ADUNKA UGU NACBAHAY SHAQO GURI JUMMM MUBARAK RER

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 32

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 2 часа назад

    Masha Allah xbbt❤❤❤

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 4 часа назад

    Masha Allaha ❤

  • @queenisniha3280
    @queenisniha3280 32 минуты назад

    habo muniiro wa ku salamay habo adi iyo asxabtada iso duceeya in alle ii fudeydiiyo imtixanka

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 2 часа назад +1

    Masha Allaah maami qurux❤quraac qado cashana wax fudud hadday tahay wanku tuuri karaa lkn hadday adag tahay wanka dhuuntaa😂

  • @zamzamabdirashidali1577
    @zamzamabdirashidali1577 7 часов назад +2

    Abayo muniro wanku jeclahay adi io bayo fartun allaha idin dhawro love u mcney💋❤️

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 12 минут назад

    Ana horey ka samaystey kaalay arag maxan mar hore kaga baran wayey lkin alxm manta ka faa idey thank you ❤

  • @rahohassan1995
    @rahohassan1995 Час назад

    aunt god bless your son

  • @CanabguureCanabguure
    @CanabguureCanabguure 3 минуты назад

    Shaqo waxaan unicbahay weel dhaqow iyo iyo tirtirowga guriga abaayo hawlee
    Noo dhamaysay hadan dumar nahay

  • @qmaalim1687
    @qmaalim1687 3 часа назад

    Abay munira hoghog kujeclay Illahey dartis ❤❤❤

  • @SacdioHaajiAhmed
    @SacdioHaajiAhmed 7 часов назад

    Mamii ani adunga qadada jeclahy ina cuno kariyaneh waa jeclahy. Lkn wax inaa qabto majecli❤❤😊

  • @ASMAAAli-bt6wp
    @ASMAAAli-bt6wp 5 часов назад

    Abayo muniro waxan kadawadaa sacudiya marka imatidna wankugusodhawenayaa ad ayn kujeclahay tankale cunto lakariyo cazumad ayan ujeclahay qurac ayana unecbahay cunta kariskana ad ayan ujeclahay alx

  • @CaishaAli-s3q
    @CaishaAli-s3q 9 часов назад

    Masha allah alle haku dayo

  • @AsliSaid-w3m
    @AsliSaid-w3m 4 часа назад

    Alxamdulilah wax hool ah ima dhibto yaaranti ila hada on hooyo 4caruur ah haysato wil aya curad ii ah 11 jir

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 8 часов назад

    Jumco mubarak

  • @munagaraad9415
    @munagaraad9415 15 минут назад

    Wlhi cashadaan unecbahay

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 9 часов назад +1

    Waxaan ahaygabadh walalashina 1k igadh siya waa cudsi cudsi ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hamdiluul6482
    @hamdiluul6482 10 часов назад +1

    Asc abayo waxan raba inaad iso sameysid jibsi shawarma wan ubahanahay please

  • @WalaalWalaal-o4e
    @WalaalWalaal-o4e 8 часов назад +1

    mom jikinka iyo hilibka iyo waxkasto laqalo oo bismilaah allaahu akbar oo lagubilawin waxaraan iska ilaaliya gaalada wexeyqaleen waxaraan muslikana bismilaah hakubilawaan

    • @WalaalWalaal-o4e
      @WalaalWalaal-o4e 8 часов назад

      neefkasto ooadgadatid kudheh bisinka makubilawden insha allaah

  • @Nimco-u8n
    @Nimco-u8n 2 часа назад

    Dhaar lablabow iyo calaab dhiiqow naacabahay mana hurayo qof iga saciido ma leh kurpo Aniga iisugayan

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 10 часов назад +1

    Wcs abayo muniiro❤

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 9 часов назад +1

    Ani wax idhiba ma arag alhamdulillah kaliya iga ilaali maqrib kadib casho kari majcli jakada waaba laygu duceyay aa umalenaa ani dhar waro waa necbahay dhaq lee idheh😂mom

  • @XaliimoMaxamed-y3u
    @XaliimoMaxamed-y3u 9 часов назад +1

    ceyni lama arko miyaa
    my habo

  • @CaishaAli-s3q
    @CaishaAli-s3q 9 часов назад

    Quracda qadada nadafada lkn dharka iyo lalabidisa iyo cashada iga ilali wlh ma jecli inta hosha hayo in lila hdlo xita ma jecli dabecadas ya ila qawo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 часов назад

    Manshaallah qaraaxo ❤❤

  • @NajaxsalmaanCabdi-cx1zr
    @NajaxsalmaanCabdi-cx1zr 10 часов назад

    Manta anigaa uguhoreeya farxad❤❤❤❤

  • @FarhiyoHareed
    @FarhiyoHareed 10 часов назад

    ❤❤

  • @khaaliali1290
    @khaaliali1290 10 часов назад

    Dhiiga❤❤

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z 6 часов назад

    Iso jawab sokortii huruda kudareme juboda miyaa kaso gade iso jawab wada socdahe

  • @abdulhakimahmedthereaisara4229
    @abdulhakimahmedthereaisara4229 9 часов назад

    Cadee Hollandparat meel walbo wuu kuyalaa dukaanka magaciisa waaye inter national waaye

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 часов назад

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @AbyanUmuAhmed
    @AbyanUmuAhmed 10 часов назад

    ❤❤❤