎉🎉❤❤😊😊😊😊🎉❤

  • @ND0564
    @ND0564 2 дня назад

    Nin aad ciishay ayaa ku caaya. KEEP GOING, QURUXEEY.

  • @AnfacIbrahim-v3t
    @AnfacIbrahim-v3t 2 дня назад +5

    Qofki ugu horeyay ayan ahy like❤

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna 2 дня назад +2

    Walahi ani tiktokleydan layaba uff 🤮mar ee qabil iskudagalayan mar ee dadka caynayan mar ee dadka kumashqulayan ilahayow cadowga nagailali nasroy❤alpi dont mind such thing in tiktok keep going qalabi 1m coming soon 🎉❤❤

  • @WaanoChannel-jb2mi
    @WaanoChannel-jb2mi 2 дня назад

    Akhas caleeg ha u jawaabin kuwaas naftooda ku maahquuli wayay oo dadka ku mashquuli
    Guulo bdn gaadh xppti ❤😊

  • @RahoRabileh
    @RahoRabileh День назад

    Nasray ani oo reerkeyda haystaa nafteydaa ka horeysiiyaa waxlba wlhi markaa ayuuu ninku ku qadarinayaa dadkan warkooda arag. Oo dhaaf aniga waan ku famey ujeedka video gaada allah ku xafido ❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 дня назад +2

    Ilahay ha idin xafido huno

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 2 дня назад +1

    Nasro xabiibti sida fiican ufahmay baanahay ❤❤❤❤

  • @NagmaSalah-x9b
    @NagmaSalah-x9b День назад

    Qali ha u bixin kaskoda ayay hadleen aniga iyo inta ila midka ah ayaa role model noo tahy wad ku mahdsantahy dhiiri galintaada 💝💝💝💝💝

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 2 дня назад +1

    Abayo iska dhaf man ta malin an ehen allha la xisap tamidono adi iyo hajiga allha iski bara keyo iyo carurtada❤

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 2 дня назад +1

    Horay usoco hno nasra ha ujoojin dadka❤❤🎉

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s День назад

    Nasra sharaf badan inaad tahay Soomaali inteeda wanaagsan ayaa ku oge gacalo ha u joojinin ❤❤

  • @nafisaahmed-b8u
    @nafisaahmed-b8u 2 дня назад +11

    Naayaa walaal nolosha waa fahamtaye hore u soco dadkaan warkooda iska dhaaf naagtii hada taladaas qaadan waayso bari ayadaa mar xeero iyo fandhaal Kala dhaceen fahmi doonaan

    • @HafsaAbdirahman-ho6oy
      @HafsaAbdirahman-ho6oy 2 дня назад +1

      @@nafisaahmed-b8u Sowda Qaalib maad dhageysata abyo

    • @nafisaahmed-b8u
      @nafisaahmed-b8u День назад

      @HafsaAbdirahman-ho6oy abaayo maxee ka hadashaa ma dhageeysto

  • @hamdaharago5270
    @hamdaharago5270 2 дня назад

    Naftaada hormari abaayo soomaali qofkii wax u sheega ama dhiirigaliya dhaha qof soo wareeraybay u maleeyan. Keep going qofnana waxba u sheegin walhi uff

  • @munamuxumed7596
    @munamuxumed7596 2 дня назад +2

    Mashallah wllhi dhergelin fiican bad na siisay ee dad xaga xun uun u jeeda wye kuwaasi

  • @asmahappy8896
    @asmahappy8896 2 дня назад +3

    nasraay waxaas haa ujawaabin baan talo kugu siinayaa abyo sheekadii hormarinta nafta waa kahelay abyo noosoo badi guul baan kuurajayn

  • @AhmeoSulub12
    @AhmeoSulub12 2 дня назад +2

    War nacallaa shaydaan kuyaal e gabadha halka M ee xun maantaba aan gaadhsiino❤🥰

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 2 дня назад

    Wlhi dadkaan caadi ma ahan abyo😂 horay uga soco dad lama qancin karee xbbti inta ku jecel ee kugu rabto wanaaga ayaa badan❤

