RUWAAYADO A DHAMAD LAHEEN NAGA DAYA PLEASE ASXPY WAA WAQTI DALIS AGAIN AND AGAIN MAKE SURE WAXAA NO SO DAYNAYSAN INAA DHAMAAD U YESHAN SOMALI MARYOLEY BUT THANK YOU GUYS
kaaan ka badalay waxba ha u bixin kaaan u badalay waxba ha u bixin kulahaa hhhhhhh adi iyo asxta gacn ayaa idin tagy alle ha idin xfdiyo horeyna u socdo 💪💯✅
Illahay 99 magac ayaan ku dhaartee riwaayadani runbay ka hadashay reer Africa maalin walba waxay kusoo dajinayan problem cusub markay kulasoo hadlaan musiibo iyo balaayo waxan ahayn ma sheegan subxan allah waxan dhici karin inuu qof qurbajoogi ku farxo reer Africa oo soo hadlay
Awooowayal de films 🎥🎬 ka so dhamystiraa kadya qabyada hadi kale( QABYO production )ayan idin bixin aad ba idin tagera sonna production keep going azxpata
Jahwareer ayaan moday wllhi waan soo cararay hadad adigana sida moday plz like
😂😂😂😂😂😂 Yux mekudhahen
Hhhhh haa
Hhh war weena sireen
Xamdi ma bilawdaw 😁😁😁😁😁
Jahwareer waa soo socdaa soon
*Adoo Jiifa ma Daawanaysaa haa hadey tahay like* 👈 🤣😃😎😆
Maansho Allaah waan idin jclhy
Qofta wad qurxoontahiy wan kugu hiysta
Ma awalaan fadhi ku daawan lahaa😂😂😎😎
Aniigo waan fadhiyaa like masarayo 😂😂😁
Aniigo waan fadhiyaa like masarayo 😂😂😁
M.pracetimool beentiisa intii ila dhagaysatay like iisaara
Tusmo wa qof wanagsan oo marwo ah Masha Allah
Been maha ee wa inan anjeclahay Marwa tusmo igadheh
@@rahmaali2050 abayo hadadan ii aheyn plz ii naqo subscribe
haliya sharafey hadadan subscribe ii aheyn ii dheh plz
@@ayaninabeautycooking1687 subscribe wan ku yidhi qalie masha allah wax fa'iido badan baan ka helay cilaan saar iyo cunto horee uu soco wllshay 😍👏
Hiliya Habon isoo booqo walalo thanns
Bill Hooyo iyo Aabe loo dirayo Dad bay dhib ku tahay Wale kuwa badan waa arkay, Allow waalidka Noo Xafid
Amiin wll
Amiir Abdalla Binu Salaad mlha adiga 1 ba ka thy
Alluma amiin allow waxaan walidkeena siin laheen yaan owayin dada sikale wax ufahmeen
@@سميهاحمد-ي5ش amiin yaarabi
Farxiya Ahmed Allah kuwaa igama dhigin wll
Filikii jawaahir inti tageerto like iisara plz asaxabata
Wad mahad
San tihiin
shugri sharafey subscribe iso dheh plz
00 ptarmigan,plot
!)
I
Jaha wareer mooday wlhi faexad udhintay
Prostamol suuq jir. Com
Hadii La xanaanada dira hadii guursada diri
Tusmo Soomali waa hooyo aad u qiimo badan Ilaahay ha daayo. ❤️
inta jiifka ku dawanaysa
like me 😅😅
Hhh wanku siyay
Canab cuud 🤣🤣🤣🤣🤣
#canab cuud thanks
inta ila aragte in Riino mesha ka maqnthy bal like igu SHARFAH
Ya iga horeyo manta like isara walashin niga yar an ahe😁 jahawarer gaxu kudhamade 😋😋 wan idin jecelahay reer North America 😍
kkk iqra qali subscribe ii dheh plz mcnto
@@ayaninabeautycooking1687 marhora kusaray qali ayan 😍
@@iqraosman7223 shugran xbbti
Iqra Osman waa niyad hadashay wllhi kaligaa maha
Jahwarer inta u xistay like igu qabo bal
Reer africa cayda ka daaya dad waxa ku nool waligood biil aanu dibada uga imane sida anagoo kale😈😈😈😈
sulekha maxamed beentaa maaha lkn dadka malin walbo cudur saad sadana waa buuxan 🤣
@@hayatshegow7916 haa wllo kuwaasi way na ceebeeyeenba in ay xoogooga maalaan baa ka wacan in ay qof wax weydiistaan
sulekha maxamed beenta mahaa abayo ilahey bini aadam manoo baahiyo
sulekha maxamed sis isoo boqo
Kugu raacsanhy sulekha wll inta bill lo so dirn Ku jira 💯💯💯👍👍👍
Wan soodahay niyadaa I dhisaa like isaraa please walalayaal🙏
Wlhi wx badn wa sugayay
Dadkn
Big respect idin hya
Gar ah #Safiyo #Tusmo
Iyo #Pracetamol
Ruman xubi wnku heysta wlhi kujecliya 👌👌👌
Jahwareer madhamaata sona
Tusmo sharaf aad baan u tageeraa 🥰🥰🥰🥰
Wllhi jahwareer ayan modey wllhi inta ila modey like isar ❤️❤️
Bes wlhi cunug danbe yeelimaayo in LA igu samiyo ilaa wa mashruuc hhhh Barastamol,iyo Tusmo teem waxbaa noo iftiimiseen thnkz hhhhh
My beautiful sister rouman xubi my allah protect to u from the evil eyes.
