Комментарии •

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 месяца назад +7

    Guuuuuuul somaliland❤❤❤

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 4 месяца назад +1

    insha Alaah Guul, Midnimo iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw jabi oo Fashili Cadawga Somaliland

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 4 месяца назад +3

    Waa layaab ragbaa dhiigiisii lagu ciyaaraya

  • @SaynabXassan-m6s
    @SaynabXassan-m6s 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedIsmael-f1j
    @MohamedIsmael-f1j 4 месяца назад +9

    Ciidanka qaranka niyad jabinta ka daa adigu

  • @alisamater-yi5cs
    @alisamater-yi5cs 4 месяца назад +1

    Waa wariye ku dayasho mudan
    Well good job

  • @iftin2024
    @iftin2024 4 месяца назад +3

    Waa wax laga xumaado inaad askari aan isagu waxba galabsan oo saaxiibadii badhna la qashay badhna la haysto inaad sidaa ula hadasho.

    • @MADAL-FURAN
      @MADAL-FURAN 4 месяца назад

      😭

    • @MADAL-FURAN
      @MADAL-FURAN 4 месяца назад +1

      Markii dambaa isasaamaxnay markii hore ayuu hadalka naga xumaday

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 4 месяца назад

      @@MADAL-FURANma khaldame wa ilahay wllo waxad tahay dadka ugu lexlo jeclada badan ciidanka iyo wadankaba iyadoo manta dad inaga inagama mid ah ayay ku faraxsanayen jabkii ciidankena raga ciidanka niyada u dhisa ayaamihii adkaa ayaad ahayd

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 месяца назад

    Madal furan wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪

  • @muna619
    @muna619 4 месяца назад

    Wslahay wa wadani

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 месяца назад +1

    Reer Somaliland indho sarcaad loo dhigi maayo oo waa la ogyahay cida sababta u ah in ciidanka la jabiyo waxaanay ku xaqiijinyaan cida ay doortaan. Wadanka hala difaaco wixii jiraaaba cakaaraha ayey iman. Madal furan waa Geesi qaran waligaa sidaa qabyalad uga fogow waa qudhine. Guul Somaliland ❤🎉

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 4 месяца назад +5

    Wadani baalaayay

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад +1

      Wadani muuse iyo tani iyu aha iyagana xukunka iyo cidnka haaystay😂😂😂

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 4 месяца назад

      cawamata qaqawan ayaa ku caqli dhama

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад +1

      @@somalilandnew
      🤣🤣🤣Adiga iska hadlay oo cawana wayo waxad igu caayday bal ii sheeg cawnay ma runta iya ku dhibtay inay labada masuul ee taani basto iyo muse wadnka iyo cidnkaba masul ka yihin haday masuliyad qaadi karin ha iska warjiyan xilka iya cidankaba cida marka haaysa iya laga xisabtamaya hadi iyagu xil qaadi karine

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 4 месяца назад +6

    Asc aniga waxay ila tahay
    Waxba yaan laysku haysan.
    Ciidanbaa la jubilee.
    Gobiwaydirirtaaye gurmadoo ka kaca, col iyo cadaw isasoo bahaystaybaaidin dul fadhiyee.
    Caryan maqaaxiyaha idinkoo is balaadhinaya aan laydinku iman.

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 месяца назад +1

    BUUR FUUL BUUR YAR😊

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 месяца назад +2

    Adigu maxad ugu’odhanaysay askariga sida mad adigubatagtid askarigu ma contract busoqaatay difaaca wadanka wad igacadhaysiisayyakhi

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 4 месяца назад +10

    Ciidanka ninka shirqoolay ciidamada qaranka waa la ogyahay waana ururka uu adeegsado cadawga jamhuriyada somali land ee soomaaya wadani la magacbaxay

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад +2

      🤣🤣🤣Adeer faladhi gilgilasho kagama hodho iya hore lo yidhi wadani marka taani iyo muuse iyuu aha wadani waliba ina maxkamad la so taago iyaay ahayd muse iyo taani basto😂😂

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 4 месяца назад +6

      Waddani ma hayo taladee Kulmiye hogaanka fashilmay ayaa lala xisaabtamayaa waxba qabyaalad ha ku difaacin.

