1111 jeer aqriso suuradan yar faqriga oga Baxaysa irsaaqada sida Roobkii noloshaada tijaabo Lahubo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • 1111 jeer aqriso suuradan yar faqriga oga Baxaysa irsaaqada sida Roobkii noloshaada tijaabo Lahubo

Комментарии • 419

  • @imaamumuslim4710
    @imaamumuslim4710 3 года назад +216

    200 oo comments hada iga dhex aragto nabiga ku sali😢

  • @nuurtowambe6746
    @nuurtowambe6746 Год назад +5

    Walahi aniga wasameyay alxamdu lilah ❤❤❤❤wal ku libanay

  • @SafaaCali
    @SafaaCali Год назад +3

    Asc iso duceya walaa layal ilaah dartiis in oilaah murad keyga sahlo kuna saliya nabiga scw scw

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 3 года назад +31

    Asc Walaal Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ❤❤❤❤🌻🌻🌻💚💚💚

  • @faadumo1cadeey211
    @faadumo1cadeey211 3 года назад +4

    Dhamaantoodba waan sameyjiray lkn hada waan is jaray waxa so dhan adigane ajar iyo xasano Allah kaa siiyo

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +7

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @Hajirshow
    @Hajirshow 3 года назад +78

    استغفر الله العطيم واتوب اليه ١٠٠
    اللهم صلي علي سيدنا محمد ١٠٠
    بسم الله الرحمن الرحيم ١٩
    سورة الكوثر ١١١١
    فصل لربك وانحر ١١١١
    ان شانءك هو الابتر ١١١١

    • @saadshariff9824
      @saadshariff9824 2 года назад +1

      Sa

    • @saciidxuurshe2368
      @saciidxuurshe2368 2 года назад +9

      Astagfirulaah100 allaahuma Sali calaa sayidinaa moxamadin100 bisinka19alkowsar1111 yaa muntaqim 1111 yaa qahaar 1111 yaarasaaqo anta rasaaqo yaa allaah1111

    • @adhangaraad7703
      @adhangaraad7703 2 года назад

      Iii I&iol))l))]))))ll]]))))]]]]])))))))))))))))()>>()))))()>))>)>)))])))))))))[))))]))ⁿ0!]!

    • @bazraxassanabdi1337
      @bazraxassanabdi1337 2 года назад

      Manshallah

    • @shamsoxasan9462
      @shamsoxasan9462 2 года назад

      Farhiyo Abuukar

  • @kaltoumhoussein8395
    @kaltoumhoussein8395 3 года назад +5

    Jazakallah kheyr cheikh aad aya udadalaysa wax inalaysku sheko waybanadahay oqoonta walaysku shekah

  • @hantidhowr8252
    @hantidhowr8252 3 года назад +16

    Jizakallah khair wllo qeerka aad nala jeceshahay allah swt ha kula jeclado

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 года назад +3

    Jazakalaah qeyr sheikh
    Lkn inaa hoos inogu so qortee aheed hada awoodo shukran

  • @Halane2055
    @Halane2055 3 года назад +6

    1 istiqfaar 100 jeer
    2 100 saliga nabige scw
    3 bisinka aqri 19
    4 (Suratul kowsar) aqri 1111
    5 Yaa-muntaqim 1111
    6 Yaa khahaar 1111
    7 Yaarasaqu anta- rasaaqu yaa Allah

  • @axmedmaxamed5385
    @axmedmaxamed5385 Год назад +1

    ماشاء الله جزاك الله

  • @hanicismaan4207
    @hanicismaan4207 3 года назад +1

    Shekh allahy haka ajarsiyo ee isbuucii almar mawada aqriyi kar oo uuii fududahay inan halmar wada aqrist jawaba isii inabusi inasha allah

  • @hunohunoo1522
    @hunohunoo1522 3 года назад +2

    Sheik Badbado# surat iyo thikri/tasbix cadowga iyo xasidka looga aargosto ma no so shegi karta fadlan aad ba logu bahna!! Kheer allah ku siyo

  • @iqraisseahmed6042
    @iqraisseahmed6042 2 месяца назад +1

    Surata al kowther markaan akhriyo miyaan labada aayad U danbeeso midiib 1111akhrinaa???

