Hadayr waxa iso gebagebowday doodii iigu cajaa ibta badnayd ee u dhaxeysay Axmed dedat & Stanley Talo waxa iiga ah: doodaha inta ay socdaan waxa jira qaybo hadal badni ah si aysan waqti badan kaga qaadan qaybtaa oo kale faalo kooban ka bixi, inta nuxurka ahna turjumad kusamee. jazaaka laahu kheyran
Asc sxb waxad tahay dadka faraku tiriska ah ee somaliyeed ee mudan in lagu daydo sabab too ah waxaad so tebisaa barmamuj wax tarleh wax badana laga ogaan karo wax badana iftiimiya waxaan dawadaa dr zakiar neyk iyo kuwa kale ba
Maashaa allaah
Islaamku waa nasteexada
Aadamaha nolol iyo geeriba
Ilaahayoow na fahansii
Oonoo fududee
Sheekhana ilaahay ha wanaajiyo
Iyo adiga soo turjumayba
masha allah wxan ahy asxaabta kuku xeran msha alah wax badan ayaan kaa fa iday wad ku mahad santahy Hore usiisoco wall from muqdisho🙏
Allahu yacizzal islaam wal mussllimiin illaahey waxan katugeyna in illaahey nasiiyo fahamka diinteena waxii qalat nagudhacana illaahey ha nacafiyo ya illaahey anta Rabulcaalamiink fahimnaa diinakal xaqa
Mahadsanid qaybta su aalaha ha kaboodin
Aad iyo aad ayaan idinkaga mahadcelinaa faidada aad bulshada somaliyed aad u haysaan.
Keep going bro khadar johar
Horumar wacan sxb insha allaah
Masha allah wll
Mashaa Allah istaad aadaan kaaga mahad celinaa ajar alaha ku siiyo
Msha allah jazaakallah khayr wll
Jzk khayran, howshaan juhdi wayn baad gelisay allaah yaxfadak waan ka faaiidnay
Maansha allah allah wall sidaad usoo turjintey allaha ajar iyo xasanaad hakaa siiyo maslinta Aakhiro
Ilaahay
Allaha idin barakeyo adi io dhaman daaciyayasha barnamijkan so jeediyayba
Mansha allah bro khadar johar waad ku mahadsantahay sidaad kolba doodaha cajiibka noogu soo gudbiso mahadsanid bro
Maasha allaah
Abowe sualihii aawe
Wan ubahanahayee
😭🙏
Waakuwan
ruclips.net/video/eGWDBPPcSxk/видео.html
@@jawaahiri wan helay wll wana dawaday alxmdullh adigu
جزا ك الله 😍
Hadayr waxa iso gebagebowday doodii iigu cajaa ibta badnayd ee u dhaxeysay Axmed dedat & Stanley
Talo waxa iiga ah: doodaha inta ay socdaan waxa jira qaybo hadal badni ah si aysan waqti badan kaga qaadan qaybtaa oo kale faalo kooban ka bixi, inta nuxurka ahna turjumad kusamee. jazaaka laahu kheyran
Ku soo dhawaada inta jecel TAARIIKHDA
Wàd ku mahadsan tahay brother sidaad doodahan faaiidooyinka badan nogu soo diyaariso ee aad wakhtiga badan u Galiso
M.alllah
Mashalah somaliland on jeclahay runtii mashalah somaliland mashalah isaaq mashalah habaryonis runtii
Welcome to islam
ninkan dr maxamed naik ma zakir naìk walaalķiibaa ???
mahatsanid wll 👍👍
Masha Allah
Mashallah wll waxaad sameysey camal kheyri ah ,allaah hakuu anfaco
Mashalah ☪️mashalah somaliland ☪️♥mashalah mashalah waan ognahay runtii islamnmo lkn waxan nahay somaliland runtii
Mashalah somaliland mashalah ☪️wow 👏
Mashalah somaliland runtii waxan nahay isaaq waliba habaryonis waanso dhimany somaliland mashalah runtii isàq mashalah waliba habaryonis mashalah isaaq mashalah somaliland
Somali runtii waxan usheegaya inaan ahay somaliland ahay isaaq mashalah ahay somaliland mashalah habaryonis lkn somaliland inshalah waxkasta way ♥ficnan runtii
Asc sxb waxad tahay dadka faraku tiriska ah ee somaliyeed ee mudan in lagu daydo sabab too ah waxaad so tebisaa barmamuj wax tarleh wax badana laga ogaan karo wax badana iftiimiya waxaan dawadaa dr zakiar neyk iyo kuwa kale ba
Asc
Waa maxay musiga baxayaa plz nagadaa
Kani waa xalaal
Wll Haddad aragtay faladayda
Allah dartii SUBSCRIBE igu saar
Sheikh dirir iyo khutbadii jimcaha
Soomaaliyey wuxuu allaah nooga digay rasuulkeenii muxamadna(scw) noo dar daarmay in aynaan kala tafaraaruqin kalana googoin hadaan nahay muslimiin ilaahow diinteena islaamka nagu sug naguna dil
ruclips.net/video/zIzUxy2ZE18/видео.html
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mashalah somaliland mashalah ☪️♥mashalah isaaq habaryonis mashalah somaliland
Shiikhan luqada ingilish mokuhadli yaqaan misa wala dulsaaray ama lobadalay
Ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin hakaasiiyo
Waar niyaw qaybtii su aalaha mee
Mashaa allah
Masha Allha