Waan fuuray wlhi baaba jey umadeena ma aha😅😅😅

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @Hanna__qalbi275
    @Hanna__qalbi275 3 года назад +1472

    Shediyo noo sobadi baba jey shekadisa😂😂😂😂 inta ila jcl like 😂

  • @afrahyare5291
    @afrahyare5291 3 года назад +320

    Nin ka shactaro badan keenty wlhi wan furay walee ar baabaa ninkan malin so fadhisi RUclips😂😅🤣

  • @caanoow5972
    @caanoow5972 3 года назад +315

    Inta wiilo qosolkeeda kahesho like dhac kusii ❤️

  • @sulekhahassan2121
    @sulekhahassan2121 3 года назад +150

    Shadiya baba jey RUclips ufura please waa funny 🤣🤣🤣🤣

  • @abdirizakatosh6907
    @abdirizakatosh6907 3 года назад +497

    walahi nabiga waan jeclahay hadad jeceshahy wll subscribed noo saar

  • @najaxnashad4534
    @najaxnashad4534 3 года назад +226

    Dhulkena ilahay nabad alaha noga dhihi😭😭😭

  • @jaabirpoy2658
    @jaabirpoy2658 3 года назад +316

    Shaadiyo sharaf keep going wllshey❤🥰🙏

  • @qamarmaxamed7173
    @qamarmaxamed7173 3 года назад +251

    Baabajey wa qosl miiran

  • @xanaanahmed2673
    @xanaanahmed2673 3 года назад +80

    Shadiyo noo sobadi babaajey shekadiisa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @hansare4015
    @hansare4015 3 года назад +38

    Wallhi magalada aad aad ayey ushidanthy lkn shaadiyo iyo babajey aad aad waa ni salaamay dhamaantiin waxaan idinleyahy bashaal wacan

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 3 года назад +72

    6 minute u vidioga yaala 80 qof o comment iga so horeyay iyo 2kun dawashaa wa so ordaaye kwarama xaq miyaaa somaliyey 😁😁😁😁

  • @abdulahiyre1981
    @abdulahiyre1981 3 года назад +64

    Meshan xamar miya mise shadiyo ayaa wadan kale aday ❤ much lov from hargaysa ❤💯👑

  • @AK-vb5of
    @AK-vb5of 3 года назад +44

    Waligeey saan ma u qoslin 😂😂😂😂
    Baaba jey channal furo pro wlhi another level thy😂😂

    • @riyakmohamed5973
      @riyakmohamed5973 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ani manoliye qosol an la furay ee ha babajey wu furtay chanal ee subscribe usar insha allah

    • @AK-vb5of
      @AK-vb5of 3 года назад

      @@riyakmohamed5973 subscribe woo ii yhy 😂😂

  • @khadracadey4959
    @khadracadey4959 3 года назад +68

    😁😁😁inaa ihilmaamtn umlenyay kulhaa ani babjay kuhystba shegdiisa igu salan xbbti shadia plz adna kepgoing qali❤❤❤👍👸

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 3 года назад

      Abayo mcn subscribe isaar fadlan walal mcn
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

    • @s..5631
      @s..5631 3 года назад +2

      Anaa kugu slmo apyo waa aderky I. N😚

    • @khadracadey4959
      @khadracadey4959 3 года назад

      @Queen Yaaska Channel ok qali waa kuusaaray

    • @khadracadey4959
      @khadracadey4959 3 года назад

      @@shokanafilms6576 ok waa kuusary abwe

    • @khadracadey4959
      @khadracadey4959 3 года назад

      @@s..5631 👍tnks xbbti ok

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 3 года назад +26

    Shaadiyo falastiin ip abdifidaax io babajey hal mar noo kreeen codsi wye bayo waan qoslay baabjey cadi mhm