  • @kosmohamed1548
    @kosmohamed1548 2 года назад +2

    sheekh Mahadsanid 🎉

  • @sihaamabshir5535
    @sihaamabshir5535 3 года назад +3

    جزاك الله خير

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 года назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا شكرا لك

  • @ayancali5092
    @ayancali5092 3 года назад +6

    Mansha Allah shekh jaskalaho qery aduun iyo akhiro Allah ku xafido ❤❤❤❤❤❤💝💝💝❤❤❤

  • @faadumocabdulahi4422
    @faadumocabdulahi4422 3 года назад +8

    Sheekh BADBAADO khayr Allah hkugu abaal mariyo Wxan ahay gabar ku xiran Genelkga Wxaa igu dhacday qiso ama Arin layaableh Waxaan jeclaystay in An kula wadaawo Marka xagaan kuugu soogudbiyaa Khayr allah hkugu siiyee fadlan iga aqbal CODAIGAYGA WAA ALLAAH DARTIISA

  • @nuurmuriidimacoowcali8514
    @nuurmuriidimacoowcali8514 3 года назад +5

    Asc badbaado chanal waat mahatsantahay sawabto ah waxyaawo badan ayaat ii faa idaysay kheyr allah ku siiyo

  • @mostaphibrahim2115
    @mostaphibrahim2115 3 года назад +2

    Shekhar alla haku dhowro no sii kordhi ayamahan wa kugu Arlington waynay barihii'aanu kaa firin jirnay sheikh mnshallah

  • @fowsiyagarcade8489
    @fowsiyagarcade8489 Год назад

    Shukran sheeqow jisaakallaahu qeyr wax badan baan iska badaleynaa insha allaah

  • @ab16trifecta64
    @ab16trifecta64 3 года назад +5

    Maasha allaah sh Allah ku xafido wax kasto aan jijaabiyey oo runtii aan ku guuleystay walaahhi waan kuu duceeyaa sixir markii laguku sameeyo barakada ayuu ka qaataa sixirka sass oola soco

  • @daganhajiabdalla7321
    @daganhajiabdalla7321 2 года назад +2

    Jasakallahu wll

  • @ahmedshacbaan3464
    @ahmedshacbaan3464 3 года назад +3

    M.A Allha ku barakeeyo Allha Naga Dhigo kuwii kafaa idaysta

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 3 года назад +7

    Jizaakallah sheikh shekh badbaado wanagaga Rabi hakugu badalo wanaag Aan lasoo koobi Karin Aduun iyo Aaqiro 🙏

  • @faadumomacali9862
    @faadumomacali9862 Год назад

    Mash Allah shekh jazakalahu kheyran

  • @khadiijomaxamed8738
    @khadiijomaxamed8738 3 года назад

    Sheikh jazakalah kheyra wllhyha mosliminda ah comentika ikuso qora sorada

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 года назад +8

    Asc walahey soomasliyeed Isoo nooqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allah😍🙏🙏❤

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 3 года назад +4

    Jasakalaahu khayrA abti alaah haku xifdiyo ani iyo qoskagaba🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @saharaaftin4051
    @saharaaftin4051 3 года назад +6

    Asc Masha Allah may Allah grant you jannah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 года назад +2

    Asc dhamaan walaalaha somaliyed inta ku jirto &sheakhaba waxan idinka codsanaa in aad alle dartiis igu duceysiin waan xanuunsanahay &inta xanuunsan in illaahey caafimaad isiiyo. idinkana qof walba meesha ka kurbeysantahay alle ha idinka feedo

    • @fadxasayid5
      @fadxasayid5 3 года назад

      wllo allaha kucafiyo

    • @ayanbashir453
      @ayanbashir453 3 года назад +1

      Allaha cafimad tama hakusiiyo wllo

  • @نجمةمحمد-ب2ي
    @نجمةمحمد-ب2ي 3 года назад +9

    Sh. Alla haku siyaadiyo Cilmiga 🤲masha Allaah

  • @bazraxassanabdi1337
    @bazraxassanabdi1337 2 года назад

    Manshaalllah tabarka sheikh waxyabo badan aad so dhiigtay baan wlhy ku liibanaye rabi haku xifdiyo

  • @mushkamunizh2780
    @mushkamunizh2780 2 года назад +4

    MASHA ALLAH

  • @dualehajji4923
    @dualehajji4923 3 года назад +1

    Mnsha Allah sheikh

  • @CabdiYare-t1d
    @CabdiYare-t1d 8 месяцев назад +1

    Masha alh shiiq

  • @امنهمحمد-ج6ح
    @امنهمحمد-ج6ح 3 года назад +3

    اسرار العارفين

  • @fartuunbashiir7361
    @fartuunbashiir7361 2 года назад

    Jazakallh

  • @Smilekeeper13
    @Smilekeeper13 3 года назад +1

    Ascw sheikh, jazakalahum kher. Kindly isoduceee

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835
    @xaruntalatalintadadkaiyoho3835 9 дней назад

