GALAB: Iiraan oo war culus soosaartay, tolow ma weerarkii aargoosiga waqtigiisa ayaa lagaaray. Iyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • GALAB: Iiraan oo war culus soosaartay, tolow ma weerarkii aargoosiga waqtigiisa ayaa lagaaray. Iyo warar kale.

Комментарии • 173

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 22 дня назад +8

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 22 дня назад +8

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 22 дня назад +17

    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaaa allah
    Gurmar khayrqaba

    • @user-no3qk7kj1t
      @user-no3qk7kj1t 22 дня назад +2

      😅

    • @abduladan9376
      @abduladan9376 22 дня назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @MrIsraacraaciye
    @MrIsraacraaciye 22 дня назад +20

    40 QOF DUCADOODA WAA LA AQBALAA II SOO DUCEEYA INUU ALLE IMTIXAANKA DOWLDA IGU GUULEEYO❤

    • @user-lq7sg8xf5o
      @user-lq7sg8xf5o 22 дня назад +1

      masha allaah guleyso insha allaah

    • @Greatnorth483
      @Greatnorth483 22 дня назад

      Ilaahey haku gargaaro adna akhri buug yaashada

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 22 дня назад +3

    Ascwb walaal. Hanjabaada Iiraan iyo xulufadeeda waxay galiyeen Israaiil go'doon siyaasadeed iyo ku dhaqaale. Hurda la'aan iyo diyaaradihii caalamka oo iman waayey Israaiil. Baarak'Allaah fiik.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 22 дня назад +2

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @user-dl1yc3pn7d
    @user-dl1yc3pn7d 22 дня назад

    اللهم انصرهم نصرا عزيزا وايدهم بالروح القدس يارب العالمن

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 22 дня назад

    Ilaahow rabiyow yahuuda jabi iyo mare kan 🙏🙏🥺🥺palestiin ilaahow dhibka ka dulqad oo xoreey yaa allah🥺🥺🥺🥺😢

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 22 дня назад

    Xayey siinta 14 days
    Inooga dhig, wixii kabadan lacagt cusub 👍👍🙏🙏🙏

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 22 дня назад +1

    Wcs nadaara show allaaha.haugargaaro.falastin.gasa

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 22 дня назад

    War walaaloow waan ku Daalnay BOOTADA IIRAAN.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 22 дня назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @user-by5zk7pn1m
    @user-by5zk7pn1m 22 дня назад +1

    Waa benbeen ayeey wadan

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 22 дня назад

    اللهم كن لأ هل غزة عونا ونصيرا وبدل خوفهم وأمنا اللهم احرسهم بعينك التي لاتنام اللهم اجعل لهم النصرة والعزة والقوة أللهم بردا وسلاما على أهل غزة أللهم اربط على قلوبهم وأمن روعاتهم اللهم الطف بهم وخفف عنهم يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 22 дня назад +7

    Yuhuudka.warkiisa.nagadaa.waqtiga.hanagaga.lumin.waqti.lumiswaaye.......❤❤❤

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 22 дня назад

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 22 дня назад +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 22 дня назад +1

    Hanjabaadihii hore wax kagama duwana

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 22 дня назад

    Wcs_Wwb
    Waa Ku Mahadsantahay Sida Aan u Fahmay IDAACADA NADAARA SHOW
    SHUGRAN AKHII

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 22 дня назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 22 дня назад

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 21 день назад

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 22 дня назад

    Han jabaadaan waa nagu wareer sheen Nadaara

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 22 дня назад +1

    Wear.nadara.waa.sheekadii.cigaalshiidaad.anaa.jablamaagan

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 21 день назад

    Intay han jebayeen bay nufas yo samaysteen .allow sahal amuuraha .guul guul falas tiin

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 22 дня назад +1

    Dagaal ilaahaw naga badbaadi

  • @cabdisalaadaxmad2440
    @cabdisalaadaxmad2440 22 дня назад +1

    Nadaara iran wax eey soo wadaan ma jiraan hurdo la aan eeyba ugu dhigtay iraan ilaa sideed saac oo habeennimo ayaan usoo jeeday

  • @abdiomar179
    @abdiomar179 22 дня назад

    Wll nadaara thanks bro

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 22 дня назад

    Anaga oo dhan waxaan jecelnahey in Iran ay dharbaaxo weyn ay ku dhufato, lakiin hadana waa in la qiimeyaa wax ka danbeeya waayo adigoo hal qof u aaraya in dhib weyn amaba burbur Iran soo gaara ay dhacdo ma wanaagsana, hada sida la qiyaasaayo Natanyaahu amaba wasiirka gashandhiga amaba labada wasiir ee xagjirka ah ayeey taargadka saran tahey waxana rajeynaa ragaas rag ka mid ah in la dilo maalmaha soo sicda inshaalaah marka yaan la sugi weyn Mr Nadaaro

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 22 дня назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 22 дня назад +1

    Odaygan. Markii sagaalad ee u yimid. Waxba sooma kordhiyo. .. . Nacdadha. Argagixisada ah. Xasuuqa. Shacabka. Dhigooda. Ayuu isleeyahay guul baad ku gaadhidonta. .. illaahay masiibo ha ku ride.

