Waligey ma arag nin oromo ah,nin amxaara,nin tigrey ah oo somaliya jooga oo jaajuusaya ethiopia balse waxaan arkaa jaajuusiin soomaali ah ethiopia u jaajuusaya.ha ahaato xitaa baraha bulshada muddo markey is qariyaan,haddii ay ethiopian maqlaan shaqadooda ay hore ka bilaan.
Walba aan iibsano dalka yeeynaan free ku siin AXMAARke ileen bad iyo shidaal iyo nimca walbaa ku jirta dalkeena waana heeysan weeynay ee dhaxalkeena hanalaga siiyo
ANIGU WAXAAN KAMID AHAY DADKA DIIDAN AMA DHALIILSAN IN ODAY AHMED MADOOBE AWOODII XUKUNKA JUBALAND KUSOOCELIN DADKA REER JUBALAND,LAAKIIN WAXAAN MARNABA LAQAADAN KARIN SIYAASAD XAMAR LAGA SOOXAWILAY IN JUBALAND LUGU BURBURIYO LAMA AQBALI KARO.
WAR ABI BAD IYO DHUL BAY RABAAN😂. XASAN NA WAA OGYAHAY IN UU KU SHICIN IN UU BAD IYO SHUL BIXIYO. MIDA KALE ABI MABA AAMINAYO XASAN TUUG OO UU OGYAHAY IN UU QAWL LAHAYN😂.
Kenya iyo Ethiopian waxaan kula talin lahaa murankan dheradey aa somaliya silooso afjero besha irirsamale iyo besha darood iney loodiyariyo dagaal ay kukala baxaan oo ah mudo shareco looqabto si ay u kala adkaadan taas bey nabadu kadhowdahey
Aby Ahmed waa nin caqli badan wuxuu rabaa xoolahan waxba aqoonin oo saqiir siyaasadeed ah in uu saxiix ka qaato ayuu markuu ka helo joogitaanka somaliya ayuu siduu rabo somaliya ugu soo qulquli doonaa mida bada ayuu is afgarasho uu mudo so soconeyso ayuu ka saxiixaya
War ogadanow ilmo adeer yallow maxaad u xoog badan tahay walaalhan daroodka kali ah,,,laakiin xassan biliqo iyo moryantesh ma la dagaallami kartian ,iska ooya aderyal 😂😂😂
The interviewer need to be much serious. Laughing all the time, unacheka cheka nini? Ask the question & allow the viewer time to hear response but all we hear is your unnecessary laughter kkk all the time.
Guulesta marwaba
FALANQAANTA SIYAASADA EE WIILASHAAN WAA TOP.
SIDA HADA U FALANQEEYEEN MADAXWEEYNE HASSAN WAXNA KUMAAY DARIN WAXNA KAMAAY TAGIN.
WAX SHEEGAYAAN OO DHANA WAA RUN BIYO KAMA DHIBCAAN.
Ninkaa shekadiisan jeclahay ❤
Itobiyaan waligiiina idin wasijiraan saa utihiin ogadeen waamaxey waxad mesha laimaadeen
Waligey ma arag nin oromo ah,nin amxaara,nin tigrey ah oo somaliya jooga oo jaajuusaya ethiopia balse waxaan arkaa jaajuusiin soomaali ah ethiopia u jaajuusaya.ha ahaato xitaa baraha bulshada muddo markey is qariyaan,haddii ay ethiopian maqlaan shaqadooda ay hore ka bilaan.
Madaxweynaha soosocda ee jubaland waa xamza cabdibare
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanidiin guuleysta wllyaal ❤❤❤
Afakaadho caadi maaha aad baan uga helay xogta iyo xaqiiqada uu ku hadlayo Mahadsanid 🎉afakaadho
Guul. Guull❤❤❤❤❤❤❤❤
Team Ethiopian naceybkii prank miyu ahaa mise xukunka 13 sano madobe ka weyn somalinimada nagu washayn
Waxaas waa qiira Japan hadii qabiilkeyga la soo galo 360 degrees baan hal mar kala wareegayaa😂😂😂😂😂
Haduu geesi yahay odaygan bililqaystay jubaland muxuu ugu wacday itoobiya oo ahgumaysig8i awoiwayashiis gumeeyey 100 sano markii horeba jublan shaadh wadaadnimo buu ku qasaday iyo tageero ciidan qabailka sonaiyeed ka koobane ma ogadenbaa u qabtay markii dabane shaadhkii diinta intuu iska tuuray buu shaadh qabiil labistay iyo inuu xaqiro qabaailkii jubalnd degenaa kuna so daad gureeyey ogadeenkii kainka 5 naad ogaada kuwii ka horeeyey oo uu ka mid ahaa bare hiirale meshuu u maray ayunbuu isna mari waxba af qabiil haku hadline somalinimo tageere iyadaa na deeqde dulmi iyo sad bursi iyo dhul boob cidii la timaada salkoodu waa un hoog e ogadeenow hortiin jire ayaa wayeye is dajiya oo cagta dhiga .
