HEES AMAAN AH AROOSKA MUDOLOOD CODKI ABUKAR JAJUMOW SWEDEN STOCKHOLM 5/12/2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • abukar jaajumow official
    whatsapp +46 73 907 95 74
    • Yaawaaye halima maxey ...
    • KHALADAADKA RIWAAYADA ...
    • BIRIQII AFARAADNE.......
    • CHALLENGE QOSOL BADAN ...
    • qosol iyo qaraxo😅😅🥰🥰
    • #MiskiinOffecial_Subsc...
    fadlan asxaabta sharafta badan RUclipskan / qabyaaladdiidtv
    tiim abukar jaajumow official maasha allaah mahad sanidiin waan idiin jecelahay

Комментарии • 386

  • @abukarjaajumowofficial7979
    @abukarjaajumowofficial7979  2 года назад +115

    ASC ASXABTA SHARAFTABADAN
    HADAA DABKA LAGASOQADAY
    QOSOL OO QANAC
    FADLAN IDINKOO MAHAD SAN
    SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE
    NOODHAHA MAHAD SANIDIIN
    WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY

    • @bellablue4572
      @bellablue4572 2 года назад +1

      waad mudantahay subscribe💋💋💋💋

    • @leefoster2583
      @leefoster2583 2 года назад

      Ayadoo video ah soo sameey

    • @fartuunruunofficial
      @fartuunruunofficial 2 года назад

      Harti abgaal cali yaquub soo qaad please alfanan jaajumow ❤️❤️❤️

    • @xidigciisejimcaale7909
      @xidigciisejimcaale7909 2 года назад

      Nio adi hees qabiil loo qadaayo Aabe keentee

    • @taabit10
      @taabit10 2 года назад

      Sxb saan kumaleenaaye ma naqonin muse suddi qabqable dagaal ma hadda noo amaanee 2022 sorry

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 года назад +207

    Abgaal dadka aan Somali ugu Jeclahay, From Mj, saas markan leeyahay sidaas ma aha Somalida kale necebahay, Kuli dadkayga Somaliyeed waan jeclahay lkn Abgaal waa dad dun macaan oo Asal leh❤️❤️❤️❤️Illahay Somali oo dhan ha is jeclaysiiyo one love dadkaygii layga beerayoow.

    • @habeenamoha8398
      @habeenamoha8398 2 года назад

      Thanks❤

    • @saidaali412
      @saidaali412 2 года назад

      Aad ayaad u mahadsan tahay

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 2 года назад +2

      Mhdsanid wll sidokle waa kujeclnhy😘💖

    • @nawalita841
      @nawalita841 2 года назад

      Thanks 💞💞😘♥️

    • @deqah
      @deqah 2 года назад +7

      Waa runtaa Abgaal waa dadkii isku keenay Somali oo dhan Allaha Xafido Abgaal iyo Somaali oo dhan Amiin Allahuma

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 2 года назад +185

    Wiil hg ahay walaalhey mudolood hiraab one love ❤️ boqortooyo madaxdii somaliyeed 🇸🇴

    • @saidaali412
      @saidaali412 2 года назад +4

      Thanks brother

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 2 года назад +5

      Sidokle abwe love you too from🆎️🤴💞❤

    • @safiyosaafi4437
      @safiyosaafi4437 2 года назад +6

      Aniga ah modulood hiraab marna ah hg abti mcn mahad sanid

    • @deqah
      @deqah 2 года назад +4

      Thanks bro we’re one family Hiraab Gorgarte Hawiye Irir Samaale

    • @najlaymohamud3074
      @najlaymohamud3074 2 года назад +2

  • @50jirpes12
    @50jirpes12 2 года назад +61

    waxan ahay mareexan lkn waxan ku so dhex koray hawiye qaas ahaan Abgaal qaas ahan waceysle waliba jeceylkeyga waa waceysle cade love all somali weyn

