Aad baan uga xumahay inaa fanaan noqoto ismaaciil allaha ku soo hanuunsho waxan ku raaxeystaa nabi amaan kaaga allow ku soo hanuuniyo maxad iga ilmeysiisay insha allah ducadeena allah wuu kuu aqbali doonaa insha allah inta jecel nabi amaan kaaga mar waĺbaa waay kuu soo duceyaan oo aniga ka mid ahay adna allaha kuu aqbalo ducadeena iyo midii waalidkaaga aamiin
@@josephmabongo6165 furfurnidu waa reflection uun ninka dhabta u furfuran waa ninka aan qaalod ku dareensiin ee weelkisa intu wax kuso rido ku dhahagacanta ila geli waana sida asalka dhaqanka somaliyed
Heesta waa laga dareemayaaa in nin adag laxanka leeyahay heesihiisi ayay usoo eeegtahay qof kaliyeeen fanaaninta kaqaaato kana tageero anshax nin adag gar iyo gardaro wn kuwataa fanan jira
Hargeysa iyo hoygii fanka 🥰💗😯💖💓💗dad gob ahna wey daganyihiin magaalada oo soo dhaweyn leh dadka martida u ahna si fiican u marti soora Hormudkii dalkaygaay Hoygi dadkaygaay Hadhac lagu nastaaye hargaysaay Hoygii dadka bilaash looma dhihin Hablo gob ahna way ku nolyihiin Hargaysa oo quruxbadan hadal qurxoon kula hadlaya dadka oo soo dhaweyn leh yaa heli kara Mansha Allah 💚💗💚💓 Hablo qalbi wanagsan Hargeysa u daa walo qaali Waxan ahayn kuma dhahayaan Farxad ku nolaada waligiin wan idin jeclahay 💞💙💗💖
Wiilka ma reer somaliland baaaa mise waaa reer xamar anyway fanaaan cod macaan baa thy hore u soco calankayga tolmoonaa ee somaliland gacanta kuu sudhanyhy salaaan gobeed
Halka raga wada taagan qabiil wal oo somali way leeyin ogaaden dhulbahante hawiye samaroon noocwalba walaahay way joogan markaasay dad ka qaar kufhahayaan qabiil ba laysku takoora hargeisa
@@zakisamehofficial7372 sida ad igu kala qadayna hadiba an kugu dhigo. Fanka somali ledahayba bilowgisa hore cida ku suntan ee samaynta buxda ku leh wa besha dhexe somaliland. Gabadhi ugu horaysay e hestaba AHUN WA GUDUDO CARWO reer hargaisa pure ah. Hargeisa wa hoyga fanka tasna ben kamad shegin wad mahadsan tahay
Aad baan uga xumahay inaa fanaan noqoto ismaaciil allaha ku soo hanuunsho waxan ku raaxeystaa nabi amaan kaaga allow ku soo hanuuniyo maxad iga ilmeysiisay insha allah ducadeena allah wuu kuu aqbali doonaa insha allah inta jecel nabi amaan kaaga mar waĺbaa waay kuu soo duceyaan oo aniga ka mid ahay adna allaha kuu aqbalo ducadeena iyo midii waalidkaaga aamiin
aaaaaamiiiiiiiiiin
Haàa walhi ninkaan nbi amaantiisa ayaan aniga hada sacadan aan dhagaysanayay ee Allah haso hanuuniyo aboowe ismaaciil aarkaw Allah haku soohanuuniyo
Fanaanka noo daa, Adiguba diinta waad faafi kartaa ajarna waad ka heleysaa wll, waajib dhamaanteen ayey naga wada saaran tahay
