Digniin ku socota Single Mother ta ama hooyada kaligeed nool ee caruurta haysta👀👀

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 164

  • @hiboyusuf8920
    @hiboyusuf8920 4 года назад +27

    Sax wllshey Casho runta ka hadashey aniga waxaan kali hay 7 sano walhi nin mabo ku mashqulin ilmah aan waqti siiye wayo nin nin ka fiican ma jiro ee hooyo adag iska dhig oo ilmahga waqti gali oo soo sar ubad cafimad qaba 🙏🙏🙏

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 4 года назад +2

    I like this lady.mansha allah.she teach us more.not like fake lady's who just are show off.kkkkk.mum i love you

  • @naimawarsamewardere7218
    @naimawarsamewardere7218 4 года назад +1

    Masha Allah abayo barnaamij xiiso leh oo waliba muhiim ah baad soo jeedisay walalaha waxan u rajeynayaa inay waxku qaataan Insha Allah.❤

  • @luulhurdaye9020
    @luulhurdaye9020 4 года назад +5

    Waa wax jira runti
    Abayo Allah xafido inta hoyo kaligeeda

  • @hawaadan5128
    @hawaadan5128 4 года назад +4

    Manshallah mahadsanid abaayo waa runtaa

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 года назад +1

    Mansha allah"" Caasha Lùul wlhy Runtaad ka dhawaajisay""🤭🤭Allaaah yaa"Cisak""""Nooloow""well done❤🌹👍thanks Xbbti

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 4 года назад +3

    Maasha Allah luu Allah qurxda hakuu siyaadiyo

  • @sulekhaadam7443
    @sulekhaadam7443 3 года назад

    Waad saxsantahay walaashay jazaka ALLAAH

  • @derbidull8673
    @derbidull8673 4 года назад +1

    Maansha allah allah haku xifdiyo aaqiro iyo aduun bidnillaahi Kariim allah hanagu anfaco waanadaada wanaagsan

  • @farahkoreye6134
    @farahkoreye6134 4 года назад +6

    It looks like this channel turned to be Women awareness channel. I have nothing to disagree being advocated for Somali women in diaspora because there are a lot of vulnerability, by the way they are our mothers or sisters, but first place those women who kicked off their husband should to be part of this awareness. So my suggestion for single mother is this, If you worry for your children then keep in your mind that the Bad father is better than a good step father to be brought for your children.
    In addition to that I used to follow your channel because I like Somali-stories, I hope you’ll continuing to do so.
    Thank you.

    • @ladan3157
      @ladan3157 4 года назад +3

      walaal i disagree with you. I come from a family where our parents stayed together simply for our benefit and i can tell you that it damages them mentally and emotionally. There's built up resentment at the end day and a feeling of i gave up my life and put up with you. My parents got divorced when I was 23 and I would have liked for them to divorce earlier.
      Also, to the point of mothers putting their children first instead of quickly getting remarried, i have seen the damage that can do to children and the feelings of abandonment they feel. There's women that introduce every man they talk to, to their children and i think its morally wrong.

    • @farahkoreye6134
      @farahkoreye6134 4 года назад +1

      Bilan Bila
      I am really sorry if anyone offended my writing toward Asha Luul’s topic of Somali-single mother. My comment based just my personal opinions for finding family resolution or reconciliation. I understand the hardship that many Somali families went through, it is really heart broken when you are being hurt by people who you may trust the most in life. I believe family problem exists everywhere even in Somalia but consequently the Somali diaspora-family problem is huge and the damage is unrepairable specially children. It is said children raised with two parents are more likely successful than those children who may be raised by one single parent.
      Thanks for your debate/or written conversation.