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 4 месяца назад +2

      Ciidamo sagaal bilood bacad Ito dhul oomane ah aan daryeel buuxa helin lagu hayey oo daalay oo saxariiray maxay iska celin, huwantuna lacag iyo saanad iyo hub urursi ayey ku jireen, kaddibna way jiidheen, ciidan dhalinyaro ah ayaa loo baahan yahay haddii kale ha isku dagaalamin.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 месяца назад

      ​@@Jeenyokajeenyodagaalba ma dhicine maxaa la jiidhay qaybta faysal cabdi bootaan oo ciidankii kale ka guuray ayuunbaa daarood oo dhami 9aal sacadood la dagaalamayey oo ay ilaa maanta ka sheekeeyaan xabad kulayl kooda

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 месяца назад

      Waa ruunta ❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 4 месяца назад

    Khaayin dhukur ma naxaan ciidanka cad uguma yaal qaranku ha guulaysto

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 4 месяца назад

    Subxan Allah

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 4 месяца назад +2

    Waxaa jabiyey wadani

  • @CheckmatedMedia
    @CheckmatedMedia 4 месяца назад

    Biixi Iyo Taani Somaliland halaga qabto

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 4 месяца назад

    Ciidamada qaranka waa loo guruujeeyey.

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s 4 месяца назад +3

    Ciidanka waxajabiyay ragii buurta kulaayay

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад

      Kuwa cidanka jabiyay wa kuwi matida suuqa ku laayay tani basto iyo muse sabaayad ciidanka iyo wadnka ya la xukumayay marka🤣🤣🤣

    • @AbdoulgbarIbrahim
      @AbdoulgbarIbrahim 4 месяца назад

      Waa la ogyhy wadani weyan waxaa khiyanolaha dalka ah wlhi sidu xisbiga wadani somaliland ugu soo birayba somaliland buuq ayay gashay allow sharka xisbiga wadani naga qabo

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад

      @@AbdoulgbarIbrahim
      Hore iya lo yidhi faladhi gilgilasho kagama hadho😂😂😂wa runta oo xadani iya cidnka jabiyay oo wadnka xukumayay iyo ina tani oo garxajisa been ma aha mida kale wadani waqtigi silanyo wu jiray maxa dad is laynaya loo arki wayay wayo silanyo isaaq mu isku diri jiren oo qof caqli leh iyu aha halku muse marku yimi umadi isku wada diray xita walahi labadi reer ee is dhalay ee isku ooda aha iyan is arki karin iska daa somali kale sidu muse iyo kooxdisu uu xuntay haday ciro iyo kooxdisu uu xuman lahayd walhi farha iya layskula dagi laha lakin ciro iyo kooxdisu wa koox dagan wayo somali oo dhan iya oog ina muse iyo tani in yar oo huwani fororiyen talo xumadooda wayo sagal bilod iyaay cidanka lascanod ku kor hayen intay argagaxiso galbis lasconod Ku so galiyen bay wadana uu fuuren aay huwantu ka so gasho mantana reer hebal iya so galay😂😂😂Adeerka taani dib uu dhageyso anaka so galinay gardada iyago calan buluga sita ceebtina inta in ka badan inaan so fadho ma rabo orodo aderka qiil hoow radine la ooy

    • @mariamhashim9014
      @mariamhashim9014 4 месяца назад

      Buurta ma hooyadood ba leh siilka hooyada ka wase sujuuda laga tooganaya waliba ee maxad samayn karta

    • @AbdoulgbarIbrahim
      @AbdoulgbarIbrahim 4 месяца назад

      @@mariamhashim9014 inyar suga inaa siifadhidontan iyo ina gab niga dhigo

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h День назад

    Wadani ayaka dabeeyay oo cirasheegay maxalaiskuwa lay wadani

  • @مسلمهفاطمه-ل4جي
    @مسلمهفاطمه-ل4جي 4 месяца назад +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis amongs, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`//!/!/¡/¡/¡/!

