RAALI GELIN: Waxaan aad uga xumay dib udhaca ku yimi barnaamijka Todobaadkii hore Mashquul awgii, lkn Hadda kadib Barnaamijyadii wa sideeni hore waad mahadsantihiin.
Waa gabadh aad iyo aad u caqli badan waxaan kuu rajeynaa guul Gabadhan iyadoo gabdha ayaa ay weliba tahey dhakhter koley caqabado wey ka hor yimaadeen lkn hadafkeedii wey gaadhey
Wllo waa talooyin fcn insha allah Wan samayn doonaa kolay qof walba meel aanu cidna ka garanayn ayuu tagi Karaa Wana dhibaato weyn wllo ilaahay ha ku xifdiyo oo ha ku dhowro aqoontaadana ha ku siyaadiyo
RAALI GELIN: Waxaan aad uga xumay dib udhaca ku yimi barnaamijka Todobaadkii hore Mashquul awgii, lkn Hadda kadib Barnaamijyadii wa sideeni hore waad mahadsantihiin.
Drs. Hibaq Bubal waan sugaynay 2 weeks Thnkz wllo
Drs. Hibaq Bubal
mahad celin aad u balaadhan
Drs. Hibaq Bubal نحن بانتظارك اختي فلا تخلينا ننتظر أكثر
وشكرا لك
Drs. Hibaq Bubal thank you for prepared and presenting this program and I got a lot of effort wlhi I like your program
Drs. Hibaq Bubal tnx
Mahadsanid macaliN
Ilhy haku sharFo
Waa gabadh aad iyo aad u caqli badan waxaan kuu rajeynaa guul
Gabadhan iyadoo gabdha ayaa ay weliba tahey dhakhter koley caqabado wey ka hor yimaadeen lkn hadafkeedii wey gaadhey
Waa talooyin aad u fiican oo macquul ah
mhdznid Drs Hibaq Bubal
Waa runtaa wllo Wana talo uu Nabi muxumed scw uu inoo sheegay in waxa aad haysata ka muuqdaan
Magaceey waa anas xasan dagan muqdisho Anikoo maalinmaaha kamid ah baarbaraya YuoTubeka ayaa waxaa ka dhex argay muuqaaladaada midk kamid ah wixii maalintas ka dambeeyeyna waxaan ku xirmay chenalkaaka runtiina waan ka helay moowduucyada aat kahadasho waad kumahad santahay Hadii aay dhacdo inaa hargeesa i mado waxaan noqontoontaa qofka uku horeeya aan soo Booqdo inkastoo aan garaneen halka aay ku taal goobtaada shaqo sidookale waligeey matagin Hergeesa waad ku mahadsantahay 100%
egumkhh
Thanks
mansha allh wllo drs hibaq runtii barnaamishyadaadu waakuwo dhaba oo taabanaaya quluubta dadka oo idil markasta oo aan fiiriyo barnamish aad leedahay runtii waxbadan iiga kordha waad mahadsan tahay dr alle hanoo kaadayo wllo qali
Manshaa-Allah Mahadsanid
Dr Hibaq
Mash allh drs hibaaq qof dhiriglin wngsan
Drs.Hibaq Bubal جزاك الله خيرا جزا
Mansha Allah. Alle haku xafido
walshy Dr's hibaaq bubal jasakallah khayr in badan ayaan ka faa iidaystay shukran
Masha allah drs hibaaq bar naamishka aad ujeclahay lkn waxa aan jeclaan laa in aa helo meel aa kala xariiro barnaamisho aan kula wadiga lahaa
Wllo waa talooyin fcn insha allah Wan samayn doonaa kolay qof walba meel aanu cidna ka garanayn ayuu tagi Karaa Wana dhibaato weyn wllo ilaahay ha ku xifdiyo oo ha ku dhowro aqoontaadana ha ku siyaadiyo
Mnsha allh dr hibaaq
Mashllh thanks drs
Hibaaq aad ayaa ugu xiranahay barnajiyadad mashallah xagaas kasii wad abayo