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад

      Bilan Bila true you said and I’m sorry what happened to you

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад

      Very sad 😢

  • @kaltunjouns2444
    @kaltunjouns2444 4 года назад +8

    Wllo dumarka soomaliyeed illahey uga baqa ilmihiina oo how keenina nin bili adan ee iska heesta caruurtina nin iyo qashin kiisa iska dhaafa

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 4 года назад

    Maasha allaah caasha luulaay waa sax ugu habaar taladaada

  • @wadaayful
    @wadaayful 4 года назад +1

    Maasha Allah wa jazaaka Allah kheeyr

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 4 года назад +4

    Allah awoodale isagaa mahadleh uguna xamdi naqanaqayaa waafajintuu i waafajiyey inaan albaabada ka xidhiyo nin oo dhan bacda kas nolasha isla bilownay kala tagnay maca wallaalkay inaanan ku aaminin gurigayga

  • @fatumahassan1725
    @fatumahassan1725 4 года назад

    Manshaalah walaal ajar alahakaasiiyo,dhabta ka hhadashay.

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani1499 4 года назад +2

    Maansha allah tabaarakallah caasha Luuley waad talisay

  • @rodacabdixusen8273
    @rodacabdixusen8273 4 года назад +4

    Mansha allah waa runtaa walahi

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 4 года назад +4

    Waa sax rag ma jiro

  • @faizaahmed281
    @faizaahmed281 4 года назад

    Ala caashay maanta baroortii baad nagadhameysay.😪😪😪😪so sad walal.
    Good advice yet beautifully told mashallah sis.

  • @nasirabdi7045
    @nasirabdi7045 4 года назад +5

    waxan salaamayaa caasha iyo guud ahaanba walaalaha sharafta badan ee ku xidhan casha luul maxamuud iyo dadka war bixinta Soo gudbiyaba
    mid waa iga talo midna waa iga dar daaran
    mid waa iga talo wax badan ka fekera sidii dumarkii hore ufekera calaf qofkii ilaahay isugu kiin daray ee ubadka aad isu dhasheen intaa aad ubadka kala dhalayseenba waad wada joog teen in aan shaqsiyad laysku qaban baa laga yaaba lakin dhaqaale iyo wax lamida la mida in laysku qabto oo uu qoyskaasi u bur buray waxa ka wayn ee meesha yaala ee awlaad leh ee xaq iyo xuquuqle aan la eegin ee shili maad iyo wax ka sii hooseya laysku qabto ayaa laga markaa waxa iga talo ah guur waa guurka hore nina waa ninkii hore ee aad caruurta u hayseen caawimada caruurta kii dhalay laga waayayna inaad mid kale ka heshaan ha ka yaabina
    caruuru abohoodii dhalay si kasta uu laad u yahay cid kale oo ay kaga niyad samaanayaan uma keenaysaan
    waa laga yaaba in mid wanaagsan ilahay kugu Soo beego laakiin hadaad adigu hadaad ku niyad samaato iyagu abohood uun bay tebayaan ilmo hadaad isu dhashaan xitaa kan danbe ilmihiisa aabe mar kuu yidhaahdo markay maqlaan kii hore kuwaad u dhashay meel baa goysa markaa waxba maad kurdhin ilmo haduu Soo kordho kii horaa meesha ka baxaya cuqdad baa ku dhacaysa halkaaba hadii la maraayo guur wuu qiimo beelay sharafina way dhamaatay adna waxd noqonaysaa qof dadqal u Soo hoyday lakin guur ma noqonaayo
    Midna wayga dar daran gabadha caruur haysata ee abohood eridayeey ama caruurtaada iskahayso wax alle kuu nasiibaba haday lakin kaa noqoto guur
    kii hore ee caruurta dhalay isga Soo cesho isaga dhib kiisa u dul qaado
    oo waxaad ku tidhaahdaa
    Mar hadaanan maya iyo kaa maar may odhan Karin
    Mar hadaanan muhashada meel kale la tegi Karin
    Mar hadaanan muxubada maan kayga lagu dhigay
    Sida aan ku maydhaa ay mala awaal tahay
    weligaaba mudac yada kumud beerka kuu nugul iyo meesha kuu qalan❤️👈

  • @나모-p7o
    @나모-p7o 4 года назад +1

    Allow qalbiyada iskuso jeedi oo nooo naxariiso adaa qaaadir Raxmaan ee

  • @abyaanjohar5598
    @abyaanjohar5598 4 года назад

    Mash allha tabarallha hambalyo hore uu soco casha luuley

  • @kalthumdiiriye1064
    @kalthumdiiriye1064 4 года назад +1

    Masha alaaah hooyoyinka lala taliyoo warka yeela

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад

    Masha allah thank you for good advice

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 4 года назад

    So true habo.