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 4 месяца назад

    Runta Maas sheetid Aerojet aad ahayd

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 4 месяца назад +1

    siyaasadii.somalillnd.oisubadasha.cayayanka.baraha.bulshadookale

  • @MalistripRiches
    @MalistripRiches 4 месяца назад

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 4 месяца назад +1

    baaye waa rag dhergay oo meel iy dheregta ku baabi iyaan raba ku dhintooyin waxay cabayaan dhiiga shacabka dadweyne iyo ciidanba alow siyaasiyiinta dhargay naga qabo aaamiiin 😮

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 месяца назад +2

    Wadani ayaa jabiyey

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад +1

      Wadani muuse iyo taani baasto iyaay ahayan miya🤣🤣🤣

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 4 месяца назад

      Sxb waxba runta hadiidina indinkaa u jabiyey cadowga oo dhabarka ka toogtay qaranka oo buurta fuulay oo dhalinyaradii ciudanka laayey yaa u jabiyey markaa markaasaad waliba cod sidaa ku rabtaan kalsoonidii shacabka waad lumiseen

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад

      @@jamalskp7280
      🤣🤣🤣🤣Adeer waxba qiiqa haysku qarinina oo afar inan oo suuqa joogay oo buur karay iyo ciidan 40 sano laso dhisayay oo xududa joogay maxa isku keenay adeer marki adeerada afar inaan oo yaryar oo huwani ka dhanaansaden oo idoor laba mar iyu ceeboway labadaba inika ceebiyay marka cadifad laga so noqdo geeli indha cade iyo gooje cade shalay maanta uu eega gooja cade iyo indho cade🤣🤣🤣

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 4 месяца назад

    Wadani ayaa jaajuus ahaa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 4 месяца назад

    Odayga carabka weyn ee70 jir ah waa nacas faqash ah ilaahay umada haka qabto

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 4 месяца назад +1

    Garxajis waxan aamusiisay ban la yaabanay dadkii dalku xukunkiisa hayay ee ciidanaka maamulayayba ceebtodii ku rogaya xisbiyo iyo dad shacab ah aabihiin beenta ka wasa

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 4 месяца назад

      Xiisbiga wadani kii niyaad jebiyay manu ahaayn ciidanka ee kala furfuray ee buraha u galay ciidanku waa moraal ayagoo gojacade jooga baad ka dareemaysay niyaad jaabka oo aay laahayeen anana siilic iyo dhimashaanu idiinku jiirna idina burahaad isugu jiirtaan xukumada taladaxuna talo maay hayn malinkasay ciidanka u talin lahaayd dadkiisi buraha isugalay ee ciidankii poliska lalaayay jabkii ciidanka ku dhacayna waan garanayay inay taasi imanayso kulmiye iyo wadani waay la hadheen somaliland ilahay shaartooda hanaga qabte xasbunaAllhu waniicmaal wakiiil adigu nabadaad iyo dalkaagu inu jiiro hakala waynato qabiil qabiilku waxu qabiil noqdaa marku nabaad haysto Allow noo gargaar qabiilna naga madoobe waa duliye wlhyi qabiilkan ahay somaliland baa igala waayn ilahay haka qabto cadawga somaliland

  • @LadnaDahir-g7c
    @LadnaDahir-g7c 4 месяца назад

    War iidoor mad wasiiroo khataraa nomag cawdan Yaa samaronka

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 4 месяца назад

    haraag shabeeel waa asasaaq bila faa iido ah

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад +1

    Anigu waxan la yabanay dadki wadanka madxda ka aha oo ila hada aan maxkamad la so taagin isna casilin adunka mamulkena mooye meel aay adunka ka dhacdo ma jirto marka meesha ina lagu kala yaco iya ku fiican wayo jabhado iya meel kasa ka dilacay dawladi ma jirto oo silanyo dawladi kama dabeeyn marka waliba gx iyan qaas ahan ula hadlaya cidnkina meesha kala so baxa

