Muqdisho Yar Xaafada Islii ee Nairobi La yaabkii ka qabsaday Yuusuf Xasan ee Guusha horseeday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 163

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri 2 года назад +33

    Waa nin waxtar ah, Soomaalinimada ka dhabtahay. Weligay ma arag laakin wareesiyadiisa ayaad kadareemaysa ragnimadiisa.

    • @abdihassan5738
      @abdihassan5738 2 года назад

      Mnsha allah illahay ha ku xiftiyo

    • @camaacumarcumar8307
      @camaacumarcumar8307 2 года назад

      ASC Dhaman Bulsho weynta Soomaaliyed waxad noogu soo hagaagi kartaan daawoyin dabiic ama organic ah oo tayadoda lahubo lehna qaab loo isticmaalo iyo xadi laga isticmaalo kuna fiican ciribtirka cudurada maaraha loo wayey sida
      1. Gaaska,
      2. Baabasiirka,
      3. Sokorta,
      4. Dhiigkarka,
      5. Neerfaha,
      6 Cayilka saaidka ah,
      7. Cudurada maqaarka Cancerka,
      8. Caado wareerka iyo Dhalmo la'aanta rag iyo dumar
      8. Hiv=Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba.... Tijaabo cadeyn ah oo lahubo
      Fg' daawadani waa dabiici cadad sun ahna malahan qofwalibaana isticmaali kara xanuun iyo kahortagba '
      Insha allah waxaan isku dayi doonaa sida ugu quruxda badan inaan macaamiisha xog kaga siino haduu eebaha awooda badani idmo
      Tali iyo tusmoba nagala sooxirir wtsapp number or call numberka +254757741179

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @uhahshugri4330
    @uhahshugri4330 2 года назад +14

    Walhi Yusuf xassan. Taas aniga marqaati ka ah. Alle janadi dardowsa hakugeeeyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +12

    Thanks for sharing with us 🇺🇸 Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @tuzoosman3201
    @tuzoosman3201 2 года назад +3

    We value your leadership and service. Run ahanti EASTLEIGH wax ween Aya kabedeshe. JazakAllahu Kheyran. Markale soo laabo in SHA Allah

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @halimaabdirazak6525
    @halimaabdirazak6525 2 года назад +5

    Mashs Allah waa inaan soocelinaa mar kale

  • @abdullahibishar9632
    @abdullahibishar9632 2 года назад +3

    Tariikhdu isma qarisee, tariikhdaa kuxusi doonta mudane Yussuf Xassan👍
    Horay usoco mudane✔️
    Guulayso🙏

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 3 месяца назад +2

    Guuleyso mudane xildhiban yuusuf xasaan Alle ha ku barakeeyo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Месяц назад

    Adiguse. Ahadsanid yuusufoow martida somaliyed wad soo dhoweyseye mahadsanid yusuf xasan cilmiyoow

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 года назад +2

    Legend Dr Yusuf Xassan Waan ku Salaamayaa Long live..Bro....thanks ♥❤..scww.

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +4

    Baraka Allah Tabaaraka Allah, wa xafidakumu Allah jamiican

  • @bonkeynasiibwangan271
    @bonkeynasiibwangan271 2 года назад +5

    Walhi sax waye tas mp Yusuf xasan waa nin odey ah qeer alle ha siyo

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 2 года назад +3

    Mashallah Yusuf hasan waa nin wanaagsan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +3

    Jizaaka Allah kheyr walaalkeen.

  • @kurashmohamed597
    @kurashmohamed597 2 года назад +3

    Maashaa allaah
    Ilaahay ha ku guuleeyo

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 2 года назад +5

    Muheshimiwa yusuf Hasan ilshey hsku xafido been ma aadan sheegin aniga ayaa kula NOLA Nairobi hadana ku nool America " god pleasing Mr yusuf hasan

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @maxbuub56
    @maxbuub56 2 года назад +2

    Waa runtaa walahi anigaa makhraati kaga ah inaaad xafada islii Wax wayn Ka qabatay dhan walba cadawgaada ilaahay ha qabto Yusuf xassan sonoqo adiga oo nabad ah

  • @kingtimacade6780
    @kingtimacade6780 2 года назад +1

    Mansha Allh Alle haku sharfo masuul markale noo soo noqo adoo nabada runtii wax bdn bad ka badashay🇸🇴🇸🇴

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 года назад +5

    Masha allaha waa dadaashey ilaahey ayaa ku caawiyey Somali hadan nahay waa kula soconaa

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 года назад

    Thank you very much sir Yusuf. You did a lot for Esleigh.