  • @samsamduale7721
    @samsamduale7721 4 года назад

    Caasha luul asc wrwrb ukhti qisooyin fiican ka faiidan ukhti jazaaklhu kheeyr

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 года назад +1

    @ Walal kheyrka faafi xumanta iska fuugay jzk kheyr

  • @barlinidiris8066
    @barlinidiris8066 4 года назад +1

    Jisakalaah wallla slahanagaran siiyo

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 4 года назад +4

    Maash allah caash luuley wejigaga shacni iyo dhLaal ayaa ka muuqde naga daba gee waxad marsatay

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 4 года назад +3

    Beautiful, !!!!!!😄😄😄😄❤❤

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад +1

    Subhanallah subhanallah very sad 😢

  • @amaturahmanadoonillahay9032
    @amaturahmanadoonillahay9032 4 года назад

    Thank u habo asha waa runta

  • @hfm9834
    @hfm9834 4 года назад

    Xasbunllaah Ilahayow na xafid.

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 4 года назад +4

    Asc caashaay guuleyso insha allaah

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 4 года назад +15

    Walal illah baa kugudhaarshe 1k subscribe igaarsiya

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 года назад

    Maanshallh walee dhegii Allah waaniyaa waansan qofkii kabooda caashay awalbuu buur kutaagnaa hawjoojin waa wacyigalin gabdhahan adhaxda iyo bawdadaba kajabay bal inmid iyo laba kabanto soobadi oo waliba soocasuum gabdho soomaray dhikaa ama mid udhow

  • @sacdiyoxirsi1509
    @sacdiyoxirsi1509 4 года назад +3

    Asc wllo caasha luul alahanoka xifdiyo

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 года назад +1

    ManshaAllah waa runta

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 4 года назад +1

    Masha Allah wasax qali

  • @fahimaabdisalamahmed3846
    @fahimaabdisalamahmed3846 4 года назад

    Salaan sare caasha luul Allaha ku xiftiyi 🥰🥰🥰👌

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад

    Thank you 🙏

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 4 года назад +4

    Wllhi waa run caruuta aan illaashano

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 4 года назад

    Ok 👍👍👍👍👍👍

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 4 года назад

    Thank u casho luul wall qali

  • @kowsarahmed7799
    @kowsarahmed7799 4 года назад

    Masha allah keep going mama

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 года назад

    absolutely true beauty

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 4 года назад

    Horta. Ma sha Allah Asha luul walalo. Waa sax!!

  • @mahmoudabdurahman8624
    @mahmoudabdurahman8624 4 года назад +3

    Waxaan dhihilahaa haweenka iyo raga ayaan laiskudirin allaah halaga cabsado wax Mala awaal ah ayaan ragalagu ceebeen amanin xumaday oo lagayabo in uuwalanyahay amareegalbeedku dureen oo dhimirka la ayaan ragaloqabanin

    • @yywvy7025
      @yywvy7025 4 года назад

      Walal macan dadku isku mid maha qaar baa jira xun

  • @talisomaxamuudcumar8499
    @talisomaxamuudcumar8499 10 месяцев назад

    Waa sax abaayo mcnto qeer alah ku siiyo

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 4 года назад

    Mashallah habo Allr hanookadayo waa talo fican❤❤💕💕👍👌

  • @noraesse5346
    @noraesse5346 4 года назад

    Sax waye huno thanks

  • @foosiyacadaani1499
    @foosiyacadaani1499 4 года назад +2

    Single mother eey Ramada kariim xidho o.o caruurtaada korso waraabayaasha ha soo xsraysaninee

