KING CK OO XALAY AROOS AHAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @kaaarls3643
    @kaaarls3643 5 лет назад +620

    wxan necebahay dadka ku raadiya magaca allah iyo rasuulka iyo quraanka liketa ku raadiyA
    all wxan idin sheegaa soo waantooba
    been idinma sheegaayo channelkan ayan leeyahay linkigaan taabo 👉 ruclips.net/video/iSuBaC69mzA/видео.html
    "lkn kuma qaraabanaayo magaca allah inkastoo uu awood u leeyahay wax kasta hadana ma oronaayo inta nabiga jcl like isii" ruclips.net/video/iSuBaC69mzA/видео.html

  • @daauudxasan2153
    @daauudxasan2153 5 лет назад +185

    Inti sugeyso ck arooskisa👰inay aragto like yaaleygu dhaafin 🧡💛💓❤💙💞💗💝❤💕💖💕🧡💜💖❣💟💌

  • @nafisonafta6399
    @nafisonafta6399 5 лет назад +187

    Cawa anaa aros ah asxabey isoo duceeya inaa illah igu nageeyo oo owlad kheer qaba kala helno asxabey mahad sanidiin

  • @ahmedkaloos7152
    @ahmedkaloos7152 5 лет назад +56

    Kow kow hadana kow kow
    Odaxaayow ar waa raagtee iska guurso aryaa😂😂👋🔝

  • @farhad5541
    @farhad5541 5 лет назад +90

    CK & LB
    WA TAGTEEN WLHI CIDNA NIMA GAARAYSO CADAWGIINA HAJABO
    BEST AFRICAN RAPPERS ❤
    SOMALI🇸🇴 WORLD MUSIC❤

  • @ashaabdi4284
    @ashaabdi4284 5 лет назад +2

    First person like

  • @yahyeahmedmohamed2321
    @yahyeahmedmohamed2321 5 лет назад +43

    Hhhhh lilbalil inu europe ku fcnyhy inta argty like ta so qarxi

  • @kariimajaamac7430
    @kariimajaamac7430 5 лет назад +2

    Wwww bero welcome back inshallah hor marficn inshallah boqorka you tube ilahi hakudhayo ammiiìn ck iyo lilbalil hero of Somaliya ❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘

  • @alphabandz12
    @alphabandz12 5 лет назад +113

    Ck wll heesta cusub waku nuure cml qofki ila qabo like

    • @bushraali5580
      @bushraali5580 5 лет назад

      Waa nin qaliinka ku waashay ck waa nin caana ee dadka masaakiintaa haceebayn

    • @bushraali5580
      @bushraali5580 5 лет назад

      Ck arooskiisa maba qarsoomayee yaa aaaminaa kaas

    • @bushraali5580
      @bushraali5580 5 лет назад

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi anaa dhihi rabay ck maadaama aad laguu rabo kafaa idayso afar aroos aduunka aad qabsatidee

    • @bushraali5580
      @bushraali5580 5 лет назад +1

      Ck fanaan ha noqon runtii waa aaqiro seek barnaamijyada xiisaha lahaa wad

    • @kamalkeit7074
      @kamalkeit7074 5 лет назад +1

      Hhhh war nio waa ta koobaade magacaaga waad ku ciyaarty ta labaade kheyrka jeclow tidhiye lkn adi mxad amaanysaa....amakaag!!
      Jafowgii CK kugu dhace ka raali noqo😂🤣😂🤣😂

  • @naxwomaxamedaxmed4366
    @naxwomaxamedaxmed4366 3 года назад +1

    Ck yoow haddad guursatay ciyoow miyeeguu guuriyeen🥰💕💞💓💗🙊🙉

  • @salwasuzuu2442
    @salwasuzuu2442 5 лет назад +6

    Wnba xanagey markan arkey ck ooo guursadey 🤣🤣🤣maseer cml intii ck tagera like ku qabtah suuxe

  • @anwarsadad5830
    @anwarsadad5830 5 лет назад +2

    First one

  • @doogleproductiontv3761
    @doogleproductiontv3761 5 лет назад +52

    Wixii ck taageero like dhac ha igu siiyo

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 5 лет назад +10

    When i see u both Together, i am so happy, one love guys ❤❤❤

  • @qallakhan9637
    @qallakhan9637 5 лет назад +85

    King ck caawa qofki koowad ahay like isaara hee team ck

  • @badrudiinvideosfilms4459
    @badrudiinvideosfilms4459 5 лет назад +1

    Inta ck u aragta in wax xun lagu sameeyey like i dhaha

  • @teamsuldaandureed1766
    @teamsuldaandureed1766 5 лет назад +12

    King ck dadkaan waxey jecelyihiin inaad lamaano yeshato

  • @raskaboy7096
    @raskaboy7096 5 лет назад +4

    Ar ck cawa abtetka lafuratay kk😁
    Waxa su,aal goorme guurse nio🤣
    Pro waa iga kaftan😊 keep going😍 lbx😉

