@@Queen-sheba31599 abayoy ani xitaa waxaa qabaa su,aal nucaas cml ah ani waxaa leyahay asaxaab badan lkn hal gabar oo waxaa jirto aan saxiibo qaasa nahay gabadhaas waa qof wanagsan intaa ka aqaano mudana saxiibo waa nahay igana raali noqoda hadii fariinta dheraato marka waxaa jira in aan mar walba u sheego wax yabaha aan sameyn rabo iyo dadka wanagsan ee aan heysto mida kle waxbarsahada isla dhignaa awal waqti isla qadan jirnay xiliyada bareega isku fasal manihin anaa baryahan ka gabiyay kuwa kle isku fasalka nahay ku mashquulay iyadana sidkle kuwo kale wey qabtaa marka isku xafad nahay wn isa so racnaa malin hore baa waxaa dhacday in aan meel wada aad nay ani gabdho kle ila socday marka meshii marka ka so dhamanay ee bananka joogono bixi rabno aa waxaa dhacday iyada iney gabar ey is yaqanen u wacday ku tiri kalay sawiro inta iga qaad iyadana tan iPhone ey radineysay waxaa ku dhahay marka sawirada ka sii qaad adna iska sii bashaal anaga salaad aadnay xogaa yar ku so dhahnay ani waxaa is dhahayay iyada waqti iska sii qadanee showtan markaa imanay qeylo dhagaha ii qabatay oyday maxaa intaan la maqnedeen ani waa u sheegay waa raali galiyay si kasta yeelay gabdhii juq isku noqotay waa so baxnay xafad markaa tagnayna iyadoo waxba I dhihin dagtay toos u baxday ani yaab lkn waxaa daremay iney wax kle qaldan yihiin wixii la iga rabay wax ka badana bixiyay anaa nafteyda raali galiyay bis waxaa is dhahay hadey iyada qaladkeeda so garato arag hadii kalana shib ka dheh ani waa ka musay marka sababtoo ah intaas ka badan maxaa u sameyaa xitaa waxbarashada axaabta kale iska so racaa ma sugo ilaa hada sidii nahay week ka so waregatay maxaa lagu macnen karaa qofkaas 4sano is naqanaa
❤sidaa isii siisay fikradah ama aan wananooyinkaga ugu qaatay waxaa ii noqotay wll +saaxiib iyo qof aan hadaladiisa ku dhiirado❤ ilhey saa qalbiheyga u badashay adna naarta ha kaga ilaaliyo wll saalim
Salim waku salamay wllky howl adag bad hysaa hore u soco intaa iyo kabadn inshalah. Hal comment yara codka waxa moda usan ok ahyn isku day ina dib u eegtid next videos. Markasta isbedelada yaryar aad samysid muuqalba midka k danbeya waa kuwo muuda❤
@@SalimOmerHaa sax! Mahadsnid lkn sxb! Maalma dhaweyd ban channel kan bartay.. wlhi wax badan ba ka faa iday! I’ve taken psychology classes in university but I’ve never seen someone explain this way and also in my native language..
Saalim waan ku salaamay walaal, ma jirta meel lagaaga soo xidhiidho oo si toosa oo gaar aheened Aad ku qaabisho dadka waxaan raba in aan kula hadlo ee walaal?
oooooh Communication - 1: waxaa is weydiisa adigu maxaa rabta wll - ma waxaa rabta inaad qof kle badasho? ma waxa rabtaa inaad u dulqadato wyo qof dhameestiran ma jiro? 2: laga yaabo in bdn in qof kale uusan ku baraarugsaneen - sidaa dareetd is weydii - ma u sheegi karta? qaabkee ugu wcn ba ugu sheegi jarta? ila intee jeer ba u sheegi karta? kwrn hadii uu kula fahmi wayo uu qoaansado inuu isbadalin maxa ku xala markaa? hadalka waxan kaga so wado wxay thy Goaan haku dagdagin - maskaxdada oo furan mudo dheer la hadal - ratiib iyo naxariis wax ugu sheeg - qaabab kala duwan wax u fiiri waxan ku huba inta aad howshaas ku jirtid wax badan ayaa is badalaya mesha aad manta tagan thy na ma taagnaan doontid markasna inshallah wey ku cadaan doonan goaanka saxda ah oo kugu haboon inshallah wll Maanqaboojiso
@@SalimOmeragain thnk u so much wuu isku ogyahay in dabecdas uu leyahay si hoose iyi si saraba wan ugu shegy iidulqado halkaas iin ayuu leyahay blse i feel painfull insha Allah qeyr ine ku dhamadan rajeyna 🤲
linktr.ee/Salimomer1
Koorsoyinka aan diyaariyey
@@Queen-sheba31599 mowduucan wuxuu khuseyaa dadka wada aocda ama hasawuhu ka dhaxeeyo. Waa saan u fahmay.