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 3 года назад +30

    Wlhi ninkana tardiisan somali u imaana qosol awgiislen ubalansan lahay🤣♥️🙏

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 3 года назад +38

    Shaadiya sharaf wn jeclahyy like hdad ila mid atahyy😋😁🖤❤️

  • @akashali9269
    @akashali9269 3 года назад +44

    Shadiya Baba jey vedio kale nooga soo duub❤❤🔥

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 года назад +1

      Wll Subscribe ii saar Chennal Waa iga 33

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 3 года назад

      Walal mcn subscribe isaar fadlan walal mcn
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

  • @hananhafzoo6927
    @hananhafzoo6927 3 года назад +18

    Shadiyo wllahi ani mar waliba adiga iga qosliy lkn cawa wax katay koray hore uu soco wll igo qaliya

  • @abdullahiaadan3004
    @abdullahiaadan3004 3 года назад +47

    War cawa wax iga so horeya malahe bal adinkuna iicimamada liketa igu dhooba
    👇👍💯

  • @sevenabasshindaabshirfaara1015
    @sevenabasshindaabshirfaara1015 3 года назад +12

    It's amazing baabajey and shadiyo,mashallah keep going

  • @다이아몬드-t3p
    @다이아몬드-t3p 3 года назад +26

    Ayyyyy baba jey funny wllhi sxpw dadka emergency haudirin

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 года назад +15

    Sedaxle geeslaga bujiyey🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂bes wa fuurayeeeey dabada haiga qaban 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂👈🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiyaismaaciil7438
    @samiyaismaaciil7438 3 года назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂ar baabajeey noso badi shekadisa wlhi qosol igu dilay😂😂😂😂😂

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 3 года назад +12

    Omg this guy is hilarious. Masha Allah tabarakallah

  • @sowdaqurux877
    @sowdaqurux877 3 года назад +20

    Shadiyo wlhi ninkan aad u jclhy marwaliba nosoday❣💋💕💞

  • @hanipea9373
    @hanipea9373 3 года назад +5

    🤣🤣🤣🤣shadiya faraba la dheeraday wlhi noso badi abyo wlhi waa fuuray san uqoslaayey🤣🤣🤣

  • @hindamustaf1534
    @hindamustaf1534 3 года назад +14

    Shadiyo Baba jeey 😂😂 nosobadi yaqey xita RUclips halosameyo 😂

  • @roodoruun5105
    @roodoruun5105 3 года назад +10

    Shadiyo sharaf kujeclahy wlh ifka nabad kunolow abyo aqiraneh janadiii❤❤❤❤

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 года назад

      wll subscribe iisaar Adoo raaliya Iyo like

    • @aaminocali2737
      @aaminocali2737 3 года назад +1

      Aaamin aaamin mcnto shaadiyo sharaf wanwada jecelnhy wlhi ale madaxed hano raajiyo abayo ❤💋💗🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏

  • @cabaasyare1227
    @cabaasyare1227 3 года назад +37

    Masha Allah mugadisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💘💘💘

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 года назад +1

      Wll Subscribe ii saar Chennal Waa iga Cosi 3

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 3 года назад

      Walal mcn subscribe isaar fadlan walal mcn
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

  • @nasriinahmed1771
    @nasriinahmed1771 3 года назад +28

    Shadiyo manta mid ka darn kuu imaady😂

  • @FNA941
    @FNA941 3 года назад +2

    Wlhi halka youtuber oo aan stress release ii waa kaan 🤩👏 thanks shaadiya

  • @shadiaabdalla6791
    @shadiaabdalla6791 3 года назад +8

    Baabajeey wlhi funny waaye💕 i think inuu filimaanta turjumo

  • @fardwsocadiweli6142
    @fardwsocadiweli6142 3 года назад

    Baaba jey iyo dhaadiyo walee qofkii isku helo farxad bishaas oo dhan waa faraxsanaanaa waa idin salaamay dadkeygiiyow

  • @cashomoalim6893
    @cashomoalim6893 3 года назад +4

    Masha allah shadiiyo sharaf farxad ku noloow keep going 💗💗💗💗

  • @mahmuodali8164
    @mahmuodali8164 3 года назад

    Muqdisho way quruxbadantahay illahay nabad waarta sii dad ka somaliyedna inta ugargaar amin