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 года назад +6

    MUDHANE Allah ha Ku xafidho Somaali dgab aya Taha YOU ARE THE PRESIDENT OF ALL SOMALIANS WHEREVER THEY ARE WALAL WAAN KUJECELNAHA

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @farhioabdi5307
    @farhioabdi5307 2 года назад +2

    Allaha kuxifdiyo yusuf xasan

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 года назад +1

    Ilahay hakula jiro, Mudane yusuf xassan, intaan lugu dooran dhibaatooyin badan ayaa kajiray Islii oo bulshadeena somaliyed lugu hayay

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @kaltunadam1153
    @kaltunadam1153 3 месяца назад

    Adduunna shaaraf ugu noolow aqrina janatul fardowsa alla haku deeqo

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 года назад +1

    Masha allaha Mr Yusuf allaha ku barakeeyo wali islii waa meel qashinka lagusoo fageeyo waa in waxwen lagaqabtaa oo lagasuriyaa qashinka loona shiigaa in soomaalidu agaataan meshay maalin ku hoyanaayaa in aytahay meel ayleyihiin oo qashinka ka ilaaliyan waa inlooyeelaa dad uxilsaran oo musharlasiiyo insha allaha waa bilaahi towfiq

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 2 года назад +4

    Wow 👏👏👏

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 года назад +1

    MANSHALLAH WAA SOOMAALI XALAALA ALLE HAA KU XIFDIYO

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 года назад +1

    Yusuf hassan qer allaha ku siiyo waqtireerbad islii xildhiban ka ahed hadan waa meel urtay dadka soomaalida waa dad lacag heysa laa iin angaraney si ay u dhaqman sababto ah intii islii aragtaa garankarta waa meel ubaahan in xadaa ciida dhulka lagabadalo inta wasaqda kabadadey bayxataa madow ur noqotay barka abigu waxan dhihilahaa waa in wadaji nadafada looga wadashaqeeya inta allaha

  • @yusra2501
    @yusra2501 3 месяца назад

    Maansha allaa nolow taariiqdaa ku qori somalinawadnahad ugu qorantahay❤❤❤

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 года назад +2

    MA SHA ALLAH Mudane Yusuf Allah ka Ajarsiiyo

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 2 года назад +1

    Mheshimiwa you've really surprised me with your impeccable somali dialect despite being somali sijui!! You have really done a lot for Eastleigh residents and the entire Kamukunji constituents may Allah reward you..as voters we are with you.

  • @jmo4410
    @jmo4410 2 года назад +4

    Mashallah, congrats to honourable Yusuf, my father was one of Somalilanders came to Eastleigh in 40s and moved to Tanzania.ay his soul rest in peace. I wish all Somalian had a vision like mr Yusuf. I hope we will learn a lot from Mr Yusuf.

  • @lkraankhadarclaahi7682
    @lkraankhadarclaahi7682 2 года назад +5

    Maa shaa allaah allah haidinku garabgalo

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @amineta378
    @amineta378 5 месяцев назад

    Mahadsanidi

  • @a_afro1
    @a_afro1 Год назад

    M.a xildhibaan Yusuf , you're real somali

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 года назад +1

    Waa nin kudayasho mudan. Allah protect you and all soomaali brother '

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 2 года назад

    MashaAllah mp yusuf you make eastleigh beautiful.

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 3 месяца назад

    Maasha allah M.P. yuusuf xasaan Alle ha ku xafido, waayo waxaad u qabatay somalida SLi

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 года назад

    Waa runtiis Yuusuf xasan kheer Allaha siiyo Aamiin Aamiin.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад +8

    Waa Ruun waxa badan bada badashy solabo maraka 3 daxada ina shaa Allah

  • @fartunahmed7135
    @fartunahmed7135 2 года назад +2

    Good 👍 cimridheeralahakusiyo

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Год назад

    Masha Allah hambalyo jazakalahu khayr abalkaga wala gudi🎉🎉🎉

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад +1

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @Farow.1
    @Farow.1 2 года назад +1

    Masha Allah illahay haka abalmariyo walal

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 года назад +1

    Mashallah

  • @dekaali9686
    @dekaali9686 2 года назад +6

    To everyone saying that ogaadeen is this and that ogaadeen is leader of soomaali people and a round world that's how we do it and not saying unukaa iskalh at same time being soomaaliweyn is enough for us mashallah tabarkhall to my people learn from ogaadeen howiya how be a good leadership experience and God first 🇸🇴💙🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @chemohamed2488
      @chemohamed2488 2 года назад +3

      Wllo dnt focus what pple say against u,. Do what is good for Somalinimo, humanity and Islam.

