اللهم صل على محمد وعلى أل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد
Culumada jazahumu Allah khayr. Lakin intaa kabadanbay u baahan maanta Soomaali. War maantoo kale nin kasta wax lama weydiiyee Shiikh Mustafa iga gaarsiiya.
SOOMAALIYA OO DHAN MEELKASTE HALA QALO XOOLO ALLE BARI AH MASAAKIINTA AGOONTA IYO CURYAANKA HALA DHARJIYO HALSAACAD HA LA IS BALANSADO BARYADA ALLE HA LA ISKU BALANSADO
WAR CULUMOOY HALSAACAD AH NA BALAMIYA KII DALKA JOOGA IYO KII DIBADJIRA GACMAHA KOR UTAAGANO IN DHIIGA SOOMAALI U RABI JOOJIYO WAA LA IS XASUUQYAA MEELKASTE OO SOOMALI DAGO MASAAJIDA IYO BANAANKA HALOO BAXO BARYADA ALLE
JazakumuAllahu khayran culumadeena sharafta badan, guuleysta Aduun iyo Akhiro, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
Ilaahay haka abaalsiiyo wakhtigay inoo hureen culimadeenu
Ya salaam Allow culimada inoo barakey
Masha allah shekh mustafe
M.a culimdena allh ni xifdi jazakllh ❤
Mansha Allah rer palestine Allah galadha xakakalmeyo.
جزاكم الله خيرا❤❤❤
اللهم صل على محمد وعلى أل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى أل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى أل إبراهيم إنك حميد مجيد
Sheikh mustafe qaybtiisa oo dhamaystiran soo gudbiya xalqadaha oo isku xidhan
ماشآءالله تبارك الرحمن
Filsan waa magac Soomaali asal ah.
MashaAllah
Jasaa kumu Allah qayran, culumow
الحمد الله
Scw scw scw ❤❤❤
Culumada jazahumu Allah khayr. Lakin intaa kabadanbay u baahan maanta Soomaali. War maantoo kale nin kasta wax lama weydiiyee Shiikh Mustafa iga gaarsiiya.
Amiin yaarabi 🤲
SOOMAALIYA OO DHAN MEELKASTE HALA QALO XOOLO ALLE BARI AH MASAAKIINTA AGOONTA IYO CURYAANKA HALA DHARJIYO HALSAACAD HA LA IS BALANSADO BARYADA ALLE HA LA ISKU BALANSADO
M.❤a ❤ iLahow nafahanse
❤❤❤❤❤
Sh hussein ali jabuti majugo miya asxapey
❤❤❤❤❤❤😭✅
WAR CULUMOOY HALSAACAD AH NA BALAMIYA KII DALKA JOOGA IYO KII DIBADJIRA GACMAHA KOR UTAAGANO IN DHIIGA SOOMAALI U RABI JOOJIYO WAA LA IS XASUUQYAA MEELKASTE OO SOOMALI DAGO MASAAJIDA IYO BANAANKA HALOO BAXO BARYADA ALLE
Alle hakala qabojiyo somali alle hamideyo insha Allah
Illahow kuwi wacaanada ay anfacdo naga dhig oo khatuma wanagsan nagu dil
❤❤❤❤❤❤