Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Rabiyoow waaaa naxariis badan tahay. Miskiin. Ka dib. Hooyadiis WAAYAY illaaahey muxuu naxariis u galiyay CIYAAL KA XAAFADA. ,,,,ILLAAHAYOOW. MAHADSANID. ,,
Wuu dhibtoodey hooyadiina Dan daro ayey u dhimatey iyo wax la aan maskiin allaha u naxariisto hooyo ol hooyooyinkeen allaha u naxariisto 😢
Illaahey hooyadiis ha u naxariisto isagana ha u gargaaro dadkiisana ha u sahlo insha Allaah.
Aaway familka hooyadiis? Mida kale Italia waa meel dhib badan yaa u jooga? Illaahayow u gargaar yaa Rabbi
Inaalilaahi wainaa illayhi Ilmo lakenay dal ba ayoo kuwi u dhashay ku dulman yihiin😢😢😢
Alle hooyo haunaxariisto adigana Allah ku caafiyo meeshaas meel kafiican Allah ku geeyo Amiin Yaarabi
Hana Alla haku xafido waxad tahay gabadh fariida oo dadka dhiban caawisa guulayso insha'alla
Ilahay hoyadaa ha u naxariisto maskiin
Alla dhibaatuu soo arkay caloolxumo badanaaa illaahow ugargaar
Ilaahay.ha.unaxariisto.hooyadaa.iyo.hooyooyinkeenba.adna.alla.hakuugargaaro.ninku.ma.somaali.buu.ahaa.mise.ajnebi.buu.ahaa
Halagu celiya 🇮🇹 🇮🇹 his home town ❤sorry habo.
Hano. Abaayo wiilkaan. Book. Halaga. Qoro. Illaahey naxariis tiisa. , ,,,Ciyaalka xaalada waaa salaaman tihiin
Xasbiyalaah Wanicma Wakiil😢😢😢
Axxxx yaaa allh yaa allh yaa ahhh
Hooyadiisa waxay dareemeysay in ay dhimandoonto wiilkeedana soomaaliya sidaas ayey ugu soo duntay😢😢 sidaan umaleynaayo 😢mahubo laakiin waxay istiri soomaali Waa dhul Muslim😊
Sas bambu badan tahay kolay somali waa dad fican❤
Reer baraawe oo af soomaali ku hadlaaya u egyahay 😢😢😢😢😢😢😢miskiin ALLAH CAAWIYO
Tunisian waye ,talyaaniga ku dhashay
😢😢😢😢 very sad story wlh
Hana paranta kheyr Allah ha ku siiyo
Ax ax ax ilahay how sahlo wiilka miskiinaka ah insha allaah
Asc hoyadiisa aawey ehelkeeda
Ax xanuun badanaa 💔💔💔😭😭😭
Diyasbaro waye ladhahay baayo hadalka haku badin tartiib
Hana Allah ka ajar siiyo WALAAHI ajar ayad shaqeesatey
Hooyadii Allah unaxaristo reerkeeda marabaan hadey waxba haysiin marka kali ey ku rabaan wa mar kaa lacag haysatid
ILLAAHEY NAXARIIS BADAN AAAA, ,WAXAAA MUCJISO. KALA. AH. ,,,SIDUUU ILLAAHEY KUGU CAAFIYAY. XABATULL SOWDA. ,,,CAJAAIB.
Ilaahayoow kucaafi. Dhib badan waadaragatay ilaahayow lugaha kuucafj
Wargabdhaha soomaaliyeedoow ajaaniibta iska daaaya cuqubadooda soom
Asc Hana abaayo wiilka hadu yaqaabo af taliyaani abaayo aniga u tuurjubanaayo hadey macquul tahay aniga waxaan ahay Soomaali ku nooleyd Italiya 21 sanno oo taqan luqada talyaaniga .
