Iam From waaberi and I born digfeer hospital I use to go waberi cusub 1gred to 4 grade 1991 but not any more I don’t remember the city is change when I see the tv now iam in hargeysia that were my parents came from I will like to see muqdisho again insha allaha
From xamar jab jab waa beri aan ku dhashay lakiin intaa yaraa aa ka soo guurnay, Isbitaal Banaadir aan ku dhashey, waxaa xamar iigu danbaysay anoo 11jir ah 93 wali dib ugu noqon insha Allah 06.2022 aan rajeynaa inaa ku noqdo.
i am Syrian to be honest i didnt understand a word but i love the Somalian and the African music whatever they sing theres a connect with nature and they have unique voices
@@Ismail.2025 1. Afrika waa qaarad ay ku nool yihiin dad badan oo kale duwan, carabta ayaa xitaa ka mid ah. 2. Carab inaadan ahayn waxaa kuu caddaynaya afkaaga hooyo oo ah af ka duwan af carabiga. Waxaadan ahayn in la sheegto waa laga fiican yahay.
Wwwwww warkaaas aaaa I maraaa abaaaaaah fadumiina jir oo joog ciyaaal xamar lee kasa heestaanabdi good ma asaa ku fhan in uu wax ka sheego maba fahmaayo viva ciyaal xamar I'm from hurwaaaaa ♡♡♡♡♡♡
Wow! This is the first time I hear this song and I played it at my home theater with 7 speaker and subwoofer. As someone who grew up in Xamar and went to elementary school at Afgooye and hang out at Warmaxun, this lady sure takes me back. She seems to be enjoying herself and the amount of vocal that she can create in non-studio setting is amazing. Is she lib syncing, because the acoustics is astounding. But viva Fadumiina!
masha Allah sweetheart it is what it is hundred percent I give you hundreds hundreds hundreds you got the baste baste every voice and I really love it and I really enjoy I'm so glad that you saying reer aguleel iyo ciyaal xamar
I love you ❤️ ciyaal xamar from Djibouti 🇩🇯
Love you to ❤️😘 walleheen jabuuti
ree xamar waan idin jeclahay yaakhey
salaan buuran iga gudooma oo idinka timid Ogadenia ❤❤💪❤
Kkkkkkk
@@maryalex2347 🤣
Waan kaa qaadne aqwaan
@@mudahikosman4145 adigaa mudan wllo
Adunka jigjiga iyo xamar ban u jeclahy from xamar
aniga waxaan ahay somaliland balse hadalada reer xamarka waan ku raaxeysta anaga luqad maheyno waan jeclahay walaalaha xamar noolaada
😍👏👏
Caamir Qeys 🥺😍🥰❤️❤️❤️❤️🙏🏽😘❤️❤️❤️🙏🏽
Rer waqoyi inad ehen wan u dharankara cadi iska dhig
Reer xamar waa dad niyad wanagsan alle ha inoo dhaafo
Thanks
Iam From waaberi and I born digfeer hospital I use to go waberi cusub 1gred to 4 grade 1991 but not any more I don’t remember the city is change when I see the tv now iam in hargeysia that were my parents came from I will like to see muqdisho again insha allaha
From xamar jab jab waa beri aan ku dhashay lakiin intaa yaraa aa ka soo guurnay, Isbitaal Banaadir aan ku dhashey, waxaa xamar iigu danbaysay anoo 11jir ah 93 wali dib ugu noqon insha Allah 06.2022 aan rajeynaa inaa ku noqdo.
I'm from baar ubax love xamreeta waaw xamar cabdi Good heestaan wax kama shegi kartid anka lee fahmeeyno
i am Syrian to be honest i didnt understand a word but i love the Somalian and the African music whatever they sing theres a connect with nature and they have unique voices
Adam saoud Shukran
@@Ismail.2025 1. Afrika waa qaarad ay ku nool yihiin dad badan oo kale duwan, carabta ayaa xitaa ka mid ah.
2. Carab inaadan ahayn waxaa kuu caddaynaya afkaaga hooyo oo ah af ka duwan af carabiga. Waxaadan ahayn in la sheegto waa laga fiican yahay.
@@Ismail.2025 ceebey tacaala
@@Ismail.2025 we are Somali not Arab
❤❤❤❤
Hada ciyaal xamar tahay Like isaar🤣🤣
Abdinho Mohamed banaadirrrr❤️
Reer muqdishow sabra oo sabra waxaa xaqiiqo ah oo xaqiiqo ah culeys walboo gadaashiis inuu fudeed ka dambeeyee.😥💔
I'm from Waberi. Love Xamar*
Saas wye
@ام يوسف what are you saying sister
@@hussainabalaata6075 viva waaberi
Dariskiina howl wadaag.
