“Muuse Biixi iyo ina Kaahin Alle hay naga qabto “ Siyaasi Ismaaciil Yare

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 39

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 2 дня назад +1

    Alle idinka dalka iyo dadkaba Shartiina haka qabto🤲🤲🤲

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 дня назад

    ismaaacilll yre xisbiga iiimaaaan laaannnn ayuuu ugu jiraaaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 дня назад +1

    Xisbiga waddani rajada shacabka %85 guusha doorashada insha allaah

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 2 дня назад +1

    Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul inchaa allah

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 2 дня назад +1

    Ismaciil yare ma isagaa khayr wada

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug 2 дня назад

    Madaxweynaha ruuxiga ah Cabduraxmaan Maxamed Cabdulaahi.

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 2 дня назад

    Madaxwayne Cirro Alaaha hakuxiftiyo aamiiin aamiiin yaarabi

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 2 дня назад +2

    Madaxwayne cusub xukuumad cusub iyo xisbi xaakim cusub

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 2 дня назад +1

    waa qeyrkiinii ragan aad habaaraysaane dee sida raga ula tartama oo hadad ka heshaan maamula hadii klena haneeya gun yhy

  • @faizafarah3830
    @faizafarah3830 2 дня назад +1

    Ilaahay wadani ha naga qabt cadawga calooshood u shaqaysta yaasha cadawgu ha jabo

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 дня назад

      Insha allah maalmo yarba uga hadhayba dhaartii ee maxaad samayn 😂

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 2 дня назад

      ​@@VivaWNP143oo yaad haysataa ee kuu codaynaya. Maanta cidlaad taagan tahay, whi doorashadii 2017 ayaad kun jeer ka fursad badnayd

  • @cabdiraxmangoud1891
    @cabdiraxmangoud1891 2 дня назад

    Ilaahoow muuse iyo ina kaahin anaga qabo ayay marayaan . Dadka maxasta ah ayaynu kunaqaanay inay habaartamaan

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 дня назад

    Ilaahay idinka iyo dhuuni-raacyada Wadanisom ummadda Somaliland haka qabto, waan hubaa inuu ka qabanayee.

  • @MohamedJimale-nn9iq
    @MohamedJimale-nn9iq 2 дня назад

    Gkkkkk

  • @flipofiqey
    @flipofiqey День назад

    😂😂😂😂😂😂😂 AMIIN

  • @amsa1135
    @amsa1135 2 дня назад

    Reer soomaalilandnoow xusbigaa tuura walaahi 😮😮😮😮

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 2 дня назад

    kkkk

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 2 дня назад

    Ismaciil faqash beenaale Wuxu Ahaa dibkii siyaad bare

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 дня назад

    mabadiida isagu hasharaxo ee ha gorbooooodinnn

  • @siciiddauud
    @siciiddauud День назад

    kuwas ofwareen u jooga sheeko dorashado fashilinto

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj 2 дня назад

    Nacasku ileen ma dhinto Ismail Yare.

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 дня назад

      Somaali damaaci ! Ma fikirkiisad ku hysataa

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 дня назад

    XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 2 дня назад

    Ala wadanina xashishki shalay khasaraha ukeenay kama koro bal tuuga ismacil yare o midhani muxu ukeeni kara wa ki shalay xoolaha umada dhacaye

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 дня назад

    Waddani walaac wuudhaafay.
    Madaxtoyadii wax imandoona nindiblamaasi ah.

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 2 дня назад

    Alah idika umad haidika qabato aamin ayaa rabi

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 дня назад

      Allah dhiigyo cabyada ummadda ha ka qabto

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 дня назад

      Ale idinka umada hydin dhaafiyo

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug 2 дня назад

      kkkkk..... Dalkii iyo dadkii mee?
      ama cod baa lagaga qaadi ama xoog MUUSE JUUDAAN.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 дня назад

    Isaaq.mawaxbay.iskacilin.mise.iyagas.iscunidoona.

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 2 дня назад

    Waad riyootee runtu waa maxay

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 2 дня назад

    dalku madaxwayne ayuu leeyahay

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 дня назад

      😂😂😂 mise caaqil

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 2 дня назад

    Wadani marnaba soo bixi mayso ee dadka beenta kadaaya waayo ciro waxa lagu doorto maleh

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 дня назад

    Sharka wadani alle haynaga hayo inoomakeeno