  • @qaasimaxmed5
    @qaasimaxmed5 2 дня назад

    Keep going sister ❤
    Dadka wxe raban ha iska shegan hortaada firi wll❤

  • @NcameYou-ew8oo
    @NcameYou-ew8oo 2 дня назад

    Nasroy abayo iska qosole xanaqa malagugu tala galin iska qosole somali wa taqana hada ma baraneysid keep going Abayo ❤

  • @munamuxumed7596
    @munamuxumed7596 2 дня назад

    Wll qali ah wllhi wan ku taagera qof qiimo iyo garashaba alle siiyay alle haku xafido❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 дня назад

    Nasrow somali hadaad tiraa waan qancinaa maba qancin kartid hadalka meesha qaldan bay la ,aadaan nagahana qaarkoodna waaba bilaa caqli inta fiican ayaa kugu filan ❤❤ hormar wacan qaali dumar

  • @SafikaruSiman
    @SafikaruSiman 2 дня назад +1

    Queeney 👸 ❤keep going ❤

  • @AnasCabdulaahimaxamed
    @AnasCabdulaahimaxamed 2 дня назад +4

    7+7 waa waxa ku heesto abaayo iska dhaaf😂

  • @WarsanAli-qt5mn
    @WarsanAli-qt5mn 2 дня назад +1

    Horay u soco abyoh❤❤❤

  • @queenikran8707
    @queenikran8707 2 дня назад

    Daadka hathalkoda haujojinin abyoo nasra Qurux ♥️ horay usoco mcntii 🎉

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 2 дня назад

    Wcs nasra xbbti Allah haku xafido qali macanto keep going

  • @Abyanlady
    @Abyanlady 2 дня назад +1

    10:14 😊Thank you, sister ❤❤❤❤
    10:56 next topic waxaa kasoodhigtaa isdhaafinta waxyaabaha aan muhiimka aheeyn ee cariya dareemaha lumiyana tamarta qofka.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @munabaroorosman673
    @munabaroorosman673 2 дня назад

    Two topics first one less weight second how to management the time??good girl❤❤ I love you so much Nasra❤ best RUclips mowen in Somalia keep going to you

  • @KifaaxYusuf
    @KifaaxYusuf 2 дня назад

    Mahadsanid qalpii nasra❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 дня назад

    Horay usoco mida reerkooda udhaqan yahay baaba fiican inay wax dhiiri galiyo dhigaa waaka caqli badan tahay Horay usoco dumaashi

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 2 дня назад +1

    Nosobadi abyo dadka warkoda dhag jalaq hausinin😍❤️

  • @fadxiyaibraahim5486
    @fadxiyaibraahim5486 2 дня назад

    Nasra wacaneyyy hn hore uu soco hadan gabdho nahay waxn Ku dayaan hno 🎉hno mcn from borma ❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 2 дня назад

    Masha Allah Ale hakuxifdiyo huno mcn gulayso❤❤❤

  • @queenfatima8019
    @queenfatima8019 День назад

    Masha alh abyo noo soo badiyo❤❤❤❤

  • @faadumoabdirixman6483
    @faadumoabdirixman6483 9 часов назад

    Hore usoco mcnto kuma niyadjabin karaan kuwa hdal walba meesha xun kafiirsha anagaa kujecel marwalba dhiirigalintada ubaahanahay ilahy hnoo kaa daayo ❤

  • @hibaqxusen5668
    @hibaqxusen5668 2 дня назад

    Naasray naag adag aya tahay dadkan waxba ma fahman waad mahadsan tahay sida no dhiri galidat iska dhaaf❤❤❤❤

  • @امالخير-م9ظ
    @امالخير-م9ظ 2 дня назад +1

    quruxey hdlka dadka wliga ha qiimyn❤❤ ada ka qalisn ❤❤

  • @nimcofaacul2638
    @nimcofaacul2638 День назад

    dumaashi bilan waan kujecelnahay hore usoco❤

  • @MandeeqAbdullahi-cz2ec
    @MandeeqAbdullahi-cz2ec 2 дня назад

    Ay nasro waa markii igu horeyay aan fariin sooqoro nasro abayo kuwa kujecel kabadan hauqawan kuwa kuneceb❤❤

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 дня назад

    Masha allah 🎉
    Waxaa soomaalidu tiraa #Sheeg_xun_Shibaa_lagu_dhibaa inaa u bahdo maba aheeyn #shib aa lagu dhibaa hadaa soo qadato hadalkoodii waaba guuleysteen oo intey rabeen u yeeshay #mideeda kle qof #guul gaaray ayaa dadka dhiiri galiya kuma xirna lagu #furay ama lagu #qabo adigana waad ka guul gaartay #social_media waa yartahay #gabar social media ku jirta oo #hooyo #ardayyad hadana #video_creator masha allah abyo horay u soco Hana u bixin insha Allah.

