Omar Aden - Qasido - Daa Imow Allow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Omar Aden 2007

Комментарии • 180

  • @abwaandoogjacayl6462
    @abwaandoogjacayl6462 4 года назад +23

    Habeenki La Duubayay Goob joog Ayan u Ahaa

  • @aidarousjuqdhawr3807
    @aidarousjuqdhawr3807 2 года назад +15

    Duni iilatiyo
    wakhti duubaanoo
    danbinada iblaas
    La daahayoo
    dadku tagayee
    Da imow allow
    dirkayga hagoo
    dibadiyo dalkaba
    ku dabaalsamow
    daada noo hadee
    daada noo hadee
    Daa imow allow
    qalbi daacadoo
    sama kaa dalbada
    adaa deeqisiyoo
    dagdag ugu huree
    noo ajiib ducadaa
    Farqi iyo danyari
    allow naga duwoo
    dagalkiyo arlada
    noo doojiyoo
    dalka noo nimcee
    Daa imow allow
    qalbi daacadoo
    sama kaa dalbada
    adaa deeqisiyoo
    dagdag ugu huree
    noo ajiib ducadaa
    Eebo dagmada
    khayraadka dihin
    ku dilaaciyoo
    dul ahaa islaam
    dayrkii ahow
    Daa imow allow
    qalbi daacadoo
    sama kaa dalbada
    adaa deeqisiyoo
    dagdag ugu huree
    noo ajiib ducadaa
    Dadka dhamaan
    dhahoo aamiin
    muxibadii ku duxii
    dawgii xaqiyo
    diinta noo adkee
    Daa imow allow
    qalbi daacadoo
    sama kaa dalbada
    adaa deeqisiyoo
    dagdag ugu huree
    noo ajiib ducadaa
    Lyric by: Aydarus Abdi Juqdhawr

  • @axmedshiine8970
    @axmedshiine8970 3 года назад +18

    2021 yaadamwanaaya Ramadan kariim dhamaantiinba inta iga danbayse ee daawandoonta

  • @nimconimco-cq1tg
    @nimconimco-cq1tg Год назад +5

    Ramadan Mubarak Wllaha Somaliyed 🇸🇴 Allahayow Naga aqabal Sonkiyo salada Bisha BarakaYsan☪️
    2023

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +28

    Ramadan Mubarak 2022 ya dawanaya❤

  • @mahadshariifjilacoow2064
    @mahadshariifjilacoow2064 4 года назад +17

    Daa'imoow alloow, qalbi daacadoo, Sama kaa dalbada, adaa deeqsiyoo, deg deg ugu huree, noo ajiib ducada.❤ Amiin

  • @ahmedwali9078
    @ahmedwali9078 10 лет назад +13

    mansha Allah ilaahay ha idinka Ajirsiiyo cumar aadan iyo inta qaadaysaba ilaahay ha Aqbalo waa Aqbale

  • @modrichamzuk86
    @modrichamzuk86 5 месяцев назад +2

    Après 15 ans je regarde mtn ❤❤the best qasaaid 🎉❤❤❤

  • @ayaanibrahim9424
    @ayaanibrahim9424 4 года назад +10

    2020 my 13
    Ramadan caawa 20 mashllh
    Allaw sanadkan iyo sanado badan oo kale cafimad nagu Gaadhsi

  • @indhonamso3000
    @indhonamso3000 5 лет назад +11

    moustafa allah ku naxaristo .... janatul fardowsa caala .... allah kacanta midig hakasiyo .... insha-allah kheyre
    《FAQRIYO DAAN YARII ALLOW NAGADUGO DAADKA NOO HADEEY 》

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 лет назад +23

    After 11 year 2019 allow cimriga nobarake❤❤❤
    Qasido omer aden we love 😍😍

  • @murttiguttoo5185
    @murttiguttoo5185 4 года назад +21

    I am from Ethiopia state of oromo, nashida very sweet love

    • @marcus3370
      @marcus3370 Год назад

      Still watching 2022🥺💔

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 8 месяцев назад +1

      ​@marcus3370 still watching 2024 weligeed duugobi meyso

  • @barkhadmaxamed8797
    @barkhadmaxamed8797 3 года назад +3

    masha alla qalbi dacado sama kaa dal'baa ada deqsiyo degdeg ugu hore faqri iyo danyari allaw naga duwo 25/04/2021/ ramadan thy 13/1442/ sacadu thy 2:28:min Am inta uga dambagsa ramadan kaariim

  • @aliguessodhoussein8869
    @aliguessodhoussein8869 2 года назад +7

    MASHA ALLAH omar aden dougsieh, Nice somalian singer.

