“Ninkii Dhagaha Somaliland Maqashiiyey Goni Isu Taaga Somaliland”Xaaji Adan Axmed diiriye Baradho

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 52

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 3 года назад +1

    WALLA NINKAN SOO DHIGAY MUUQALKAN____NINKAN AADAN BARADHO UU KU DHAWAQAY SOMALILAND LAKIN SE WAXA LA YIDHAA OO TAARIIKHDA KU QORAN NINKAN AADAN BARADHO WAXA KA HOREEYAY NINKI LA ODHAN JIRAY/___MUJAAHID ABDI MAYDHANE)____EE ARINKAA IIGA SOO JAWAAB❤🥰

  • @miredeeq5469
    @miredeeq5469 5 лет назад +1

    Rmadaan kariim illhy hyna waafajiyo khyrka ramadaan aamin yaarabi

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 лет назад +12

    TALO🤲 ILAAHAY🤲 INAGU🤲 GULEYAY OO INA WAAFAJIYEY BAY AHAYD LASOO NOQOSHADII XAQUUQDII 🙏🙏INAGA LUNTAY XAQIIQATAN MIDHAHEEDIINA ❤AYNU HAYNO MAANTA RAG WUXUU UKACO RABINA AQBALA WAY RUMOOBAN DHABTII

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 лет назад +9

    XAQUUQDII🙏 INAGA🙏 LUNTAY LASOO NOQOSHADEEDII HADYAD LAYNAGUMA SIIN XAQIIQATAN LKN KARTI IYO NAF HURID BAYNU KU DHACSANAY UMAD BIRA WEEYI SHACABKAYGU XAQIIQATAN NOOLADA INTAY NOLOLI JIRTO

    • @ahassan1205
      @ahassan1205 5 лет назад

      Adaruz Mohamed nio meeshan arkaba comment-baad ku qortaa
      Xadhigbaad tahay anigoo madaxweynaha dalka ah saacadaa laga bilaano

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 5 лет назад +4

    SNM 💪💪💪💪💪💪💪

  • @Adam_Dabbaare
    @Adam_Dabbaare 5 лет назад +6

    SNM rabi naxariis tii jano haydin ka waraabiyo

  • @omarahmed145
    @omarahmed145 5 лет назад +1

    Islamku midnimo ayuu amaanaa kala googo ana wuu diidaa.waa hadii Islam nimo lagu dhaqmayo.

    • @enumerator13berbera77
      @enumerator13berbera77 5 лет назад

      Islaamku fadaraalka muxuu kaqabaa iyo maamul goboleedyada mid kastaa gaarkeeda u taagantahay we hadana San dawladna ahayn we wax lagu sheego aan lagaranayn

  • @hamsemahamed790
    @hamsemahamed790 5 лет назад +1

    Aadco.m rabi haku dhawro

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 лет назад +1

    Walal sodhamastir qodobadu dad joogay Oo hadana dafiraa jiree please fashili arinkana

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 лет назад +2

    Soomaaliya Wadanka Rwanda aan waxa ka baran waa dadkii naga dhintay shalay Iyo kuwa maanta dhimanaya Allaha naxariisto reer waqooyiya idinka la idin ka rabaa inaa badbaadisan wadajir Iyo midnimo

    • @abdulrahmanmohamad4076
      @abdulrahmanmohamad4076 5 лет назад

      Walaal Ruwanda talaabooyinka ay qaaday siday halkaa ku gaadhay tafaasiil ma ka haysa, kolkaad laba shay is barbar dhigayso isku day inaad warbixin buuxda ka hesho oo aanaad ko koobnaan waxay imika yihiin.

    • @cagaaran1
      @cagaaran1 5 лет назад

      Qiira japanta wnu ka ilbaxnay ee isbedbaadi, yaa ileyn waxaad ahayd qulyihii gofanaha ku ahaa qolyahaa koonfur kaaxiga iska jaqoo gurigiina hagaajista.

