Salam caleykum ✋✋ramadan mubarak horta lakin saxaf maxa kaa dhex guxaya koley aniga wxey ila tahey adna gabadh ka qurux badan ka karti badan ka fariidsan marjirtee xajiyadaada xajiso wa iga talo🙏🙏🙏
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga!
Somaliyaya bisha barakeysan ee rabadan darteed #subscribe# ha ligu soo dhoweeyo waa codsi abowe iyo abayo somali nimo ii muujiya waa mahdsan tihii 🙌🌹🙌🌙
Naag jecel ma jirto in ninkeda nag kale guursado iska daaye inuu fiiriyo xitaa lakiin haduu idhaho idhaho naag kala guursana ma udiideen gurigeygana uma dumiyeen xitaa haduu yahay qof qalafsan oon lala nolaan karin furiinkeyga sabab ugama dhigi laheen naagta uu guursadey Lakiin hal sheyyaa meesha ka baxayo lahaa xitaa haduu yahay ninka dunida igu fiican malintuu naag kale damaaciyo Masuuliyadii iyo naxariisti faraha badneed ee iga saarned arimihiisa markuu kaligey iqabay intaan ka eheen wajibaadkiisa asasigaa maa ehee xabad naxariisa ma ugu daraayi Yaa ila qabo
Teeda kale waxa layaabay gabdhaha dhahaayo ninka hadu naag iga raaco ima jeclo dhaqan gaalo ma wadatiin n.scw meeqa xaas ayuu lahaay xaasaskiisa ma nacbayn wu jeclaaa hadi ninka ilma aad udhsho o gabar kale keno oo aad uga baxdo ad neh yay yay tahay ninka kale ilmaha kugu rabo gabdhoow guurka cayaar ha umalaynina waxa saasa so qoraa was gabdho aan jeclahay wali caqligiina wax ka dhiman
Gabar🧕 kasta oo asturan 🧕waa wllshey🤗🤗🤗
Bisha ramadaan fadligeeda subscribe ii saar walaal, mahadsanid
Scw
Saxaf sagashanka naag labad le shekoysa ee ka day gabarta iyada 4dhaan ah adna jacelkan uqabo love igu sar saxaf warbadan😀
Ilahayooooow ramadanku cawa waa labee inta hartayna cafimaad nogu dhamee aniga iyo dadkeyga somaliyed amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💝💘♥️❣️❣️❣️🤍💗❤️💚💚💚❣️❣️❣️❣️
🤲Aamiin wll dhantenba
Manta barnaamijka xiiso gooni ayuu lahaa adna ku jecliyaa allah ku xafido
SaxaAf my brother guuleso waligaa wadna mahdsanthy keep going my brother guuleso waligaa wadna mahdsanthy
Kkkkkk adna tas bena.shegty.maser dartis dawaqa iska turi lahyd wlhy.lkin.ilhy qof kle kamatuso xajigaga abyo 😍
Suashan xaaskale way so lalabati
Nagadaya ina adheer mcn. Majecli.
Ramadan mubarak
Hhh chaa mamaserty aby
Masha Allah wariyaha Hadana RUclipsrka ah iyo saaxibtey adna qaali
My family guul iyo gobonimo respect forever ❣💯🇸🇴👌🏽🇸🇴💍
Masha.alaah lamanaha qarniga.wn Odin salamayaa adna.hena.walashey mcnto wn kujecelahay xaqiqatan farxad kunolada abid
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Waa fikir qurux badan abayo ani aya kugu raacsan naag dartiis inaad u baxdid ma fiicna
Adna waa miskiin Allh ha ku xafidoh Qli
Ninkan barnamij diyaar ku jiraa adnoy isku badnow hhhh
Adna ❤❤
hore u soco walalkay
Waan kugu taageray fikradaa keepgoing
Maasha allha wllshay adna caqliga alle hakusiiyaadiyo jiroojoog adiyo ubadkaaga iyo xaajigaaga saxaaf alle haydin barakeeyo
Wow wow wow I believe Adna maasha allah
Salam caleykum ✋✋ramadan mubarak horta lakin saxaf maxa kaa dhex guxaya koley aniga wxey ila tahey adna gabadh ka qurux badan ka karti badan ka fariidsan
marjirtee xajiyadaada xajiso wa iga talo🙏🙏🙏
Wlahi beenta maaha uma malaynaayo xataa hadii uu guursado adna mid gaadhaysa inu helaayo adna waa raaliyadii lashegayayba saxaafna hadii raga qaar yahay abaalkeda waxa uga dhigi lahaaba in noloshisa dhan iyada ku ag qaato shekada naag waba iska dhaafi lahaa
Good adna anigo xamajoga aankuu caleemo saaro adiga iyo seygagana Allah heys kukiin narakeeyo aamiin insha Allah.
