Musow maxa-tidhi Xadka Somliland Xoog baan kutagayna & dagaal Aa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 149

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дня назад +8

    waa fidnoole rabi ka furtay duqaas

    • @XuseenDheere-mx4ei
      @XuseenDheere-mx4ei 22 дня назад

      @@Abdi-uy2jj saxib.anagudhul.dhubahante.leeyay.marabne.xad.somalilan.leday.bansugay.amnigiisa.30.sanaynagamid.ahaayeen.hadana.waa.nagamid.e.waanalaku.sodulay.wananu.iskadhicinayna.iyakna.wanu.kadhicinayna

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 22 дня назад

      @@XuseenDheere-mx4ei war bal naslandan eega war xadka aad sheegeysid ma hooyadiinaa leh soo socda waxaad rabtaan waa heleysaane lafa sidatooy

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 22 дня назад +3

    JAAMACAW ISAAQ HADDAANNU NAHAY WAANNU KIBRAYNAA EE ILAAHAY XAQA HANNA TUSO AAMIIN

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 21 день назад

    Hadana hay Somaliland taladadu waa sax Somalidu waa walaalo ilaaho isu sakhiir Aamiin viva Somali❤❤❤❤❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 21 день назад

    No more muuse nabad baa naslanugale doorasho Waddani❤❤❤❤❤❤

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 15 дней назад

    Waa in Muuse la soo qabto. Waa Oday Asaasaq ah. Kuwa uu Wax u sheegayaa waa Lo' Marqaansan.
    Ilaa Iidoor la laxanuujiyo wax ma fahmaan. Waa Dad Garashadu ka fogtahay. Iidoorow Soo Cararka iyo sii Cararka labada kala daaya. ???.
    Muuse Juudaan waxuu rabaa in yar uu xukumo in uu Iidoor ka reebo. Iyaguna ma garanayaan.Soo soco Siraadey!!!!!

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 22 дня назад +2

    Daciif inan gumeeda, uurka hooyadiis ciil kala soobaxay, waxbaddan baa been sheegeyseen iyadoo dhab ah, car wakaase dagaal danbe soo qaada,

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 21 день назад

    Xuududa Jamuriada Somaliland ee Yocada aya lasoo xiidhaya... Tuudhaliii waa soo dhamaday ee ohiinta joojii cagdheerey

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 22 дня назад +2

    Muuse fadlan ka joog dagaalka aad doonayso, reer Khaatumo waa dad wanaagsan, deris wanaag.

  • @nimcoxuseen3449
    @nimcoxuseen3449 22 дня назад +3

    Adiga kow ka'ah cadowga somaliland

    • @mozi3051
      @mozi3051 22 дня назад

      Aniga xitaa. Dadka iyo doelada kalaqaad mise sidhat rabto aqligaa yaraa hakuushego

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o 22 дня назад +2

    Musow.madigan.waxdaremin.mada.dunyo.kalita.dunyadu.way.kadida.dugagi.cunidona..musow.deg.deg.nogu.imow.qanimada.anukaladegne.waxad.sodiraysid.dukum.dAkum.kAyelne.daliminta.dabarkoda.jare.dulmileda.deg.deg.an.udhameye

  • @CabdulqaadirBootaan
    @CabdulqaadirBootaan 22 дня назад +2

    Walahi sidaa u fakartay haduu u fakari lahaa incase ma dhacdeen

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 22 дня назад +1

    MA JIRO, CID MUUSE DULAAN KU AH, ISAGA DULLAAN AH SI UU DOORASHADA DALKA U HOR JOOGSADO.

  • @vxaxi
    @vxaxi 22 дня назад

    Waa dhaqanka Yuhuudda, waa is difaacaynaa bay weli Yuhuuddu taagan tahay, gaalo oo dhammina sidaasay ku taageersan yihiin.