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 года назад

      Lagum fahmin Ramadan kariim miuad tidhi

    • @binticali2421
      @binticali2421 4 года назад +1

      Sax waaye kulu shay niyada waaye adoo wiigi hal maalin soomo aa kaaga qayr badan intaa balaayo caruur taada usoo xarayn lahayd kii kaadhay waxad kawaysy walee nin kale kama heshid aan qaracan ahayn

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 4 года назад +1

    Waa iga oohisey walahi waa run walahi caruurta aan ilaashano gabdhii aan hureyn iney guursato nin kale oo caruur yar u heysatey horey please guriggooda ha soo galin ninkale oon abahood aheyn adiga u tag malahaas kula kulan I know you need some one walina waa yaryahey lakiin ragii waa waasheen ilmaha aan ka ilaashano tuugta 😭😭😭

  • @ubahmohamedfarah5638
    @ubahmohamedfarah5638 4 года назад

    Amen amen ducada Ilahay ha ino bad badbadiyo awlada belayana Ilahay Nama tuso

  • @deeqahussen9407
    @deeqahussen9407 4 года назад +1

    Asc asho lul wad u qalanta like iyo shere iyo subscribe ba we love you all qali

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 года назад

    bismilaahi raxmaani raxiim salaa maad kula aafaad

  • @faizadirir8295
    @faizadirir8295 4 года назад +2

    Mansha Allah maxaad run ka hadashay

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 года назад

    Wa runta walashey walahi wan rumeysanahay oo hadaba kaligey baan ahay sadex mar ayan jabay nin qiyaanadisa wan ka dhergay marka caruurteydaan jecleystay inaan si sharaf lah nabadgalyo leh iigu koraan waxa leygu nacayba waa ciyaalkon ilaaliyay marka yaa buuqisa u dulqadan karo waaba masas iyo iyo libaax iyo cadow guriga ku jooga.Alxamdulilaah waxan joogna meel an heysano waxyaalo badan oon nafteena ku mashquulin karno.

  • @Samiya-kalgacal
    @Samiya-kalgacal 4 года назад +5

    Wcs casha luul aniga uhoreya plz 🙏🏻 anigan isoo bokhoda❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍

    • @barwaaqodchannel8853
      @barwaaqodchannel8853 4 года назад

      Samiya kalgacal henna walaal subscribe ii sar aan waan ku saray thank you

  • @leylajamac4018
    @leylajamac4018 4 года назад

    Waa sax wllo

  • @hindasuleiman9008
    @hindasuleiman9008 4 года назад +4

    Waankuusaarey beri hore wllo

  • @hameeda1612
    @hameeda1612 4 года назад

    Subxaanallah wllo wa mujiso

  • @leylajamac4018
    @leylajamac4018 4 года назад +1

    👍👍👍👍👍👋🏽👋🏽

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 года назад +1

    Wlhi waa runtaa cashay

  • @superkikochannel3209
    @superkikochannel3209 3 года назад

    Wllaahi waa run qaarbadanbaa ragii somaliyeed ceebeyay

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 4 года назад

    😍😍😍😍😍😍😍😍❤👍

  • @safiya8016
    @safiya8016 4 года назад

    Sax sax sax runta usheeg sis

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 4 года назад +2

    Caawa xaaladu waa adagtahay caisha luuleey runtaad ka hadashay wall ee gabdhoow aan wanadaas weelayno👋

    • @barwaaqodchannel8853
      @barwaaqodchannel8853 4 года назад

      Sabra Aisha channel walaal subscribe ii sar aan waan ku saray

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 4 года назад

    Walaal hooyooyinkii markii wadankeena la joogay caruurtooda bayba uga tegi jireen ninba oo korsan jireen walaal markii qarbiga la tegay hablihii anagu waa ka yaabnaa tasrufkooda bal dib haysugu noqdeen insha allaah ilaahay ha xafido dumarka iyo caruurtaba

