Allah ha u naxariisto Mudo ayaan jaar ahayn ilaa geerideedii waxay ahayd qof salaad badan oo Allah ka cabsi badan waa intaan qiyaamaha la hortagaayo sujuud wayn baa wajigeeda ku taalay waana astaanta qofka ehlu khayrka ah
SHOW LAYDHA CAASHAQA SHOW LAABTA KU HAYEE LULLIMAHA SIDIISII SHOW LAYDHA RAACDEE ADAA LUMAYA EEGMADA SHOW LIBIN DAN MOODEE LEDI WAA HALDHAAGUBA INTUU LAACU MUUQDEE ANNA LAANTA UBAXA ADAAN KUU LULLULAYAA Allow kuu naxariisto Kinsi Xaaji Aadan
Allah ha unaxariisto KIsi Xaaji Adan iyo dhamaan muslimiinta oo dhan,waxay ahayd qof booskeedii oo dhan la buuxin waayey .fanaaniinta kale ee dumarka ah waa la copy gareeyey laakiin Kisi waa la keeni waayey.Gabar kasta oo heesaheeda qaada ma dareemeysid dhadhanka ku jirey codkii KIsi Xaaji Adan Allah ha u naxariisto waxay ahayd MUcjisada fanka.
Show laydha caashaqa show laabta ku hayee lullimaha sidiisii show laydha raacdee adaa lumaya eegmada show libin dan moodee ledi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee anna laanta ubaxa adaan kuu lullulayaa Show loolli dheer baan show laasha doonee caashaqa lurkiisii show maan lixaad gabin adaa lumaya eegmada sow libin dan moodee ledi waa haldhaaguba intuu laacu muuqdee anna laanta ubaxa adaan kuu lullulayaa
Allah ha u naxariisto
Mudo ayaan jaar ahayn ilaa geerideedii waxay ahayd qof salaad badan oo Allah ka cabsi badan waa intaan qiyaamaha la hortagaayo sujuud wayn baa wajigeeda ku taalay waana astaanta qofka ehlu khayrka ah
Aamin
Wow masha Allah Ilaahay ha unaxariisto amiin
Aaamiin allaha unaxariiso
Sxb Waad nasiib badan tahay haddaad Kinsi Haji Aden aragtay OO deris ahaydeen.. wlhy markasta aan codkeeda ilmaa iqabata waxaan dhahaa mar uun haddaad arki lahayd
@@moafku-xoogle8376
Allah ha u naxariisto wll
Fanaanadan codkeeda, qaabka jirkeeda iyo wajigeeaba qof dumar ah oo u eg majirto!. Kinsi ilaahay ha u naxariisto. Amen.
Aamin
كلماتُ رائعه جداً من الأستاد محمود محمد قاقا، وكنسي حاجي أدم الا يرحمها وضعت بصمتها في الأغنيه غايه الإبداع
Aamiin
Heesta waxa curiyay erayada ugu horeyay jiim oo qiso jacayal kudhacday wxana usii dhamays tiray qaaqay
SHOW LAYDHA CAASHAQA
SHOW LAABTA KU HAYEE
LULLIMAHA SIDIISII
SHOW LAYDHA RAACDEE
ADAA LUMAYA EEGMADA
SHOW LIBIN DAN MOODEE
LEDI WAA HALDHAAGUBA
INTUU LAACU MUUQDEE
ANNA LAANTA UBAXA
ADAAN KUU LULLULAYAA
Allow kuu naxariisto Kinsi Xaaji Aadan
Show laydha maxaa laga wadaa ereygaas micnihiisa ma aqaano
@wejdanaabdurahman5973
Laydh = Neecaw
@@Qaraamiyahan mahadsanid
@@wejdanaabdurahman5973 leyr
AHUN xasuustii xaaji aadan wajiinga wajiinga magucuba ideeq marhaday xaaji igadhigtay anigoon xajtagin (kinsi aabeheed) rabi naxariis jano hawada siiyo insha;allaah aamiin aamiin aamiin
Aamin
Maaamadii qaranka iyo fanka Kinsi xaaji aadan mid kamid ah tiirarkii fanka soomaaliyed qurxiyay allow ku naxariiso😥❤
Aamin
Kinsi Xaaji, mid-ka-mid ah hoobaladda aan ugu jeclahay❤️💯🇸🇴
kinsi xaaji adan awxuseen ilaahay qabriga u noor aamiin
Alle ha u naxariisto kinsi xaaji aadan
Fanaanad cibadada ku wngsan ayay ahyd allena ka cabsata ilahay marti la jecel yay hakaa dhigo 😭🤲🤲
Aamin
Alle ha u naxariisto kinsi haji aden
Aamin
😥 IlHY Haunaxaristo kinsi xaji adan
2020 ❤🔥
Aamin
@@caweyskadalmar amen🤲
Allah ha unaxariisto KIsi Xaaji Adan iyo dhamaan muslimiinta oo dhan,waxay ahayd qof booskeedii oo dhan la buuxin waayey .fanaaniinta kale ee dumarka ah waa la copy gareeyey laakiin Kisi waa la keeni waayey.Gabar kasta oo heesaheeda qaada ma dareemeysid dhadhanka ku jirey codkii KIsi Xaaji Adan Allah ha u naxariisto waxay ahayd MUcjisada fanka.
