Ina Abti Cali Dhanto iyo Dumashideyda qali Xamda io ubadkina iskuwara abid farxad warta abid all the way from Canada🇨🇦🙂🥰🥰😍..lamane kudayasho mudan abid Faraxsanada
Xamdi guray boqorada quruxda iyo boqorka dhaantada cali dhaanto iyo wiilka abtiga u ahay shaahid yare Mncha Allah beautiful family I wish you all the best 💕♥️
Gawar walbo wey jeceshay eni sithan lo faniyo oo sithan lagu mahadceliyo lakin wa mida hesho nin aqli leh oo nin raged ah ragu garasha mawatha laho ee midku allah aqli seye moyane . mansha allah isku warA
Naagha dhahayo ninka raga waa kii nagtiisa u mahad celiyo waa oo ma soo heesnaa si aad u ogatiin nagaheena in u mahad celinay 😂😂😂in idiin maqashiino miyaaa rabtaan no marka sariirta la jiifo ayaa u mahad celiya xaskeega kheer allah siyeee jano fardoowo allah geeyo
Asc wll adiga mahadsanid wayo waxad gartay in ad xaskaga u mahad ciso kuna 10 caruurah waxay nagu dhahan maxad qabtay,maxada tahay, masha Allah ilahay ha idin barkeyo amiin 😍😍
Dumaroow dhamaantii waxa ledihin nin ragaa kanoo kala majiro iyo raga lagama wada helo mahadsanid see cml ragiinu ma dhagaxan baa oo mahadsanid Idin ma yirahdan mise Waxaa rabtaan inuu idin soo heeso ama live sogalo dhaho xaskayga mahadsand cml
Mudane aabihii dhaloow mahadssnid intii dhagaysataay mahadssnid
woww ninga rag ah waakaan xaaskisa u mahdceliyooo runtiii
Gabar markii la koriyay wax labaray ugu xooga badnayd gacanta lagaa saaray cajiib gobonimo,Abaheed hoyadeed iyo dhamaan ehelkooda mahadsanidin, Cali dhaanto beautiful song
1st Hees iyo badh Mansha allah Alle hayku kiin barakeeyo jiidhkeygii ❤️❤️❤️❤️ qoys qurux baden ❤️❤️
ILAHAY ha isku kiin daayo cali iyo xamda tusaala wanaagsan baad nootihiin proud of you ❣
Nasir Ibrahim hadan kula hadlayaa 😂✌️
Guulayso ina adeer ali dhaanto adiga iyo ooridaada xamda iyo waliba ubad kiina ilaahay ha idin xifdiyo ❤❤🌹🌹❤❤manshaallah waxaasaa kaa amaan ah.
Barsuk awoowgey magaciisa mashaa alaah magacyada ayaan ugu jeclahay
Ina Abti Cali Dhanto iyo Dumashideyda qali Xamda io ubadkina iskuwara abid farxad warta abid all the way from Canada🇨🇦🙂🥰🥰😍..lamane kudayasho mudan abid Faraxsanada
Boqorad baad tahay❤️
Walle Cali Dhaanto Maryaha Dgaqanku
Kuqurxanaa . Ilaahayoow Reerka ku ilaali
Walaal Hore Usoco Amiin
Masha allah barakalahu fiikum ali dhanto adiga iyo rerkaga quruxda badan wada wada mahadsan tihiin
Xamdi guray boqorada quruxda iyo boqorka dhaantada cali dhaanto iyo wiilka abtiga u ahay shaahid yare Mncha Allah beautiful family I wish you all the best 💕♥️
Cali dhaaanto iyo hamda guray, Shahid yare beautiful family alle haisku kiin daayo hees iyo bar 💞💞♥️♥️♥️♥️💯🌹
waaaw hees iyo baadh maban modan inu qaday heesta cali lakin wa 👌👌👌👌❤️❤️❤️
Cali dhaanto ina aboow manshallah allaha kuu barakeeyo walalkey ubo xagar camaad Jibril waaf guul gobonimo
Masha allah halyeey Cali bashiir iyo dumashi hamdi gurey dhakal farxad ku wara waxan inaga so salamaya owdanbey
M.a abtii mcn hormar wcn
Wlh Hees amaan dhaaftay rabow waxaan kaa barye igu irzaaaq ane mid saalixaa iyo owlaad baari ah
Aaaamin dhamaanten walal
Amiin dhamanteen huno
@@ladiyaomar3121 aamiin wllo rabi ducadeena hanoo aqbalo
@@MohamedAhmed-or1ow aamiin bro