@@Queen-sheba31599 abayoy ani xitaa waxaa qabaa su,aal nucaas cml ah ani waxaa leyahay asaxaab badan lkn hal gabar oo waxaa jirto aan saxiibo qaasa nahay gabadhaas waa qof wanagsan intaa ka aqaano mudana saxiibo waa nahay igana raali noqoda hadii fariinta dheraato marka waxaa jira in aan mar walba u sheego wax yabaha aan sameyn rabo iyo dadka wanagsan ee aan heysto mida kle waxbarsahada isla dhignaa awal waqti isla qadan jirnay xiliyada bareega isku fasal manihin anaa baryahan ka gabiyay kuwa kle isku fasalka nahay ku mashquulay iyadana sidkle kuwo kale wey qabtaa marka isku xafad nahay wn isa so racnaa malin hore baa waxaa dhacday in aan meel wada aad nay ani gabdho kle ila socday marka meshii marka ka so dhamanay ee bananka joogono bixi rabno aa waxaa dhacday iyada iney gabar ey is yaqanen u wacday ku tiri kalay sawiro inta iga qaad iyadana tan iPhone ey radineysay waxaa ku dhahay marka sawirada ka sii qaad adna iska sii bashaal anaga salaad aadnay xogaa yar ku so dhahnay ani waxaa is dhahayay iyada waqti iska sii qadanee showtan markaa imanay qeylo dhagaha ii qabatay oyday maxaa intaan la maqnedeen ani waa u sheegay waa raali galiyay si kasta yeelay gabdhii juq isku noqotay waa so baxnay xafad markaa tagnayna iyadoo waxba I dhihin dagtay toos u baxday ani yaab lkn waxaa daremay iney wax kle qaldan yihiin wixii la iga rabay wax ka badana bixiyay anaa nafteyda raali galiyay bis waxaa is dhahay hadey iyada qaladkeeda so garato arag hadii kalana shib ka dheh ani waa ka musay marka sababtoo ah intaas ka badan maxaa u sameyaa xitaa waxbarashada axaabta kale iska so racaa ma sugo ilaa hada sidii nahay week ka so waregatay maxaa lagu macnen karaa qofkaas 4sano is naqanaa
Asc ustaad salim omar Mahadsanid course hore ee hayaa fahanka hasawaha shaqadiisii away horta mel aan kala soo xariiro wn waayey
@@sucdimahamed6637 Instagram wll
Well orgnise, I appreciate bro
Wow saan u sugaayay lee mahadsanid ustaadkaygii wax badan baan kaa faa -iidaa runtii 🙏🫀.
❤️❤️❤️
Wllhi inta wax dhageysanaayay wax I anfacaba muqalkan Ayan arkay thnkz salim
Well done Dr , thank you for your good contribution 🎉
Wn ku frxay in aan saameentas quruxda bdn kugu yeeshey wll. Jazakallah khyr in bdn.