  • @farhialadanofficial7304
    @farhialadanofficial7304 5 лет назад +105

    Ck aniga like kuu bilaby 5 watching Maruusa zxpta idin away su yaac

  • @lunanuh2146
    @lunanuh2146 5 лет назад +8

    waalidka in la ixtiraamo waaye waa runtiin ck iyo Lb 💙😍😍

  • @maxamedcabdisamed9815
    @maxamedcabdisamed9815 5 лет назад +8

    Ck maalmahaan asaa isku mashquul.san 😂😂🤣 odey xaayow keep moving

  • @cabdillaahibalamballetube5662
    @cabdillaahibalamballetube5662 5 лет назад +1

    CK & Liil baliil horumar wcn sxbalyaal keep going

  • @muniirahmed1977
    @muniirahmed1977 5 лет назад +72

    Hhhh bro inaa guursataa moodayee hambalyo dheh islahaaye😂😂✌️

  • @zoyaahmed3712
    @zoyaahmed3712 5 лет назад

    Ck waan naxsana markan arkey sawirka waxa aan is laha ado taken arooska ck ayuu dhacey big brother keep going

  • @aizhadiamond7561
    @aizhadiamond7561 5 лет назад +4

    Yaa ar xee tahy anaapa iihii iihii 😂😂😂😂😂😂😂
    Ck mi pro ku taageera pillahi keep going 👏

  • @simanibraahin7941
    @simanibraahin7941 4 года назад

    Masha allah ck iyo lil balil horey usocda waan idiin taageraa

  • @ifrahyusuf8390
    @ifrahyusuf8390 5 лет назад +4

    Waraa lil baliil is cute yaah🙀

  • @saabiriinaazaadteamck9281
    @saabiriinaazaadteamck9281 5 лет назад +1

    Hhh ani aroskan marumeesan sababtoo ah islaanta team bigoorad ii la egtahay ck waataqaaniin falaq falaq soo ifiireye oo daalay iska kaftan keep going ck and lp😍😍😍

  • @nashaadwehliye262
    @nashaadwehliye262 5 лет назад +6

    Ckyow waad iga badisay ninka kaliya ee isku heesaa tahay 😂 horay u soco

  • @alidiamond1002
    @alidiamond1002 5 лет назад +2

    Ck goormee reaction kabixinee nin RUclipsr ah oo marwalbo reaction kaabiyo waa nin ajaanib ah
    Magaciisa waa #powers

  • @maslaaxmideeye8991
    @maslaaxmideeye8991 5 лет назад +4

    Hhhh RUclipsr wax badan subscribe aya igu washeen aniga markan wan ku walan raba waa sheekhina zakuukah

  • @haniqqueen1423
    @haniqqueen1423 5 лет назад +1

    Ck ciid ku oyaysa maleh wllhi raag kaqiimo bdn wayjogaan kasharaf bdn haysqadaan ck oky 👍

  • @anasyare8420
    @anasyare8420 5 лет назад +9

    Ck iyo liil baliil sxpyaal wanii aminsanahay hora usocda kuwa niihawaa ray mucjiso ilahey haku rido

  • @aminacabdi8529
    @aminacabdi8529 5 лет назад +1

    Masha alh wlhi waxad na tusteeen qiimaha sxptinimada ay ku dhehantahay ixtiraaam iyo jecel u midba midka kle u qabo waxad ka dareemaysaaa marka ck laga been abuurtay lil baliil waxa u garab sinayey sxpkiisa ck ck na waxa u ka warwarsanyahay hadii u arki laaha liil baliil abihiisa marku arko videoga lala wareegayo social mediaha run ayu moodi laha ilayn waa waalide ck wuxu ka xumaaday beenta laga abuuray sxpki lil balil hadana liil baliil wuxu ka xumaday beta laga shegay sxpkiis walhi waan farxad ilmeyay markaan arkay sxptinimada wanageeda ilahay ha idiiin siyaadiyo cadawginana cagta hoose ha maro horena usocda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucdifunny6442
    @sucdifunny6442 5 лет назад +14

    hhhhhhh alla waafuray labadan qof waa labo qof oo qalbi fiican waa intagersanah wllhi

