Beenloow, idoor been ayaad ku nooshihiin. Xasan Aden Samatar muqdisho ayuu ka soo baxay. Abwaanka heestan leh na Waa Abwaankii jacaylka Mahamed Ali Kaariye Oo qabiilka sheekhaal reer aw qudub ka soo jeeda.
Waxa uu ahaa fanaankaan mowhibo faneed ee umadda somaali u Soo dilaacday wakhtiyadii xasan aadan fanka uu ku soo biiray illaah waxan uga bariney caafimaad iyo cimri dheer
Dadka ma yaqaanan ninka sameeyay heestan. qaar baa kuleh Maxamed Cali Kaariye aya sameeyay balse xaqiiqda heesta waxaa sameeyay nin la oran jiray AHU sheekh Abaadir Oo ahaa Ogaaden Reer Isaaq.
Wll Adoo iga raaliya Muu Samayn Ee Ku Noqo Waxa iska leh Oo sameeyey Abwaan Mohamed ali Kaariye AHN Waa caan heestan iyo Sabatuu u sameeyeyba waa la yaaqaanaa wll Thnks
6 April 2023 hbeen ramadaana 11.26.... mirqaan heer aan ka caadhay caawa jirkaanban ku kaajayaa intaan suuligii ka kishiyay... inan anoo qawan kasoo baxo
Familyyyyyy system, isa sheegtayba oiridumaroo murwodumaroo YariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey iyoiyo sayged Y Qatroosliina Qiimobadan cadayYarey murwodumaroo Shamsoooy cadceed ba laga soo dhawaystaba lE Y,c
Abwaan maxamed cali kaariye iyo ustaad aways abokar goobe allaha unaxariisto xasan baashi cimriga allaah barakeeyo ❤
Alle ha u naxariisto
064661389😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😢😢🎉🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤@@aducaale328
0:53
Abwaan midhaha heesta Abaadir, waa
Maxamed Cali Kaariye Illaahay ha u naxariisto e
Adeerkay Mahamed Ali Kaariye heestan magaca awoowe Abaadir binu Ridaa ayuu ku soo qaatay. Caalimkii diinta islaamka keenay geeska Africa. AUN
Erayadii m cali kariye alaha u naxariisto
Xasan aadan waa fanaanaantii waa beri hargaysa
Waa sax saxiib ruwayadi igu Horaysay wadhaf iyo shimbir live tiyatarki hargaysa kursigaygu wuxu aha 1002. Inkasto habenki ruwayadu markay dhamatay ciyal tiyatarka hubka naga dhigay. Lakin mahadhno waxan daganeyn shacabka habenkasta qaar ayan qaqaban Jirney waayo arosyado dhan waxa lagu dhigi jiray hargaysa klub iyo miislki sarakiisha iyo fotboll ka garonki labad. Teriska. Old skol barasho wanagsan
Beenloow, idoor been ayaad ku nooshihiin. Xasan Aden Samatar muqdisho ayuu ka soo baxay. Abwaanka heestan leh na Waa Abwaankii jacaylka Mahamed Ali Kaariye Oo qabiilka sheekhaal reer aw qudub ka soo jeeda.
The legend xasan aadan samatar noolow in badan ❤🎉👋🏿👍🏿
Waaa hees qaaliya fanaan waynina qaadayo
Illayn waa balaayeeBal haddaanu soo marin yabara caashaqa
Yaa salaama alle hakuu naxariisto mamo
Xasan adan gacaliye alle cimriga haku dhereyo io cafimad kaba
Olol reenka caashaqa
Igu helay aduun Li'
Ulashada kalgacalkee
Uur nibiri iga galay
Ambabaxa talaabada
Anigoon itaal hayn
Nafta orodka raacdada
Waxay aamin igu tidhi
Sow aragtideedii
Indhuhu dooni maayaan
Anna sow ugubka iga
Maqan Eegi maayeee
Marqanka waa ibaxay wllh caawa
Maxa dhacay cawa
Legend
Zxp aniguna cawa ka daran
Waxa uu ahaa fanaankaan mowhibo faneed ee umadda somaali u
Soo dilaacday wakhtiyadii xasan aadan fanka uu ku soo biiray
illaah waxan uga bariney caafimaad iyo cimri dheer
Aashito boy xidiga xaafada
Abaadir kaariye awoowgiisa
Aniga io maxamed santar ayanu ku dhagaeysanynaa zubax hore sacadu tahy 6.00.khamiis ah 3/10/2024
Dhakhtarkii Jacaylka M C Kaariye
Xasuus madawan heestan lkn wllky o imika military ah aya qadi jirey iyago dhawra ku tartami jiren codka isna xasan adan ucod eega imika isagnba modayey🥰
Wax garad weeye
Unuggiisa qaadka
Sheekhiii alkumayow
Abaadirow soo aroori caashaqa. ❤
Dadka ma yaqaanan ninka sameeyay heestan. qaar baa kuleh Maxamed Cali Kaariye aya sameeyay balse xaqiiqda heesta waxaa sameeyay nin la oran jiray AHU sheekh Abaadir Oo ahaa Ogaaden Reer Isaaq.
