Dadkiis ayuu u dulaunayaa xasn gurguurte, ma casilayo shaqo fiican buu u hayaa, jublaanf ayuu u baabinayaa xasan sheekh saaxbkiis dham jadiid, guul daro in sha allah.
Aniga waxaan u arkaa kii ugu liitay Oo aanba wax shaqo ah ku laheyn dowladiisa Maalin kama hadlin bara kicinta dadka shacabka lagu hayo wax ay dhowlad AMA shacab loo dhisayo ama faaiido u ah mahayaan umadii somaliyeed niyo jab iyo ceeb bay meel la fadhiyaan
😂Wax mahiim ah ka hadal Fadlan 👍 Xasana u sheeg in u Dhulkaas danta Guud u yahay 👍 Yaa la Xaraashin 😙😠💯👍💔😭🇸🇴
Dadkiis ayuu u dulaunayaa xasn gurguurte, ma casilayo shaqo fiican buu u hayaa, jublaanf ayuu u baabinayaa xasan sheekh saaxbkiis dham jadiid, guul daro in sha allah.
War ninyahow yaa ka hadal kuyiri waxa aad sameysan mise dadweynaha iska gadeee
War waxa yaa na hor dhafiya
Marxuun😂😂😂😂😂
Moryananki xasan xarash qaran baa ku yiri ord oo hadal😂😂
😂😂😂😂😂😂
Dhandhan
Lax dhukan col iyo abar maba kala oga. Oh alla maxan nacnay kani iyo hasan allow nadhafi si khayr qabta
Amin
Amin😂
😂😂😂😂👍💯
Kan waa maskiin wali indhuhu uma dilaacin
😂😂😂💯👍
Marxuumkii man ta xaguu kasootoosay
Maxaa xika loga gadayaa shaqo fiican ayuu dolwlada u hayaa dadkiisa ayuu
Bini adamkaa ma jeclaa too much sweet
Aaway xil kaqaadistii lasheegayey
Farqri kudil warwaxan waa kee
Somalaia intii brimeminister soo martay waa kii ugu qiimaha badnaa saan iminsanahah kuwaa isdhihi doona waa ku rer lakiine xitaa isku aag manihin laakiine waa nin degan diina leh waxna qabtay wax way qaldamaan lakiine dowladaan way dadaashay alaha imoo siyaadiyo amaanka
Aniga waxaan u arkaa kii ugu liitay
Oo aanba wax shaqo ah ku laheyn dowladiisa
Maalin kama hadlin bara kicinta dadka shacabka lagu hayo wax ay dhowlad AMA shacab loo dhisayo ama faaiido u ah mahayaan umadii somaliyeed niyo jab iyo ceeb bay meel la fadhiyaan
🦛