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w 22 дня назад

    Alle masibo hakuridp taniyaahu iyo xukuuma disa

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 22 дня назад +2

    Yahuudaa lagubay aaa 😅😅😅😅axmadullaaha wa ashkuruh

  • @user-le9pj9tq3s
    @user-le9pj9tq3s 22 дня назад

    nadaara wax yar markaan dhagaysano kulaha qadar xayi siin waana noogo dhameee camal❤❤❤❤❤

  • @ifrahwais6568
    @ifrahwais6568 22 дня назад

    Ilahay yhd masibo haa ukeno

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 21 день назад

    ASC. Ha aaminin yuhud + mareykanka Riraawyada ay matalayaan. Beenayaal aan Diin & "ILLAAHAY" shaqo ku laheyn.

  • @ashaabdi9614
    @ashaabdi9614 22 дня назад

    Waa askartoodi meelaha ku dhinteen oo aay ugu tageen

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 22 дня назад +1

    Lama goodloow Ashhaado

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 22 дня назад +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 22 дня назад

    Wwarunta waan raagsanay

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 22 дня назад

    Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no tebiso ilaahey masiibo haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 22 дня назад

    Nadara show thanks

  • @XasanAli-si5zi
    @XasanAli-si5zi 22 дня назад

    Siyaasi waaye nadaarow

  • @mustafeahmed5555
    @mustafeahmed5555 22 дня назад +2

    Iraantu waxy isdhaafinaysaa bil safar ta aynu ku jirno ee cagta u dhiga yahuuda ayay mel inaga saaraysaaye
    Idamka alle

  • @mahamoudali
    @mahamoudali 22 дня назад +1

    Adihumaxaa kushidaaya iska sug nimankan maaha kuwo aad kafaaloon kartide. Waa faarisiin kumana degdegaan .oo waxay yaqaanaan intaanad wax falin kafiirsaha layidhi

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 22 дня назад

    😢😢😢😢😢😢ilhow gacansii phalastine 😢

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 22 дня назад +1

    Maxaabiis danbe oo nool yaan la Sii dayn maykooda ha gurtaan yuhuudu

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 22 дня назад

    Wc nadaara

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 22 дня назад

    Naadaara waan kuu Fiirsaday iiraan jawaab la'aanteeda degdega ah way ku dhibtaa Waan Arkay Lkn Aniga Arigtideyda waxay ila Tahay inay Horta Cabsi iyo khal khal walbahaar Ay ku Ridaan Yahuudda Tan Labaadna Waxay Tahay Dhinacyo badan ayey wax ka fiirinayaan Rogaal celiska ka ilman Kara Xataa iney ka Fakiraan waaye Taas oo IS diyaarin waqti dheer ah Qaadan Kara

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 22 дня назад +1

    Yahuuda cida ujawaabeysa oo lahubo waa un xoogaga wax iska caabinta falastiiniyiinta

  • @ShaakirJaamac
    @ShaakirJaamac 22 дня назад

    ALXM ALLAHU AKABAR.MANSHLLH TABARAK ALLAH.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 22 дня назад

    Wcs wr wbr akhii

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 22 дня назад

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤
    Keep going nadara

  • @Raxma-n9s
    @Raxma-n9s 22 дня назад

    Subxaanalaah

  • @aliadlao1670
    @aliadlao1670 22 дня назад

    Ha wan dawadey ustad nadaara

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 22 дня назад

    Ustard kheir sheg kheir shege allow guulle xm sq palastine

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 22 дня назад

    Bootada nafteeda ayaaba loo baahan yahey
    Aawey carabtii walaalahooda xitaa ma hadli karaan
    Waa la yaabey
    Ilaahow falastiin wey dhibtoodeen wey sabreen u gargaar
    Yaa allaaaàaaaaaah

  • @istarbeauty3560
    @istarbeauty3560 22 дня назад +1

    Malmahaan siyaaradii maxaa kudhacaay😊

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 22 дня назад

    Ilameerayso
    Mataqaanaa.arin.yuhuudka
    Weeyi.biden.cidlo.ayuu
    Gadhiyaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 22 дня назад +1

    Ruwaayad. Ayay jilayaan. Maraynka. Iyo kooxdan. Dhulka falastiin. Dawlada macmalka ah loogu sameeyay. Ee argagixisada ah. . Laba wajiile munaafaq. Maraykan .. xasuuqa. Shacabka. Iyo duqaynta. Waxa wada waa maraykan ... sidee ayuu marka. Heshiis. Uu daacad uga noqon karaa. Cajiib

  • @sadam1318
    @sadam1318 22 дня назад

    ayagaa dilay no one else

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 22 дня назад

    Gaalo waa is ogtahay , wax una rali ka ahayn macalinka wayn masanayn karto koofiyartu

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 22 дня назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @Ahmed-daahir300m
    @Ahmed-daahir300m 22 дня назад

    6 nin ayeey udoodayaan malintina 100 Muslim ah ayeey dilaaan nacalada rabi idinku dhacday 😢

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 22 дня назад

    Iran Weliged Dagaal Kuma Qaadeyso Hoos Ayey Saaxiib Ka Yihiin. Wax Fahma.