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 22 дня назад +1

    Munaafaqbad tahay sow adigiii reer boramana nagu diraayey ee fadhiga kakaca lahaa war bastar bad tahaye arimaha somaliland isaga bax dofar yahow

  • @luulsharib
    @luulsharib 22 дня назад

    هدا هو حقيق والله 💯💯جزاك الله خيرا ❤

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 22 дня назад

    Haddii uu NASAB yahay MARTIDA MINIORKA ee HARTI kala joogta ayuu IXTIRAAMI lahaa. DAD qalato DAWLAD ismoodey?

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 22 дня назад

    soomaali ha is disho cadawgeedana ha dilo. ileyn waa caqli xumadaase

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 22 дня назад

    22:10 Balaayada iyo baaska soo dadaji muusow waad la raagtay 33-sano ayad hadlaysaa waxa kaliya ee ku hashay waa dhuuso inad siidayso muusow

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 22 дня назад

    Go’aanka dagaalka Muuse ma laha, Ethiopia baa leh, saa ha loo ogaado.

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 22 дня назад

    Iidoor market marqanan ba cirka ayan tabaneynaa bey yirahdaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 дня назад

    Anaga cadawga isaaq ah
    Waxay doonayaan ha keemaan
    Madaxa in laga guro ayaa waajib kooda ah

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 22 дня назад

    Issago oo Qabiil nimadu Wadnihiisa Durbaan ka garaaceyso ayuu Muuse ku hanjabaya, war Dagaalka Adaa horineysa Jaamaco, war hadii aad hadleyso Si cadaalada ku jirto dadka la hadal, hase yeeshee Hanjabaadka iyo Cagjugleenta cid ogoleyso ma jirto dagaalka Adaa horineysa jooji Jaamac Galad.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 16 дней назад

    Muuse. Xoogaa Orono ah ayuu. Soo kiraystay wuxuu is leeyahay ingiriiskii. Ayaa. Kuu soo. Gurmanaya

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 22 дня назад

    War hoy dhulkayaga dabocayuun baa looga taag layahy dlhulkii ingiriisku naga qaaday baani ku xisabtameynaa garadag iuo caynabo baanu sheeganynaa i.a waan soo celinynaa

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 22 дня назад

    JAAMACAW MUUSE DAGAAL MAQAADAYO EE WAA DOORASHA DIID

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 22 дня назад +1

    Cadawga somaliland adiga ayaa kow ka ah oo maxaa udiiday inay ilaa hargaysa so socdan

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 22 дня назад

    Muuse waxaa kuwa u xukumo la yaabay reer ma sidaney ahaayeen ???.waa ooooooo

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 22 дня назад

    xaarwayne jaamac qaawane muuse waa ninkii kaa eryay xeradii qaxootiga ee biyo xidhka

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 22 дня назад

    AMXARAADA HA LAGA DIFAACO.....BAQTIGA.....WAA ODEY NAARTA KU SII SOCDEE ISKA DHAAF.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 22 дня назад

    Ninkaan meeqa Sano AYUU dagaal ooga ahaa ma joojinaayo ma aaminsano
    Waxaad sheegeyso, xuduuda AYUU rabaa xuduudaas waa la garan waayee hatago

  • @camuudbuuni6832
    @camuudbuuni6832 22 дня назад

    Jaamacow waan kuwasilaaha sida dumarka sababto ah wariye matihid ee qabyaladeyste ayad tah sabtaa ayaan kuuwasilahaa dhilo

  • @gao2023
    @gao2023 22 дня назад

    Kkkkk, Daaroodoow xaarka xejista Muuse waa soo socdaaye. Dhulku waa Somaliland, ka guura meesha, Isaaq ayaa iska leh.

  • @AbdulahiAbdi-ns8eg
    @AbdulahiAbdi-ns8eg 22 дня назад

    Waxba balaha kayacidone kudaa SNM afkay haysaanwayde

  • @mrjamac
    @mrjamac 22 дня назад +1

    HABARJECLO BAA DABKA LA GELIYAAN MUUSE KAMA QUUSTAAN REERKU WAA CAWAAN WALAN WIXII SHALAY DHACAY KUMA BARAARUGAAN IYO QAASIRIIHII DHACAY