mahadsanid wllo
barnaamijkaagu aad ayuu ii xiiso galiya
Masha allaah jazakalaah qyr shukran abayo
Aad ayaan kugu mahad celinayaah wllshy DR hibaaah sida fiican ee ad noogu soo gudbiso dhacdooyinka dhiirigalinta leh
thanks ukhtiya alle dardis ayaan ku jecelhy
masha allab walshey waa sax
Allah yahfidka ukhtii jazaa Allahu khyran jazaa
Alle haka jisa isiyo wall🙌🙌🙌
Maansha allah wall cymru sharer ayaan kuu rajaynayaa
دكتور هباق شكرا لك وشكر لهاده نصحية
Hafsa Jama Osma حفوصه روح الي صفحتي ستلاقين اشياء يعجبك اكثر
Mahadsanid walal
Jasakalahu kheyr hibaq
masha allah
Hibaaq walashay jazakalah barnamijkaan aad baaan ugu xiranahay
mashaa alaah hore u soco hibaq
Mnsha allh drs
Jzkallah kheyr xvvti
mahadsanid drs
شكر كتور هبقا جزك 😊
Hibaaq nollow qof qaaliya thy 😍👍👈👈👈
jazaka allaah
Shukaran walale
Tnx hipaaq ad ban chanelka igu xirnahay hore usoco horey
Mansha Allah Drso nolw
Maan sha Allah
Masha alllah
Drs hibaaq buubaal waxan raba inaad tallo isiiso sideen kuula soo xidhidhi kara
Diktoorayso Hebaq❤✌👌👍👏
*AllE ha Ku raali geliyo waad i raali gelise#
mashallah wll drs hibaaq
Msha allah walal kma daalo barnamijyadaada allha ku xafido waxaa tahy dhiiri galiye kudayasho mudan waan rajeynaya ina kula kulmo malin un insha allah
Alle haku shurfo wll
mach Allh Walashay Hibaaq Bubaal jiroo joog Abid Wllo 😍😊
mnsh Allah
wlshy qli
Alle haku xafido
Mnsha allah
Masha allha waa sax
Wllo waxaan ahay wiil dhalinyaro ah ilaa 20 sano waxaan rabaa inaan noqdo qof magac iyo maalba isku darsaday wll waxaan jecelahay ganacsiga hada 1sh ma haysto sidee uga midho dhalinkaraa
Mahadsanid waan kaa sugayaa jawaab ta
kawrn 6sano ka hor bay ahayde walal wax makuu hagaaageen
hibaaq Allah yaxfidka
Mahad sanid ina buubal 😍
Hibaaq alle dartii ban ku jclnahay
Wn ku tagera dr hibaaq buubaal
M.a
JAZAAKALAAHU KHAYRAA
jazaakalaahu qer
annigana haday ii banan tahay inan wax kaa codsado fadlan iso jawaab.
Aad ayaad u mahadsantahay walal
scm wall hibaaq aad baad umahadsantahy barnamijka qaliga ah wall waxaan kaa codsanaynaa music hore ee uu ku soo Gali jirey waad mahadsantahy
Dr hipaaq waxaad tahy qof qaaliya wll Allah umada ha kuu daayo
Qalanjo Rabi Haku xifdiyo
Wllo hasye sidee ku ogaanysaa qofku wuxuu jecelyahy
Wlhy wlshy qlii hibaaq wn ka heela taloyiinkaga
🚫MUSIC
Wx batanbaan ka faa.iiidaysay thncs
hadalo fiican ayan kaa qoray Huunoh *Sharafey* Nolow.
wllo hibaaq ilaahay cimrigaaga ha barakeeyo
nolosheena ayaad wax ka badashay
Mahdznid wll 🙏 lkn music iSka XIR ,🙏🙏
music kaagi hore kusoo celi hno
taloyin badan kaa Faaiday wlshy
Comment
Runtii afkaartadu wayqurux badan tahay lkiin kuma haboona halkan waad mhad sntahay Good luck sometime
plz go to my page wax badan ayaad kaheleysaan
hilwa channel
masha allah
masha allah
masha allah