Hooyo intaas oo sano Italy joogtay miyaaa guri l.aan ah ninka qabo hantidii oo dhan ayuu dhacay
Asc
Wallaal wuxuuleeyahay 8 bilood uurah markaan caloosha kushaa ayaa aabe shil gaari kudhintay aabo
Hooyoyinka somaliyedow caarura ajanabiga haagiinina dhuulkina u raaye ee bila caadalada
Cuqubo ayaa laga galay weyn inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun 😢😢😢
Ohin ayu igudiley wilkan ale hakulajiro
Daciifnimada soomaliyeey qofmuslin ah ayaaa idinku dayacmaayo
Miskiin xabsiga ku tuur Ana wood leh
الاحول والاقوة الاباالله
😢😢😢😢
Maxaa qaldan 8 sano haduu somala joogay af somali inuu si fcn u soo barto aheyd warkaan dib haloogu noqdo hada haduu jiro 30 markaas wuxuu jiray 22 jir uu ahaa
😭😭😭😭 please somali women when u marry foreigner man after divorce please don't send your kids back to somalia but if you can't raise the children give their father family is better for your child end day 🙏🙏🙏🙏
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Midaan fahankeedu waa badiiy
😢😢😢
Reer barawaNoo kaantay ladahay waa ityan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Hani Allah kula garab galo
Hana Iyo wiilkaan yaa isku balamiyey😊
Astaqfurulaah
War gabdhahan maay waayeen nin soomaali ah oo ay dhaqan wadaag yihiin
Hadii uu dhalasho talyaani wato ama haysto muu talyaaniga ku laabto.Talyaaniga caafimaadka waa bilaash ama lacag la’aan.
Reer barawa waaye kana
Wiilkaan famaliga hooyadiis
Mama mia cuesta ragazzo 👦 e bizionio aiutare veramente
Hooyadisa qabilkeda weydiya
Telefon maleyahay an lacag ugu dirno hooyo cawina
Midispiace
Xabiibi alakarim
Somali waa dulaystayal Illahay baan ka magan galay shartoda
Miskiin
Qooto qooto waye hosbitalka wa funny wiilka afsomaligisa
Haa kalshiire waye hana wllo
Ilmahaan saas usilcay aabe adeer awoowo kama dambeynin miyaa inaa lilaahi wa inaan illayhi Ilmo aan famil lahayn naagtii isku qaadaay tanaa ku dambeysa Marxumada ma haysto AHU laakin cashar halaga qaato
Imaan abtiyaal malaha miyaa
Wiilkaan maa loo turjumo luuqadiisa
😂😂😂😂😂
ANIGAA AQONO HANI
Safarad talyaniga mu tago sharci iyo cawinyan
Haniparen. Wiilka mafahmeysid miyaa maxaa hadalka ugu celcelinysaa?yac wiilka Soomaali badan mayaqaano. Marka adiga wax fahan! Maxaasuya!
ILLAHAYOW SOMALI MAXAA NAGA DHALIYEY WAA DAALIMIIN URURTY QOF KA FAKANAYA MA JIRO
Maskiin
Sabbabta loo diary
Yaqlbi udadala wilkan wadhibanyahay
Ila intas somali muu baran
Mentally he is going lot loss his Mather 9mounth jail wax la an.
Rabiyoow waaaa naxariis badan tahay. Miskiin. Ka dib. Hooyadiis WAAYAY illaaahey muxuu naxariis u galiyay CIYAAL KA XAAFADA. ,,,,ILLAAHAYOOW. MAHAD
SANID. ,,
Wuu dhibtoodey hooyadiina Dan daro ayey u dhimatey iyo wax la aan maskiin allaha u naxariisto hooyo ol hooyooyinkeen allaha u naxariisto 😢
Illaahey hooyadiis ha u naxariisto isagana ha u gargaaro dadkiisana ha u sahlo insha Allaah.
Aaway familka hooyadiis? Mida kale Italia waa meel dhib badan yaa u jooga? Illaahayow u gargaar yaa Rabbi
Inaalilaahi wainaa illayhi
Ilmo lakenay dal ba ayoo kuwi u dhashay ku dulman yihiin😢😢😢
Alle hooyo haunaxariisto adigana Allah ku caafiyo meeshaas meel kafiican Allah ku geeyo Amiin Yaarabi
Hana Alla haku xafido waxad tahay gabadh fariida oo dadka dhiban caawisa guulayso insha'alla
Ilahay hoyadaa ha u naxariisto maskiin
Alla dhibaatuu soo arkay caloolxumo badanaaa illaahow ugargaar
Ilaahay.ha.unaxariisto.hooyadaa.iyo.hooyooyinkeenba.adna.alla.hakuugargaaro.ninku.ma.somaali.buu.ahaa.mise.ajnebi.buu.ahaa
Halagu celiya 🇮🇹 🇮🇹 his home town ❤sorry habo.