0
P9
999
Wow Wiilkan Wuxu Booska Kasaarayaa Keeyow Iyo Dayax Dalnuurshe Becouse iyagu Fananiin Maaha Balse Waa Caan Raadis Hadaad Fanaan Maqasho Waa Kan Oo Kale Maaha Style Iyo Qrux Iyo Niikis Balse Waxa Weeye Codka Iyo Dhuunta Siduu Kaaga Soo Baxayo Codkaagu Wiilakni Waa Cod Libaaxle Like Xasan Aadan 🥰🥰🥰👍😱😱
Ismaciil aarka walee codkiisu waaba raashin tageero buuxda u ahay alfanaan aarka 👍💯💯💯💯
Alla maxa magaciisa raadinayey ismaciil aarka maanta wn hayaa from baydhabo janaay
wiilka kale reer muqdishaaa ee inta xidiga dhax imi hadana noqday sida nin kooxdaba la aasaasmay oo kale xaqiiqdiii
sibey u furfuranyihin koofurtu ma istiri
sibey u furfuranyihin koofurtu ma istiri
@@josephmabongo6165 furfurnidu waa reflection uun ninka dhabta u furfuran waa ninka aan qaalod ku dareensiin ee weelkisa intu wax kuso rido ku dhahagacanta ila geli waana sida asalka dhaqanka somaliyed
Wilkan wax badan ban magacisa radinayay inaba cadi maha 😘😘😘
Keep going my brother
Aniga kulamid ahay
Hal erey ban 10 ka badan u dhegeystey heestan (baayoy)
Ismaaacil aaarka fanan aan xoog u jeclhy horey u soco booowe😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘❤️💋💯
Mansha alh wilkan hesta qadayaban ku haysta anu❤
Hoyada fanka hargeyse hadh wanag ninkan kuso heesin ama aan kuso caan bixin maha fanan wllcome brothr gcmo furan casimada dalka somaliland hoygii nabada💚💭❤💝🤴🤴🤴🤴calankii somaliland gacanta ku xidhantahay msha allah keep going wllky💚💭❤
Halkaas waa fankii haygiisa waan kugu raacsanahay
Heesta waa laga dareemayaaa in nin adag laxanka leeyahay heesihiisi ayay usoo eeegtahay qof kaliyeeen fanaaninta kaqaaato kana tageero anshax nin adag gar iyo gardaro wn kuwataa fanan jira
Fatima Abdirisak abaayo aqliga ilahey haku siyaadiyo
Wilka aderkey cadimha 💝💝👏👏👏hey usoco ebow cade
Waaw libaax weye ismacil aarka magca bilash uguma bixin walee hormar wacan wallkyga
Qofkaas wuu isku kalsoon yahay hadaad maqashay waa Ismaaciil Aarka oo kale 🦁❤️
Reer Hargaysoy Hadhow Fanaanka Ha Naga Sheeganina Markaad Noo soo Saartan Noo Soo Celiya😂😂
Legend Fanaan Aar Horay USoco
😂😂😂wlhi wad iga qoslisay
Lkn fananiintu yaga iska sii jeclada jogista iyo noloshaa dagane hargeyse hadh wanag
Illhaw nabada usiyada casimada somaliland 💚💭❤marna hoygii fanka ee hargeyse hadh wanag 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Haye masuul waan ku farxay markaan hargaisa ku arkay fanaan cod baa ku jira haduu cirka maraya hoyga fanka
@@inajamaccaabi5582 Hargaysa Hooyada Fanka Somaliyeed Big Xushmad❤
@@cawkekings8102 Waan kaftamaya Hargaysa wax dhaama la waa