  • @umalkhayrmusaaxmed2558
    @umalkhayrmusaaxmed2558 5 лет назад +10

    Yaa mujiiba Dacawaat Yaa Xaqu yaa Cadlu ... Ajib Ducaa'ana

  • @wizzgureycade5141
    @wizzgureycade5141 6 лет назад +5

    Daa,imow allow qalbi daacadow sama kaa dalbada ada deeqsiyo dagdag igu huree noo ajiib ducada Amiiiin Amiin Amiiin illahayow Amiiin noo ajiib ducada waa qasiido aad iyo aad qalbiga u taabaneysa

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 5 месяцев назад +2

    Best qasiido weeye wlhi

  • @abdishakouribrahimdiig
    @abdishakouribrahimdiig 5 лет назад +3

    Daa'imow Allaw
    Qalbi Daacado sama kaa Dalbada
    Adaa Deeqsiyo Degdeg ugu huree
    Nooo Ajiiib Ducada 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Год назад +1

    Dadkayaga dhamaan
    Daahow aamiin
    Muxibada ku duxi
    Dawgii xaqiyo
    Diinta noo adkee😢❤
    Ramadan 2023

  • @user-fv4tb8rp1k
    @user-fv4tb8rp1k 5 месяцев назад +19

    Qui regarde en 2024😂❤

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 5 месяцев назад

    Ismaciil idho Allaha u naxariisto yarabi 😢😢😢

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 лет назад +6

    Dowgii xaqiyo diinta noo adkee cumar aadan ❤️❤️💯👈 Ramadan kareem somaali mahamed

  • @mohameddjamaabdillahi
    @mohameddjamaabdillahi Год назад

    Allah yarhmahuu walalkeen ismaciil indho 😢😢

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 3 года назад +6

    BAARAKALLÂHU fiikum, masha ALLAH AlhamduLiLLaah

  • @abdirazakqaylowenyeahmed6379
    @abdirazakqaylowenyeahmed6379 4 года назад +11

    Still watching this qasito 2020 and am lovely

  • @umalkhayrmusaaxmed2558
    @umalkhayrmusaaxmed2558 5 лет назад +2

    Da'a noo Hadee... Allahuma Aamiin yaa Rabal Caalamiin suma Aamiin

  • @amaalbashir6919
    @amaalbashir6919 4 года назад +4

    Aamin yarabi Allah 💓🤲 scw scw

  • @omermohamed7880
    @omermohamed7880 Год назад

    Duni iilatayoo
    Wakhti duubanoo
    Dabinada iblays
    laga daahayoo
    Dadku taaganyahoo
    X2
    Daa’imoow allow
    dirkayaga hagoo
    Dibad iyo dalkaba
    Ku dabaalsamoo
    Dad noo hadee
    Dad noo hadee
    X2
    Daa’imoow alloow
    Qalbi daacadoo
    Sama kaa dalbada
    Adaa deeqsiyoo
    Degdeg ugu huree
    Noo ajiib ducada
    X2
    Faqri iyo danyiri
    Allow naga duwoo
    Degelkiyo arlada
    Noo doojiyoo
    Dalka noo nimcee
    Daa’imoow all.... x2
    Eebow degmada
    Khayraadka dihin
    Ku dilaaciyoo
    Dulahan islaam
    Dayrkii u ahoow
    X2
    Daa’imoow all...x2
    Dadkayaga dhamaan
    Daahoow aamiin
    Muxibadii ku Duxi
    Dawgii xaqiyoo
    Diinta noo adkee
    X2
    Daa’imoow alloow...x2

  • @jamaalyousuf9668
    @jamaalyousuf9668 6 лет назад +5

    Aaaamin ilahow no ajiib 😍😙🙏

  • @abadirabdillahiomar2209
    @abadirabdillahiomar2209 4 года назад +2

    DAYIMUUW ALLOW RAMAADAANTA TISA NAGUGADHSII CAFIMAAD IYO CIMRIDHERE ALLOW UNAXRISU MUSTAFE DEGAAN IYO UMADAKLAMA YA RAHAMAAN 25 MAI 2020 AKSARAY

  • @mohamoudjamaelmi751
    @mohamoudjamaelmi751 5 лет назад +3

    maasha allah axsan qasaaid

  • @oumalkairealimouhoumed6485
    @oumalkairealimouhoumed6485 5 месяцев назад

    I wish everyday is ramadan wallahi😢 the miracle of this ramadan 2024 it’s going so fast the qiyama is soon 😢Allow cafis ku waydistay y’a rab 😭😭😭😭