Hano. Abaayo wiilkaan. Book. Halaga. Qoro. Illaahey naxariis tiisa. , ,,,Ciyaalka xaalada waaa salaaman tihiin
Xasbiyalaah Wanicma Wakiil😢😢😢
Axxxx yaaa allh yaa allh yaa ahhh
Hooyadiisa waxay dareemeysay in ay dhimandoonto wiilkeedana soomaaliya sidaas ayey ugu soo duntay😢😢 sidaan umaleynaayo 😢mahubo laakiin waxay istiri soomaali Waa dhul Muslim😊
Sas bambu badan tahay kolay somali waa dad fican❤
Reer baraawe oo af soomaali ku hadlaaya u egyahay 😢😢😢😢😢😢😢miskiin ALLAH CAAWIYO
Tunisian waye ,talyaaniga ku dhashay
😢😢😢😢 very sad story wlh
Hana paranta kheyr Allah ha ku siiyo
Ax ax ax ilahay how sahlo wiilka miskiinaka ah insha allaah
Asc hoyadiisa aawey ehelkeeda
Ax xanuun badanaa 💔💔💔😭😭😭
Diyasbaro waye ladhahay baayo hadalka haku badin tartiib
Hana Allah ka ajar siiyo WALAAHI ajar ayad shaqeesatey
Hooyadii Allah unaxaristo reerkeeda marabaan hadey waxba haysiin marka kali ey ku rabaan wa mar kaa lacag haysatid
ILLAAHEY NAXARIIS BADAN AAAA, ,WAXAAA MUCJISO. KALA. AH. ,,,SIDUUU ILLAAHEY KUGU CAAFIYAY. XABATULL SOWDA. ,,,CAJAAIB.
Ilaahayoow kucaafi. Dhib badan waadaragatay ilaahayow lugaha kuucafj
Wargabdhaha soomaaliyeedoow ajaaniibta iska daaaya cuqubadooda soom
Asc Hana abaayo wiilka hadu yaqaabo af taliyaani abaayo aniga u tuurjubanaayo hadey macquul tahay aniga waxaan ahay Soomaali ku nooleyd Italiya 21 sanno oo taqan luqada talyaaniga .
Hooyo intaas oo sano Italy joogtay miyaaa guri l.aan ah ninka qabo hantidii oo dhan ayuu dhacay
Asc
Wallaal wuxuuleeyahay 8 bilood uurah markaan caloosha kushaa ayaa aabe shil gaari kudhintay aabo
Hooyoyinka somaliyedow caarura ajanabiga haagiinina dhuulkina u raaye ee bila caadalada
Cuqubo ayaa laga galay weyn inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun 😢😢😢
Ohin ayu igudiley wilkan ale hakulajiro
Daciifnimada soomaliyeey qofmuslin ah ayaaa idinku dayacmaayo
Miskiin xabsiga ku tuur Ana wood leh
الاحول والاقوة الاباالله
😢😢😢😢
Maxaa qaldan 8 sano haduu somala joogay af somali inuu si fcn u soo barto aheyd warkaan dib haloogu noqdo hada haduu jiro 30 markaas wuxuu jiray 22 jir uu ahaa
😭😭😭😭 please somali women when u marry foreigner man after divorce please don't send your kids back to somalia but if you can't raise the children give their father family is better for your child end day 🙏🙏🙏🙏
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Midaan fahankeedu waa badiiy
😢😢😢
Reer barawa
Noo kaantay ladahay waa ityan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Hani Allah kula garab galo
Hana Iyo wiilkaan yaa isku balamiyey😊
Astaqfurulaah
War gabdhahan maay waayeen nin soomaali ah oo ay dhaqan wadaag yihiin
Hadii uu dhalasho talyaani wato ama haysto muu talyaaniga ku laabto.
Talyaaniga caafimaadka waa bilaash ama lacag la’aan.
Reer barawa waaye kana
Wiilkaan famaliga hooyadiis
Mama mia cuesta ragazzo 👦 e bizionio aiutare veramente
Hooyadisa qabilkeda weydiya
Telefon maleyahay an lacag ugu dirno hooyo cawina
Midispiace
Xabiibi alakarim
Somali waa dulaystayal Illahay baan ka magan galay shartoda
Miskiin
Qooto qooto waye hosbitalka wa funny wiilka afsomaligisa
Haa kalshiire waye hana wllo
Ilmahaan saas usilcay aabe adeer awoowo kama dambeynin miyaa inaa lilaahi wa inaan illayhi
Ilmo aan famil lahayn naagtii isku qaadaay tanaa ku dambeysa
Marxumada ma haysto AHU laakin cashar halaga qaato