  • @axmedjanagale6845
    @axmedjanagale6845 22 дня назад

    Waa cadaw soomaaliyeed muuse

  • @cabdidayib9529
    @cabdidayib9529 21 день назад

    Mw nuhu haduu xadka sooxidhiwaayo awdalna way tagaysaa sawmaaha

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 22 дня назад

    MUUSE DAGAAL UU DHUL KU QABSANAYO MA DOONAYO WUUNA OGYAHAY INUUSAN KU GUULEEYSANEEYN
    QORSHAHA LAGA LEEYAHAY WEXEEY TAHAY ABDIRAHMAAN CIRO IN LA YIRAAHDO DOONI MAAYO DALKA IN CADAWGA LAGA SAARO
    SIDAASINA DOORASHADA KU BAAQANEEYSAA
    MUUSANA WAQTI LOOGU KORDHIYO
    QORSHAHA WAA INTAA
    ABDIRAHMAN CIRO WAXAAN U SHEEGAYAA INUU KU LAABTO FINLAND
    CIRO HADUU DOORASHO SUGAYO WAA HABEENKII XALEY TAGEY
    ITOOBIYANA GADAAL BEEY KA RIIXEEYSAA SI U JOOGO KORSIGA
    NO ELICTION NO ELICTION

  • @luulsharib
    @luulsharib 22 дня назад

    Alla maxaad runta u sheegtay balse ma og yahay war gaarsiiya
    80 jirkaas xanuunsan

  • @Axmedwalicidheere
    @Axmedwalicidheere 22 дня назад

    Jaamacow ninkan muuse ah waxan dhirbaaxo ahayn waxkuma fahmo

  • @suldaanburhaan9765
    @suldaanburhaan9765 22 дня назад

    Jaamacoow ina ader wanku salamay bacdal salan waxaan u arkaa cida uu sheegayo oo duulaanka ku ah waa xisbiga wadani iyo taageerayaashiisa waxaan sidaas uleeyahay waxaynu ognahay beesha harti iyo maamulkooda ssc khaatumo kuma soo aha duulaan oo maalintii ay somaliland oo dhan ay qabsan kareen wayka joogsadeen Marka cida uusheegayo oo uu isleeyahay kursagay kaala wareegayaan ayuu sheegaya oo ah beesha garxajis iyo xisbigooda wadani

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 21 день назад

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble 22 дня назад

    Muuse isaga bala wadataa cid kusooduulaysaa majirto wax qabtana mahayisto

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 22 дня назад

    Wxay u egtahay dagaalka itoohiya iyo soomaaliya inui ka bilaaban doono oogiyo goojacadde

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 21 день назад

    Marka la jabayo sida muse lo hadlaa, nina meeshiisa lagama qaadi karo, marlabaad aya si xun lo jabi doona haddi muse aan la iska qaban

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дня назад

    dhalinta ayuu xaabada ku shidaa carurtiisa dibadey wax ku bartaan

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 22 дня назад

    Waa adiga jaamacaw D5, lkn waynu is cunayna sandakan.

  • @ademmahamed2233
    @ademmahamed2233 21 день назад

    Adigaagan hadlaya ayaa laga difacayaa oo been uun kashegaya qaranka may kaahaystan dadka reer so laan calan koodi iyo dawladoodi iyago sida oo somaali wayn doo naya ayay utagen konfur oy ku biiren bilaashuru waxa loogu abal guday dil dhac barkicin makhtad katay ee runtasheg oo ala
    Kabaq adigagan hadlayaa miyaan akhiro kadanbayn

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 22 дня назад

    WALLEE WAAD LATALISAY EE WAA HADDII ILAAHAY GARANSIIYO

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 21 день назад

    Yaa loo haystaa xasuuqii laascaanood ka dhacay, Isaaq waa oromo afsomali bartay waana in dalka iyo dadka Somaliyeed laga qabtaa loo raraana dhulka oromo degto.