  • @akraamahmed1515
    @akraamahmed1515 2 года назад +85

    Ay ay Abgaal cusmaan reer abtiyaashay waa idin jeclahay walahi 🥰🥰

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +21

    Mudulood Hiraab Anoo Sheekhaal Loobage Martiile Hiraab Baa Jecel Deriskeyga Xalaasha Wardhiigley
    HIRAABNIMO HAWIYENIMO 🦁❤💪

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 года назад +24

    CIDAAN CIDA UGU GOBSAN HAWIYE OO DHAN MANSHA ALLAH VIVA ABGAAL WE LOVE ABGAAL GUUL IYO GOBANIMO. FROM MAJEERTENTIA.

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 2 года назад +64

    Masha Allah boqortooyada leeyga beerey Mudulood Hiraab amaan iyo ducaba waa istaahilaan 👑❤️💯isku waara walaalaha is guursadey bata oo barakooba

  • @martelo7farnelo106
    @martelo7farnelo106 2 года назад +25

    مع انني لا افهم اللغة الصومالية لكنني اعشق هذه الغنية وهذا الصوت الفخيم.. من ارتريا اعلن حبي للصومال الجميل. .. اللهم اعد إلينا الصومال كما كان قويا و داعمًا لشعوب القرن الافريقي ❤️🇸🇴

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 2 года назад +41

    Waaw abgal rer abtiyaashey wan idin jeclahy viva mudulood

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 года назад +31

    Viva Celi Cumar iyo Daa,uud from Mundulood Hiraab

  • @mdfnabadoon3822
    @mdfnabadoon3822 2 года назад +77

    Gabadh mudulood hiraaba Aya Dabka Isaraan 🔥
    From 🇩🇯 Cisse to Abgaal 🇸🇴 🤩 Heestan Waa ina Carooska Lagu Fixiya Inchallah 🔥 💝

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 года назад +20

    Hiraabnimo dhiiiga biyo ma ahan imamyadeena madaxa noo saaran tihiin from madarkicis hiraab

    • @saidaali412
      @saidaali412 2 года назад +2

      Waad mahadsan tihiin garabkeena Hiraab aan lakala saarin

  • @kheriyahashim4272
    @kheriyahashim4272 2 года назад +27

    Woow mudulood hiraab 🆎 my dhiiga ii nooloda meelka o jooktin thanks jaajuumoow waku dakeerna we love u ❤️❤️❤️

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +5

    Mudulood Hiraab Anoo Sheekhaal Loobage Martiile Hiraab Baa Jecel Deriskeyga Xalaasha Wardhiigley
    MUDULOOD CURADKEENA GUULEEYSTA HIRAABNIMO HAWIYENIMO 🦁❤💪

    • @aamina864
      @aamina864 2 года назад +2

      Tnx poqortoyo Dhiiga hiraab nimo from mudulood 🦁🤟

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 года назад +1

      @@aamina864 ❤❤❤

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 года назад +12

    Muduloodka waxo kasoo qaatay abgaal qaasatan wacbudhan hadane galmaax iyo daauud masha allah cumar galmaaxnimo mataan cabdule

  • @sahrahassan4030
    @sahrahassan4030 2 года назад +60

    Mudulood hiraab from mobleen Cisman ❤💉

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 года назад +3

      Ree hooyadee

    • @deqah
      @deqah 2 года назад +2

      ilma Cusman Dalandoole Mudulod ahaa one family one love 💕

    • @shankaroonsh6964
      @shankaroonsh6964 2 года назад +2

      Rer hoyadey waa idin jeclahy

  • @maxamedmaxamuud4626
    @maxamedmaxamuud4626 2 года назад +82

    Wlly mudulood waan idin wataa guuleysta from OGADEN

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 2 года назад +22

    Mudulood Mom Aya Ah Aniga Wiil Dir Ah Ba Ahay Mahadir Kasi Ah Rer sh.isxaaq Z.Awal Sacad Muse Nuh Ismail Rer Ahmed Kasi ah Inant Guursanayo Wa Mudulood Abgaal Wacbudhan Daud Isaaq Daud Kasi Ah