    Mahadsanid guulayso sh

  • @anisoiise3940
    @anisoiise3940 2 года назад

    Lkn Allah gacmo iyo lugo ayow Ku yelay waa inad raadsataa

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed6298 3 года назад +4

    Mashaa Allah jazakallah kheer sheikh alle haku barakeyo

  • @mohamedarfax3221
    @mohamedarfax3221 2 года назад

    Asc sheikh muraadan leeyahay ee ducada igu deeq inteyna kaala soo xariiraa

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 года назад +1

    Maashaa allaah jasaakallaah khayr sheekh

  • @nasrabintosmanosman8358
    @nasrabintosmanosman8358 3 года назад +8

    Owlaad saliha Rabbi Haigudeqo

  • @dahaboaliaraye8541
    @dahaboaliaraye8541 3 года назад

    Mahadsanid shiiq badbaadow Alle hakaa abaalmariyo

  • @deeqojamac1058
    @deeqojamac1058 3 года назад +1

    Wcs
    Jasakallahu qeyr Sheikh badbaado

  • @aishaahmed2556
    @aishaahmed2556 3 года назад +3

    Mahadsanid walal

  • @siciidciise1558
    @siciidciise1558 2 года назад

    Jasakumulaahu khayr

  • @yusro4620
    @yusro4620 2 года назад

    Illaahy hakaa ajarsiiyo shiikh

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 2 года назад

    Sheekh Jassaakallaah Khair

  • @shaniadequeen6125
    @shaniadequeen6125 3 года назад +20

    Asc asxabta isoduceya ino Ilahay owlad salax ah inu isiyo 🥺🤲

    • @luulhenna4950
      @luulhenna4950 3 года назад

      Allaha ku arsaqo owal bari ah abyo

    • @shaniadequeen6125
      @shaniadequeen6125 3 года назад

      Ameen yaa rab habbty 😍

    • @nasroshafici7713
      @nasroshafici7713 3 года назад +2

      Allh ku siyo awlaad salix ah oo diintooda iyo dadkoda an foco Allh ku siyo 🤲kuwa anqiro iyo aduun ku anfaca Allh kusiyo wll dhamanten Allh nawada siyo😥🤲🤲Aamin yaa rabi

    • @Umuahmed143
      @Umuahmed143 3 года назад

      Allaha Ku siiyo mcnto oowlaad saalixiin ah

    • @hodanxiisho9225
      @hodanxiisho9225 3 года назад

      Abayo awlaad wanaagsan Rabbi haku siiyo

  • @SharksMedia
    @SharksMedia 3 года назад +1

    Masha Allah sheikh...ilahow kucafit ya Rabi

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 года назад +4

    Ilaahay isaga ayaaa arsaaqda bixiya
    Qurkaana iyo ducada iyo adkaarta ooo la badiyo waxay ka mid yihiin waxyaabaha arsaqda barakeeye
    Balse shiixow nabigu inoo ma sheegin ayaad ama suurada la akhristo ama tiro go,an la akhiryo

  • @munizhaozman6491
    @munizhaozman6491 3 года назад +3

    Masha Allah shekh jazakalla kheer

  • @leylogamadiid1914
    @leylogamadiid1914 2 года назад

    Mansha alh tabarakalh shiiiq

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835
    @xaruntalatalintadadkaiyoho3835 3 года назад +3

    Sh badbaado alah ku xafido

  • @moalimdahirmohamed4265
    @moalimdahirmohamed4265 3 года назад +2

    maa sha allaah

  • @aliizamohan702
    @aliizamohan702 3 года назад +9

    Shiqow wan cunaa Marka xanaqsanahay wan iska goyn insha allah🙏💙

  • @kifaxaxmed2940
    @kifaxaxmed2940 3 года назад +2

    Asc sheekh alaha haku xafido adiyo awlaadaada iyo sawjadaada

  • @abdiaden5896
    @abdiaden5896 3 года назад

    Jazakalah sheekh

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 3 года назад +2

    Subxanalh sheekh anigu mudo sanadah ayaan ciidiyaha likaha kuujara siiba habeenki madan karo maxan sameeya sheekh Allah isobari

  • @iso-kanyuma6618
    @iso-kanyuma6618 3 года назад +1

    Baraka. Allah

  • @mahanafcade1451
    @mahanafcade1451 3 года назад +1

    M.a jasaka Allah Allah haku xafido

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 3 года назад +1

    Maasha allaah sheikh jasaakalaah

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 года назад

    Wcs sheikhana jasakallah kheeyr

  • @Mustafeqx2gx8sy9s
    @Mustafeqx2gx8sy9s 2 года назад

    Maa sha allaah sheekh

    • @Mustafeqx2gx8sy9s
      @Mustafeqx2gx8sy9s 2 года назад

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤

  • @naasircumar9494
    @naasircumar9494 3 года назад

    جزم خير

  • @fardusaa6174
    @fardusaa6174 Год назад +1

    Masha allh

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 2 года назад +2

    God bless you shekhe

  • @shafeecsanka1119
    @shafeecsanka1119 3 года назад +1

    Asc walll labada ayadood ee u dambayso suurada midan 1111 ka ahrinayaa mise suuradoo dhan.
    Mahaddanid.