  • @mahamedabdiqadir7596
    @mahamedabdiqadir7596 5 лет назад +3

    18ka may. Maalin lagu badbaaday oo keentay inaan lakala aarsan sidii koonfur soomaliya. Halagu mahadiyo

  • @cabdiqanifidhike7185
    @cabdiqanifidhike7185 5 лет назад +2

    Haji aadan baradho iyo kuwo kloo bdn wxay maalinta garteen talo iyo goaan ay garan waayen kuwii ka horeeyay ee lixdankii bilaa shuruuda u tagay xamar

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 лет назад

    Masha allah somaliland guul guul guul Iyo gobanimoo lojojinmayo cid kasto kasohorjeda qadiyada iyo goniskutaga qaranka somalilan xadudaheguu waa muqadis waa lamatabtan
    Aay walibaa aysakaciyo🤔

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад

    Geesi Qaran allaw dhawr

  • @al-maakhir4814
    @al-maakhir4814 5 лет назад +4

    hadad somali gooni uga istaagten anaguna hadan harti nhy gooni baanu idinka istaagnay maanta sababtu wixii aadka ka dagalamyseen uun bad nagula so noqoteen wanala dilay iyo yuusna waad nagala dhamanwydeen

    • @mohamedbashe5035
      @mohamedbashe5035 5 лет назад +1

      Hadal baad haysaa gooni isu taagu waxuu u baahan yahay dhiig badan oo daata iyo hanti badan oo burburta hadaad diyaar u tahay lakiin qiiro qurbaha kuma yimaado

    • @al-maakhir4814
      @al-maakhir4814 5 лет назад

      @@mohamedbashe5035 kay rer buhoodle u qubeen sowmha intakale wa iska markay ha sugi wayin bro

    • @mohamedbashe5035
      @mohamedbashe5035 5 лет назад

      Al- maakhir maxay qubeen calankii Somaliland baa ka taagane

    • @al-maakhir4814
      @al-maakhir4814 5 лет назад

      @@mohamedbashe5035 xagu ka taganyhy war orod naga tag rer keligod leh cidla gudaya tihiin ee

    • @mohamedbashe5035
      @mohamedbashe5035 5 лет назад

      Al- maakhir mar hadii shaqaalihii caafimaadku iyo macalimiintii iyo ciidankiiba mushahar ka qaataan Somaliland muxuu yahay calanka ka maqani

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 лет назад +5

    Go'aankii ururka SNM muxuu ahaa hadii gooni isutaaga uu kayimi Shicibka?
    "SNM marnaba ma aanay u dagaalamayn in Soomaali wuqooyi go'ado ee waxay udagaalamayeen in talistaa Siyaad meesha laga saaro oo fikirkaas waxaa laqabay jabhadihii kale ee wuqooyi Iyo koonfurta ka dagaalamayay" waa sida ay ku doodayaan dad badan oo reer wuqooyi ah oo gooni isutaaga aan ladhacsaneyn

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 5 лет назад +3

      waa run oo gooni isutaak looma dagaalamin kalitaliskii dhiiga dadka caadaystay in la tuuro ayay ahayd laakiin waxa halmar badalay fikirkaa markii koonfur lagaga dhawaaqay dowlad aanay ku jirin reer somaliland waxna laga tashan taasoo soo xasuusisay tabashadiu 60 taasi waxay dhashay somaliland somalia wataa eeday go aan ku dhacay ka fiirsila aan

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 лет назад +2

      Wa runta zxp oo umay dagalamin SNM inay dalkodi so ceshadan lkn waxa u dagalamen ina kaligii taliyihii umada somaliland ku habsaday la tuuro lkn wixii ka dhacay somaliya aya badalay rayiga umada somaliland oo ka tashaday iyaguna masiirkoda mar haday somaliya dalkodi goosatay oo inakuna dee bila caqli ma nihine wa inaynu dawlad dhisana aya la isku af gartay sidasana ino dana wixii reer somaliland ah oo bila ficil ma nihin haday ragasu dalkodi gosteen inakuba wa inaynu dalkena ceshano oo marki horeba inaka la donane wa inaynu dalkena dhinacyada qaban oo sheekada jilicsan ee malayacniga ka kornadee

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 5 лет назад +3

      Haa laakiin goaan shacbi baa ka wayn wax walba goosashada somalilandna waa goaan shacbi

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 лет назад

      SOMALI NATIONAL MOVEMENT mawqifgeeda koowaad wuxuu ahaa in talisgii afweyne xukunka qori caaradii laga tuuro wayna ku guulaysteen,dabeeto taladii waxay ku wareejiyeen ODAYAASHOODII GUURTIDA AHAA IYO WAX GARADKODII daraf ilaa draf,dabeeto markii aad loo gorfeeyay oo 2 billood iyo labo isbuuc la shiraayay waxa la isgu raacay inay taladii lixdankii ee ay somaliland kula midowday qoboladii koonfureed ay KHALAD ahayd sidaa darteedna aan dib danbaysa wax loogu darsan somaliya,Qaran isgeed u taagan ay noqoda marlabaad Somaliland.Waana la gu saxsana oo maanta sidaa reer SOMALIA uunbaanu is QARQARXIN LAHAYN.Wa bilaahi tawfiiq