    • @612o.t.f.7
      @612o.t.f.7 2 года назад +1

      Maxa naga galeey marka wtf teda wil yar somaliyeed thy wll maxa ku baray qabil subxanaallah especially ado wil yar eeh dhalinyaro tas la yabay

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 2 года назад

      @@612o.t.f.7
      Adi abgal ma tihid wan huba jawabtada xun ka fahmay ...mudulod sidas uma jawaben hhhhh nacas

    • @maryancapdibarre3487
      @maryancapdibarre3487 2 года назад

      Jah dumashi😍

  • @Mahadale
    @Mahadale 2 года назад +12

    Mudulood hiraab dad aan jeclahay from murusade hawiye nimo♥️♥️ Allah xafido somalida oo dhan

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 2 года назад +49

    Gabar HG ahay💉❤ lkn abgaal Aroostay wiilasheeyda boqortooyo Abgaal cismaan kadhasheeyn👨‍👩‍👦‍👦💉❤

    • @najlaymohamud3074
      @najlaymohamud3074 2 года назад +4

      Allah noo xifdiyo abayo ❤❤

    • @nasrocabdi6549
      @nasrocabdi6549 2 года назад

      My duma allaha nodesto wiilashena adna allaha kuxifdiyo

    • @Amiinjoyman
      @Amiinjoyman Год назад +1

      Gobtan iska guursano wllaheyn HG ❤💯 soo bar baara adeer mcn wan ku salamay dumashi ✌👍

    • @FefeAmar
      @FefeAmar 10 месяцев назад

      Duma❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🙋‍♀️

  • @naeimajoker2055
    @naeimajoker2055 2 года назад +83

    Reerkan ka gursan dono😂 Abgaal 🌹🩸💉💞from isaaQ Garxjiz 💉 HeeztaN wlhi wan ka helayi masha allah from zomaliland home Burco 💚🤍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedabdulleomar5542
    @ahmedabdulleomar5542 2 года назад +19

    Wiilasha celi cumar waa romantic viva gabar isaaq daauda 🔥

  • @dalmarmaweelabtidoon6595
    @dalmarmaweelabtidoon6595 2 года назад +13

    Love Abgaal From Isaaq❤

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 2 года назад +10

    Walaladey mudulood hiraab iyo hawiya dhamantod waa jeclahay frm isaaq dhiigeyga tihiin

  • @yasilafabdo6388
    @yasilafabdo6388 2 года назад +24

    Viva mudulood hiraab ❤and thanks jajumow heestan darteed aa kugu so biirey Mudulood allow dhoor amiin 🤲

  • @umusharaf5629
    @umusharaf5629 2 года назад +9

    My dhiiga dhuxa mudulow hirab boqortooyo abgal osman daud n celi cumar yaaba iska heli kara ❤️🥰🙏🏽

  • @omarfidow1623
    @omarfidow1623 2 года назад +60

    I can’t stop listening this song 🆎💯

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 года назад +14

    Daarood + H abargidir + Abgaal = Car yaa iga laadheereysan car yaa ila tar tamı kara isaaq raxaweyn iyo ciise jabuuti intaas iga maqan ilmeheyga mustaqbalka insha allh cidahaas u guurinaa soomali weyn oo dhan one love my dadkeyga 🇸🇴🤍💉🩸💯🥰

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 года назад +20

    Waaaaaw MASHA Allah ani malee amanowaa anee celi cumar idhashay isaaqdauudne idhalay 🥰🥰😍😍😍❤❤❤💝💝