  • @dunidacusub3170
    @dunidacusub3170 5 лет назад +2

    first taageere

  • @Kadarba_poi_official
    @Kadarba_poi_official 5 лет назад +45

    Waan Aroosay Iyo Saana😂 Maxaa Niyada Maa Ku Dhisane🤦‍♀️

  • @dheymantahassanabdi1778
    @dheymantahassanabdi1778 5 лет назад

    Inad gursato walobahanyhy wallkey ck alle mid qerqabto haku sahlo team kaga waxey suganba wa in an aragno owladada insha Allah

  • @xusnicade3127
    @xusnicade3127 5 лет назад +23

    king ck the one and only

  • @dabaadi
    @dabaadi 5 лет назад +1

    Asc sxb Ck brother hal midaan kugu amaanaa big respect kiugi haayaa markay timaado gabar ama you don't cross line mar badanaan ku fiirsaday
    Lil blil igu salaan

  • @muniir_official
    @muniir_official 5 лет назад +11

    🤣Kkkkkk aar liilaaa reaction soobixi saaxib qosolkaagan kuheysanaa😂

  • @layloqueen3043
    @layloqueen3043 5 лет назад

    Aboo ck hanu arosin yaad naga mashquline qosalkan iyo shactaradan jiiro aan gole yey galine😁😁😁intas waa iga kaftay hormar wcn wllka ween🙋‍♀️❤❤❤👈

  • @rahmasheikh8662
    @rahmasheikh8662 5 лет назад +16

    Inta ck naag shukansanin ogatey like ha i saarto

  • @asliaska8940
    @asliaska8940 5 лет назад

    Ninkeedi madaxa ka cuney kulahaa 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
    King ck funny😍😍😍
    Full respect pro✊

  • @kingcrcadde7362
    @kingcrcadde7362 5 лет назад +10

    Wcs ck keep going abti

  • @mahdadheemanmahdi322
    @mahdadheemanmahdi322 5 лет назад

    Ck iyo LB wllaladayda aan dar ilaahay ujecelahay keep going prothers
    Lkn azxaapeey walidka yaan laga nixin intaa ka dip ck hmmmmm hore u ma arag hada markaan arkay hmmmm inta ooyday ku jiray kaftan.com wllky horumarkiinu waa noo muhiim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @maaweeladacaruurtaofficial8895
    @maaweeladacaruurtaofficial8895 5 лет назад +42

    ani uhoreeye like ii saar inta ck jecel vlogiisa Aqyaarta

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 5 лет назад

    Xasbiya laah adeer noo daaya aad bn utageernaye Viva team lil team Ck nolada

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 5 лет назад +17

    Qfka wxaas sameeyey wlhi wx fcn ma uusan sameynin waan ka xumahay ck lkn sxpow suudka cadaanka wlhi wd ku qurxoon thy hdd arooseysid suit kaas cml lee xiro qash😂😂😂😂

  • @Sooyaalka_wararka
    @Sooyaalka_wararka 5 лет назад

    5 daqiiqo kun iyo sedex boqol horumar wacan lipaax sare king ck

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 5 лет назад +20

    Hhh ana ugu horeyey ar ck wlo beentoda ha ufirsan
    Subscribe isaar

  • @nutrafaden8115
    @nutrafaden8115 5 лет назад +2

    Asc ck keep going bro wan tageraa mashallah.. aryara subscribe iso sara hada ilahay taqanan thanks

  • @xilkokiin2920
    @xilkokiin2920 5 лет назад +3

    Anaa ugu so horeyo ck love u naag kle kuuma ogoli yaaqe

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 лет назад +2

    Ck LB keep going 🎤❤️❤️🎤💯💯 lil balil war miran ayu noqde ck ninka maxa sisay xididka warka mad goysay wilka idin jcliya my duma LB iyo Ck ❤️🎤🎤💯

  • @Ganeeyfunny
    @Ganeeyfunny 5 лет назад +25

    ILHY DARTII subscribe IIGU CAAWIYA SOMALIYEY 🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴☝️🇸🇴

    • @maryamaruunchannel6176
      @maryamaruunchannel6176 5 лет назад

      Waankuusaaray isaar

    • @danuu3067
      @danuu3067 5 лет назад

      Waku sarya walaalo adigana isaar

    • @danuu3067
      @danuu3067 5 лет назад

      @@maryamaruunchannel6176
      Abaayo waku sarya adigana isaar

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 4 года назад

    Dadka idn jecel baa badn lkn qofb si uun buu idn jecelyahy ee naga soo dadjiya arooska ck 😂😂😂😂😂👏👏👏👏