Masha allah, wlkey wax badan baa ka faidnay,thanks
Cfwan wll
You are very smart 👍
Ustaad salim omar mahadsanid ❤
Calaamadahan oodhan anaaba lehe see isaga daaweeya😂
Thank you
mcluumad inbdn iga qarsanna ayyan kaafaidey guuuleyso 😍
🙏❤️
Jasaallahbkheyr❤
It’s very necessary inaad red flags 🚩 u fiirsatid
Mahadsanid wll Salim qof ebbe caqli ku munaysty ayad tahy illahy caqliga haku barakeeyo❤
Aaaaaaamin wll 🤲
Ustaad mahdsanid
Qof wax laga faa'iido ayaa tahy🎉
Jazakallah khyr wll
❤sidaa isii siisay fikradah ama aan wananooyinkaga ugu qaatay waxaa ii noqotay wll +saaxiib iyo qof aan hadaladiisa ku dhiirado❤ ilhey saa qalbiheyga u badashay adna naarta ha kaga ilaaliyo wll saalim
Aaaaaaaamin wll. Wn ku frxay in aan saameentas quruxda bdn kugu yeeshey wll. Jazakallah khyr in bdn
@SalimOmer ♥️🙏
thank you wll salim omer
Cfwan wll
Thank you ustad👍
So nice of you
Jazakallah ustaad
Aaamin Allah hku shrfo wll
Thanks alot ustad wxbadanba no iftiimisay wllhi
Thanks ustaad Naf ogaal waqti badan ayaanu sugayna inoso dadaal I a
Diyaar wll. Wn noso badin
Thank you ustaad❤
Most welcome wll
Mahadsanid😊
Cfwan hafsa ❤️
Shukran ustaad❤
Cafwan wll
Naf ogaal. Wan sugyay thnks omar salim ❤
Alx kuwo klena wa noso wada wll
First point waan sameeyay waxaana sababtay amni daro xoogan oon xiligaa dareemayay ilaa hadana waan ku taaganay saan UGA fogaaday dib uguma noqon
Yayy 🎉
Thankx Advice bro
Wlcme wll
Mahadsanid wll waxa yaabo badan ayaa noo bidhaamisay jazakalaah
Jazakallah khyr wll
Mahadsanid ustaad❤
Ada mudn in bdn wll
Aad baa u mahadsantahy Ustaad
Ada mudan wll 🙏
Waaka hayaa Dr ❤
❤️❤️❤️
Zalimow zxp soo badi cilmi badn baa kugu duugan really
Inshallah wll. Shukran
Salim waku salamay wllky howl adag bad hysaa hore u soco intaa iyo kabadn inshalah.
Hal comment yara codka waxa moda usan ok ahyn isku day ina dib u eegtid next videos. Markasta isbedelada yaryar aad samysid muuqalba midka k danbeya waa kuwo muuda❤
shukran wll Allah hku sharfo wan fiirin
🥰🥰🥰🥰🥰
Thanks
🙏
Ustaad wxan somalidena ma aqanan wxaa
Aad pan ku salamaya akhi salim omar❤❤❤ kuna saliya rasuulka scwsalam❤❤❤❤
Wn ka qadey wll 👋
Scw
Mahadsanid
Cfwn wll
Mahadsanid walaal❤
Ada mudan wll
Aad ayaad umahadsantahay walalkey, waxaan ubaahnaa qalinkaa aad isticmaaleyso, mobilo gooni miyaa loogu talagalay, mise wa la iibiyaa oo waala laheli karaa, inaad iga jaagil bixiso, markale wa mahadsantahy😊
Wll Waa qalin logu talo galy talefanada qar wu kuso baxaba
@HaniBishaar mahadsanid walashey waxaan ubaahnaa asagoo kaligii ah mala iibiyaa inaan ogaado ayaan rabay hadii lahelayo wan ubaahnaaye ?
Lkn khasab maaha inuu qofku waxan oo dhan ku fiican yahay.. qof perfect ah majiro..
AAD iyo AAAAAAD macquulba ma ahan - muhiimadu waa ina hesha wax ku hagaya ama aad ka fiirin karto qofka aad la hadleyso
@@SalimOmerHaa sax! Mahadsnid lkn sxb! Maalma dhaweyd ban channel kan bartay.. wlhi wax badan ba ka faa iday! I’ve taken psychology classes in university but I’ve never seen someone explain this way and also in my native language..
@@abdifatahali4733 glad to hear that - Allah hku shrfo in bdn wll
Qofaban bilkahor sas kukala harnay allaha cafiyo dadku wawarersanyahine
☺️
Solabasho wanagsan wallka wana kula socda❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊
Shurkan ❤️
Lkn qofkan wada soconaa mzhaa Allah 100%uleyahay calaaamadaha lagu xulanayo qofka munasabka ah se anuu red flags ayaaN leyahay 😢 💔
Ooooh. 2 xalqadood ba la xiriira xalqadan inshallah
@@SalimOmerUstaad arimo psychology rabaa inaan kala hadlo halke kala xidhiidha pls
Waxan dhanba anigaa ah sideen iskaga badala
Wanku salamay salimow waa maxay xalada monk mode
Wll hadii qofka aan ku arko calaamadahaas qaldan markaan ku arko maxaa ila gudbood.