Safirka ethopia wali muqdisho joga marka yey filim ujilayan Hassan munaafaq iyo teamkisa
Nin xsan sheekh buu mucaarida midna axmed madoowe amxaradana ciideeda juhala Daarood/Hawiye dalkaan waa duleeyeen . Axmed madooowe waa qaainul wadan maamul gaboleedkasta Shisheeye hoosta ka galo waa waa jaajuus kan baydhabo iyo dhaman kuwa kale waa lamid
Maxaa xal ah Somali mxmed? Mise amxaarada uwada dhuumana oo dalka . Sidee xalka u aragtaa muwadin
Walba aan iibsano dalka yeeynaan free ku siin AXMAARke ileen bad iyo shidaal iyo nimca walbaa ku jirta dalkeena waana heeysan weeynay ee dhaxalkeena hanalaga siiyo
KU MAHADSANIDIN FAAHFA1HINTIINA HUFAN EE XAQIIQDA AH🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤
Xaafadi xaafad
waxy ugu wareegto waa
gardaro
Alloow sahal !!!!
Maya ee allow ugargar aaamin aaamin yaarabi ✅️
Hassankii 2013
Iyo Hassankii 2024 baa istoogtay
Ahmed Madoobaa Kanfay 😂😂😂😂😂
Guuuuul iyo gobonimo❤❤❤❤
XASAN WAX XUMEE OO DILAL GEYSO BUU ISLEEYAHAY, LAAKIIN ISAGAA IS DILAY‼️ TALO XUMO BAA HESHEY😂
ANIGU WAXAAN KAMID AHAY DADKA DIIDAN AMA DHALIILSAN IN ODAY AHMED MADOOBE AWOODII XUKUNKA JUBALAND KUSOOCELIN DADKA REER JUBALAND,LAAKIIN WAXAAN MARNABA LAQAADAN KARIN SIYAASAD XAMAR LAGA SOOXAWILAY IN JUBALAND LUGU BURBURIYO LAMA AQBALI KARO.
Siyaasiyiin aasan weeyaan dhalinyaradan wax yaabo badan ayay run kasheegaan
.ahmed caqiid madaxweyne ada masaxweynaheyna guul ada namamula ❤❤❤❤ madax weyn ahmed islaan guul ada ah guleyste❤❤❤
Guul Ahmed geesi our next Somalia president ❤
Axmed waa geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah
Doqomo Ogaden shalay wa ti a heysaten Deni iyo Majerten iska caac caac caacleya
Xassan sheikh dhiiquu lugaha idiin galiyoow haayaaa😂😂😂😂
Kkkk mahadsanid kusoco thanks
Qabiil qabiill qabiil qabiil qabiil qabiil...ogadenow kalasaara d.d.s(ethiopia), kenya iyo somalia
Xasan dhiiqo
Sheydaan madoobe
deney khaa in
Qor qor qalfoof
Lafgadhed xabashi
Muuse aftaag
Cali caqli laawe
Geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤😂😂aad iyo aad
Waxba isnicina somaliya rag danaysanaya baa laharay wax laxalin waayay majoro.