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 4 года назад +1

    Subxaallah ragi ha barb kodaci somaliyed

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 года назад +3

    Wcs wr wb ❤️❤️❤️

  • @foaqalbi4360
    @foaqalbi4360 4 года назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 4 года назад +5

    Naa fadhiya oo caruurtina haysta yayda ka ilaashada oo hadan nin ka maarmayn iska guurso part time meelahaas ku dhamaysta waxad iska rabtaan

    • @sahraabdi9699
      @sahraabdi9699 4 года назад +1

      Kkkkk

    • @yywvy7025
      @yywvy7025 4 года назад +1

      Fariid

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 Год назад

      Nin la aan miyaa la noolaan karaa beenta ma fiicno runtii nin wax ka fiican lama helo😅

  • @ejjeehheehhe4288
    @ejjeehheehhe4288 4 года назад +1

    Mashaallah abaayo arin ficaan baa ka hadashay

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 4 года назад

    18 ayaan kaligey korsanayey allaah ha ii xifdiyo saalixiina ha iiga dhigo, baqdin aanka qabo raga baana ugu samrey caruurteyda,intaan abris ukeeni lahaa, allaah na ajar baan uga xisaabsadaa sidaan salaada uga xisaabsado

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 4 года назад

    Anigu waxaana aaminsanahay Dumarka ayaga sabab uu ahaa iney gurigu burburo sababto nin Lix caruur ka dhalay bay waxay leedahay ha laga furo bal Xaggee uu socotaa ayadoo Lix caruur rabtaa iney qurbaha ku kooriso aabohooda iska furtaya waxba ragga haku mashqulin ee Dumarka la hadal

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 4 года назад

    mashalah warunta luulay

  • @raqiyabedermuse1959
    @raqiyabedermuse1959 4 года назад +1

    Mnzha allah mom caasha luul ❤❤❤

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 4 года назад +1

    Nasiib daro, maskax dooda kuma socdaan dadkeenu ,siiba dumarka.
    Ama dad kale taladooday kusocdaan, ama heblaayo ba samaysay weeye xaalku.
    Maskaxdan ilaay sabab iyo xikmad buu inoo siiyey ee aynu isticmaalno.
    Ilaahay xaqa ha ina tuso dhamaanteen oo wadadiisa ha ina mariyo insha Allah.

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 4 года назад

    Casho guuleeyso

  • @jamayunis2363
    @jamayunis2363 4 года назад

    Asc walhay walaal wa ad kahadashay run

  • @marwamiskiofficialchannel770
    @marwamiskiofficialchannel770 4 года назад

    Wlhi talo wngsn baad sii sayay walal cashay wakhtigan la jooga dal iyo dibadba arrinku waa xun yahay allah indha khayrka ummada ha u furo.

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 4 года назад +1

    Geesiyad wacyi galinta waan kugu raac sanay

  • @farahmahamud2378
    @farahmahamud2378 4 года назад

    Masha allah alle ajar haka siiyo wlhy been ma aha nin faa iido male

  • @safiya8016
    @safiya8016 4 года назад +1

    😭😭😭

  • @aminamusse6442
    @aminamusse6442 4 года назад +1

    😭😭🙈🙈

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 4 года назад

    Dadka masakiinta oaad wax kudhantan cawiya ilahayba idinkana idiin baxarisanaye lacag haku bixinina hana sinina nin somali caruryiina dib ugu noqonaya

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman6619 4 года назад

    😢😢🤔🤔🤔

  • @ifrahali5667
    @ifrahali5667 4 года назад

    Anagii single aheyn baa qaati ka joognaa raggii macadalaa hooyo
    Caruur wadata