  • @AmiiraAbokorbile
    @AmiiraAbokorbile 2 дня назад

    Walligaa hawjoojin bili aadamka inta xuna anagayaga wanaagsan baa kabadan hore usoco wllo❤❤❤

  • @NIMCOCUMAR-d2e
    @NIMCOCUMAR-d2e День назад

    Maasha Allah abayo ❤❤❤❤

  • @iqrahchannel4138
    @iqrahchannel4138 2 дня назад

    Wlllo qaali hooyo adag kArti badan tahay m. a
    L iyaga waxay rabaan ha sheegaan keep going ❤

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 дня назад +3

    Nasray abayo mcnt waxatahy qabar an lagarin ilah kugo degay qurux dabecad dadal intaba ilah siye abayo dadka xanonsan warkoda iska da hadad soqad qadato intas aye iskaraban kuma qarayan abayo ninki kuhelo aya nasib leh waxan kulehay hurmar wacan amana alah ilxun iyo ilshaydan ilah.kuma tuso abayo amnaa alah

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  2 дня назад

      Amin xbt shukran ❤ comment quruxda bdn

    • @FarhaSabriye
      @FarhaSabriye 2 дня назад

      ​@@nasra_abtidoon waa dad qalbiga ka xanuun san ha isku wareerin abayo fiiri ka soco int,as jawaab ugu dhig

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 День назад

    Don’t mind negative people keep going sist

  • @halimasacdia.
    @halimasacdia. 2 дня назад

    Nasra aniga 💯💯 waan Ka fa'iida haadi cunto tahay iyo motivation 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @xawaosmanmohamed
    @xawaosmanmohamed 2 дня назад +1

    Abaayo nasro waxaa tahay poqorad dad ka hormar kaaga ka xun waqti hasiinin❤❤

  • @NasraUbax
    @NasraUbax 2 дня назад +1

    Mashallah qali mabaan daawane hadaa soo daa wanayaa teeda kale goormey ceeb noqotay naftiina jeclaada waqti galiya

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 День назад

    Hee nasro abtidon tiktok waxa isticmala dad maskax ahan hoseya wana ku tagersanahy aniga iyo 21 jiro badan❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 День назад +1

    Nasraa Abayo rabargaga halkee gahelaaa

  • @NasraAbdule-c5q
    @NasraAbdule-c5q 2 дня назад +1

    Wan ognahay abayo ina qof wanaagsan hry usoco❤❤❤🎉😊

  • @fadumaomar9358
    @fadumaomar9358 2 дня назад

    Asc
    Walaalo Nasra Abti doon HA UJOOJIN Inta xanuunsan ee qalbiyanka.u bukta HOREY USOCO

  • @axlaamsaid1187
    @axlaamsaid1187 2 дня назад

    Horey usoco abaayo wng mooyee wxkleba kama filaneeno alle tubta toosan ha inawada mariyo❤❤❤

  • @E-shaMoha
    @E-shaMoha 2 дня назад

    Hadhee gawadha marwa sharaf mudhan wayee ❤❤ Binaka kamara..love you my dear from Kenya.

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 дня назад

    Adiga mudan abayo inaan wax ka faaiday muqaalkaas mooye kuma qasaarin ❤

  • @Miski62-w9k
    @Miski62-w9k 2 дня назад

    Allaha ku xafido nasra war xuma tashiilka waxba kaama tarayaan

  • @MulkiNoor-q1d
    @MulkiNoor-q1d День назад

    Nasra abtidon caay wey kadhan tahay❤❤❤

  • @juweeryatimir6681
    @juweeryatimir6681 2 дня назад

    Mansh alah wll mara hore maka kale sida adigo hooyoah waxa loo baran karoo kaso hadal mahasanid 🥰🥰🥰👏🏾