Ilaahow qalbigeeda si naxariis ah ugu soo jeedi ,hoyadeed in ay aad u jeclaato allaha u kaso insha allaah marar badan ayay umu salwa ooysey ee gabadheeda jaceyl allaha u galiyo qalbigeeda dhibaatadaas intii ka danbeysana maalin bey ka shalayn doonaan qeyr badan ayaan idiin rajeynaa uma salwa ,seygeeda iyo caruurteedaba ,intaasna waxay ku heshay uma salwa baryada allaah❤❤❤
Alxamdulilaah Umu salwa inaad heshay caruurtaadii dhib maleh wixii dhib loogaystay ilaahay qalbiga ha i qaboojiyo dadkii waxaas oo dhib ah sabab u ahaa ilaahay haka jazeeyo aduun ama aakhiro mid in looga jaro baan ilaahay ka baryaynaa. Xaajigaaga wanaagsan oo ku caawiyey ilaahay khayr hasiiyo. Gabadhaada ilaahay qalbigeeda hakuu soo jeediyo qalbigana rabi ha u dejiyo
Salwa yr Alla ha .uqapojiyo qalpigeda xanun wy argtay inanta yr dumashiga iyo Ayada carurta sas ula dhaqmay Alla ha so saro inkarta salwa iyo saluxudiin waxun Alla ini baad Adunka kusilca ilahybaan ini baryee Abaha dhaly oo doqonka .Ahna Ala cimriga haso gapiyo wlhi waan ka naxy salwa yr umu salwa inanta yr markasta usheeg inay digriga padiso saliga nbiga scw scw scw
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️☝️
اللھم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Scw scw scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤
Scw
Scw
Masha Allah umu salwo Allah ku barakeeyo adiga caruurta iyo xaajiga ❤🎉🎉
Ilaahow qalbigeeda si naxariis ah ugu soo jeedi ,hoyadeed in ay aad u jeclaato allaha u kaso insha allaah marar badan ayay umu salwa ooysey ee gabadheeda jaceyl allaha u galiyo qalbigeeda dhibaatadaas intii ka danbeysana maalin bey ka shalayn doonaan qeyr badan ayaan idiin rajeynaa uma salwa ,seygeeda iyo caruurteedaba ,intaasna waxay ku heshay uma salwa baryada allaah❤❤❤
waad mahadsantahay soodhawada team farxiya farxad ❤kunolada inshalllah uma salwa amuuraha alaha kuhagajiyo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Alxamdulilaah Umu salwa inaad heshay caruurtaadii dhib maleh wixii dhib loogaystay ilaahay qalbiga ha i qaboojiyo dadkii waxaas oo dhib ah sabab u ahaa ilaahay haka jazeeyo aduun ama aakhiro mid in looga jaro baan ilaahay ka baryaynaa. Xaajigaaga wanaagsan oo ku caawiyey ilaahay khayr hasiiyo. Gabadhaada ilaahay qalbigeeda hakuu soo jeediyo qalbigana rabi ha u dejiyo
Allah ha u dajiyo qalbigeeda gabadheeda aamiin
Allah inantaada qabigeda Allah haku
Soojeediyo dulmiga Kuwii galay Allah
Degdeg hawoga soo ifiyo
Amiin ya rabi illahow qalbiga u qabooji❤❤❤❤❤❤ inshallah qeer
ilaahay ayaa ugu baraayaa inuu gabdha qalabi ugu qawoojiyo
Ilaaahay qalbigeeda hauqaboojiyo❤❤
Allah ha u dajiyo qalbigeeda gabadheeda
😭😭😭 wlhi waxanun qaybtan caway salwa qalbigeeda Allah ha u qaboojiyo dadki kadan beyeyna in carurta la silciyo calaamo allah haka so ifiyo