Haddii Walaalahaa wax isku qabtaan aan isdilno waa xalka ugu xun xalalka somalideenana dilkii caadi buu noo noqday
Afa kadho waa kuwata🫡🫡😂😂😂😂
Ethiopia 🇪🇹 xasan sheekh baa oga dhaw Ahmed madobe. Xasan waa MD kaliya somalia 🇸🇴 tagay jigjigo oo kudhanteyay
Saxib bojadaiskadaya
Axmad wayahud omanaxayo
Rejubaland duntakaliya
Ayuwaxkamaqla
Dowladana marabto Indigdsto
Asaguna wuxuraba inlaiskuba
O lakin walasoafjari
Amakutager ogadenimo
Amada Nika wukudaye
Ogadeimo aya halkan iga muqato
Ninka miinida isku wareejiyey waxay caddayn U tahay inuusan deegaanka kalsooni uusan ka haysan waa khibrad la,aanta siyaasadeed ee dawladda federalka ah maxay Ku dagaalamaysaa haddii ciidenkeedii miniino isku wareejiyey waa dhinac kasta cadaw ayaa Naga xiga warma ciidankii maxamed siyaad Barre ee lebisagaalo waqooyi galbeed fadhiyey baa belo Ku degtay oo maxay Soo dooneen
Hhh
Qoladaan waxaan sugnaa a.madoobe markuu dhaco waxa ay kuhadlaan
Qoladee? Axmed ma afbaad ku ridi inta noloshiisa ka hadhey wuu fadhiyi juboland ku seexoo ku soo toos.
@anab9951 Haye wll hadii eysan qadartu iyo wakhtiga karidin anigu ridimayo in uusan weligii joogeyn waa xaqiiq
Daarood is Oromia😂😂😂😂😂😂Oromia😂😂😂Oromia😂😂😂Oromia😂😂😂😂😂😂😂
Aga ogadeenya wad
😅😅ogaadeenow masajidka ciyaarta ka daaya naga dhiga labad kaan meeshana nin soomalia oo daarooda on xamse ahayn u dhiiba
KUWAAN BEEN BADANAA
Kuwaan waligood gumeysi ayee ku jiraan ,,,Somalida way arkaan Axmad madoowi Waligiiba argagiso ayuu ahaa ,,Qabiil bal ku difaaca
WAR ABI BAD IYO DHUL BAY RABAAN😂. XASAN NA WAA OGYAHAY IN UU KU SHICIN IN UU BAD IYO SHUL BIXIYO. MIDA KALE ABI MABA AAMINAYO XASAN TUUG OO UU OGYAHAY IN UU QAWL LAHAYN😂.
Qabyaaladda la arki donee ciddey la degto, ileen beesha dhan wa daba-qokdhi.
Waxay ka wada hadlayaanx.sheekh iyo abay axmed waxa dhex dhexaadinaya turkiga oo xasan shekh ka ashkateeya cidanka ethiobia ha lasaaro sifiican baad fahanteen laakiin maaha m.o.u da somaliland .
Kenya iyo Ethiopian waxaan kula talin lahaa murankan dheradey aa somaliya silooso afjero besha irirsamale iyo besha darood iney loodiyariyo dagaal ay kukala baxaan oo ah mudo shareco looqabto si ay u kala adkaadan taas bey nabadu kadhowdahey
Walaahi weey fiicanaan la heeyad in saf ka saf inay isku dagaalaan si loo kala haro irirsamaale wuu iska waalaye horata ha la is bartee
@@ShukriOmar-g3n
Adigu diyaar ma tahay oo Qori ma haysata😅😅
Qibrad majirte waxa loo turaya shacabka lajooga
Ka xaaxaabi
ok🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aby Ahmed waa nin caqli badan wuxuu rabaa xoolahan waxba aqoonin oo saqiir siyaasadeed ah in uu saxiix ka qaato ayuu markuu ka helo joogitaanka somaliya ayuu siduu rabo somaliya ugu soo qulquli doonaa mida bada ayuu is afgarasho uu mudo so soconeyso ayuu ka saxiixaya
KOONFUR QALBEED BAA XAABO U AH XASAN QHEEKH. TOLOW MA BADOODA BUU ITOBIA XASAN U QAXEEXI ILEEN SOMALILAND MA YEELAYSEE ? DHULKA DAAROOD NA ISKABA DAA😂.
Cidanka jubaland waxeeey sugayaaan garanmayo, ma dhibaaaa jiro, intuuu dhibka kugu siii balaran ayaaa lasooo afjaraaa ama lais dhibaaa, Ahmed asagaaa istoganayo
Waraabe madow waa Ku daayey,caqliga amxaarada joojiya,somalia kama soconaayo.
Xasan-baahane ayaa sababay u yeedhay itoobiya,
Markuu masar ciidamadeedii keenay,
Isagaa dagaalkii itoobiya iyo masar u soo wareejiyey soomaaliya,
Itoobiyana eeganmayso.