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 4 месяца назад

      AAd baad u caqli gaaban tahay sharcina.waxba.kama.taqaanid.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад +1

      @@Xasancabdilaahi-u9m
      🤣🤣🤣Haye caqliloowow anigu ka dali mayo sharciga loda ee ka dadka iyo dawlada cadiga iyan ka hadlaya iska daa sharciya ninka rage ee shafta lahi markay waxi adeerada Ku dhacay aay ku dhacan way is casilan oo dad uu qalma iyaay uu dhiiban qarba is toogta wayo waxi dhacay wax yar ma ahayn shalay maanta uu eega geeli indho cade iyo gooja cade isku eega wa labada mar ee idoor ceboway adunka intu saarna

  • @MohamedFarah-k6p
    @MohamedFarah-k6p 4 месяца назад

    Baadhitaan madax banaan ha lagu sameeyo hadii loo baahdo anaga ayaa gacan,baadhistaa si cilmi ah oo madax banaan uga qaadeyneynaa

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 4 месяца назад

    Fosiya yusuf x adan ciilka sacad muuse baday ba xamar geysay iydoo school kii aha secndary 1 jully u bedesha jaamacada hargeysa oo dadki ka rartay ardaydii qortay 20 lawdh xashiish ka gurtay aya intay sacad muuse soo yaacen gudi sameyen gabadh reerkoda ag u dhiibeen, c/ raxman tuurna 3 sano burco lagu dooray jabhad ahaa ina cigaal oo somaliwayn shirki carta u jooga weligii halganka snm ka qayb gelin xilkii oon u dhaman boorama lala tegay ina cigaal loo yeeshay madaxwayne laga dhigay dhamaantod ciilba xamar geeyay irbad dhuub ma gelisan afkuna waydin dheeryahay ,maantana ciidankii ay jebiyeen iyagu dusha laga saaraya garxajis ,hadaba waxaan ka yaabanahay waxa dhalinyaradi garxajis aamusiiyay ay taariikhada u ogaan la yiin

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 4 месяца назад

    Indr adigu haka hadlin ciidanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee shankaroon land ama somaliland khalad wuu dhacaa laakiin dadkii ay difaacayeen hada mar wal ba ku cel celiyaan waa ceeb absolutely

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 месяца назад

    Maya warya waxa jebiyay wa wadani reer Ofwareen,wa layska kiin celinya.........

  • @LuulYaasiin
    @LuulYaasiin 4 месяца назад +1

    Muuse Biixi dhul iyo Bad Ma iibin karo Ee Dabadiisa Ayuu Abii Axmed ka iibiyey❤

    • @nadiraosman6726
      @nadiraosman6726 4 месяца назад

      Qaaraxland Amisonland alshabab poy kaa aahow Somaliland iyo Ethopia

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 4 месяца назад

    Cidankisi faragalin Ayaa wx sheegaysay Lkn guusha iyagaleh
    Maamulka muqdisho Ethiopia ilaalisa hadlay cidamada Ethiopia baxaan alshabta sifudud kula wareeraysa Somalia ilaa putland

  • @AbdirahimYaqub
    @AbdirahimYaqub 4 месяца назад

    Cimaadad waaxa jabiyay muse iyo Mohamed kahin

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 4 месяца назад

    Waa tun eedo.kuwa hadlaya ayaa ka xun cadowga

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 4 месяца назад

    Walba ciidan maahayn waa mayshia😂

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 4 месяца назад

    Ciidanka ragii buurta galay ayaa laga raacay laakiin maxad u hadal haysaan ceeb

  • @munirkh
    @munirkh 4 месяца назад

    Ciidanku ma jabine wuu liicey, hadana wuu toosee meeyee kuwii lahaa wuu jabey???? 💪🏾💪🏾💪🏾