  • @UMuxammed
    @UMuxammed 22 дня назад

    Waan Daalay Dagaal Marka Uu Dhaco Isoo Waca😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 22 дня назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 22 дня назад

    Xasuuqa caruurta ajashiisa Ala ha ka dhigo mid nabad doonaya maahane abaal maintains ha u soo dadajiyo xaqna ha guuleyo xaqdaradana shulka ha la jaro

  • @Abufahadsomalia
    @Abufahadsomalia 22 дня назад

    Hada galab miyaa nadara waa haween ar anagaa yaab aragnay

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 22 дня назад

    Lixda ciidankoda
    Banbo diyaarad 🚁🛩
    Ku bas baasay

  • @husseinabakiyo3468
    @husseinabakiyo3468 22 дня назад

    Nadhara warka oo oogeysiss maath yaaresid

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 22 дня назад

    Wcs ana uhoreya cawo

  • @bigphish1983
    @bigphish1983 22 дня назад

    Sheekada yahuuda iyo maaraykanka wa film xaqiiqda iyo warbaahinta waxa lo sheekayo wa malin iyo habeen

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 22 дня назад

    Yuhuudi,
    #Nabiyadii Oo
    Waxyi Kusoodagaayo
    Ayayba Kubeen Abuuranjireen
    Oo
    #Foowdo Iyo Laqdabo Kusameenjireen
    Maxaad Umaleeyneeysaan
    #Maanta Oo Ay
    #Saxaafad Iyo Awooda
    Reer Galbeedka,
    Doqonada Ah Ayiskaheleen?
    Lkn SHARTOODA
    Allaha Kuceliyo.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 22 дня назад

    Asc nadaara show

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 22 дня назад +1

    NATANYAHU IYO BLINKEN, WAA LABA NIN OO ILMADEER AH, LAKIIN XUJADA AYA BAIDEN AH, HADDA DADU YIRA 20 DAQIIQO KU JOOJIYA DAGAALKA, ISRA'IL HADAL KAMA SOO CELIN KARTEEN, ISLA MEEREYSIGAN AYA LA DOONAYA, IN IRAN AYSAN DAGAAL QAADIN.

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 22 дня назад

    Wcs we

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 22 дня назад

    Aac nadaara

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 22 дня назад

    Allaha xasuuqo yahuuda

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 22 дня назад

    Wcs nadara show xiisbuulaah yamane iran Palestine Hamas support

  • @SalebanAhmed-e8h
    @SalebanAhmed-e8h 22 дня назад

    Warkaagu wuu soo daahayaa maxaa dhacay waxaanu rabnaa war deg deg ah oo diiran

  • @fahanmumin
    @fahanmumin 22 дня назад

    Wcs

  • @xuseenjaamac5313
    @xuseenjaamac5313 22 дня назад

    wll mcn 1

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 22 дня назад +1

    Runti iiran waxa ku jira cadowga sacuudiga iyo carabta bbadan reer galbeedka marekanka ingiriiska ma sahlan dagaal rufiyanti xita iiran ku jiren dhaqaala laga bixiya shirqooladi dhacay dadka iiran ama carabta deriska jira yahuu 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 22 дня назад

    Falasshiina guul xamaasna guul❤😅😮

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 22 дня назад +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @Hansen_270
    @Hansen_270 22 дня назад

    Habeen walba wan dhafri jirey si aan u dawado duqeynta dhacaysa barta X 😅😅😅

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 22 дня назад

    Yuhuudi ceeb bay u dishey nimankii maraykan ahaa

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 22 дня назад

    Wcs wll w

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 22 дня назад

    Waa sugeynaa

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 22 дня назад

    Warka. Iiraan. Naga. Dhaaf. Dhegaysan mayno

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 22 дня назад

    Kkkkkkkkkkk iiraan sheeko waxey wadaan lalayaabay bootada guryahooda weydhaafi ladahay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 22 дня назад

    IRAN dhaar waa ka dhamaatay waa sugeynaa meeshey ku danbeyso

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 22 дня назад

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 22 дня назад

    Fariid lkn wa iska NacNac iran argosiigeedu

  • @RaaquuMoha
    @RaaquuMoha 22 дня назад

    Iran waxe eda wa boto faido maleh

  • @MedbouhYacin
    @MedbouhYacin 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ik8dy2yr7g
    @user-ik8dy2yr7g 22 дня назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 22 дня назад

    Aktobar 7 ayay lasugayaan eeraan

  • @cabdirisaaqabdullahi27
    @cabdirisaaqabdullahi27 22 дня назад

    Kuuma sheeginoo ninka iyadaa dishay xagee aaday aarsigi eey sheegeeysay ?