  • @fitahsiad9165
    @fitahsiad9165 22 дня назад

    Muuse waa daalim meel baalooga hari doonaa faraha kaqaad jaamacow

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 22 дня назад

    War jamacow ibnu adanu kajog wey ku kibran ee waxad tirahda soda waxad heyso

  • @Lizzie17383
    @Lizzie17383 22 дня назад

    Muuse cid aan ahayn in laga difaaco imika maaha in adiga muusoow lagaa difaaco somaliland weeye

  • @cabdidayib9529
    @cabdidayib9529 21 день назад

    Xasuuqii goojacaduu iloobay madaxwaynuhu

  • @jonyar701
    @jonyar701 22 дня назад

    Marku dhulbahanty uhanjabu sanaaag Ma tirahdid wax 😂😂 Ma imika leedahy dhulbahanty meeshisa ayo jooga wa nabad iyo be raban 😂😂 qori cardi muuyan ba xadka la tagi duuna

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дня назад

    waxuu ka mid ahaa muuse jabhad mujrimiintii riday dowladii siyaad bare

  • @user-ts6hc7sm3n
    @user-ts6hc7sm3n 22 дня назад

    Muuse halaiska celiyo
    Amxar halayska celiyo

  • @user-hu1xr4sj3j
    @user-hu1xr4sj3j 22 дня назад

    Jamaxow wa Runta . Odagani Muuse xide khabssata malee isaguna ackli malee . Wubuga Muuse Allah xafiyo italsse maleee aff uubuu ayaa.

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 22 дня назад

    Walaalow wa dhulbahante kkkkkkkkkk

  • @luulsharib
    @luulsharib 22 дня назад

    Muuse waa Kalaabu Naar
    Alkadaab

  • @CabdulqaadirBootaan
    @CabdulqaadirBootaan 22 дня назад

    Walhi run ayaa u sheegtay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 дня назад

    Keligii maaha isaaqoo dhan ayaa la qaba dulmiga muuse balse aanno cida wax laga qaado iyo cabaadka baxa ciday noqoto

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 22 дня назад

    JAAMAC QAXOOTI BAROOR TA NAGA JOOJI 🤣🤣🤣🤣

  • @sulehirsi3791
    @sulehirsi3791 22 дня назад

    JZK walaal, tell him the true pls

  • @omarahmed5678
    @omarahmed5678 21 день назад

    War wuu qaldan muuse ee Isaaq iska qabta muuse war jooga

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 22 дня назад

    Jaamac daacuunoow kow baad ka thy cadawga jam somland

  • @CalimaxamedBaaruud-ps1ku
    @CalimaxamedBaaruud-ps1ku 22 дня назад

    Jiri taankayda

  • @user-or1sw7nv8p
    @user-or1sw7nv8p 22 дня назад

    Maya saga iyo inta caqliga daran sidiisa mooyee ma ogin cidkale oo duulaan ku ah

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 22 дня назад +1

    Jamhuuriyadda waxaa duulaan ku aah muuse orom isaga oo ku ciyaaraya caqliga reer abtigay wallaahi sorry in reer abtigey caqligii ka guuro

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 22 дня назад

    Muuse juudan ciidankisii ayuu aamini layahay oo qoryo madhan loo dhibayaa ,harti oo dhan lama dagalin ee ciyar waa galin danbe muusow

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 22 дня назад

    Cuqdadland waxaa u qurux badnaanlahaa inney iska tuuraan rajiimka ku wada dhabihi burburka.. waa Muuse Juudaan....

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 22 дня назад

    Qoobeey sharaab ciil adiga ku dhashay kuna nool kuna noolaanaye

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 22 дня назад

    Waa nacas nimo caruurtooda kulayaan lakiin hassan shiek na danab buu uso diraya ineey dhulka somaliland dhaheeyso waa gonay ineey xoog kuso qabsadaan

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 21 день назад

    itoobiyaan soo diraya muuse hada maxaa wada oo horey wadin aqli xumo hayo

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 22 дня назад

    Dhulaa ka maqan muuse dhul doon weeye galadiiyaa ku turi sool la aanteed laguma oqoonsanaya

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 дня назад

    Car qof ha soo diro iyadoo uu arkayo ayaa la googaynayaaa

  • @luulsharib
    @luulsharib 22 дня назад

    Dadka dhagaysanaya ma Dad xanuunsan baa

  • @user-jd7km3vb2u
    @user-jd7km3vb2u 22 дня назад

    Muuse.biixi..iyo..xasan.dhiiqo..tallo.ayaa..meel.utaal..ee
    Adiga.......meel
    Ku.mataa...