  • @canabcali9977
    @canabcali9977 3 года назад +1

    khayr alle haku siiyo sheekh

  • @ashanuur2091
    @ashanuur2091 3 года назад +1

    Maasha Allah ilaahay ha ku xafiido sheikh.

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td 9 месяцев назад

    Jasaa kallah shiikh

  • @munibalovemuniba316
    @munibalovemuniba316 3 года назад

    Jizakalaa kheer shiikh Barbado

  • @ahmedosman5474
    @ahmedosman5474 Год назад

    Baraka allah sheekh

  • @ifrah1024
    @ifrah1024 3 года назад

    jasakala.shekh

  • @bisharaabdille204
    @bisharaabdille204 3 года назад

    Jazakallah khyre sheikh

  • @sads6936
    @sads6936 Год назад +2

    MAASHA ALLAAH TABAARAKALLAAH

    • @zeynabcali786
      @zeynabcali786 Год назад +1

      Asc walaal yaal iisoduceeya inmuraadkey ahhaha iisahalo

    • @liibaanyare5228
      @liibaanyare5228 Год назад

      @@zeynabcali786 waxaa je eshahay oo oo allah raali kayahay moowle hakuu sahlo

  • @sabaaxcisman3685
    @sabaaxcisman3685 2 года назад +1

    Shiiq
    .

  • @امنهمحمد-ج6ح
    @امنهمحمد-ج6ح 3 года назад +2

    شكرا

  • @mohamedbare8992
    @mohamedbare8992 3 года назад

    Allah yibariik 🤲🤲🤲

  • @raxma7498
    @raxma7498 3 года назад +2

    Masha Allaah sh allaah ku xafido

  • @Abdullahihassanmohamud2025
    @Abdullahihassanmohamud2025 3 года назад

    Waxa aan ku weydiinaa suuratul kawthar Malawada aqrinaa suurada dhan mise fasali lirabi miyaa 1111jeer ka aqrinaa mise suuradda ilaa aakhiri suura 1111jeer bal iga soo jaahil bixi kheyr Allah ku siiyo

  • @iimanguudow6122
    @iimanguudow6122 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @aadanc4218
    @aadanc4218 3 года назад

    Masha allah kazaakallah kheyr

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 3 года назад +1

    Ilahay ka cabso wll oo diinta haku ciyaarin

  • @shariifamacalin6303
    @shariifamacalin6303 2 года назад

    maasha Allah shiiq

  • @xasancabdi4843
    @xasancabdi4843 3 года назад +2

    Insha allah Alle haynagu anfaco wanaaga aad noosheegty dhamaanteen adna hakaa jasaai siiyo idin Allhu Akbar

  • @samsamsiciid5667
    @samsamsiciid5667 3 года назад

    Masha alasheekh

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 3 года назад +1

    Jizakulahu khayran

  • @abdulkareamali3478
    @abdulkareamali3478 2 года назад

    Walal Waad mahad santahay Lkin Daliilka Noo Raaci Ma Quraanka mise Sunada Nabigeega Sida Ay Ugu Soo Aroortay

  • @sahrasahramaxamed351
    @sahrasahramaxamed351 3 года назад

    mahadsanid shiekh

  • @abdiazizmohamed2629
    @abdiazizmohamed2629 3 года назад

    Shukran wll Mcn 🙏

  • @abdirahman_ahmed
    @abdirahman_ahmed 3 года назад +1

    markaad buuug qoreeso ama majalad wax ku qoreeso ama research aad sameeneeso referencega waa muhiiim adigana waxaan noo sheeg meesha aad kakeentay adeerow ilaahey kabaqe

  • @hodancooraaf7183
    @hodancooraaf7183 3 года назад +2

    Jazzakallah khyr 🙏

  • @muqtaarcumarcabdi7505
    @muqtaarcumarcabdi7505 3 года назад +1

    Masha Allah shiiko WD mahadsan thy kheer allah kii siiyo Wn ka faaidesan

  • @abdirahmanmohamedabdullahi8195
    @abdirahmanmohamedabdullahi8195 3 года назад

    Asc shiiqeyga Suuratul kowthar ma waxaan aqrinayaa 1111 jeer ,marka aan dhameeyo aayad aayad miyaan hadana u aqrinaa 1111jeer arinkaas tashwiish igu furan