Aamiin
Adiga xita mahad sanida cali dhato ❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋👌👌👌👏👏👏👏👏
Gawar walbo wey jeceshay eni sithan lo faniyo oo sithan lagu mahadceliyo lakin wa mida hesho nin aqli leh oo nin raged ah ragu garasha mawatha laho ee midku allah aqli seye moyane . mansha allah isku warA
Sofia Hassan sax
Haa abayo qatro gawar walbo wey jeceshe eni sas lo faniyo
Sax walaal waa runta
@@sofiahassan469 nin saas kuu jeclaaada alaha kuu sahlo
FCC 8
Mahadsanid walahi kalmad qaali waye si niyad hadii loo dhaho dadka is jecel jira oo joog 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Xamdi gureey wlashy qaali allha idin xifdiyo adi qoys kaada quruxda bdan
Aasia Cadeey amiin huno qaali 😍🙏🏼
Waa hees xaalad jacayl abuur i galisay nice
Boqorka codka legend cali dhaanto respect
Mansha Allah allaha iskukin dayo rago dhan San garasho umawada laha ay xaskoda ku dhahan mahadsanid ❤️❤️💞🎤
maashaa allaah xamda qali hooyo inaantaydii alle haydin xafido dhamaantiin horay u socda❣❣
Masha allaah qoys qurux badan alle haydin xifdiyo
Masha Allah
The Goat 🐐 Ali dhaanto ❤❤❤❤❤ Baarqab Baarqab dhalay
Mashaala allha
Thank you beautiful 🙏👋❤️❤️❤️❤️
Allaha iskiin barakeyo lamaano qurux badn farxad ku wada noolada1
Waaaaah waaaaaah waaaaaaah caaadi maaahin alooow isku kiindaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏😍😍❤️❤️❤️❤️❤️👏❤️❤️Nin rageeed waaye walhi
Maansha allah rabadankariim çalı dhanta marwdiisa, caruurtiisa rabadaan kariim .maansha allah
Macbudki abuurayo mahadsanid mamadi uso gorisaye mahadsanid ish calaa hees ❤💯❤✔☑✅
Ku ekaa ubadka masha allah
Agah masha Allah cali beer bad noqoten anigu gabadha bas ogaye markad kela harar daganayd
Masha alaah mabruuk cali iyo xamdi
nimaan naag leheen wa naafo allow wxn u heshesano hano weyn
Asc MashaAllah 💘💘💘💘💘💘Alowo kuxafiid ila jiin iyo ila isii kaxiijaba👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
Macbuut Allihii Abuurayoow mahadsanid wonderful 👍❤️
Ali dhaanto inanta yar u qaad dhaant
Wwww mashaa allaah waa dhaanto macaan
Faaraxeygiyow anigu ii heees 😉😂😂
Adiguna mahadsanid dumashi cali
Dhaamaan ehelelkoow mahad sanid ❤️❤️❤️👌 adigaa mudan seedi kal iyo laab kaaga qaadanay
Sanado badan farxad ku nolada my family qurux badan
M.a alaha isku kiin barakeeyo lamanaha cashaqa 🙏🙏👌👍
masha allah farxad ku waara inshaallah ❤️❤️❤️❤️❤️
Mnsha allah barakooba
Masha allah ale ha idn xafido
ww very nice brotheŕ Ali ❤💯
Masha Allaha 🙏🙏❤️❤️❤️❤️💕💕 Allaha ku xifdiyo ameen ameen
mcn sowdooy mahadsanid
Boqortooyo Cali nacabkuu ha jabo
Wooooow allaha idin barakeeyo ❤️❤️❤️
Mansha Allah Mansha allah💕💕💕💕
M,a wllyal cisi iyo sharaf kunoolaada
Reer doolaw mahadsanid
Xamda gurey waa gabdh reer dhire ah caliyaw noo ilaali gacalaw
Naagha dhahayo ninka raga waa kii nagtiisa u mahad celiyo waa oo ma soo heesnaa si aad u ogatiin nagaheena in u mahad celinay 😂😂😂in idiin maqashiino miyaaa rabtaan no marka sariirta la jiifo ayaa u mahad celiya xaskeega kheer allah siyeee jano fardoowo allah geeyo
Kkkkkkk kuwaas midhaa mahadsanida khalad ka fahmeen oo in dadka lamaqashiyey rabaan😂
Manshalah cli dhanto xamda
Jeceylkaga u qaadaya insha allah.