Mxa sameen laheed be kula tahay?
Mahadsnd❤
Cfwn wll
Ustaad waa mahadsantahy.
Mida kale Muuqaalkaan inta badan waxa ubadnaa inaa dhaheysid qofka hadu amni darro qabo iyo wax lamida, marka qeybtii 3aad oo waliba muhiimka eheed sirta kalsoonida buuxda maxaa kudhacay marar badan waaso galinaa igu dhahday lkn maadan soo galinin?
Taas hadaa noooso dhig lahedi kuwaan iyo kuwa kaleba inaa dabaqno wey noo fududaan laheed.mahadsanid.
waa diyaar muqaalkaas line ka ayuu ku jira
Waxa kaliye mudan ina waqti lagu bixiyo ayaa ah barashada naftada ama dabecadahaga mahdsanid pro
☺️🙏
Marba hdii walaladisa uficnan hasugin ino kuficnado anig so arky
Aad iyo aad wll ☺️
Pointi fican kahadashay
☺️👋
🥰
Aslmuclykum salim as somali ahan kuma bararugsanin xirirada kadhexeya raga iyo dumarku inu xaram yahay please kaso hadal cilaqadka xaramta in dhalintenu kafogadan madama dad islama nahay dadkena waxyabo badan o dintenu xaramtimeysay bey xalalaysten
Mahsanid 👑
Wlcme ☺️
thnks💯
Welcome 🤗
Ustad inta qodob e ad shegtay wa shaqsiyan qabka an u dhaqmo, maxan sameyn kara si an oga gudbo marxaladahan?. Shukran
2 muqaal oo kle oo la xiriira ayaa so socda. Asbuucan gudihiisa inshallah wll
Saalim waan ku salaamay walaal, ma jirta meel lagaaga soo xidhiidho oo si toosa oo gaar aheened Aad ku qaabisho dadka waxaan raba in aan kula hadlo ee walaal?
Labo qaab ayan u sameeya wll - ardeyda waxa ku qaabila Instagram oo malinta dhowr ardey waqti wan siiya
qaabka kle waa qaab Paid ah - midaas waxa igala so xiriiri karta email keyga
linktr.ee/Salimomer1
Business Only Email keyga
inshallah wll
Saalim mahadsanid first mida xigta waqti aan ubahna ayaad so post gareysay vediogan waxan kuweydina Dhamaan calamadaha shektay qof ay udhanyihin except Qof masuuliyad qaadanaya ma'ahn marka lisku dhacana qilafkas aniga uunba xaliyo oo hdi layga qaldanyahy xitaa la ilama hadlayo maxa talo ah plz iiso jawab
oooooh Communication
- 1: waxaa is weydiisa adigu maxaa rabta wll - ma waxaa rabta inaad qof kle badasho? ma waxa rabtaa inaad u dulqadato wyo qof dhameestiran ma jiro?
2: laga yaabo in bdn in qof kale uusan ku baraarugsaneen - sidaa dareetd is weydii - ma u sheegi karta? qaabkee ugu wcn ba ugu sheegi jarta? ila intee jeer ba u sheegi karta? kwrn hadii uu kula fahmi wayo uu qoaansado inuu isbadalin maxa ku xala markaa?
hadalka waxan kaga so wado wxay thy
Goaan haku dagdagin - maskaxdada oo furan mudo dheer la hadal - ratiib iyo naxariis wax ugu sheeg - qaabab kala duwan wax u fiiri
waxan ku huba inta aad howshaas ku jirtid wax badan ayaa is badalaya mesha aad manta tagan thy na ma taagnaan doontid
markasna inshallah wey ku cadaan doonan goaanka saxda ah oo kugu haboon inshallah wll Maanqaboojiso
@@SalimOmeragain thnk u so much wuu isku ogyahay in dabecdas uu leyahay si hoose iyi si saraba wan ugu shegy iidulqado halkaas iin ayuu leyahay blse i feel painfull insha Allah qeyr ine ku dhamadan rajeyna 🤲
Salimow codkaga cadiga ku haboon vediogaan okle😢
ar laxyey waxad xogudbinayso melahaa la qabo dadka hawaalin
Mhdsnd ❤
Ada mudan wll
Mahadsanid
Cafwn wll