    • @ahmedabdulleomar5542
      @ahmedabdulleomar5542 2 года назад +3

      Wiilasha celi cumar waa romantic naagtii hesha baa nin heshay 🥰

  • @naanaismaan4722
    @naanaismaan4722 2 года назад +11

    Maasha allah reer abtiyashey abgaal cismaan❤❤❤

  • @anisamohamed7403
    @anisamohamed7403 2 года назад +50

    heestaan inta tiktok ga ka so maqashay farta taaga

  • @suhurmohamed8799
    @suhurmohamed8799 2 года назад +41

    From isaq H.Y,, can’t stop listening to this song love you abgaaal❤️‍🔥

  • @jibriiltaani1608
    @jibriiltaani1608 2 года назад +5

    dirnimo inaga badan ilmo irir samaale dhiigaygii from adis ababa gabar isaaq

  • @qadriinaqueen1
    @qadriinaqueen1 2 года назад +22

    Mudulood hiraab mi dhiiga 🆎️🆎️❤💋💝

  • @hafsanoor7365
    @hafsanoor7365 2 года назад +17

    Mudulood hiraab🆎️🩸💉thanks fanankeena abukar jaajumow

  • @aragsanvip8506
    @aragsanvip8506 2 года назад +7

    Me too Cele cumar I dhalay viva reer abtiyaasheey

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 года назад +10

    Maasha Allaha.madaxaa la saaraa.mudulood hiraa.yaasalaam boqotooyo❤❤❤❤❤❤

  • @anisamohamed7989
    @anisamohamed7989 2 года назад +18

    Boqortooyadii layga beeray masha allah my blood mudulood hiraab❤❤

  • @zackdollarchannel2321
    @zackdollarchannel2321 2 года назад +4

    Yaa iga laadheereesan wiil mudulood hiraab ah ka 🆎 🚾le cde 💪from galmudug ceel dheer💪💪

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 2 года назад +13

    Mudulood hiraab hees cirka gashay sanadkii tahay 2021
    2022 aan dib youtubeka uga soo raadshay from tik tok 🆎️❤

  • @yahyaiyoyusra3317
    @yahyaiyoyusra3317 2 года назад +5

    Celi omar aa dhaleen iyo anigana viva mudulood

  • @deqah
    @deqah 2 года назад +9

    Masha Allaah Allaha iga dhaliyay Mudolod Ayaa mahadleh oo Aderkey ka dhigay Al xaaji Muse Suudi Xafidullah ❤️❤️❤️💖💖💖💗💗💗Ⓜ️🆎

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 2 года назад +7

    Reer abtiyashey mudulod Hirab allha idiin xafido ❤❤❤

  • @shukricadey1227
    @shukricadey1227 2 года назад +4

    Best song dadka leyga beeray from adan yabal harti abal

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 года назад +13

    Jecliyaa dadkeyga illaahow iidaa ❤❤❤

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 2 года назад +16

    Maashallah jaajumow qaraabada maad keentey intaad amaantey adaa nooga fiican lajenkeenow

  • @Maska2323
    @Maska2323 2 года назад +6

    Mahadsanid legend fanan anoo ah igaar isaaq daauud suufi Cali kobdheer 🆎❤️

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah5150 2 года назад +18

    thank you fanaankeena qaaliga ah legender abuukar jaajuumo allaha ku xafido

  • @maxamedshiine4790
    @maxamedshiine4790 2 года назад +6

    Waa idin jeclahay dadkeygi mudulood from wecesle cade yaranka

  • @abdinasir9275
    @abdinasir9275 2 года назад +34

    Finally I have found this song ❤️🔥

  • @zahrahassan2426
    @zahrahassan2426 2 года назад +11

    Mudulod hiraab💋💋 🆎💋❤wacbuudhannimo dhiiga💉📌

  • @ayaanabdullahi5742
    @ayaanabdullahi5742 2 года назад +9

    Masha Allah 💕💕💕💕💕 mudolood Hiraab 😍😍😍😍

  • @idirisabdulahi1984
    @idirisabdulahi1984 2 года назад +3

    From maxamuud gorgaarte Ⓜ️

  • @adnanyare4692
    @adnanyare4692 2 года назад +5

    Ww mudulowd Masha Allah tolkeyga dhiga biyo ma ahan ❤️❤️❤️❤️👑👑👑🥰

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 2 года назад +4

    Wey iga gadan tahay heestan Arooska laga qaaday hambalyo hambalyo Ubad baari Rabbi ha kala siiyo