Filimkii jahwarer qaybtii 11aad wali wanu sugaynaa inta ila sugaysa plz like
Xawaan diinta aheyba Waan badalay
Marba hadi Qoraalkeyga Aragto fadlan like subscribe and share plz
Wow qofka ugu horeyey aya noqdey videoga dawashadiisa ❤️❤️❤️❤️❤️
Walashay gabdhay dhashay ban kudhahay ha igusamiin wayo balal qofaban arakay oo sidan kale kudhacaday balayo magac haku samiso ilma Africa joga
Ala hablaha somaliyeed maxaa ka nadaafad badan allaha xafidee ilaahow gabadh somaliyada iisahal🤲🏽
kkk shekads wa run gbr yar ayu dhaly wllky wxn dhahy igu sami kulaha maya gbdha nagu weyn ayan ku samiye. ayada dhagn aniga wx la igama helayo arday ayan ahyn lol hdey igu so dhacdy😂🤔
Ala maxan idiin xiisy I’m first one ☝️ like iguu dharbax
S
RUWAAYADO A DHAMAD LAHEEN NAGA DAYA PLEASE ASXPY WAA WAQTI DALIS AGAIN AND AGAIN MAKE SURE WAXAA NO SO DAYNAYSAN INAA DHAMAAD U YESHAN SOMALI MARYOLEY BUT THANK YOU GUYS
sumaya sharafey subscribe ii dheh qali
Dadka Africa jooga waa in sifcn loo maalgaliyo. maha in biil loodiro sida loo kaluumeysto waa iney bartaan
wllkey subscribe iso dheh plz
Wd iga heysaa bn filayaa
So badiya walalyal wan idin jclhy nolada
Jahwareer aaway isagaan moodaa film aad soo saartaane, filmka naga soo dhameeya heer sonna production.
Manchalhh safia tusmo waa hogaanka soomaalida qurbaha
Jahwareeer aawy heee.............
Barasitimool waan ka helaa niyahw waa madaxa jacayl jilista ..
Maashaa alllaaah team waan jaceelahay
Jawarer aaway
kaaan ka badalay waxba ha u bixin kaaan u badalay waxba ha u bixin kulahaa hhhhhhh adi iyo asxta gacn ayaa idin tagy alle ha idin xfdiyo horeyna u socdo 💪💯✅
Waaw team sonna production adaa umahadsantihiin
jahwareer riwaayad hirgashay❤
Safiyo tusmo waa jilee wayn viva maamo safiya
Illahay 99 magac ayaan ku dhaartee riwaayadani runbay ka hadashay reer Africa maalin walba waxay kusoo dajinayan problem cusub markay kulasoo hadlaan musiibo iyo balaayo waxan ahayn ma sheegan subxan allah waxan dhici karin inuu qof qurbajoogi ku farxo reer Africa oo soo hadlay
Walaal dadka.dhan mahan
Anaga maalin walba nalala soo hadlaa waana ku faraxnaa oo walaahay ah
@@zaimamin8071 wll iyada ka naxda kkkkkk marka kof walba sidisu ko modaaa
Safiyo Tusmo LA IMA diidin
Waa dhibta jirta inanta sharafta leh mid baa dhahaya wa idaba socotaa
Baristamolo faanen illahow natus laba arki maaye
Riwaayadaha soo badiya
waa idiin xiisay jahmareer away
Afriiko waa murug socoto
Away jahwareer sonna production, can't wait please kusoo dhakhsada
Xabada safiyo tusmo lajileeso wllhi dar alle aan u jeclaaday taloow malaqabaa hadii aan laqabin aan isku feereeyee
number one ayaan ahay wantageeraa safia tusmo iyo asaxabtakale❤❤
Caawa waxaan kaxumahay iney cilaan la aantahay safiyo tusmo henna ayaad kuquruxbadneyd xbbti waan idiin jeclahay wlhi dhamantiin
mama cadey subscribe ii dheh plz sharafey
mamada si aan caadi ahayn baad u fiirisay maba fiirine anigu
mama cadey habaryartey tusmo hadee cilaan marsanthy iyo hadii kle waaquruxley marwalbo. Waa quruxdii aduunka ilhay haidaayo habo mcn
Bacda iom ta inta qofe so qadatay like 👍 dhac ku siya ciyal UNHCR un ba fahmaya😂 i am her 2021
jahwrer aya moday ada aya ufaraxy 💖wlhi
team jahwareer wlhi wan idin jeclahy
Baristimool waan kudaqranaahy
Jahwareeeer ma ilowdeeeen anaga ma ilawineeee safiya tusmo iyo parstmol waaaan idin sugaynaaaaaa Ku soooooo dhaqsda bowe iyo baaaaayo