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 месяца назад

    Khadar Bidaar waa mujrim waa ninkii qirtay ciidamadii Gacan Libaax lagu laayey ee jabhadoodu laysay ee qoorta kaga joogsadeen Mujrimka Oofwareena ku faanay in aanay 13 dilin balse ay ahaayeen t 25 labaatan, Wadani kan afxumadiisa ayaa dhulka dhigtay khaladka uu sameeyo cid kadaba hadasha oo Wadani ahna majirto oo waakii reer Gabiley kulahaa waa Oromo waa Ilkadheer waa Garbahaaray lacagta halaga jaro hadana intay u tageen ayey cod weydiisteen waa cajiib umalayn maayo in ay meel gaadhayaan waxa isna kharibay nin magac cusub loo bixiyey oo u madax ah oo la yidhaa Hindi.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 месяца назад

    ASKARIGA IN AAD KU TIDHAA SIDAA MAY FIICNAYN

    • @MADAL-FURAN
      @MADAL-FURAN 4 месяца назад

      Haaa lkn meel xun ayeey naga gaadhay

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 4 месяца назад +1

      @@MADAL-FURAN waan gartee in aad xagaa ciidanka ula qaado may ahayn waad iskaga tagi lahyd

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 4 месяца назад

      Madal furan kadib askariga marku darenkisu is badalaaay maad rali galisaaay walahi wan dam qadaaay askari 100 s kugu shubaya dhigisa adunka ma jiro reer somaliland ow cuqubada askarta iska ilaliya 😢😢😢😢 macarad iyo maxafid coding yaaaay dib uso hadal qadin kana jabiyay iyo kana jabiyaaay sidi faycal is garab taga dhiri galiyaaa kobtu ma jabte waay licdaaa 😢 I am very sorry for all soldier of somaliland ma sida somalia ayad rabtaaan inay amisom idinku mamusho dhulkina 😢 war isla xishada siyasiyintow dib dambe ayan loso hadaaal qadin cidanka qaranka 😢 wixi dhacay wu dhacay.😢😢😢

    • @MADAL-FURAN
      @MADAL-FURAN 4 месяца назад +1

      Haaa Waa Raali Galiyay kaftan ayaan u idhi lkn ma ahayn inaan dhaho

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 4 месяца назад

    Cirro ayaa jabiyey

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 4 месяца назад

    Ciidanka cidii kala qaybisay ayaa jabisay

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 4 месяца назад +1

    bal waxa dadka lala hor imanayo eega! MUUSE SABAYAD IYO NUUX BASTO MACANE MIYANAY CIDANKA XUKUMIN! HUUNAYAHAY WAKHTIGINI UU DHAMADAY

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 4 месяца назад +5

    Malaayo somaliland cirro ugamay horayn dagaal cadaw ayuuku lajiraa dalka

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 4 месяца назад

    Naagtaa ninkii qaboow qabso

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 месяца назад +4

    LUUL YASSAN SIILJAGAGAWEYN IYO FUUTADA AADIGA IIBSHA BADA MAA ABAHA BAAISKALEH DHIIO

  • @MohammedHassan-mj5kr
    @MohammedHassan-mj5kr 4 месяца назад

    guuul🟢⚪️🔴

  • @Positive-Energy-Vibes
    @Positive-Energy-Vibes 4 месяца назад

    😂 Cirro FULAY 😂
    😂 waa DHIBKA 😂
    😂 oo buur fuula 😂

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 4 месяца назад

    Waxaa ciidanka jabiya waa wadani ciro loo gama hurany waa Khadra dhukur iyo ixtisaam iyo cadowga gudah ha la wadiiyo xisbiga buur fuulka ha ee wanadi ee imikan xildhibanadii ka soo baxey wadani hoi gaan jabuuti mant ayuu cadestey guriija in uu yahey faqash

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 месяца назад

    Cidamada qaranka Somaliland ee Sharafta lahaa, halaga daayo muranka iyo dagaalka siyaasada.
    Kursiga ugu sareeyo qaranka aqoon halagu soo Koro cayi iyo isqabqabsiigu wuxu muujineyaa in aan waxba la Isla hayn.
    Nasiib darro Somaliland waxa ku habsade xisbiyo aan aqoon iyo waayo aragnimo maamul lahayn.
    Allow sahal umuraha.