  • @mansoorhussein6818
    @mansoorhussein6818 2 года назад +3

    Abgaal dhiga waliba celicumar m.a thanks alfanan jajumow 😍

  • @abshiroaxmadabshiroaxmad2164
    @abshiroaxmadabshiroaxmad2164 2 года назад +8

    Mash aallh mudulood hiraab NIMO guuuuuuuuuuuuuuuuul haaambalyo haaambalyo haaambalyo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hawahussein1057
    @hawahussein1057 2 года назад +4

    Hambalyo.dhamaan.celi.cmar.galmax.hambalyo.ismaacil.eedo.adiga.iyo.xaskaga.nolal.wacan.iyo.uwad.qerqawo.amiin

  • @fatimaal-sofi2399
    @fatimaal-sofi2399 Год назад +5

    🦁🦁🦁🦁🦁🦁 Jah big love abukar thanks 🆎🆎🆎🦁🦁🦁

  • @maryanomar4510
    @maryanomar4510 2 года назад +8

    Waaaaaw afkaaga cano lagu qabay fanankena ❤️❤️❤️🆎❤️❤️🥰

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 2 года назад +5

    Viva my dhiigeeyga mudulood hiraab 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayantifow1245
    @ayantifow1245 2 года назад +9

    Finally heeskii waa heley...OMG best song. Thank you JAJUMOOW 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @cabdulahifaras7655
    @cabdulahifaras7655 2 года назад +7

    tolka allaha barakeeyo insha allaah

  • @habibabillekhalif3785
    @habibabillekhalif3785 2 года назад +9

    My abtiyaashey ABGAAL Boqortoyo🥰🥰💟💟💞💓

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 года назад +1

      10 qof aan comments soo arkey rer abti ayey ku hayan oo islamihi oo dhan naga cararen 😂

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 2 года назад

      @@mariza101_ 😅😅

  • @nimcoyusuf165
    @nimcoyusuf165 2 года назад +8

    Reer somaliland ban ahay heestan wanba ka helay kkk masha Alleh

  • @sahriinahassan2746
    @sahriinahassan2746 2 года назад +5

    Thanks jaajuunoe mudulood hiraab🆎❤️ isaaq daauudnimo❤️❤️❤️🩸❤️

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 2 года назад +10

    Jaamumoow eboow Hees aan caadi ahey aad u sameeysey Aroskaan 🤟❤❤

  • @shakracadde6981
    @shakracadde6981 2 года назад +3

    Legend Abukar jaajumow.Fanaan Jilaa.Turjumaan..salaan sarre.from will mudulood..

  • @bellakiin
    @bellakiin 2 года назад +23

    Heestaan intaan naciimo jokar kasoo aragtay gacanta taaga👍 Masha alaah viva abgal

  • @abdulahinoor3246
    @abdulahinoor3246 2 года назад +5

    M hiraab wa idin wataa i am from bydhabo

  • @farhiyohilowle9531
    @farhiyohilowle9531 2 года назад +7

    Viva mudulood hiraab we love you 💯

  • @liinaliina7286
    @liinaliina7286 2 года назад +5

    Boqortooyadii la’iga beeray Mudulood Hiraab ❤️❤️❤️🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ciyaalxamarofficial8565
    @ciyaalxamarofficial8565 2 года назад +5

    Mudulood Hiraab ❤ Tack jaaajumow

  • @youkey1877
    @youkey1877 2 года назад +10

    Hestaan tik Tok Gil gishe ✌️👏🇭🇹❤️ madaxa nasaran nasab hoba mudulod hiraab ✌️ dad darisnimo leh ✌️