@Houssein Abdillahi Abdi Hargaysa aya hooyadii fanka ah oo fanaaniintu ku soo baxdaa
Inad xidigaha ka mid ahaato waad u qalanta hore usoco
Wooooww caadi mahana heestan welcome back xiidigaha geeska waba iidin xiisany❤️👏❤️
Dagan S Somalia 🇸🇴 hanoolati
Hodan Osman Somalia hanoolato ❤️🇸🇴
Mucjiso fanka kusoo socota wiilkan muxu ahaa cajiibja ah away away mursal iyo hodan wixii hore quba
Aarka waa fanaan buuxo horay usoco xamarne ha moogaan
Waa fanaan huban codkiisa ayuuna fanaankuyahay xaqiiqdii
Wiilkan haduu helo.laxankii bk ama iskalaaje ama anshax iyo erayada weersame jaylaani iyo laabsaalax iyo caaqilka muqdisho dhagaafe iyo muusiga axmed weli kooxda xiddiga ah 2021 dalka waa qabsanayaa laakiin gabar buu intaas uga baahan ya hay
Maxaad heshay abwanada waliba anigu kuwan aqaano
Mashalh inks muqdisho Jiao jog my brther
Maantana udgoney ifka nolashu alall...❤️🔥🔥🔥
Kalsonida ka muqata wa codka allah siyay masha allah
Wiilka reer Muqdisho horay u soco
ismacil arka fanan aan jecelay alleh haku,dayo rijal
Heestu waxy u nuuraysa nin wayn ba garab tagan guul anshax
Wu diyarsan yahay fanankan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Labaduba waa Hawiye
Anshax sheekhal
Aaarka abgaal
ti i ukio one g
Waa Magaalada uu joogo sheekhaygii hoyga fanka jamuuriyada Somaliland xataa haday ri heesto codkeeda waa layaaba
Ismaaiil aarka zxp horey usoco pro viva muqdisho wan kusugenaa mar dhow noso laawo zxp
Waliba waxba udhamn caan ada hanoqdo ha hitgalo markaasu idin iman haku raaxaysto hoyga fanka
Waah waah fanan kan haka ahado haddi kle haka saqiiro
Hargeisa my home,hoygii fanka iyo hal-abuurka
Waaaaw walalky qaaliya aarka guulayso
Laxanka nin adag Inuu leeyahy marka horaan dareemay isagoon sheegin
Heestan inay culustahay halkaasay ka muuqaataaa waayo ninka laxanka leh arkayaaaa
Somaliland
Isaseega jira iyo
Kala oodankeenana kuma lihin
Wax eedee waa amar ilaahay
Abwaan maxamed dhagaafe elmi ✔️
Ciyalka #xafada marka cml waxay dhahan #Laxan Inkaran baa saaran Heeska🤣
Hhhhhhhhhhh
@@samahirdaahirmaxamad7282 45687gkmp81qw34edrgxd22ri8yhkbuo0poutty8
Nash’s allh walhi codbuu leeyahay wuxuuna ucodegyahay anshax masha allh
Anshax wiilkayga waa hee
Barka walhi qaar wasaq ah ayeey tiri rag ayeey ku dhaga hadliisa sida foronle iyo mursal muuse
Waaw midba mid kadaran xidigahu way soo royaal celiyeen
Laxanka nin adag inu leyahay Hora ka dareemay Anshax nin aan taageero🥰❤
Hadaan shalay ugaasiyo kugu iri udgoon badan mantana udug iyo udgooney ifka nolosha waa adiga 🥰🥰
Masha allah laxanka heesta waxaa saaray Fanaan weyn Anshax FIFA reer Hargeysa.