Manoshahay
Yaaa ilaaa dawanayo 2020 farta taag ☝️☝️☝️☝️
reer xamar yaadaawanaya farta taaaga heee viva cayaal xamar
iidey aarankeed indhaha nuurkood adiga waay...
waa ku ilaal sadaa eed kuuma quuri ha ilmeeninee
adkeesa iyo alla aaminaa arinkiisa helaaye........... taagera buuxa " fadumiini "
from puntland wan jeclhy hesaha xamariga😘
Wwwwww warkaaas aaaa I maraaa abaaaaaah fadumiina jir oo joog ciyaaal xamar lee kasa heestaanabdi good ma asaa ku fhan in uu wax ka sheego maba fahmaayo viva ciyaal xamar I'm from hurwaaaaa ♡♡♡♡♡♡
2020 Hadad DawaneyZo is muji☝️
caadi ma aha walaahi heestaan kamadhargi ciyaal xamar aa ahee 😍😍😍😍😍😍
Fadumiina maxaa loo wayey Ayaanta. I miss her so much for sharing reer xamar heeso hooda.
Waaaw ciyaal xamaraan ahay umaay waan ku dugaya viiva fatumiina
Asc
Asdfgz Xzdcf wcs
Wow! This is the first time I hear this song and I played it at my home theater with 7 speaker and subwoofer. As someone who grew up in Xamar and went to elementary school at Afgooye and hang out at Warmaxun, this lady sure takes me back. She seems to be enjoying herself and the amount of vocal that she can create in non-studio setting is amazing. Is she lib syncing, because the acoustics is astounding. But viva Fadumiina!
M
I am from somalilnd
Me love somalia reer xamar
WOOW ISIII FADUMIINA I LOVE HEESAHAAADA MACANTO KEEP IT UP ABAAYO I CAN STOP DANCING ON THIS SONG WLHI DHUSH DHAC DHAC ISII LOOL
Fadumiina this song made me proud .love you my sister .
I love her smile fadumo skikh hilowle guuleyso abayo from Xamar🇸🇴👑❤️🍇🍓🍓💕🌹
ciyalka xamar oo dhan anaa dhalay viv muqdisho meeshankudhashay kusoo Barbara
Masha allah xasuus anoo yaraa dhagesan jiray markee sobaxday ciyaal xamar
haddii aanu nahay soomaalida waqooyi annagu ma heesno waan sheekeynaa lkn ciyaal xamar way ciyaraan
ABDI AZIZ. Maheyso aaa adinka leeba hees la,idinka soo gaaray
Ma heeso kulahaaa hoyga fanka cida isku sheegty sow må tihiin😆
exactly wlhi runtad kadhawajisay👍 that right i agree with you
best fanaanad xamari kadib luul jaylaani aan dhegeesto well done fadumina
It really reminds me the better days when I was back home country!! Home sweet home!
Am not reer xamar but i love this songggg 😢❤❤❤❤ imaan sugana la adeegsadaye
Orax waa dhacdaa awaar waa baxdaa iimaan sugan aa la adeegsadaa. Yaa salaaaaam. Ani ciyaal Boondheere aa ahay Tanks Faadumiina.
Waaw Faaduminta Heesahaaga Lagama Xiisaayo Viva Xamer Ilahow nabada Nooga dhig amiiin
umaa waan ku tuugaa ciyaal xamar ayaan ahaaa , yaasalaam fadumiina waa ka baxsatay xabadka i dilay iyo codka well done thanks
viiva fadumiina umaay love you ciyaal xamar
😂😂😂وانا مولودة في جده واعرف أغني الصومال زين 😉كيف
انا مولوده جدة بس أفهم وكبوت وكمان انا بنت مقديشو
Gft Ggg 😂😂😂😂😂😂💔تسوقها وربي
Faadamiini, Aad ayaad u mahadsantahay Runtii waxaad dib usoo nooleynaysaa Heesaha Banaadiriga saxda ah Ee waa waa dadka Ciyaal xamarka ah dhagohooda ku danbeysay. Mahadsanid Faadamiina
Viva Reer Xamar
Miss Fatty vcivk
guuuuul reer xamr
😍fiifa dhiiga
@@najuu1433 viva rer xamar 🙏🙏❤
@@najuu1433 saas waaye 😍🥰
I from dharkenley love xamar ❤️💯
fadumina nice song masha allah axsan cod viva faadumiina waxaa tahay kaahii fanka
Isha ka tuurtay fadumiina am from xamer weyne
Hani abdllahi Mohammed same
2019 yaa daawanayaaa
2024😂🎉
Faaaaadumiina masha allah nic song inkastoon waxba kafahmayn lakin hadana tagerahaga khaskaan ayaan ahay walal
Mxa china ma ku hesosa
Heesaha rerxamar madhageyesto lkn tankamadaalo viva fAdumina like yanlayga ilabin
Reer aay uleeyda iyo ilmo afgooyan ahe 👏👏🔥
Maasha Allaah, Faadumiina waa ka baxsatay.
Walasheey ii nooloow Naag Faadumina hakaa amaato hadii kale naag la'aan Viva
Who is from xamer??