  • @shukribashir5247
    @shukribashir5247 2 года назад +4

    Msha Allah codka allha ku barakeeyo legend jajumow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪👏

  • @xmanyt4983
    @xmanyt4983 2 года назад +10

    Omg 🔥 Mudulood Hiraab Kingdom 👑

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel 2 года назад +4

    Mudulod hiraab dhiiga from ciise Mudulod 💪💪

  • @kaarshefilmsvlogs3987
    @kaarshefilmsvlogs3987 2 года назад +15

    Mudulood Hiraab AB.. dhiiga Biyo ma ahan

  • @ugaas
    @ugaas Год назад +3

    Mudulood power From HG 🦁🔥

    • @aamina864
      @aamina864 Год назад

      Thanks boqortoyo 💪

    • @ugaas
      @ugaas Год назад +1

      @@aamina864 aad iyo aad ❤

  • @Gaduudow25
    @Gaduudow25 2 года назад +13

    isaaq Daa’uud Vs. Celi Cumar. Waa Laba Naadi Primeir League. Soomali Kawada Cayaaro

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 2 года назад +6

    Mudulood Hiraab libaaxyada Somalia 👑

  • @nimcamohamed8414
    @nimcamohamed8414 2 года назад +8

    Mudulood Hiraab my dhiigeyga❤❤❤💯🤴

  • @ahmed4so
    @ahmed4so 2 года назад +6

    Legendka Reer geledi Waa ku wadaan 👀👀👀

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 года назад +9

    Viva mudulood hiraab 👍👍👍❤️❤️❤️

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique 2 года назад +10

    Jaajumow laandheere ❤️❤️❤️

  • @maryamoxuseen5998
    @maryamoxuseen5998 2 года назад +2

    Gabar mursade ahay ab reer ayeydeey hoyadey abtiyaasheed waan jeclhy boqortoyo mustaqbalka xgina ahay

  • @nasrosuudi8701
    @nasrosuudi8701 2 года назад +8

    Mudulod hiraab from wcdan cusmaan

  • @ikranaweys3552
    @ikranaweys3552 2 года назад +9

    Mudulod hirab dadki leyga beeray abgaal cisman dhalsho ciil uma qabo🆎️💉💪💖🆎️❤

  • @fadumomohamed7379
    @fadumomohamed7379 2 года назад +14

    Mashaa allaah saas waaye

  • @omarelmi8333
    @omarelmi8333 2 года назад +5

    Mudulood hiraab madaxdii dalka from MJ❤️👑🤞🏽

  • @saidohirabe7391
    @saidohirabe7391 2 года назад +6

    Maashaallaah viva mudulood

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 2 года назад +9

    Masha allah heestii luxday baraha bulshada ahaa have lee ga aragneee

  • @ahmadibnabubakral-habashi
    @ahmadibnabubakral-habashi 2 года назад +1

    Viva hiraab viva mundulood viva hawiye viva irir samaale

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 года назад +3

    Waa ku wadanaa eebboow jaajuumow caadi maaha viva legend jaajuumow 💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadifaaddow2393
    @nadifaaddow2393 2 года назад +3

    Masha,Allah Raakiciin Saajidiin,Saabiriin,Rabi,idiinkudeeq,madaxa,waadsaranthiin.💞💞💞💞💞❣

  • @drryhhhx927
    @drryhhhx927 2 года назад +6

    Mudulod hiraab dhiiga 🥰🥰❤❤💋

  • @gaalkacyocitygalmudug
    @gaalkacyocitygalmudug 2 года назад +6

    Boqortooyada Mudulood Hiraab ❤️❤️

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur108 2 года назад +4

    Masha Allah viva Abgaalnimo.

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 2 года назад +5

    Mudulood hiraab mahadsanid jajumow hestan oo dhameys tiran wax badana radiyay