  • @hakinhaji9094
    @hakinhaji9094 5 лет назад +35

    my fans fadlan subscribe saara channelkeyga cusub mhdsnd🙏🙏

  • @liibanofficial2517
    @liibanofficial2517 5 лет назад

    Intii rasulka is jacel like isaara

  • @cukashahmed3462
    @cukashahmed3462 5 лет назад +56

    Cwa 100 like hli grisyo wligy ma grin

  • @suldaanofficial6110
    @suldaanofficial6110 5 лет назад +2

    Kkķ. Nio dadka ayadoo nool aa lees nabaaa hadii la dhinto kwrn. Keep going pro. Duma .nucey donto ha ahaato wn soo dhawey neynaaa. LIIL BALIIL FANAAN AAN TAAAGEERO. PRO HEESAHAAGA canjal ayaan ku dhageestaaa not by mobile nio tagero qaaas kuu ah. Somali music over the world.

  • @ayuush2723
    @ayuush2723 5 лет назад +52

    oday xayow tole yuu arosay😂 ck arosay waxan ka baqaa habenka kowaad arooskisa inuu kow kow igu wad waa igu socotaa hee😂😂 i

  • @mahameddeeq3027
    @mahameddeeq3027 5 лет назад +1

    Ck sxbow mad ka dhabeysid arooska waliged mashey rabto haka dhacde

  • @deqahassan3359
    @deqahassan3359 5 лет назад +4

    😂😂😂😂😂😂 damn run u maleynayay wa yaryaraaday naxdin le mustaqbal wanagsan ku rajeyneyna unuka team ck ahaan ebow

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 5 лет назад

    Masha Allah Wlhi Ck Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @faadumobarow6286
    @faadumobarow6286 5 лет назад +5

    Hhhhh unuka bisa subi karno♥️♥️♥️🇸🇴🥀👨‍❤️‍💋‍👨saxibo qurux badan Masha Allah ilahey ha idin desto

  • @ishqiharuun6787
    @ishqiharuun6787 5 лет назад

    wan baxena barlin tagena reacen sobixinena wan bashalena lil baliil king ck 👑 fanka cid kle kama dawado xaqiiq wan idin jeclahay hormakina ku farxa sanahay wan idinku fana insha allaah wan idinla kulmi dona ❤❤

  • @faatuushabdirahman6225
    @faatuushabdirahman6225 5 лет назад +25

    Ck salman Khan ka somalida waye inte naag qorta ugu geliseen🤣

  • @Iguwaalo
    @Iguwaalo 5 лет назад

    Hhhhhh Alaah idin xifdiyo horey u socda 🙏🙏

  • @zira.rahmanhamze4065
    @zira.rahmanhamze4065 5 лет назад +4

    Keep going proTher

  • @hanashoinacali39
    @hanashoinacali39 5 лет назад

    Ck waa qof kaftan badab waa wiil Somali ah waan taageera ani ahaan ck odixayow wanku tageeraayee ma ogtahay hhhhhh ck waa wiil fcn

  • @alicalimuxumedchannel2686
    @alicalimuxumedchannel2686 5 лет назад +5

    Waa ceeb waxaas oo kale ilahay ha laga baqo insha allah

  • @anisocabdulle8656
    @anisocabdulle8656 5 лет назад

    waan idin salaamay team ck isoo duceeyo wllayaal waan xanusanahy

  • @muusecabdi5234
    @muusecabdi5234 5 лет назад +27

    Inta wllky ck inuu guursado jecel like ii saar

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 лет назад

      Daadir lucky walal macaan igu cawi subscribe thanks

    • @muusecabdi5234
      @muusecabdi5234 5 лет назад

      @@ummalikchannel7154 hye abaaayo waan kuu saaray keep going

  • @furqaanahmedsalim3137
    @furqaanahmedsalim3137 5 лет назад

    Waa runtaa bro somalaay guryaha sunadi nabiga scw ku dhisan ha duminina plz ilahay ka baqa wiilku haduu gursado wx xun oo qar somaya maha ee shaydanka nara

  • @munaibraahim1267
    @munaibraahim1267 5 лет назад +14

    Muraad ayan leyahay iso duceeya walalahey inu ilah i fudadeyo 😢😢🙏

    • @mahamedjama5483
      @mahamedjama5483 5 лет назад +1

      Allah haku fudeyo iyo dhamantena musliminta dhaaaan

  • @abdialiak6603
    @abdialiak6603 5 лет назад

    Wll mcn alle hakudaayo aniga ahaan waxaa iithy walalkey mcn ookale wan kujeclhy

  • @saacidproduction9995
    @saacidproduction9995 5 лет назад +14

    Mnta wlh qof iga horeya melh😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭like ha ila dhafin ado i arkayo