  • @hassanmohamuud1081
    @hassanmohamuud1081 3 года назад +32

    Shaadiyo please abayo farhiya somali caawi share out u samee

    • @teamtayzirofficial6490
      @teamtayzirofficial6490 3 года назад +1

      Wll Subscribe ii saar Chennal Waa iga Cosi 1

    • @carafey3113
      @carafey3113 3 года назад

      Qalbi fican Lee dahy Masha Allah ilahay haku deysto dhib haka dhowro 💯😊😊

    • @nicimaibrahim5459
      @nicimaibrahim5459 3 года назад

      Ha caawi shaadiyoy farxiya somali

  • @Saaboali
    @Saaboali 3 года назад +9

    Shadiyo waa qof ka kaliya aan u farxo mar kaa daawado 😂😂❤❤🥰🥰🥰abayo hore usoco guul aya kuu rajey naaa insha allah🤲🤲🤲🤲💪💪💪❤❤🥰🥰🥰

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 года назад

      wll iisaar subscribe Adoo raaliya

  • @adnanmohamed6803
    @adnanmohamed6803 3 года назад +14

    Baaba jeey qosol ayuu igu dilay wllhi🤣

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 3 года назад +6

    Shaadiyo abaayo maslinkastoo baaba jey nookeen kal iyo noogu qosol siiyay🤣

  • @sahrosheikh487
    @sahrosheikh487 3 года назад +6

    Ciyaarta bari hadad galmudug guusha u rajeeneso like baac igu sii

  • @mohameddiraac43
    @mohameddiraac43 3 года назад +2

    shaadiyo noo soobadi baba jey shekadisa iyo wiilo wlhi waa qosol weligay sida uma qoslin aan kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @bahjaabdiwali5766
    @bahjaabdiwali5766 3 года назад +6

    Miskiin wiilo walgu galay wlhi shadiyo apa dar alla kuu jclhy jeclan lahaa inan halmar ku arko i.a

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 года назад +2

    Walhi ninkan shactiro socoto wayeh shadiyo malin kasta noso gali 😃😃😂😅😅🤣🤣🤣😅😅😅🤣🤣😂😂😁😁😁👍👍Hada videowi kale so firsade🤣wadnaha shadiyo abayo mar kasta sogali😅😂🙏please

  • @najmaali1307
    @najmaali1307 3 года назад +10

    I am first my sister I love you keep going ❤️❤️

    • @umuamiinchennel2486
      @umuamiinchennel2486 3 года назад

      Fadlan wall ilaaheey dartiisa subscriber ii saar waacodsi😮💚❤❤💚😜😮😮😮😴😔😔😔😔😔😔 ruclips.net/video/oUnHY59A_40/видео.html

    • @umuamiinchennel2486
      @umuamiinchennel2486 3 года назад

      Fadlan wall ilaaheey dartiisa subscriber ii saar waacodsi😮💚❤❤💚😜😮😮😮😴😔😔😔😔😔😔 ruclips.net/video/oUnHY59A_40/видео.html

    • @aragsanindhouroon3716
      @aragsanindhouroon3716 3 года назад +1

      @@umuamiinchennel2486 wan ku saree isaar

    • @umuamiinchennel2486
      @umuamiinchennel2486 3 года назад

      @@aragsanindhouroon3716haye abyo

    • @umuamiinchennel2486
      @umuamiinchennel2486 3 года назад

      @@aragsanindhouroon3716 ana wan kusary

  • @nuranih1758
    @nuranih1758 3 года назад +4

    Baba jey Iyo shaadiyo ishelay Wallah Qusul nafta igaqaaden 😂😂😂😂😂

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 3 года назад +9

    Daawadayaal Video gii ugu shidnaa video yada baan daawanaynaa 11:41pm . Baabajey iyo shaadiya sharaf iyo dhammaan asxaabta kale salaama dad qalbi wanaagsan baa tihiin waan idin taageeraa.