    • @yaqubabdi9532
      @yaqubabdi9532 2 года назад +1

      Hawiye unuka leh ayay Mel kasto la tagan yahin , kubi qaxootinimo ku soo galay xata waxay leyahin unuka leh

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 2 года назад +1

    Gesi waye ninkaan masha alaah

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 2 года назад +1

    Thank you adeer waa dadaashsy

  • @Siman-01
    @Siman-01 2 года назад +11

    Ogaden galbey ushaaqeyan ayey somalida dhahan lkn maoga in ey Ragan oo kale kujiran oo somali dhan utagan 10ayu xildhiban aha i.a markale solabo mudhane xildhiban.

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 2 года назад +3

    Ilahay dhulkeena hanoo hagaajiyo Kenya
    Anogu ma lihine

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 2 года назад +1

    Asc Mp Yusuf Hassan waa kula jirnaa waana kuu duceyneynaa In Sha Allah

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад +3

    Masha Allah

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 года назад

    ASC MASHA ALLA ALLA HANA WADA XAFIDO INSHA ALLA

  • @kaltunadam1153
    @kaltunadam1153 3 месяца назад

    Ilaahey haku hifdiyo

  • @hadsanisak7714
    @hadsanisak7714 2 года назад

    thank you walal for fighting our 👍👍 Right 👍🌹🌹 and helping

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +4

    ❤❤❤💯💯💯🤲🤲🤲🤲

  • @asliahmed8232
    @asliahmed8232 2 года назад +5

    Waxaan uga marag kacayaa mudane Yusuf dhamaan waxa uu sheegay haday tahay ID in la keenay eisilighy,wadooyinka la dhisay ,Dugsiga Farsamada in la dhisa in la mideeyay Ganacsatada ,iyo in Somaligu si xor ah ugu Noolyahay Eisilghy.Mudane allah ku xafido.

    • @mohamedali-vy9hn
      @mohamedali-vy9hn 4 месяца назад

      Can I meet and be friends with a Somali girl in this neighborhood?

  • @Rip_joyboy5
    @Rip_joyboy5 2 года назад +7

    mashallah taasi waa marqaati ma toonto yuusuf hassan waxa aad ka qabatay Allaha ku xifdiyo lkn hadaa ayeey so laabteen Askarti isku xirxir jirtay dhalinyarada somalida

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 2 года назад +2

    That's true

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 года назад

    Mashallah masha masha Allah

  • @nasragure3600
    @nasragure3600 2 года назад

    Adeer mcn Allah haku xifdiyo

  • @huseenxasan3553
    @huseenxasan3553 Месяц назад

    Guuleyso ❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад

    Xasbiya laah wanicmal wakiil

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад

    Maashaalah allaha kaa abaalmariyo wanaaga dadka usameysay

  • @MohamedMohamed-uw6kd
    @MohamedMohamed-uw6kd Месяц назад

    Nin culus

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 2 года назад

    Asc Both of you I appreciate you for your interview on the update videos Mr. Yussuf governor appreciate you your time and energy What have you done for your people I know it is very hard work Together we can do with everything I remember used to lived there between 1993 to 2004 I moved here in Minneapolis Minnesota I am not even though residence their right now But is my second home I live in North America most of my family lives there I come to visit every couple years two 3 years my last time it was 2019 isli It has a lot of change since the time so let’s go build let’s go make safe nice and very clean so will be figure success also bring our children good tEducate well Not worry anything I mean they can’t go anywhere without having to worry

  • @sucadmw9109
    @sucadmw9109 2 года назад

    Masha Allah may Allah bless you

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 года назад +3

    YUSUF WAA SOOMAALI DHABA WAA NIN QARAN ALLE HANO KA XIFDIYO

  • @faizawarsame2081
    @faizawarsame2081 2 года назад

    Shugran mp yusuf xasan

  • @farava8415
    @farava8415 2 года назад

    Walahi been mahan markale sonoqo ado nabat qabo alahana ku xafido

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 года назад

    MashaAllaah

  • @ayaanbaaldahab2388
    @ayaanbaaldahab2388 2 года назад +1

    M.a

  • @TheDayib
    @TheDayib 2 года назад

    Mashaalah 100 Somali o lamida walaalkan ban u bahnahay Somali hadaynu nahay

  • @mohammedshariff684
    @mohammedshariff684 2 года назад

    A true leader indeed

  • @sabaahahmed8887
    @sabaahahmed8887 2 года назад

    Guulayso Guulayso

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 2 года назад +1

    SOOMAALINIMO BAA INA DEEQDA GEESI QARAN

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 7 месяцев назад

    Waa run hadal waxa xasuusta aniga oo habenki marka baxaya iska ilaaliyo

  • @abdulahiaydarus4174
    @abdulahiaydarus4174 2 года назад

    Ilaa hada sidi bay dadka u xir xiraan inkaar Alla haku ridee. Hal bil gudeheed ba ila labo jeer lay xiray waliba askarta somalida ah ba ugu daran