  • @cabdisamadxasan4047
    @cabdisamadxasan4047 5 лет назад

    Ck wlhi wa ku aminsanahahy bro qosol socdo aa tahay adi dhan😂😂😂🙏🏽💙💙

  • @sahrasiiraofficial6361
    @sahrasiiraofficial6361 5 лет назад +10

    ck lil balil wan idin jeclahay walhi idin ma necbani alh idin xafido wallhey qaliya

    • @Waahenrealestate
      @Waahenrealestate 5 лет назад

      Wll SUBSCRIBE igu soo aduunka asxab laysku yahaye yahaye

  • @munishmohaz5928
    @munishmohaz5928 5 лет назад

    Walahi lilbalil iyo ck markan isku arko wanba jeclahy wa dad qalpi furan runti illah haidin barakeyo

  • @updirahmanahmit2689
    @updirahmanahmit2689 5 лет назад +6

    King ck ino Haldor Yahay inta igu raczan like bac igu sii❤

  • @canabcumar1434
    @canabcumar1434 5 лет назад +1

    Hhhhh King Ck qoftaaad arosto farxad ayeyba Ku nolanee ileen adaba farxad ka sameysa. Alle haku siyadiyo hbnka aroskaga qoftaad kow kow igu socotaaa aba dhihi lahedba aba filaaa farxad Ku nolow wlky mcn

  • @nuuxak7official804
    @nuuxak7official804 5 лет назад +3

    subscribaaa rabaa ani 😹😹😹😹🤣🤣xoogwaa ma ahan team.ck like wash subscrib wac igu cimaamado

  • @sumayadauud
    @sumayadauud 5 лет назад

    😀😀😀😀😀😀😀😀 xalay kaligaaa maa sariir jiiftay anagane waxaan islaheen ninka odoy xaayow ahaa madaxa wuu qostay laheen😀😀😀😀😀😀😉

  • @lailalove614
    @lailalove614 5 лет назад +6

    Ck ana kugu Heysto Heysto nambarka iso baas😂🤣😂🤣😀

  • @Ilyaasz
    @Ilyaasz 4 года назад +1

    Keep going

  • @sharmakeabdirashid6193
    @sharmakeabdirashid6193 5 лет назад +8

    Liil baliil markuu Europe imaday farinka hdlka uu furtay stresska kenya 🇰🇪 muu la,amusnaaa

  • @saamhassan4628
    @saamhassan4628 5 лет назад

    ck taas waan kadiday photo shop caadi ufashilmay qofkii sameeyay sababtoo ah dhagta sifiican ufiiri

  • @leeelmino1711
    @leeelmino1711 5 лет назад +30

    hello waan idin salaamay Tiim ck

  • @nasriinaomar3694
    @nasriinaomar3694 5 лет назад +2

    Ck aroos usadisey qeyr waye bee asxbta like isaara plz

  • @AhmedAkrpoduction1
    @AhmedAkrpoduction1 5 лет назад +30

    WllYal subscribe IsaRa alle Hamigiina Ha idiin Rumeeeyeee😢

  • @sihaambashiir5026
    @sihaambashiir5026 5 лет назад

    inta oo xumaan radi leheed qeer radi ck wan kujeclahay

  • @apdiziz7821
    @apdiziz7821 5 лет назад +12

    2.1k
    103 comments

  • @cabdullaahiaxmedbile4448
    @cabdullaahiaxmedbile4448 5 лет назад

    ck iyo liil baliil hormar wacan

  • @ssbchannel8773
    @ssbchannel8773 5 лет назад +6

    Labo Qof Aan ku Deyda Wlhi Serius Ck io Lil Baliil Aa Idin Aamizanhy

  • @kaltuunmuuse8662
    @kaltuunmuuse8662 5 лет назад +1

    Hadi an garanayo meeel ad joogti wan kugu iman lha ha isdhin kumeter mey radinysa ama layk eee Adi ba ku dager snhay kaw dheh waxn Ku lheyhay cadwgaga uma jabtid ee hore o soco ba ku leyhay ❤️❤️

  • @salaadcalidhuhulow218
    @salaadcalidhuhulow218 5 лет назад +3

    Libaax nooloow

  • @dheemandhalad442
    @dheemandhalad442 5 лет назад

    Wooooow liil baliil qurux badan 😘😘😘

  • @zaakirmohamuud2568
    @zaakirmohamuud2568 5 лет назад +3

    Ck iyo liilbaliil somaliland imaad wllo