  • @ABDIYG
    @ABDIYG 2 года назад +2

    Never get old this video I swear am just watching every single day makes me laughing from Sweden 🇸🇪

  • @sacdiyaxusein9479
    @sacdiyaxusein9479 3 года назад +3

    Shadiya adunka ugu jecla kaftankeda io shekadeda 🤣😂baba jey igaga dare 🤣 inoso badi plz 😂

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 3 года назад

      Abayo mcn subscribe isaar fadlan walal mcn
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 3 года назад +2

    Shadiyò sharaf Dumashi sharfan guleso inşhallah adban ku Tagera wlhi waxan rajeyna Qaraxo Time one day inaa kula yesho Dalka malinta imado 🥰

  • @maryanmohamedsandkids9191
    @maryanmohamedsandkids9191 3 года назад +6

    He is so funny, shaadiyo abaayo I want see him again

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 года назад +1

    Inta jacel xapiip keena mohamed scw like

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 3 года назад +10

    *Shaadiyo baaba jeey noogu cazuum mar walba"* 🤣

  • @abdiwalihassan1733
    @abdiwalihassan1733 3 года назад

    Baaba jey waan fuuray wlhi keeb going sxb qof cadi ma tihid

  • @mohamedbashirsharif5650
    @mohamedbashirsharif5650 3 года назад +3

    0:48 wadanka wuxu meel lagaadhi laayahay idinko kale aya kunool oo yasitaan kudisheen.
    Warya Europe io wadamada kale ee aad shegeyso maxey nadheer yihiin dadkooda umba dhistay oo israacaye.
    🇸🇴💙💪

    • @cabdaladayax6822
      @cabdaladayax6822 3 года назад

      IntAs in bay nadheeryihiin inay dadkoodu dhisteen anaguna aan isku mashquulsan nahay

    • @mohamedbashirsharif5650
      @mohamedbashirsharif5650 3 года назад

      @@cabdaladayax6822 Haahey wll inaga danteeni seegnay oo qaranimadi qabiil iyo quudhsi xumi kubadalanay

  • @maankayare1219
    @maankayare1219 3 года назад +1

    wllhi saan uqoslaayay caloosha ixanoontay babujey wllhi waa qof shac tiro badan waaye 😁😁😁💯💯💯💯💯💯🤣🤣🤣🤣

  • @Maryama4545
    @Maryama4545 3 года назад +16

    What papa jey mudane koraay suu u jilaye buu dhaqan kizi Yeeshay😂😂

  • @omarabdullegarabey435
    @omarabdullegarabey435 3 года назад

    Shaadiyo sharaf geeb going walashey cawa qof kaa qosol badan kentay wlh hhhh

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 3 года назад +10

    Waaa dhinty wlhi mnta kooraay inuu joogo ayaaa umaleenoyaaaa wlhi bilahi 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣daba ha iiga qabanin dabo maqabiye 😭 dhinty

  • @boqoradareercllaahi9540
    @boqoradareercllaahi9540 3 года назад +2

    Baaba jey qosola igu dishay wllhi ilhy haku xafido wllkey 🥰🥰i.a waxa rajeyna ina mar wlpo kaso.muqan doonto channelka shaadiyo

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 года назад +3

    Xamar wakudhalane maxa u aqoonweyney hhhhhhhh iyaaa was aminsanahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂✌️lacagta root aaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈alla Kan wai fuuriyey🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamdikhalif1119
    @xamdikhalif1119 3 года назад

    M.a baaba jey walalkey iyo najiib iyo c/fitax reer bulaxubey walalo is helay alle ha idin dayo shadiyo sharaf adigana wan ku salama alle ha idin dhowro

  • @najmahannie9388
    @najmahannie9388 3 года назад +5

    First one shadiyo love isaar qurux

  • @yurubnoor9374
    @yurubnoor9374 3 года назад

    Kkkkk walahi qosolkii aduunka wanidinsalamay shadiyo iyo babajey iyo wiilo wanidinjeclahay huuno ❤❤❤❤❤❤