  • @goldenboy2305
    @goldenboy2305 6 лет назад +19

    After 10 year. 2018😍😍😍😍😍 CuMar aadan✋

  • @ambaromed5549
    @ambaromed5549 15 дней назад

    Amine incha Allah ❤

  • @yusufhassan70
    @yusufhassan70 2 года назад +1

    2/02/2022 Ilahow ramadanta si kheyr qabta nagu gaadhsi

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 9 месяцев назад +1

    Woow❤

  • @nacerbacher9620
    @nacerbacher9620 3 года назад +1

    still watching 2021 Omer aden dugsie ilahay cimriga iyo cafimadka kuu siyaadi

  • @kadraaden3624
    @kadraaden3624 8 лет назад +3

    Masha Allah Ramadan Karim

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 года назад +2

    Daimow allow sama ka dalbada I ajiib wax walbaa oo aan raboo yaraab cimri dharar cafiid aan ku hello

  • @kahinhass6547
    @kahinhass6547 4 года назад +1

    waxan ku xasuustaa sxpkaygii dhalaan nimada mutafe abdirahman ahamed. mestafe jawaan alle inagoo cafmad qabna ha iskeen tuso waa apdirahman ahmed

  • @mannohassan7884
    @mannohassan7884 2 года назад +2

    Yaa dawanaya 2022 15/04/22
    Ramadan kariim

  • @oumalkairealimouhoumed6485
    @oumalkairealimouhoumed6485 5 месяцев назад

    Allah yarhamni
    Allow Wanku barya II naxaristo
    Mowtka II fudaydi 😢😭😭😭😭

  • @habonenour4511
    @habonenour4511 3 года назад +1

    After 12 years se soir le molid de tres cher et aimable Mohamed SWC

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 5 месяцев назад

    Ramadaan mubarik dhaman umada muslimta

  • @ahmedali-ge6zp
    @ahmedali-ge6zp 4 года назад +2

    Xasuus hore anoo shaqada tagaa subaxii dhagaysan jiray 10 sano kahor RTD

  • @JamaMahamed
    @JamaMahamed 12 лет назад +3

    wooow maashaa allah

  • @cabdifatah34official77
    @cabdifatah34official77 3 года назад +1

    Xasuus hore😭😭😥😓😢

  • @rayankardashian7402
    @rayankardashian7402 4 года назад +2

    Moi j ecoute 2020

  • @adms8169
    @adms8169 4 года назад +2

    MashaAllaah

  • @maryamohamed319
    @maryamohamed319 8 лет назад +1

    Man sha allah daimow allow qalbi dacado samakadhalbaday allow noo ajib

  • @xaajitaajir6980
    @xaajitaajir6980 6 лет назад +2

    02.06.2018 Ramadan 17 waaye, caadi maaha almost 11 years back . - .

  • @ismanmohamed3724
    @ismanmohamed3724 6 лет назад +3

    Allahu naxirsto Moustapha

  • @abdulazizabdo2203
    @abdulazizabdo2203 9 лет назад +3

    Amiin ya allah

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 5 лет назад +2

    Noo ajiib ducada .
    Aamiin yaa allaah
    Isniin,Nov, 5,2018.

  • @rahmacali1735
    @rahmacali1735 5 лет назад +2

    Manshaa allah

  • @lukmanismail1139
    @lukmanismail1139 6 лет назад

    Xasuus waayo waayo waxyabaha aan ku xasuusto ayay tahay qasiidadan pk12 casimada labaad ee Djibouti viva pk12 casimada horwmarka ee mustaqbalka

  • @cabdiyusuf9692
    @cabdiyusuf9692 4 года назад +1

    Qaa saaid macaan daa yimoow alloow

  • @DrCabdirisaaqYousuf
    @DrCabdirisaaqYousuf 5 месяцев назад

    Ramadaan Mubaarak 2024 ❤ Allah ha inaga Aqbalo Acmaasha Saalixa.

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 5 лет назад +1

    I remember for 2007 markii uguhorsysay een maqlijiray for young age

  • @gcc8058
    @gcc8058 4 года назад +1

    Allahu masali walim wabaarig calayhi

  • @maxamedshariif8377
    @maxamedshariif8377 Год назад +1

    Mashallah

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 2 года назад +1

    2022 ramadan kream 🥰

  • @CabdiCabdicabdala-sh4ue
    @CabdiCabdicabdala-sh4ue Год назад

    Daimow allow qalbi dacado sama kaa dalbada adaa deqsiyo dagdag ugu hure noo ajiib ducada aamiin
    Ramadan kariin somali weyn 2023

  • @alikayed9562
    @alikayed9562 6 лет назад +1

    Aamiin aamiin ya RABI
    noo ajiib ducada
    RÉPONDRE

  • @YHBDJIB
    @YHBDJIB 5 лет назад +1

    Amiin Yaa Rabii...