Wll Adoo iga raaliya Muu Samayn Ee Ku Noqo Waxa iska leh Oo sameeyey Abwaan Mohamed ali Kaariye AHN Waa caan heestan iyo Sabatuu u sameeyeyba waa la yaaqaanaa wll Thnks
Riwaayaddii guur ama guurso ayey ku jirtay aun kaariye.
Shiikh abaadir, shiikhaal ayuu ahaa heesana ma sameyn jirin wuxuu ahaa shiikhii ugu weynaa reer harar Aun.
bal waxuu inoola yimid eeg😂
Ogaden ma xiligi aad heesahana ad marsan jirten ba la gaadhey Gabayadibad ben ka shektene
Beenloow jaahil ah. Abaadir Waa sheekhaal reer aw qudub. Waa abwaanka awoogii. Sheekh Fiqih Cumar binu Ridaa Abaadir.
Jaahil ogaadeen. Calyada ka daa Sheekhyadii diinta ku baray.
Hassan aadan samatar the best fanaan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
6 April 2023 hbeen ramadaana 11.26.... mirqaan heer aan ka caadhay caawa jirkaanban ku kaajayaa intaan suuligii ka kishiyay... inan anoo qawan kasoo baxo
Acudubillah mina sheydani rajiim subxanallah 😮
@@xaliimomaxamed4266 wllo hbeenkaa waa laygu waynaaye
2/26/2024 hamiin
SaacadU waa 3:00 hminimo
Gootu waa iskoobari korkiis(dhufeeys cml)
Jwidegan io hees degan axsan cod guuleyso hadaa iga danbeysO wll somaliyeed🙏🥰
Xasus hees mudan aniga oo iskalaji ah iyo wil an sxb nahay oo ladahaa siyad agane aya anigo school boading diganaya aya aad uda geeysani jirnay jcl xuuna wuuihayee😢😢😢
يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته. الله.
Xasan aadan ax
Midhaha Heesku inaba Caadi maha
Abwaankii, abwaanada Aun maxamed cali kaariye.
Mashaallah les chansons de Hassan Aden ont des valeurs pour moi car j écoute depuis ma jeunesse que vous bénisse huno
erayadii abwan maxanad cali kaariye laxankii xasan aadan samatar qabasho qolka keydka cajaladaha 26. 3. 1978
Waraf iyo shimbiro
Hud Hudkiii ildufeee edeyeeey nabai sueyman sow ma oran illaalaan ku maqna ayaamahan anna sow ugubka iga maqan eegi maaayo
Like my comment so that I can come back and listen to it over and over again
Here you go. :) Salam from Dallas Texas
Xasan aadan samatar❤❤❤❤
Al fanaan
YasooQad malehva, Runeey Run a badanbadan soo dhawoow QatraayEEy QaranEEy cadayyareey murwodumaroo ooriyareey RiyaQEY RasmiYEy RaysaanEEy lagufarxeeeey hadiiba, inan wax Aqooninoo kale fariidad cantrobaQash Estlyyyyyy Estlyyyyyy
Mashaalah
Well spoken
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤okkkkkk
❤❤❤❤❤❤
Very true
Samatar nooloow
Maasha'allaah tabaarakaallaha ku xafido aamiin aamiin aamiin
Familyyyyyy system, isa sheegtayba oiridumaroo murwodumaroo YariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey iyoiyo sayged Y Qatroosliina Qiimobadan cadayYarey murwodumaroo Shamsoooy cadceed ba laga soo dhawaystaba lE Y,c
❤
4.
2002
Brinseseseses boqorad Shamsoooy cadceed murwodumaroo Nicmaturabi Nicmaturabi wanicmalwakiil YariisEey fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey
❤❤
Download
Ok
Sax
Gabartan magalada miyaa kuso xirantay
Battery life and the other day I think
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Battery life and the other day I think