  • @asad-n6u
    @asad-n6u 3 года назад +17

    Qofka ugu horooyey ayaan ahay ilaahey dartiisa like isaar

  • @faaizaibraahim6274
    @faaizaibraahim6274 3 года назад +1

    Shaadiyo abaayo mcn marwalba lasoo duub video baabajey funny waaye alle ha xafido wllkey❤❤❤

  • @najmaahmed1517
    @najmaahmed1517 3 года назад +6

    I love guys so much 💕💕💞💞💞keep going qosolka waa iga dhameeyaa

  • @rahahuseen864
    @rahahuseen864 3 года назад

    Hhhhhh reer shadiyo sharaf wan idin jecelahay wlhi xalay ayan ku riyonayay adigo isla jogno muqdisho adige lee ijec leysiiso wlhi abayo illaah ha ku xafido adiga iyo family kaaga

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 года назад +12

    Baba,jeey soobadi nin kaa daran asagaa laga arkaaye afkaa ku daalaayo wlhi

  • @barnicabdisiidow1431
    @barnicabdisiidow1431 3 года назад

    Shaadiyo abaayo marwalbo noo kiin baaba jey waa iga cudsi magaceyga waa barni cabdi siidoow

  • @hibocabdulahi7709
    @hibocabdulahi7709 3 года назад +4

    Ninkaan markale noso qabo qosol miran waaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @caawiyefamily9814
    @caawiyefamily9814 3 года назад

    Mashallah wlashey shadiyo adiga awal saa iga qoslisid qaati ka taagnaye, baabujey maa nogu so daraty, abootoy qosolka iga dhamesen,

  • @hawoluckyoffical3129
    @hawoluckyoffical3129 3 года назад +6

    M,a baba jey wlhi wn jeclahay no Soo badi kkkkkk fanny hadhow gacmaha eey imarinee kadib ada cuntay aa idhahee miyaa kulahaa kkkkk😂💯

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 года назад +1

    Wlh blh baabajey waa ninka Somalia ugu qosol ka badan 💯🙏🏆🤣😢😄😃🤪😜 war RUclips u fura yaa ila mida 👍👍👍💯💯💯

  • @shuushuubbe1436
    @shuushuubbe1436 3 года назад +33

    Shadiya qurux bdn ilove more💖🔥💋

  • @sucdimohamed1647
    @sucdimohamed1647 3 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wllahi xanaaq i haaye waa iga qosol siiye baba jey umadeena ma ahay funny waaye qofkii ag joogo no stress waaye ✌️😀😀😀

  • @zahraabdullahi30
    @zahraabdullahi30 3 года назад +4

    Ayy shadiya inta tageero kuu ah uhoreeyaa❤❤❤❤

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 года назад

      wll iisaar subscribe Adoo raaliya

  • @ifrahmuhidin4346
    @ifrahmuhidin4346 3 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 baaba jeey umadeena mahan baabaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Wiil_tuulo
    @Wiil_tuulo 3 года назад +15

    Baabajey Prank ku samey😂😂

  • @muhanadahmed3749
    @muhanadahmed3749 3 года назад

    Malagu gaadi kari ciyaal suuqthy kulhaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣baba jeey legend ku taagersanhy
    Shaadiyo adigana wllshy waa ku wataa 💖👌💪💪💪💪💪💪

  • @samaarasheikh8393
    @samaarasheikh8393 3 года назад +4

    Walahi been maaha wiilo qosolkeda io korkeeda isma lahaan😂💖

  • @faaisoyaasiin8108
    @faaisoyaasiin8108 3 года назад +2

    Baaba jeey chanal asi leyahay in lo furo waye shadiyo cdy

  • @xafsaahmad1757
    @xafsaahmad1757 3 года назад +3

    Hhhhh wlhi waligey comment kamabixin RUclips kaga abyo wiilkan babajey qusulka naga dhamaday plz soo soocili wiikkan hhhhhh

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 3 года назад

    Baaba jeey xalay dhan saan u qoslaayay dariski xitaa waan kicin gaaray , shaadiyo sharaf adi iyo baaba jeey noo soo Badi

  • @mostafeturkey3305
    @mostafeturkey3305 3 года назад +3

    Shaadiyo baaba jey youtube haloo furo hanoo loo kala kiciyo
    Like inta igu racsan