Ilahey qalbiga gabdhada ha uu qabojiyo
Illahey waxaan kaaga baryaa dhibaato aan dhamaan inuu luqunta ugaliyo ayne dareemaan xanuunkey ku marsiiyeen ilmahane illaahey hakuu soojeediyo
Salwa yr Alla ha .uqapojiyo qalpigeda xanun wy argtay inanta yr dumashiga iyo Ayada carurta sas ula dhaqmay Alla ha so saro inkarta salwa iyo saluxudiin waxun Alla ini baad Adunka kusilca ilahybaan ini baryee Abaha dhaly oo doqonka .Ahna Ala cimriga haso gapiyo wlhi waan ka naxy salwa yr umu salwa inanta yr markasta usheeg inay digriga padiso saliga nbiga scw scw scw
Mashalllah❤alow astur dhaman 🎉inta dhiban🎉team farxiya Salan gobeed❤❤
Ilaahay gabadhaada hakuu soo jeediyo diinta halabaro inay wax kasheegto waa denbi usheeg in aabaheed kasoo xadey eedadeedna masuul ka ahayd in aabaheed xado wiilkii kufsadey Ilaahay hasoo qabto gabadh yar buu mustaqbalkeedii ku ciyaaray aabaheed nin xun buu ahaa oo gabadhiisa ninkii kufsadey guriga buu kacaydhin lahaa wuu dili lahaa gabadhiisa isagaa sabab uah dhibka loo geestey
Ana ugu horeeya
Maaha allaah aad baa ujaclahay qisooyinka abaayo farxiyo tawakal famaliga kamid ahay challenka waa dharara walaahi❤❤❤🎉🎉🎉
Aaamiiiiin yarabi😢😢😢
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashallah shukran guleso
Allow qalbiga gabadhada kuso jeedi umu salwa yàa rabi allow qalbigeeda soo jeedi yaa allah salaxudiina alle habarakeyo
Ameen ya Allah
Ilahey waxan ugu mahadina in caruurteyda aan meel xun oo dhan ugu soo fariistay
Role modelkygaa tahy youtube maiguso dhawynysaan adi io asxabtada 🥹🙄
Sodhawow walshy
Welcome 🙏 🤗 ❤
Ilahey ha ku siyo qalbiga gabadhada❤😢
Ilaahay qalbigeda haku soo jeediyo iyada wixii loo gaystay alle haka maydho
Farxiyo abayo wcs❤❤
ABAAYO ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO GABADHADA DHAWAACA SOO GAREY ILLAAHEEY HAA UU BOOYO DHAAGO
Aaman yaa Allah
Subxaana alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo
Ana ugu horeeyay 🤗🤗😊
Allha subxaaanuhuu watacalaaa qalbigeedah ha u joojeediyo gabadheedah qalbigeedah
Masha Allah sister farxiyo ❤❤😘😘
Qalbigeeda alaha kuu soo jeediyo
Aamiin yarabi 🤲
Allla jcylkeni hbo wlcme back
Layaab! Waxaan layabaa dadku dulmiga maxey ka helaan😢
Aakhiro siyaab ba taal
Abaayo adna gabadhaada allah qalbigeeda ha udajiyo😢
Anoo is leh adaa u horeeya aa arkay 2 comment oo la bixiyey😂
SAMIIRKAGA AYAA ILLAAHEEY KUGU SIIYEY
Ilahay gabadhaada qalbigeeda ha kusoo jeediyo
Qalbigeeda Allah hakusiiyo gabadhaada dadkaana illahay haka jaasaisiiyo xumaantaas
Ilaahay qalbigeeda ha u caafiyo
Alle qalpigeeda ha u soo jeediyo Allow soo hanuuni🤲
NAAGTA ILMAAHA SAAS UU GASHEEY ADUUN IYO AQIIRO HAA LIIBANIIN
Aamiin Aamiin yaarabi abayo mcn
Aaamiiin ❤❤❤❤😊