Masha allh adna ustad saxf wan idinjeclahy alle dartis ayanidi jeclahy ilahey haidin xifdiyo famil boqortoyo salnsare 💗💞💖💗💞💗🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️
Masha Allah my sister and brother 🙏 ❤ keep going my brother 🙏
Kkkkkkk u sheeg sa xaafi runtaa saxaafi waa kuu jeedaa naagaaa u fafa ka nooysaaa adna run tay kuu sheegtay
Adna abayo keep going my siz Sifican ayaa uu hadasheey mashaallah ❤️💯
Adna mansha Allah
Saxafoow markad wareysaneeysi gabar dheh watumaa hadhihin wakumaa nimanka aya ladhahaa anigoo kuxurmeynaaya
Saxaaf wn ku bariyeynaa noo share gareey channelkeena poshale official noogu sharaf walaaltinimo soomaalinimo muslinimo thanks
Bisha ramadaan fadligeeda subscribe ii saar walaal, mahadsanid
Masha Allah adna muuqaal kan anoo saxuuranayo ayaa dawaday allaha isu kiin xafido abaayo ramadaan kariiim
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga!
Ramadhaan Mubarak to all
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
Naag nool iga dheh
M.a allah ku siyaadiyo
Mashaallah.. beautiful family ❤️💖😇💪
M.a adna xbbti allah hku xafido ❤❤
Maaaansha Allaha adna hamblyo xabbti Allah ku xafiido dhamantin faraxada ku Nolada insha Allah 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰👌👌👌🙏💐💐♥️♥️♥️💐💐♥️♥️♥️♥️
Somaliyaya bisha barakeysan ee rabadan darteed #subscribe# ha ligu soo dhoweeyo waa codsi abowe iyo abayo somali nimo ii muujiya waa mahdsan tihii 🙌🌹🙌🌙
🤣🤣🤣walahay kkk waan qoslay adna iyo saxaaf maxaa weeeye saani 🤣🤣🤣🤣💥💫🤳👌👈
Saxaaf markazta si sarbeebn su.aasha u waydiiya
Saxaf hal ku leyhy qalbiga xaaskaga dhowr
M.a waa ku wataa my barther keep going
Qofka ugu horeya an ahy oo comante bixinayo noso du ceya in ilahey naga qabto madax isku sheg yashan jawiga cawa ma saxno shartoda allah naga heyo
Mashaa Allah ilaahey ha idin xifdiyo hana idn barakeeyo
Masha allaah wareysi qurux badan
Adnaa ben badanaa hhhh indhahada maseyraa ka muqdo so jida ku tih nimcada o hada ku jiro mid ka fican ma arkayo waligis
Masha allh wllo ale hakudayo
RAMADAN KARIM All MUSLIM ❤🌙
Mash Allaaaaaaaaaaah
Allaaaaaaaah haidn xifdiyo
Masha allha tabarakal
Masha allah
Hayey naagtan rer afgooye waye wlahay lama gursa kartid meshii cideda adi jireen ayay tageysaaa asad qofta kle so naceysa ado raali ya🤣🤣🤣🤣🤣👍👍
Mashalah
Saxaaf waxuurabaa inuukafaideesto barnaamijkaan adna wlhi miskiin waaye sharafe haka hadlin qalbigaaga waxakujiro e ninka iska qabo
Nin haduba nag nag shega shekadha sax maahan
Kkkkk
Ha wlh
Masha Allah Ramadan kariim walaal keep going 🙏
Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴
Adna runtay kuu sheegtay adna massha alaah rabadaan karoiin adiga iyo fameli gaaga ♥ you
Walaahi waa dhaarsan yahay ninkan
Nin somali marka 4 kasooturo gabadhiisa inoo jawga badhasho waa kufikiraan caadadooda waaye ee Aqwaantey Adna isdiyaari waa laguu sarbeebooyahe🤣 be strong 💪🏾
Walaahi mar hadiii dhaga hadalkaas bilaawdo sheego kalaa jirto. Saxaaf warkaas jooji. Gabarta qalbika haka jabin😘😘😘😘
Maxaad u saadsanaysaan naag kale inay idinkusoo biirto. Arinkaasi Wuu xanuun badan yahay. Allah idiinma keeno
Asc cishqi family waxaan aad ugu faraxsanahay sida ay kuu garabtaagan yihiin Somalida oo idil waxaan si xishmad leh kaaga codsanaa inaad lawadaagto asxaabtaada oo aad ii sameeyso shere out waxaan ahay wll soomaliyeed oo garab kaaga badan adiga iyo asxaabtaada waxaan soo galiyaa muuqalo quruxbadan si ay ugu faidaan dhamaan bulshada waxaan leeyahay hadaf dheer waxaan ubaahnaay inaad igu caawiso waxan ku kalsoonahay adiga iyo asxaabtaada waxaan rajeendoona adiga iyo asxaabtaada in aad ii rumeendoontaan rayadeeda Allah idin sharfo waxaan sugaa Mar un inaad arki doontid fariinteda oo kasoo falcelindoontid mahadsanid
Sis aan ku saare ii saar
Asc walalahyg qalig aah fadlan🙏🙏 iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh waa cood sii niga imady walashin Ramadaan kaarim ❤❤
Masha Allah habo Allah ha isku kiin barakeeyo.