  • @ahlamabdisalan576
    @ahlamabdisalan576 19 дней назад

    Jamacow da wuxu kaheelo ayu leyahay

  • @MuuseWadani-qc2nc
    @MuuseWadani-qc2nc 22 дня назад

    Lo joogsan weyday sacbay lawareegasaa mamaqashay muuse rag garbihiisa ah buu lawareegayaa in waxdhinta iyo wax labto ayay noqon iyo dhul horleh oo lagaa qabsado

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 22 дня назад

    Waa nin danleh oo dad qabta waayey

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 дня назад

    Muuuse sacad muuse ma aamini waayey
    Habar jecladan aan waxba ka noolayn intuu ku wareegayo
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Xaarwayme muuse ayeeyadii xataa ha soo kaxaysto

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 22 дня назад

    Dhuuso biixi ilaa ay dharbaaxo kale ku dhacdo war iyo waano ma geleyso ha so socdo hadii uu run sheegayo wanu sugeyna jawaab fiican ayuu halaya ee kaalay ku dhaha

  • @AyanlehMiad
    @AyanlehMiad 21 день назад

    Waa naftaada

  • @iidbare447bare8
    @iidbare447bare8 22 дня назад

    Idwashiey.kufra.wacy

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 22 дня назад

    I xasan shiikh 2 jabuuti 3 turky4 masar 5 gadar 6 daarood ceerigaabo raba 7 jama glad iyo wixii la mac ah

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 22 дня назад

    Muuse wuxuu ka caqli badan yahay .heystaa

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 22 дня назад

    Qofku markuu damiir leeyahay ayuu xishooda

  • @mohamedAdan-l8n
    @mohamedAdan-l8n 22 дня назад

    We ni mujinga sana

  • @FathiOmarAdan
    @FathiOmarAdan 22 дня назад

    Itaasiba waa ku duulaan

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 22 дня назад

    Cadawga somalilan wa issaq

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 22 дня назад

    jaamacooow dhulka anagaa leh ingriis ayaa nasiiyey

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 17 дней назад

      Ingiriis kuma siinin dhulka ee. Siilka hooyadaa. Yaa kusiisay. Iyo oramkii. Iidoor ee hargeysa

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 16 дней назад

      @@user-nh8wf2oe8u naag fowqal naag anigu hooyadaa cay igama mudna waa hooyaday ookale laakiin kaa nin iyo naag tahayba waa fuuli lahaa inan gumeedyohow

  • @user-zk5ev8bb6m
    @user-zk5ev8bb6m 22 дня назад

    Aduu Maxaa Kaa Galay Maxaa Ku Shidaya

  • @Muhammad-x5f
    @Muhammad-x5f 22 дня назад

    Wa Musa bix

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 22 дня назад

    Xataa haddii uu MUSLIM yahay? Ma’RAMADAAN ayuu
    DHIIG ISLAML daa’dinla’haa? ayaamaha XAJKA? SHABCAAN?

  • @axmedjanagale6845
    @axmedjanagale6845 22 дня назад

    Waa been anaa harveysa joovay dadka uu lasyey ayaa toban jeer kabadan

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 22 дня назад

    Beenale afqadhmuunle ah...
    Orod oromada dhulkaga ka difaac...

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 22 дня назад

    sax jamac dulmiloow ma guulesto

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 16 дней назад

    Reer sool xaqa ayaa. U hiilinaya

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 22 дня назад

    Waa doorasho baa laga difacaya inaysan doorasho dhicn buu iska difacayax

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 22 дня назад

    Sidee baan ssc iyo muuse kuu kala xigin miyaan dhulbahante tolkaa aheyn oo qabiil loogu soo duuleyn difaaca tolka oo laga gardaran yhy aysan waajib kugu aheyn iiga soo jawaab su'aashaas inadeer