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 месяца назад

    Kan waa oromoh kk Afsomalih bartay kk

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 4 месяца назад

    Kkkkk wadani umadaa beenta ka daaya

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 4 месяца назад +1

    Biidaro Cod naag leh👇👇👇👇👇👇

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад

    Wadaniba dagalka lasdhig
    Riday cidankana jabisay

  • @AsiyaHamad
    @AsiyaHamad 4 месяца назад

    I have to disagree with you, wadani is not in power and is not commander and chief of the army Musa and his government was, to even bring that question is wrong, and government is insulting people’s interagency.

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 4 месяца назад

    😏😏😏🇮🇷🇮🇷🇮🇷😐😐😐

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 4 месяца назад

    😂😢😮😅😅😊

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 4 месяца назад

    Ninkan buuni la yidhahdo yaa umada ka qabta wax tagay tiigsimad ma leh nin walbaa wuxu qabanayo ee horomar ah muu umada u sheego xisbi walbaa wuxu khalad galay umadu way ogtahaye

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 4 месяца назад

    bal idinku waxan eega? quudhmiye iyo cawamtisa dalka waa in laga dahiriyo

  • @CabdixakinCawl-b9m
    @CabdixakinCawl-b9m День назад

    Lanbar kow wadanibaa ka ahaa lanbar labo soojeedintii ina biixi uu yidhi kasoobaxa goojacade yaduna jway iskabaraacisay ciidankiii

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад

    Muse bixi tuuug

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 4 месяца назад

    Ciidan keena uma qalmaan hadaladaa in lagu yidhaahdo ninka naftiisi kuu wayey eeku dhaawacmy ee kuu gaajoody miyuu kaa xigaa dalka abaal koo ma gudi karno ee hala xushmeeyo aynu xushmyno Ciidan keena .

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 4 месяца назад

    Huuno Buuni Murashax kulahaa waar soo baro kelmada horta waa Musharrax.

  • @Janno190
    @Janno190 4 месяца назад

    Ciidanka waxa jabiyay waa la og yahay iyadoo cadaw lays hayoxisbigii bariga sanag ka bilaabay dagaalka waa anaga kuwii buurta gacanlibaax galay waa anaga wadani hadaan ka mid ahay cadawgaan raacsanahay laakiin ciidanka somalilland waa in laga daayaa madhaaciska

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 4 месяца назад

    Kk wadani buuro fuul 7sano ee cayda rer raha wuxuu ku badaley cayda ciidanka oo uu noqotey shaqo tag ay meel kasta dhibatadey geys teen ku fanayaan kkķ

  • @AhmedBarre-lz3fn
    @AhmedBarre-lz3fn 4 месяца назад

    Waar way qorantahay waana muran madoon wax hoos loo siyaasadeyayna maaha laakiin way cadahay waa wadani iyo intii buurta fuushay ee ciidankii qaranka laayey waayo ciidanku 8bilod ayey halkaa jogen maalina lamakabin ilaa wadani buurta fulay cidankina laayey kalana shakisiiyey dhexdoda

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 4 месяца назад

    Odagii jaamac shabeel caadi buu u waashay kuri la,aantaa waalidaa leh just shabeeloow iska amuus khalkhal baad noqotee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @aliismael585
    @aliismael585 4 месяца назад +2

    Waar oohin waynaa Waxa masuul ah dowladdii iyo Jananka ciidamada

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 4 месяца назад

    Kuwan xusbiyana maaha ku kambayn garaynya ciidanbaa la jebiyay

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