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 года назад

    Maashaa allah yusuf ilaa 1994 waraysiga waa ka helaa,markaad caydiid garaad allah unaxariisto waray sataan magacaaga maqlay halyeey horay usoco

  • @dahirahassan4100
    @dahirahassan4100 2 года назад

    Yuusuf Hassan ,aadoo weyn buu ugu mhadsan yahay wax qabadka.

  • @garascade3071
    @garascade3071 2 года назад +1

    Are you working for uhuru sir

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Месяц назад

    Islii malihine muqdishaanu lahayn muqdishona cawaanbaa gubey oodegan magaala madaxda inlaga bedelo weeye magaalo madaxda wadan kale wadan somali unoqin.aayo

  • @fartunahmed7135
    @fartunahmed7135 2 года назад

    Good Wark aabosomaliyad

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 2 года назад +7

    Cidankaas inkaray qabaan waa kuwii aan adkaarta ubartay ilaa hada 7 sano kadib Qurbo anoo jooga albabka markaan ka bixi adkaarta automatically igu so dhacaysa.
    Horta alxm adkartaas waa infacday lkn police dhan cabsibaan ka qabaa ila hada 😂

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 года назад

    Islii waa inlaga mamnucaa qashinka inta meelaha kale lagakeeno islii lagusoo dhamgareynayo

  • @amineta378
    @amineta378 5 месяцев назад

    Weligaa hay xilkaan

  • @AhmedRaandhe
    @AhmedRaandhe Месяц назад

    Taariiqda. Ayaad. Gali. Doontaa

  • @whome4851
    @whome4851 2 года назад +1

    Tuukadana ladagaalama Gaalkiisa iyo Muslimkiisaba

  • @omarmahmud8345
    @omarmahmud8345 2 года назад

    Last 34 years waa qofka kaliyo ee aan u qiray somalinimo wadanimo ay dhab katahay oo daacad ah ilaah hanoo kaa dayo mudane waa ducaysantahay

  • @fartunahmed7135
    @fartunahmed7135 2 года назад

    Wadmahadsantahay

  • @markaawiofficialchannel
    @markaawiofficialchannel 2 года назад

    Re Elect yusuf hassan MP Kamakunji

  • @fihiimakhadarfihiimakhadar5027
    @fihiimakhadarfihiimakhadar5027 2 года назад

    Yusuf. Simba

  • @kingali9800
    @kingali9800 2 года назад +1

    Somali yusuf hassan kawanagsan wali meelna xil ugama qaban warninkaas codka siiya waa somaligii oo qof ah ilahay haguuleeyo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 года назад

    Yuusuf xasanow
    Waxaad ka hadashay waa rutaa anaa kuu qiriyo Labadii kun iyo tobankii mar aan tagtay iyo maanta farqi aad iyo aad u weyn ayaa u dhaxeeyo Islii.
    waxaan kuugu daraya inkasto oo aan fulayo in aad ogtahay meeshu waa Afrika gaar ahaan waa Kenya.
    Dowlad xoog leh ee Soomaaliyeed waxay Darbi ay cuskataan u tahay Soomaalida Kenya.

  • @salmah3062
    @salmah3062 2 года назад

    Wx run eh ba ka shekeysy nin fcn ba the o somalonada ku fano ani adi ba rba ina ku codeye sandkan

  • @ashaalali1221
    @ashaalali1221 2 года назад

    Wadankin somalia maad distin

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 8 месяцев назад

    Xildhibaan Yussuf shaqo fiican ayaad u haysaa shacabka.
    Askartii waxay dib u bilaaabeen baadii shacabka ay qaadi jireen.

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 года назад

    WELIBA WAXAN MAQLAY MA HUBO LABO NIN SOMALI AH OO WATA CALANKA SOMLIA HABENKI XORIYADA IN LA DILAY LANA YIRI INTA MA WAXAD MOODEN MUGDISHO

  • @sucdish3972
    @sucdish3972 2 года назад

    Wanaagaaga lama qarin karo

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 2 года назад

    Eastleigh has no public park

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 2 года назад

    Fuleey xantii mamooga..hhhh

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 2 года назад

    Waxaas waa runtiis waxaas