Ilaahay ayaa qalbiyada gedgediye ee ilaahay qalbigeda hasoo dubo wanaagna qabigeeda haku shubo😢
Ninkaan iyo naagtaaaa ilahy ha cadabo naaa umu Salway naagta soo garaac
Walhi ano murugsan iga qoslisay nagti so garac kulha😂tas xalaga garaca ayadaba aduun iyo aqiro kucadaba ne😅
Farxiyo ma so noqote abyo ❤
Ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢 allow qalbigà uqabooji yaarabi alla dadka qar alle kama baqayaan subxana allah 😭😭😭😭😭😭😭
وعليكم السلام ورحمة وبركاته ❤❤❤❤
Allah haku so jeediyo qalpigeda
Wcs❤❤farxiya❤صلي الله علبه وسلم❤صلي الله علبه وسلم❤
Ilhey ayaa mahd leh ❤ alh haka yela kuwi isku wara
Yaaa iga. HOreyo😂😂😂😂
سبحان الله 😢😢😢
Amiin Amiin Amiin
Nabsi bax bey heshay m.a ka meyro wixii kuso maray umu zalwa🎉😊
Illahay gadhada cudad nafsiga ha kaaga saaro ishallah
Alaahu Akbar
Yahuuu 😢😢 waxan koriyey caruur anan dhalin oo somali uun wadagno wlhi ma xumeen hdan safar adayo xita wan wataa hder wa iikoren alx
Allaha qalbigeda usojediyo
Qalbigaada alaah hausoojidayo
Allaha haku dajiyo
Yaa aalllh uu wanajii noloshaa
my dhirigalisadeyda
❤❤❤❤❤❤❤
Ilhy hausojeediyo taasna ilhy kansar haku rido
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sicuudiga gee oo tus dadkii ogaa waqtigii aad ràadinjirty caruurtda markhati ahaan
Cuqubo dag dag ale haku rido dadka masakiinta sida ugaly😢bal ilmaha iyo hoyadod sida u galy😢
Illahey qalbigeda ha usoo jediyo
Wcs abaayo macan
Farxiyo carab baa uekatay😂😂😂
Oo gabdhii lambarka uqortay may wicine waxan sugayay intaw wacayso😢
Wwwww🎉🎉🎉
❤❤❤❤
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Illahay gawadha qalbiga ha u qawoojiyo
Ax wa qiso iga ohisey 😢😢mar walba maxa hooyo somaliyeed lo dhibateya
❤
Wsc
Dulmi maficno
Illaahy hka jaro dhibkay geesten ninka io naagta la.dhalty io tii edada ahyde ninku qabyba
Ani maba iswareeri laheen dumashida xunta ah ninkeeda lee ku wareegi lahaa
Usku fikir anahy
😢 yhy
Ramadaan miyaa laxajiyaa? See camal
Ax😢
7
Asc
Wallaahi dadka qaar ee soomaalida xumaantey kugu sameeyaan markaa fiiriso diinta ayaa nece diinta islaamka wey wanaag santahay ee waxa suurad xumeynaayo doofaaradaan soomaalida soomaalida waa muslim aya lagu dhaha diinta kuma dhaqmaan islaam nimey sheektan af gabadha cuqdada wexey ugashay oo wiilka ugali weysey wexeytahay gabadha waa hilib bisil hadana waa daciif waa lakufsaday gabarnimadeeda ladhaafsiiyay wiilka mala kufsan
😢😢😢😢 umusalwa wan kaxu mahay sida lagu dul miyay sorry
Quranka baro dheh
Din se u nace hada qof islama tahay qofka iyo dinta maxa iska galay wa danbi waxad qortay
K
😭😭😭😭
Farxiyoy dharkan noca wadatid waxa gashto nagaha kaniisada ka shaqeyo😂
😂
Wa iskudeys
Darka kannada iyo kan shaqo iskuma lahan
Umuu salwa hagen kahela blz gawadas blzz😢
Aaamiiiin yarabi😢😢😢
Allha haku dajiyo
❤️❤️❤️❤️❤️
😭😭😭😭😭😭