  • @ahmedkhader5967
    @ahmedkhader5967 6 лет назад +4

    xazuuz qaliya pk 12 casimada labaad ee Djibouti ayaa kadawanayay markay soo baxday

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 10 месяцев назад

    ❤ NABI MAXAMED WAN JECLAHAY. SCW

  • @user-qy9yu2gf8v
    @user-qy9yu2gf8v Год назад

    Allow naso hadee adaa weyn oo waxid ah

  • @dhakociise3898
    @dhakociise3898 8 лет назад +1

    mansha aalah Ramadan mubarak

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +8

    Ramadaan kariim🌙❤️

  • @asmaabubaker1694
    @asmaabubaker1694 4 года назад +5

    masha allah

  • @asmaabubaker1694
    @asmaabubaker1694 4 года назад +1

    amiin amiin

  • @axmedyaasiin9232
    @axmedyaasiin9232 5 месяцев назад

    Aamiin yaa rabbi

  • @mikasa4768
    @mikasa4768 3 года назад +1

    Still watching 2021

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 2 месяца назад

    Scw scw scw ❤

  • @samiahmed7353
    @samiahmed7353 2 года назад

    Ya Allah rahmeteke urju wela tekilni ila nefsi torfete aynin we aslihli sheini kulehu laillAha ila anta subhaneke ini kuntu minel zalimin.. 😭😭😭😭😭😭

  • @sabrinalayman1489
    @sabrinalayman1489 10 лет назад +1

    OMG mansha allah this is my nashiido anyways

    • @aminaabdillahi4145
      @aminaabdillahi4145 6 лет назад

      Sabrina layman you are not from somalia,i think thats Not nashiido its walasl.ok👈👍

    • @sahalali7747
      @sahalali7747 6 лет назад

      Amiin Amiin

  • @hanadsiciid5161
    @hanadsiciid5161 2 года назад +1

    Still 2022 dhagysanayaa

  • @haybemaxamed6930
    @haybemaxamed6930 8 лет назад +2

    amiiiin 👐 👐

  • @hibaakmustafa6806
    @hibaakmustafa6806 7 лет назад +1

    Aamiiiiiiiin yaa rabi

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 года назад

    Mashaballaah allaw ku xafid

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +1

    Daaimoow Alloow
    Qalbi Daacadoo
    Samo Kaa dalbaday
    Adaa Deeqsiyoo
    Degdeg ugu Huree
    16.1.2023

  • @xasancabdixaashi8590
    @xasancabdixaashi8590 7 лет назад +2

    Aameen aameen

  • @user-lx9yl7rf5n
    @user-lx9yl7rf5n 6 месяцев назад

    daa imow allow

  • @osmankoul2959
    @osmankoul2959 7 лет назад +1

    Amin waadaha

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 2 года назад

    Ramadam mubarak yaa muslimiin 2022 04 17

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 Год назад

    Amine yaa allah

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 2 года назад +1

    Daawanaya Ramadaan 2022

  • @fosiyaahmed1018
    @fosiyaahmed1018 Год назад

    Mansha laahe❤❤❤

  • @abdurahamnmahamed352
    @abdurahamnmahamed352 4 года назад

    2020/6/12.oo jimca ay tahay ayaa dhagestay.

  • @hiboabdilahi2866
    @hiboabdilahi2866 5 лет назад +2

    Omer adem 👍19/10/2018

  • @abdurasakrobleh7526
    @abdurasakrobleh7526 5 месяцев назад

    Ramadan 2024❤❤❤

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 2 месяца назад

    Aamiin

  • @dollfaysal4001
    @dollfaysal4001 2 года назад +1

    2022 💯

  • @mahad4k269
    @mahad4k269 3 года назад +1

    Marsha allah

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 3 года назад +1

    💚🥀 2022 yaa dawanaya ? Scw scw s w

  • @yaxyemohamed2184
    @yaxyemohamed2184 6 лет назад +2

    Daaimow alow

  • @daherfilovda6657
    @daherfilovda6657 Год назад

    2023 jeudi 13 avril à 19h26 Djibouti palas ramadan 22ème jour Dawki xaqiyo diinti noo adke amiiin ya rabi

  • @sahraabuubakar4345
    @sahraabuubakar4345 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @nasdias5492
    @nasdias5492 6 лет назад +1

    Alhah yaramou moustapha degan