Best filim xaqiiq ka hadlayo hormar wacn ,
❤❤❤👈keep going
Hhhhhhh wax diinta eheen waan bedeley mahmed barastamool
Safiyo tusmo iyo shuceyb waa walaalo Maka qeyliseen 😎
m .a marwo Tusmo big respect from my side 👉hory usocda
Hooyo safiyo tusmo aad ayaan ujeclahy qurux ilaahy waasiiyey mnsha allh
Y
War waad naga soo raagteenee jadwal inoo sameeya reer Sonna production
walahi waan ka hela filimaanta ama gogosta ama riwaayadaha SAFIYA TUSMO xata waan suga inta ayka soo sarayso riwayada ku xigta hadba ta an dawanayo
Jawwareer meday
Safiyo tusmo wlhi wad quruxbadan tahay
First Comment Nairobi kenya idinka so Salamaya
hazzan subscribe ii dheh plz
Jakad ma kudhibaa shukaansi cusub 2019 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️
Masha alllah maama tusmo iyo barastamool aya Ku hestaa
Hibaaq Abdifitah hibaaq sis iso booqo
@@AmiraAmran11 OK xbbti
asxaabta lawaaye xiisa you whl safiya tusma iyo maxamade Dj shuceeb nosobadiya shekoyinka
Jahwareeer aawaaaay
Kkkkkk dal cusubaa tagay kulahaa waxaan diinta aheenba waa badalay kulahaa
Maxamed parastamool ninkii ubixiyay wuu ku saxnaa
Waaba barastamoolka soomaalida
Afsoomaali dhisan oo tayo leh uu ku hadlaaa msha Allah
Hhhhhhhhhhhh tusmo midkaa daranaa imaatay oo kaa war badisay😍
SONNA team aad ayaad u mahdasantihiin waqtiga aad noo horteena waan idin kaga mahad celinaya balse xoga riwayada codka ayaa ka liito 🙏
jahwarer ayan uxiisay safiya tusmo huno
Keep going wllaayaal 😘😍💯
Hhhhhhhh Dj Shuceb he is funny 😆 👉 broken hand 🖐
waan uxisay wlhi away jahwareer
Xabodo jabuutiyan nagu so dareen welcome rumaney Qurux huno ❤️❤️❤️
Amina yariso Roman xubi Ogaden modaaye marer jabuuti baaa
@@gabadhaboqortoyadahibocade9310 haa waa cida gabadha jabuuti xafadeyga kala tiri neysa
Qabil keyga kama hadli lkn wadan umba ka hadley
Inta beenta prastamol ila aragtey like Ayan ka rabaa
Tusmo ku jecliyaa funny wlhi tusmo waa in laga badalaaa cangta hhhhhh
Wlhi anaa magacii iskabadala like iiguqabta
Waa sheeko fiican madhamaysaan filmada aniga kaahwareer baa igu taagan
Wardhee aaway jaahwarer
Plz plz plz dhib ba idinku ahate isbuci ame labadi isbuc mar uun filim le ino sodaya Habo tusmo❤️Aad aya ujeclhy labis cilan iyo hadalo sax ah ey kujisha Mansha Allah 😍
Kkkkkkkkkkk caawa sagaal saac aan tukan rabaa ilaahow qoftaas iga qabo kulaHaa
#Prastamool nin adaG
Wlhy sidarunta ah wn jclhy kooxdan dhan keep going 😘😘😘
ruman wlhi jiliinkedu wa asaL
Habo MCN qurux habo tusmo kujecliyaa habo ilhay haikaa daayo
Qalbig ayaa idin ku hayey runti malma han idin arka asxbt masha Allah👈👍👌👋👋👋
Yasallm , filim wa idin jeclahay qasatan tusmo full love 👌
Waa ini salamy bahda sona production
Gabdhaan rumaan la dhahaayo quruxleu wye msshllh
Mansha allh horay u socda
Walaahi waa run dhibta heysata dadka qurbaha joga ayey kahadlayaan adigoon waxba heysan ayaa lagu leyahay waxaas soodir qof ayaad wax udirtay qofkii kale wuuba kaxanaqayaa wllkaa ama walashaa adiga dhan qof xun ayaad agtoda katahay
Wn idin xiisay reer sonna production 😍
Kkkkkk waa dad aam jeclahay jiladooda tusmo iyo inta kalaba
Hore u socda asxab qaaliya dhmntin
Awooowayal de films 🎥🎬 ka so dhamystiraa kadya qabyada hadi kale( QABYO production )ayan idin bixin aad ba idin tagera sonna production keep going azxpata
JaHwareeRa sugaYaaaY wlh roora ku imid chanelka😌🤧
waa riwayad aan cadi aheen