Kan yari walhi waa fannaan dhab ah
Afku waa afkaygee
AaYar inaad ogaataa
Adigay kuuwacantahe
Aniguna amaantaadiYo
Afaarahada maan gali
👈❤
The best SONGS
Ismail aarka
Keep going bro
Umada somaaliyeed ayuu uyahay fanaan garashana allaa siiyay
Fananka 5 Somali Aarka si kal iyo laab ah Ban kusalmaya miraha Dhagaha abwanka rer puntland waxa ka gartay❤️❤️❤️❤️xigmadii rer mudug gaar ahan Galkacio puntland🇺🇿🇺🇿❤️❤️🙏 laxanka Anshax Waa la isku tagay Furinle ❤️❤️
from xeroow to heesaa allow qaatumada noo hagaaji
@@dulmadoobedulmidiid4655 khatumo ma suudaan
Isasega Jira iyo Kala
Oodan keeenana
Kuma lihi wax eede
Waaa amar ilaahay
Booowe,😰😰😰😰😰😰💔💔
Abwaan maxamed dhagafe Cilmi 🇸🇱
🙋🔥🔥🔥🔥🔥🎷🎸🎻
Axyaaa suugaan Puntland 🇸🇱
Barteeda dhigtaa wlh sxb keep going Masha Allah inoo soo celsha faanankeena
heestan qoof aan aad uu jeclahay ban ku xasusta. Allow jeceel keyga hal mar iiso celii😍😍ifka nolosha wa adi mcn
Heestisa somaliya dhakeysta😩😩😩😩😭😭😭😭
Anshax inu laxanka saaray wa la iska dareemayaa 👍👍
Gobtii layga berow so dhaweyaa walalihiin kale arka hore uso soco bro kuso dhawow dal iyo dad ku jcl
Ano rer Saylac ah ba taageero ku ah Aarka zxp
Masha Allaah guuuul wllkey
MaaLiN Khaamiisa DuHurniMo sanadku waa 2020 Heestan yaa ila dhageesanaya
Keep going ismaciil aarka
Muursal aya heska leh wuxuna utiriyey khadro salimo
🤣🤣🤣🤣
😀😀😀😀cadi ba lagu dhaga hadlay
Waa fanaan cod macaan
Heestan waxay igalisaa xasuus iyo xaalad hore waxana ku xasuustaa nolol iyo waayo qaybku Nakala geeyay wanaag badan ayaan kuu hayaa xurmo badaneey hadii calaf iyo wakhti Nakala geeyay
Waa hees jirta waxa laxanka leh nin aan tagero anshax
Ismacil aarka top fanan codkisa ku joogo
Horomar wacan zxp qalia❤️👏🏾
Horay usoco walalkey iga yar ❤️👏
Hargeysa iyo hoygii fanka 🥰💗😯💖💓💗dad gob ahna wey daganyihiin magaalada oo soo dhaweyn leh dadka martida u ahna si fiican u marti soora
Hormudkii dalkaygaay
Hoygi dadkaygaay
Hadhac lagu nastaaye hargaysaay
Hoygii dadka bilaash looma dhihin
Hablo gob ahna way ku nolyihiin Hargaysa oo quruxbadan hadal qurxoon kula hadlaya dadka oo soo dhaweyn leh yaa heli kara Mansha Allah 💚💗💚💓
Hablo qalbi wanagsan Hargeysa u daa walo qaali Waxan ahayn kuma dhahayaan Farxad ku nolaada waligiin
wan idin jeclahay 💞💙💗💖
Keep going
Masha alaah horey u soco
Best voise golden❤❤😊
Nin rag ah waakii dagaalama ilaa uu guusha ka gaaro ismaaciil aar ka waxuu dhibsoomaraba maanta cagihiisa ayuu ku istaagay reer muqdisho inkasta oo aanay garabsiin markii hore misana maanta wayku faanidoonaan geesi aan kadaalin baatahay geesi qurux iyo cod halaasi ah lay sugu daraatahay waligaa ha dheeliyin walaalkay macaan
Wee wee❤❤❤❤
Wow ismail aarka nice song
Xaqiq qof ka shalay ku ficana manta cayimaysid
Mashallah hands down beautiful 😍
Hees xasuus igu leh 😢
Aarka
Onkod
Iyi Anshax Waa dhal-Darwiish k k k ma run baa
Nimcaan onkod waa samaroon Anshaxna wa sheekhaal
Intuba maahan ismacil aarkuna dhal abgaaal lol