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 3 года назад +1

    Shaadiyo sharaf qosolka iga dhamaaday ninkaaan baaba jey adiga ayuu 10 ku dheeryahay asiga iyo cabdifitaax yare isku balami jafowgii aduunka ayuu noqona😆😂😂

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan3984 3 года назад +19

    Wiilo caadi aa loo jafay 😂🙈

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 года назад

      wll iisaar subscribe Adoo raaliya

    • @hafsahassan3984
      @hafsahassan3984 3 года назад

      @Queen Yaaska Channel wa ku saray wall

    • @hafsahassan3984
      @hafsahassan3984 3 года назад

      @@Worldnewertv wa ku saray wall

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 года назад

      @@hafsahassan3984 Thank you so much wll

  • @samiaabdilahi5101
    @samiaabdilahi5101 3 года назад

    Baba jy Noo Keen mar mar shadiyo waa madxa jafoowga waa ka helay😅😅😅🤣

  • @salmosalmoshariif4298
    @salmosalmoshariif4298 3 года назад +38

    Abyo malinksto noosowad baabajey

    • @shokanafilms6576
      @shokanafilms6576 3 года назад

      Walal mcn subscribe isaar fadlan walal mcn
      ruclips.net/channel/UCp5xt12bfZ6XE2driPtkdEw

  • @zeinabmohamed5468
    @zeinabmohamed5468 3 года назад +1

    Shadiyo Awlaki hore saad iiga qoslineysay hal kili eber inoqotey hadana baba Jeey oo kaadaran nookeentey ilig uguma harin walhi funny yaa tihiin keep going kabahiina lama gishinkaro will babajeey shaadiyo😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @goldaofficial338
    @goldaofficial338 3 года назад +5

    shaadiyo abyo wiilo ayado cuneyso lee aragnaa 90 inay socon weysaa 🤣

  • @abdisamadahmed5267
    @abdisamadahmed5267 3 года назад

    Hhhhh baba tan jalato mii mise jab rooti waaye waxaan 🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😀😀😀 ar walashey shadiya nosobadi muqalda baba jey

  • @mushtaqmjamac
    @mushtaqmjamac 3 года назад +7

    M.a muqdisho my♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️ koray aya igu sodhacay

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 года назад

      wll iisaar subscribe Adoo raaliya

    • @mushtaqmjamac
      @mushtaqmjamac 3 года назад

      @Queen Yaaska Channel wan kusaeay subscribe abayo

  • @nuohalimohammed6493
    @nuohalimohammed6493 3 года назад +1

    Wlhi ninkan funy man wye m.a
    Ani hadan muqdisho joogi lahaa malinkasta cazumi lahaa runtii hadal lagu qoslo laybi kuhadlabe
    Koraaay ninkan maaa ufasiraayeyna codka musasalka
    Mudane umarsey😂😂😂😂😂

  • @mankahomeboyz9451
    @mankahomeboyz9451 3 года назад +7

    Fany baba hey. nosobadi mise RUclips halofuroo

  • @caishadoobiyochannel343
    @caishadoobiyochannel343 3 года назад

    Wlh waa fuuray Cade maah babajey sharaf ku nolow aaqirana jano amiiiiiiiiin

  • @fadumiincadey4639
    @fadumiincadey4639 3 года назад +3

    Waa meel shidan shaadiyo meela shidan adaan gugu ognahay 👌😜

  • @xxgachaloserxx2559
    @xxgachaloserxx2559 3 года назад +1

    Keep going sis wlhi muuqaaladaada aad ayaan u xiiseyaa😊🥰 smile everytime

  • @nawaalmohamed8787
    @nawaalmohamed8787 3 года назад +4

    Mugdisho meel an ku hamiYo inan tago ❤❤❤❤❤❤

  • @haliimabarrow1204
    @haliimabarrow1204 3 года назад +1

    😂😂Qosolka nagu kala jarteen babajey iga gaarsi salan boqortooyo queen shaadiya 🥰