    • @dr.gutale6980
      @dr.gutale6980 5 лет назад +1

      Way fiicneyd in xiligaa kala guurka ah SNM kuwareejido odoyaashii guurtida ee wuqooyiga islamrkaana tashadaan lkn may ahayn in gobolada wuqooyi gooni isutaag kudhawaaqaan oo waxaa moodaa in fikirkaa uu kahaboonaa in gobolada wuqooyi dhulkooda maamul hoosaad usameystaan islamarkaan koonfur ay unabadeyaan sidii wuqooyi loo nabadeeyey kadibna maamul hoosaad iyana usameeyaan oo ay siweyn uga qeybqaataan badbaadaada koonfur tasoo keeni lahayd in si iskeed ah in koonfur inay ugu garowdo walaalaha wuqooyi in hadii Dan loo arko lafasaxo hadii kalena dowlad federation ah lasameeyo oo Magaca soomaali lailaaliyo sida ingiriiskuba federation uyahay oo dowlado
      isutaagay hadane awood maamul hoosaad leh
      Marka anigu doodeydu waxay daaranthy "Go'aanka Gooni isutaaga waa laga wacnaa oo laga haboonaa waana go'aan lagu degdegay" oo waa kaayoo xamar maantana dowlad adag kama jirto oo Hargeysa laxaajoon karta hargeysana ma hiigsan oo may helin 30 sano(In kabadan labo darsin oo sano) wixii ay kutaamaysay oo waxaaba hortaagan tabaryarida xamar.
      Marka Waxaan qabaa Hargeysa wali jaanis ayaa ufuran oo koonfur Nabad kaga dhalin karto caalamka Iyo soomaalina uga garaabi karaan waxay dooneyso hadii wanaag loo arko hadii kalese sidaasaa laysku dul fadhinayaa 100ka sanoo soo socota.

  • @cabdiqanimaxamuud3904
    @cabdiqanimaxamuud3904 5 лет назад +2

    Saab tv ganacsadaha.wixii ay ka donaysay e xuman ahaa.miyey ka wayday .wataa jartay marku ka hadkay sanaag.... Meelkale ayaad xumanta ka helaysaane...dadka xunxun waraysta Aadan baradho wa nin dalka jecel o uso halkamee.

  • @AmAli-ir7xq
    @AmAli-ir7xq 5 лет назад

    Dadkani been badan..ilaahay kama baqaan...

  • @zamatar.famouz3832
    @zamatar.famouz3832 5 лет назад

    Hi

  • @abdirizakmuse5252
    @abdirizakmuse5252 5 лет назад

    alah.beenbadana.waar
    idinka.migiste.xayle.maryam.itoobiya.xukumayey.baa.idinsoo.hubeeyey.beenbadana.qofkani

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 5 лет назад

    Khaaf rabbak! Siduu ku dhacay waa la ogaa,! Khasab ku dhawaaqa ay ahayd,raggii joogeyna waa nool yihiin

  • @hanicadeey9060
    @hanicadeey9060 5 лет назад

    Inteey cuqdad niheeyso ictaraaf maheleysiin

    • @mohamedbashe2524
      @mohamedbashe2524 5 лет назад

      intaa aad xasidnimo iyo doqonimo aad nalaa daba socotaan xasili maysaan

    • @nimcomukhtaar3936
      @nimcomukhtaar3936 5 лет назад +1

      Naa ma Adaa lagu waydiin

    • @cagaaran1
      @cagaaran1 5 лет назад +1

      Af Somaligii ayaad la kadeedantay’e waxaad tarikartaa yaraa. Allah bal qoraalkeda sax, inan baad tahaye wnu ku dhawraynaa ee waxa la yidhi Xaasidku ma aflaxo hadu aflaxana jannada ma galo.

    • @enumerator13berbera77
      @enumerator13berbera77 5 лет назад

      Walaahi idinkaa nabada ilaahay nasiiyay cuqdad kaqaaday sidaasbaad waligiin u qarxaysaan bal ictiraafka xamar nabad kadhigi waayay iska tuura ayaan odhanlahaa aad kumarmarsiyoontaan bilaa ictiraafkaa qaraxa noogu wacane