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 4 года назад +1

    Dumaroow tashada ragan biladhaqanka bilaa diinta kamaarma waxabarta shaqaysta

  • @aaminahussien7478
    @aaminahussien7478 4 года назад

    Waad la heshay qaaliyey run baad ku sheegtay waa run waa laga baxaa

  • @kittyuniverse7744
    @kittyuniverse7744 4 года назад

    Caasha luul waanku salamay hoono qaali markasta waan daawadaa barman in yadaada 2012 ayan Anakin boorama u soconay aynu bar baray iska soo raacnay ma xasuusataa markii maqaayada aankaa cuntaynaynay aynu suuliyadii buuraha yarkuyaalay aynu kala sugayay ciyalban wadnay intaa kadib waxan la yaabay qaar hooyinkood lee yihiin markuu ninku Yahoo caruur and u far haysta ay islantii waynayde gabadha dhashay at leedahay naa guurso ninkeen markaasad islamihii idhi
    Ee hooyo sawta caruur haysata ee iminka la furay maxayku fali nin kulaha
    Intay yaryihiin ha keento wayku ak korayan was markasan fajacay islan waynoo naa nink keenta haysta xaqiiqadana xagaasi dadka ka yimid nin iyo caruur ninkaa u mihiima markaan eego

  • @shukriismail2134
    @shukriismail2134 4 года назад

    Asc gacalooy hbo mcn slma

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 года назад

    luul manta wax ka yaabiyaay bay aragtee ma mid baa hooyadii inantii ka kufsaday soomalida ceebtooda beryahan dayaamaysa salamaad ilahow na dhaafi inta xun horta nagtaa guursanaysa mid naagtiisi soo furay iayda wax ka si yihiin caruurtiisiba ka u war hayn taa arooosata iyada cirka roob ku og aniga somali beryahan waan ka naxa wa dad reer miyi ah oo waxay arkaan ku dayda markay dawadeen waxa ka socoda qurabaha ayay ku daydeen wax walaba way samayn karan si fuduud ilahow naga ilaali inta xun manta waxa luul ka yaabiyaay wax yar maha

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 года назад

    Wakhtigan xadirka aha dumarku ninka qaba waxay ugu goodiyaan hadaan guursan waayo waad arki caruurta ood soo sartaa adigaa ku raxaysan xoogoda inkasto markay guursadaan wax gursada sidi lo so koriyey ay ku xidhantahay ilahow ubadka wax khayrqaba nogu adi ya rabi

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 4 года назад +1

    🤦🤦👍👍👍👍👍👍👍👍🍀

  • @alib3114
    @alib3114 4 года назад +1

    Caasha Luul raga oo dhan ma wada. Xumo alle ka baq isku dir waa laga fiican yahay

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 4 года назад

    Markaan arkay wacyiga jira dafkiina sma ragiina xishoodkii iyo sharsftii ku yarastey iimaannkii kor looga rafciyey intooda badan

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 года назад

    Cashay ka so hadal dumarka xeerya shiishada gale albabad ciyalka ku si ooda pls baraaruji hablehena

  • @hindasuleiman9008
    @hindasuleiman9008 4 года назад +2

    Wllo naagta nin laan joogi karina oo dareenkii kabateyna maxaad odhanlahayd ee ninkii hore ama kadhintey ama kalatageen bal xal usheeg si aynafteediina sina uga badbaado caruurtiina ubadbaado baltalo keen😂

    • @luulyoutube7163
      @luulyoutube7163  4 года назад

      Ewan ka hadali doonaa insha Allah

    • @sahraabdi9699
      @sahraabdi9699 4 года назад +1

      Malmal iyo caano garoor iyo soon badso

    • @Nuura01
      @Nuura01 4 года назад

      Soonka ha badsato

    • @cadeeycabdi1256
      @cadeeycabdi1256 4 года назад +1

      @@sahraabdi9699 kkkkkkkkkkk runtaa xerta aa malmalka cabi jirty

    • @sahraabdi9699
      @sahraabdi9699 4 года назад +1

      Cadeey Cabdi haa sheekh abuu dalxaa yiri
      Ninkii naagtiisa dhoofiya uu yiri waxba yuusan qudba sireysan ee cibadada ha badsado malmal iyo garoorna ha isku daldalo kkkk
      Talo fiican soo maaha