Adna wlahi waa raaliyo dhaba qalbigeeda waa nadiif ee saxaafaw iyado kale inay kusoo marto lagama yaabe plz qalbigeda dhawr shekada naag kale inaga dhaaf uma qalanto gabadh lala aroose
Wlh saxaaf nasiib aad ledahay hadaa adna qabto ee kadaa naagta aad mar walba niyadada uga jabineeyso xaskaaga
Masha allah 👍🥰Wlkay saxaaf hore u soco adiga iyo marwadadabo💋😍🤞🤲
Saxaaf iyo adna suaal maseer ma jaceylbaa mise waali?
Woooooow mashaallah ❤️ sikuwara couples ❤️
Maaasha allah 🥰🥰🥰🥰🥰🤣🤣
ManshaAllah keep going my family
Masha allha
My Favourite capsules....♥️🥀Noola Apid...🥰❤Ramadan mubarak 🕋🌙
May may 11 sano hadi aan isqabnay oo asiiga nagkale damcay wu iifuraya sideebaan ulajoga adna may may wuba iga xiisay jabiiga ayuu iga badaalanoyaa
😂😂😂 nin aa intas dhan isla noleden oo ad nolosha wax ka barty ma nag iska siine wle lkma yabo ani tas wlley ninka nag ha uku tagin tarded
Manshaalah adna way taha Momada Malaysia manshaalah keep going walashey Mcn Iyo saygada manshaalah beautiful family 💓
Nin gurigiisa dumiyay miyan dhisi kara mise qof iga tegay miyan isku nanaba hatu nag radsaday adigo joga miyan so jiita
Jawaabtaasi waa maya
ASC abaayo adon iyo saxaaf waa idin salamayaa jawaba walaashey adno jawabtaada waa sax 👌🥰❤️
mashaa allah isku wara lamanha
Amiin yaarabi
Mashallah family Qurux badan Allah haidin xafido aaaamiin dhamanten
Naag jecel ma jirto in ninkeda nag kale guursado iska daaye inuu fiiriyo xitaa lakiin haduu idhaho idhaho naag kala guursana ma udiideen gurigeygana uma dumiyeen xitaa haduu yahay qof qalafsan oon lala nolaan karin furiinkeyga sabab ugama dhigi laheen naagta uu guursadey
Lakiin hal sheyyaa meesha ka baxayo lahaa xitaa haduu yahay ninka dunida igu fiican malintuu naag kale damaaciyo
Masuuliyadii iyo naxariisti faraha badneed ee iga saarned arimihiisa markuu kaligey iqabay intaan ka eheen wajibaadkiisa asasigaa maa ehee xabad naxariisa ma ugu daraayi
Yaa ila qabo
Adigana nolol xifaltan iyo farxad laaan so kuma jiresid sis aniga wax walbo waxa ka horeyo cafimatkeyga ninkeyga hadu nag kale gur iskadaye shukansado xita waxa xaqiqsanaya ino irabin anymore nina irabin waxa ula si jogaa qalad
Abayo Anaa kula Qabo,sidaad shehtay waa Qof Qalafsan ,oon waxba naxariis ,laeheyn wyo ,horta,Qof calaf uun isku kiin kenay,jaceylna ,Adan isu guurasan ,waa nolol Adag ,iyado ,xata ,biilka lagu siinayo ,Ayuu dhaqan ,xumo kukula dhaqmayaa,wyo ,waa Qof ,leesku kiin jeclady ,Adona Arag ,Ama lakulmin ,is guursaten ,walibana xaga Qaraabada ,ka yimd guurka ,hda ilma habred baa nahay wiilka iqabo ,8sano !Ayan la noolahay ,lkn inaa xaaskisa Ahay,iyo inaa ,shaqaa lihisa ,Ahay ,ma o,gi xata Ani ,wayo waa Qof 8sano oodhan ,buu iga ilmeeysiinYey ,Naxariis daro ,iyo diinta uu Kuyar Awgeed ,manta Ayn ka shaleya inan caruurteyda ,udoorin ,Aaabe Aan AN FACEYN,,waallhi hada naag buu ila guursaday,lkn dhaawacyo badan ,kadib intuusan guursan,baa ka duceysatay ,inu Alle jaceylkisa ,yar ,uu sida beent ,eh iigu beerey,inu Alle iga madoobeyo ,si An ugu naxariista,Nafteyda,Alxmd hadana wan AQliyeysatay,chalanchina ,Lama,galo ,wyo nafteyda wan ku kalsonahay ,wana haystaa caruurteyda,Ayaga Awgood ,ban usabrayaa,Asigana xiligoo ,yimaadana ,wan Arkaa xiliguu ,katakana waan Arkaa ,Buqna ,iskuma furo ,wallhi ,maseerna ,Ayeeyo Ayaba iiga duceysay ,inusan igalain ,happy Alxd.taktaye yaa ku tabay ,waye ninkas ,marka nolosha weysoconeysaa ,wax tagay ,waxa kuu muuqto baa ka weyn walshey ,naag daraded waliga Loma dumiyo ,Ayada le ha yabto ,xaasinimo ,u fhadhi Lee waye ,naag waa cadaw gaaga ,Aby
@@naimaabduqadir9906 mash Allaaaaaaaaah
Been maaaah wlshy Allaaaaaah cawliga hakubarkeyo
Ubdanka iyo sayigag
Baari Allaaaaaaaaaaah hakaga dhigo😥💋💋 sabar marksta wlshy mcnto culeyskasta fudeedkadabeya
Kum aqnin lkn qorlkaga isjiitye
Dhmn musoimiinta Allaaaaaah haisjecley siiyo
اللهم أمين❤🙏
Saxaf haLay ayan kuruyonayii familkina an lakhlmey🤗
Asc wllo
Adna waa igu rayi wlh.
Ani waxaan dhahaa naag shalah imaaty jaanis ma siinaayi .
Minyaro lee ahaan kartaa.
Lkn naag kaligeed laqabo ma ahaaneyso.
Xtaa ninka hadaan nacay ayada ju adkeeyn naa balaaayada.
Asc waakhariib
ما شا الله
Aroos cusub ma waligeed la.ahaaana hee somali caqligiina ha shaqeeyo
Saxaaf dhiba ka dhaaf adan waa boqorada dumarka walalo ka dad dhiba walalo qali
Allow degananta Adna igu Deeq mancha Allh
Mashalah adna naag adag ayaa tahy gurigada nag lokama baxo wa runtaa
Adna Fikrada inaa dib isugu noqotid ah hadii naag lagula guursado Yasmiin ayaad ka faaiday wa inaad xustaa madama fikirkagi hore ay badashay
Kan xaas kale uu ku waashay
Masha alah 🥰🥰🥰🥰😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wakhti nin ahaa maxay ka wadaa adnha
Ramadan karem 💔🌙🌙🌙
Ilaahow qofkasta oo adiga dartaa subscribe igu saara gacantisa irsaaqad xalaala soogali
Sis ii saar aan ku saare
@@abgey wankusaray
Saxaaf wallkey malesiya inan imado ayaa rabaa saxafow maxaasameyaa cidna maijogte oo adi iyo abayo adna ahayn waainbaryaa waxlee iisameya tagerihana ayaa kamid ahay Allaana cadowgina idinka ilaliyo nolasha maincisho lamanaha aanjeclahow
adna waxaan sugnaaba waa saxaaf oo guursaday iyo baroortaada
Anigu waan jecelahy Labo isjecel🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕👌💞
Masha allah 😍😍😍
Walee waa tobabarty saxaaf adna
Teeda kale waxa layaabay gabdhaha dhahaayo ninka hadu naag iga raaco ima jeclo dhaqan gaalo ma wadatiin n.scw meeqa xaas ayuu lahaay xaasaskiisa ma nacbayn wu jeclaaa hadi ninka ilma aad udhsho o gabar kale keno oo aad uga baxdo ad neh yay yay tahay ninka kale ilmaha kugu rabo gabdhoow guurka cayaar ha umalaynina waxa saasa so qoraa was gabdho aan jeclahay wali caqligiina wax ka dhiman
Sida isku cateneyso aya ubahanahay ishee abaayo 🙏🙏🙏🙏
العلماءُ الحب😂😂🥰🥰🥰🥰