Aamiin
Allah ha unaxariisto kinsi
Waa markii eegu horeysay waan jacayl la hay daa
Aamin
2020 jimce 7 August ayan dwanayaa ingoo hawl maalmeed shaqo ku jira axyaa kinsi
Kinsi xaaji Aadan Allaha unaxaariso Amiin Aameen
Aamin
Ilaahay ha u naxariisto iyada iyo dhamaan umada islaamka ah amiin ya rabi
Aamiin
Ilahay haw naxriisto oo qabriga haw nuuro janadina ha geeyo inshallah
Aamin
alahu naxariisto kinsi gbar wanaagsan oo aad u qalbi fiican ayeye aheyd
Aamin
Isla heestan waxaa koobiyese fannadda sahra dawo oo Waliba kaka dheereyse intakale waa loo dhawaan waaye malaha cordless sikale allah u sameye oo gaaraa
Alle ha u naxariisto aamiin janatul fardowsa eebe ha ka waraabiyo aamiin
Aamin
Hees aan inaBa caadi ahaayene ❤
Ana Laanta ubaxa adaan kuu lulayaa( sh ) kuu lululayaa
Heestan so qora please
I wnna to cry
Show laydha caashaqa
show laabta ku hayee
lullimaha sidiisii
show laydha raacdee
adaa lumaya eegmada
show libin dan moodee
ledi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lullulayaa
Show loolli dheer baan
show laasha doonee
caashaqa lurkiisii
show maan lixaad gabin
adaa lumaya eegmada
sow libin dan moodee
ledi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
anna laanta ubaxa
adaan kuu lullulayaa
Maaha adalumaye waa alla lumaye eegmada show libin dadmoodee afsomali ahan markaad fasirto waxay lahadleysa qof ayledahay markuu arko anoo eegaya armuu isdhahaa waad quruxbadan tahay ama khatar batahay qoftana weykaa heshey oo libin uqaataa eegmadeyda anna isagaanbo uliitaa jacayl dartiis
Shooow liita caashaqa Shoooow laabta kuhayee.ilaahoo kuuna xariiso aqaarta
Aamiin
Magaca caqaarta waa naanays ayna jecleen oo cay ah. Ilaahay ha u naxariisto Aamin
ANA LAANTA UBAXAA ADAAN KUU LULUYAA WAA ERAYADII ABWAN MAXAMUUD MAXAMED QAA QAA LAXANKII ALAHA UNAXAREESTO JIIM SHEEKH MUUMIN MUXUYADIIN CODKII ALAHA UNAXAREESTO KINSI XAAJI AADAN. AWXUSEEN DHAMAAN WAA KOXDII ONKOD EE CIIDANKA ASLUUBTA SOOMALIYEED
Aamin
Allaha u naxariisto aamiin
Aamin
Ilaahay ha kuu naxariisto ameen
aamin
Allah ha u naxariisto kinsi Xaaji Aadan
Aamin
ilhay ha u naxariisto kinsi xaaji
Aamin
Kinsi xaaji Adam ilaahay hakuima xariisto xusuus qalbigayaga kutaala
Ilaahay ha naxariisto Aamin
allow Ku naxariiso
+Hamdi Jama aamin
+Hamdi Jama Aamin
Iminka heeskan meel walba wa lagu kufsaday gabadh walba fanka ku cusub wa isaga barbarataa
Yaa ila fiirsanaya 04/ 2019
Alakuu naxariisay fanaanad cajiib ah🥰🙏
Aamin
Ilahay ha u naxariisto hooyo kinsi🙏
Aamiin
niyaw waa goorma wakhtiga ay heestan qaaday ilahay ha u naxariistee waxan moodayay inay bari hore geeriyoote
Aamin, walaal ma garanayo, kolay waa Jabuuti
Waa 2000kun ayay ahay waana imraanka
@@caweyskadalmar waa 2001dii wll anaa garanaya waana Dubai Imaaratka meeshu iyaduna kinsi waxe dhimatay/22/07/2011 maalin jimce ah ale ha unaxariisto adna mahadsanid wll
Alla yarxma mam Kinsi Xaaji Aaden
Aamin
ameen
Erayadii abwaan maxamuud maxamed qaaqaa.
Hees macan aun
Aamin
Allaah yaa raxma kinsi codmacn lahyd aduuun laguma warayo.
Allaha unaxaristo ameen yaraabi
Aamin
BOQORTOOYADA GAR XIJIS AUN KINSI XAAJI AADAN
Heestan Qofkastoow Sida Rabto U Fasilo Anu Waxaana U Qaado Lkn Aniiga Heestan Calankii Dalkeena Hooyo Oo Soomaaliya
Maxa laga wada laadi waa hadhaa guba
LUMAY.....
Waa hees qimo Lee
AUN fanaanad qaran ayay aheyd
Aamin
AuN kinsi x aadan
Aamiin
Alle jannatul firdawsa haka waraabiyo
Aamiin
Llol