Wow xaq bay uyeelatay
Dhamaan ehelkeediyow mahadsanid 🔥💓
Faxing kabyar
ASC Mudane Ali Dhaanto waxaan Codsanaa dhaanto ku Saleysa Gobalka shabeelada dhexe Hirshabeele oo deg mooyinka wada tilmaameyso
Masha allah 💗❤❤❤❤❤❤💗💗👏👏👏👏👏👏
Wow nice Beautiful Familie
Mzha allah wllo qali
Guuuuuuuul
Magaca xamda wan necbaa lkin markad hesta kuqaday waban kahel alle haysukin daayo👨👩👧👧😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤
Hhhh maxaa ma lagu qabaa abyo
Dee hana nicen abayo anaga kujiceli😂❤❤
Xamdi ma nimci abahay macn baa igu wanqalay oo ila jeclaaday 🥰💋💘💕💕
Woow Xees Aman bathan😍
Mansha allah ilaahoow iskukiindaa famil qurux badan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah beautiful family 👪 Alaha idin Barakeeyo ❤❤🥰
j
Masha Allah 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🔥🔥👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Msha.allh allh haiskidayo
Faraxad wartaa my fmly❤️❤️😍😍😍
Nimanka jigjiga kasoo jeda wA GOB WALEE
JIGJIGA INTA KA RADSADO WAAYE 🤔🥰
Aniga isoo doon huuno
Asc wll adiga mahadsanid wayo waxad gartay in ad xaskaga u mahad ciso kuna 10 caruurah waxay nagu dhahan maxad qabtay,maxada tahay, masha Allah ilahay ha idin barkeyo amiin 😍😍
Masha allah xamda gurey
Dhamaan ehelkeediyow mahadsanid
Allaha iskukiin daayo
Awoowe iyo Ayeeyo
Woow waa hees iyo bar
Mabrouk manchallah
Maansha Allah alle ha
Masha alaah guuleesta
Ina abow wad laheshay nin wax fahmi kara noloshana wax ka yaqaana tahahy allaha isku kiin daayo adiyo dumashi marwadadada iyo ilmaha waxan idin rajeynanaa nolol raagta waxa tihin qoys kudayasho mudan
Wow amazing Masha’Allaah Beautiful song 👏👏👍❤️❤️❤️❤️
Caliyow armay dhantadii rooneyd kkkk kaftan lagend
Lkn dhantooyinkagi dhiga kicinayayban uxiisnay nio
very sweet
Dumaroow dhamaantii waxa ledihin nin ragaa kanoo kala majiro iyo raga lagama wada helo mahadsanid see cml ragiinu ma dhagaxan baa oo mahadsanid Idin ma yirahdan mise Waxaa rabtaan inuu idin soo heeso ama live sogalo dhaho xaskayga mahadsand cml
Alow idiin xafid adiga owlada xaskaga cali
Famil qurux badan
Masha allah
💋💋😍😍😍masha allh couples🤩🤩
Masha allah 💋💋💋💋❤❤❤❤❤
caliyow dhaantada ayaa kuu dhaantay
Manshalaah Abti Habo Allah idin xafido.
Caliyow qoyskaaga miyaa?
Haa huuno
Haa WA soyskiiisa
Masha Allah
Masha Allah noloe waliga
Mnsh Allah'
M.a
Abti nooloow inteey noolali jirto
hees iyo bar waaye