Onkod waa samaroon anshaxna shiiqaal aarkana hawiye inta midna maaaha
Legend dunidan ku dul nool hada rabto wa Aarka
Walee mursal baxsay gabadhiisina way la dhuumatay heestan lakuma ak arakba
Hhhhh
Mashalah wllkey wan kutegaresanahya
Maantana udugiyo odgooney
Ifka nolashu waa adi😥😰😢🥺
Shalayna sali maantana hees subxaanalaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hhhhhh🤣🤣😂😂shalay xerow ayu ahaa maantana fanaan
@@hassansiyaad9571 hhhhhhhhh
Waa iska amar iilahey alle hasoo hanuuniyo wanaaga la jecnahay
Kuwa yaryar ee muqdisho nikada kaciyara waxan leyahay ceeb ayad fanka ku haysan
Xidigaha geeska wad shidantihiin
Aaawey mursal iyo hodan
Ismail fanan sare 😘
Nio C/RisaaQ anZhaX Bay Isku COdYiiN AarKa
Wiilka ma reer somaliland baaaa mise waaa reer xamar anyway fanaaan cod macaan baa thy hore u soco calankayga tolmoonaa ee somaliland gacanta kuu sudhanyhy salaaan gobeed
He is from Mugadisho
✋🏻
Waa reer muqdisho
Wiilka reer muqdisho kaligiis ayuu dalabka somaliland xirnaa booday dib uu fiiri markii xamar joogay aniga kula hadlaayo waxaan ahay gabar reer miqidisho ah hada dalabka somaliland ayaa gurigeyga yaal walahi marka reer muqdisho wana jecelahay walsheey viva somaliland and muqdisho
Calanka somaliland gurigeyga yaal
@@sarahfarah7935 sidokale afkaaga malab iyo caano lagu qabay
Esh calaaa hees
One in a million
Maasha allh
Halka raga wada taagan qabiil wal oo somali way leeyin ogaaden dhulbahante hawiye samaroon noocwalba walaahay way joogan markaasay dad ka qaar kufhahayaan qabiil ba laysku takoora hargeisa
Waa nin duni kale inagala jooga kanyari Caadi ma aha
👌Abdirizak Anshax Laxan Macaane♥️💋💋 Laxan Rageed Waa kaas Wolloh Maaha Kuwa Niicda
Aarka boqortooyo soomaaliyeed
Ina caadi maahan heestaan xasuus baan ku galay 😭😭😭😭
Fanaan wakaa
M.a zxp sere
Ninka kaliye reerxamar eehargeyso inoojogo xir nimo
Codkisa ayu ku jooga wll ninkani hargeisa wa ninka kaliya muqdisho ila hargeisa ila xidigaha toos u galay hadalba ma karayo
@@cabdisalamadamtalyani5119 war raga halka wada jooga qaar waxay kaso jeedan DdsI sida anshax iyo bakal ciro qaarna xamar qaar waa rer borama sida mursal furinle qaar waa darawish laska jamal onkod
Hargeisi wa hoygi fanka
@@zakisamehofficial7372 maxad ikala wada borama iyo hargeisa iyo darawishba malaha adigay laba melod ku kala yihine aniga wa isku kay mid wll only somaliland ayan isla nahay 1 mid hanakala kaxayn adigu
@@zakisamehofficial7372 sida ad igu kala qadayna hadiba an kugu dhigo. Fanka somali ledahayba bilowgisa hore cida ku suntan ee samaynta buxda ku leh wa besha dhexe somaliland. Gabadhi ugu horaysay e hestaba AHUN WA GUDUDO CARWO reer hargaisa pure ah. Hargeisa wa hoyga fanka tasna ben kamad shegin wad mahadsan tahay
Fanaaan Fanaaan axsan fanan
Hala hala aarka wa kaga garireyey isagankinu wa amar ilahay eeda aarka gabadha wa ka warejiyey
Mash aall guuull🌷🌷❤❤❤❤💚💚💚💞💞💞💞❤