Kullu fidma cindal Xasan-baahane.
Saacadan.xasan shiikh iyo Abii Ahmed waxay wadda hadal uga furmay.ANKAR.
X.sh. m.waa khaayinu waddan
Jaajuusnimo adinkaa ooga horeeyo Fartaag
Walee nin itoobiya jago saro kagaaray waa runtiise ma daahiro, avocado ajir iyo xasanaad ayaad kaheli tooshka xaqiiqda ah ee ifinayso
Xili dadka been loo sheego lama joogo wax walba waa live Beenta Daaya
Ninkaan aqliyaraaa qabiiil baa dardaray hhhhjhjjjjjjjj iska ooy
War ogadanow ilmo adeer yallow maxaad u xoog badan tahay walaalhan daroodka kali ah,,,laakiin xassan biliqo iyo moryantesh ma la dagaallami kartian ,iska ooya aderyal 😂😂😂
The interviewer need to be much serious. Laughing all the time, unacheka cheka nini? Ask the question & allow the viewer time to hear response but all we hear is your unnecessary laughter kkk all the time.
Kkkk
Abtiyaal,kulbiyow ka warama, sanadkan uu ka duwan yahay sanadadii hore, waxaan ogaadey inaan alshabaab dagaalka daacad somaali ka aheyn
laba beenale
Ogadenow axmaro muyaysan ahayn taynu ogadenia waxaynu lahayn udaynay maxaa dalka Keenay?
Maxamed zubeer alle harogo. Maqabul iyo cawlyahan iyo ogadeenkaa kale hadaanu nahay xasan sh iyo somaali ayaanu garabkooda nahay not zuberism iyo axmaro hooyadiina nacalaa kuyaal
Kkkkkk
Fardaws..avacado waa imtixaan....
Waxaanse hubaa Axmed inuu qolada villa Somalia sankooda caano kalisi doono...
Farmaajo ayaa eeday markuu isku taagay
XASAN DABADHILIF BUU KU SHEEGAY JUBALAND. WAA NINKII ITOOBIA DHAANTO KU CIYAARAYEY😂. MAALINKII LA DOORTAY, DALKA ITOOBIA BUU U ORDAY😂. QOF HADUU DABADHILIF IYO JAAJUUSKA ITOBIA YAHAY, WAA XASAN AY1X
WAR GUMEYSI BAAD WELI XIISO U GABTAA KUWII AABAHAA DILAY MIYAA MAANTA LA JIRTAA DA;UUS MIYAA TAHAY SUBXANALLAAH!
ADIGANA XASAN TUUG BAA SHACABKIINII MUQDISHO QARAX, BARAKICIS, BOOB IYO CORRUPTION KU DHAMEEYEY. HAYSO OO MADAX HAKUU NOQDO. LAAKIIN CIDAAN RABIN KUMA KHASBI KARTID😊. UNUKAALE DHULKIINA HAKU EKAATO OO HAKA SOCOTO. MEEL KALE WAA LAGA DIIDEY. 4 GOBOL XASAN GACAN KUMA HAYO MAADAAMA C8D LA HESHIIS AH JIRIN😊. ILAAHAY MA UU AHA😂. WAA DADKII DOORTAY WUXUU DAGAAL KU QAADAY AQLI XUMADIISA. WUU ILOOBEY LA AANTOOD IN UU WAXBA AHAYN
Adinku wadankee kasoo jeediin asal ahaan?
HSM isaga dalbady Abyi Ardugaan baryey cabsi oo ka Aabo Axmed Madoobe.
Beenta inaa isku qancisaa ceeb maaha laakin yaa dabigeeda kaa cafinayo
Madaxweyne wax layidha oo Jubaland ay ledahay ma jirto waxana masul kah dawlad FD ee uu hogamiyo MD Xasan Sheakh
Xamar miyaa kismaayo u dowladeeyan karata hadeeyanan jubbaland madaxweyne la heeyan xamar na madaxweyne ma lahan
Wax madaxweyne ah oo soomaaliya iyo federalku leeyahay ma jirto ee qolo walba degaankeedu ha deeqo .Anaga hadaan ree juboland nahay Asayid Axmed Maxamed Islaam ayaa noo ah Madaxweyne.
@ taasaa run ah