احسن غنية
Love you fadumiina
Ciyal xamar iga dheh
heestan markan maqlo xasus ban gala qufki dawanayo 2021 lake
Fadumiiiiiiiina hott a tehey l can't stopt ur voice,,,,, rer albiyala iyo ciyal Xamaran ah waaw the best song evry
حلوه الاغنية وانا من مواليد سعوديه بس فاهمه عليها
Wow you killed it amina miina Qatar waye 👍 ciyaal xamar I'm from xamar bile 💓
I'm a proud ciyaal xamar
masha Allah
Faadumiinaaaaaa cdeeey special ayaaathy
Waaw Fadumiina
I am still listening this song in 2016.
مرا روعه انا يمنيه بس حلو صوتها مع الحن🤣
انتي يمنيه بس كيف لقيت الاغنيه.
waw
fadumina viva
So proud to be ciyaal xamar 💯❤💯❤💯
اتمنى ي جيل جديد تذكرونا بخير وان شاء الله حياتكم تكون احسن لانو الدنيا علمتنا اشياء عجيبه تعلقي في عام2024/الخميس يوليو ٢٥❤
BANADIRI AMA KOONFURBA INEY HIDIHOODA DIB UGULAABTAAN WAALAMAHURAAN INAKADHEXDEENA INAA DHAXAL ISAGATAGILAHAYN AYAA WXN DILANAA DHAQANKEENII IYO DHAXALKEENIII ✉✉✉✉FADUMIINA 💓💓💓💓💓
2024😂😂😂
Ciyaal Xamar from yaaqshiid ♥️♥️♥️♥️
I am still listening ciyaal xamar is not easy
Ciyaal Xamaraa nahee🥰
heer ay uleey iyo ilmo afgooyo aan ahay
umadaan adaan kaa i shaartay faadumiina ciyaal xamar caadi maahin best song
i am from warta nabada😍👏
Anyone else who hasn’t gotten this song.like it up
2020
Qoftaan waa ku mahadsantahay inay banaadiriga meel walba ka muujiso! laakiin luul jaylaani waa mucjiso.
اسع هيعثفغى ىينلتيى
masha Allah sweetheart it is what it is hundred percent I give you hundreds hundreds hundreds you got the baste baste every voice and I really love it and I really enjoy I'm so glad that you saying reer aguleel iyo ciyaal xamar
Ciyal hodan✊☝️❤
Whenever I hear this song I want to shake my ass lmaoooooo😂😂
kkkk good
😅😅😅😅 I was loughing for about ten minutes😆😆😆
Susu A hhhhhh shake shake
lmoa shake it
shukri Hassan
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww nice song
ABAAYO HEESAHA KALE WAXAAD KU BARANKARTAA QOLKA WALAALAHA ISJECEL E 9669 O LAGUSOO GALO 712-432-3566.
Luley Mohammed خخزم
Luley Mohammed 👍💕💕💕💕👍💕💕💕💕💕💕👌
Luley Mohammed 👹👹👹👹👹👻👹👹👰👸👸👸👲👲👲👲
Viva marka cadey
And
Fadamina
Waa ka baxsatay faadumiina afgooye hadan la aaminin intee la amaani lahaa ♥♥♥
iga dheh heer ibiyaal iyo ciyaal xamar ayaan ahya umaa ma noo wadidoo fadumiina waad ka baxsatay ish calaa hees iga dheh meehsa kasii wad heesahaaga macaan
faadumina faanada qaaliga ah viva ciyaal xamar qof aan u xiiseyo ayaa tahay viva xamar cadey
Viva ciyaal xamar from wardhigley❤
Isku minan 😂😎💞
@@Manica34 2
"Heer ay uleey iyo ilmo Afgoyo aan ahay"
fadumina aniiga weey ika badiizay wlh waan kaa daan beeya ruunti
best song ever
Ciyaaal xamar viva❤️️
Ilma Afgooye ☝🏾
Ani iyo hanu uk waxba maan fahmin lkn Heesaha xamariga wa funny wana ka helaa viva somali 👏✌️ keep it up huuno
The
Rer abiyala ii ciyal xamar an ehe imaaw wa kutuga aqal ma odidhoo waaaaw love fadumina
faadumiina axsan fanaanad
Fadma mina wan. Ku. Jeclahay
reer ebiyaale ciyaal xamar ahay wwww love Fatimiin
ciyal xamar iyo cayal kismayo waay is leyin iyo reer barawo ciza caclek fatma we love you thanks bella ...nur kista ..zoof
nice song i love this song
One Love from Xamar!
Saan aan rabaa ani viva xamar cade
thanks fadumiina
I love You my life without you my life is empty ❤️❤️🙌🙏
Love xamar am from xamar ween
dhacdayaa soo xadayaa soo tuuksatayaa codkeeda noramalitaday ka tagtay faadumiina thanks
reer koraad iska dhaafa fadumiina ma fahmi
kartiine tukulush timir gaari waaye qaraaraa
as dhahaa geel iyo goronyo lee ka seesiin ku
waas dha geesta .
Buulo jaan marko cadey minin oo osman ninkii moodo munaafaq waye, minaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa big love xxxxxxxx
Wooowowwoowow I love fadumiina
viva ciyaal Xamar from hodan🙊💋🤝🥺😫✨️💪