Qaabka lala yaabay Xamas u badashay Dagaalka Rafax| Hubka Mareykan Israil siiyay & Dhaca SomaliKenya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 июн 2024
  • Qaabka lala yaabay Xamas u badashay Dagaalka Rafax| Hubka Mareykan Israil siiyay & Dhaca Somalida Kenya
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 178

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  10 дней назад +49

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @maryanyare1323
      @maryanyare1323 10 дней назад +4

      Asc maxamed koorsada aaaway maxaa kudhacay sheekh 😢

    • @engilyas44
      @engilyas44 10 дней назад +2

      Asc maraykanku hub iyo ciiddamo ka dagallama qaza dhaqalle dhinnackastiiba leh naf iyo malba ayu uu huray yuhud waa jubkiisii ayu buxiiyay
      Lakin fallastiin wixi la dhashay ee uu ilahay
      Dariiska kalla dhiigay
      Bioyo way uu diiden
      Xassuuqa iyo gajaada lagu hayo rer qaza waxakaga xun kuwan carbeed ee shiirqolka xaga danbe kamallegaya

    • @adanibrahin452
      @adanibrahin452 10 дней назад +1

      Koorsada

    • @abdilaahiabdi2462
      @abdilaahiabdi2462 10 дней назад +1

      Waa lacagti shacabka soomaaliyeed laga dhacay oo Kenya laga dhisay

    • @AbdiwasacCusman
      @AbdiwasacCusman 10 дней назад +1

      Asc sheekh muxamedow koorsadi ma waxay noqotay wadaadadi yidhi qasaan galaynaa ee ila hada lasugayo inay galaan waan yaabanahaye

  • @QadraqaaliQaali
    @QadraqaaliQaali 10 дней назад +6

    اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 10 дней назад +11

    Allah badbaadiyo falastiin aamiin Allah Burburiyo kufaarta aamiin

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 10 дней назад +9

    اللهم صل وسلم على سيدنا

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 10 дней назад +12

    Somaliya alle ha mideeyo🤲🇸🇴💙🤝

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 дней назад +4

    Illaahow ugargaar umada muslimiinta meel ķastey joogaan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 10 дней назад +3

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة یارب العالمین

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 10 дней назад +3

    Asc allaha ku xafido bambooyinka mareykanka bambooyinka allaha ka weyn

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 10 дней назад +4

    Soomaalida 🇰🇪 allaah ha u kaalmeyo falastin allaah ha u gargaaro badan gaza way jihaadaysaa ❤❤❤❤

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 10 дней назад +1

    آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 9 дней назад +1

    Gasa iyo falastiin oo dhan Allah jeclaaday oo doortay sabar Allah ha siiyo Aamiin Aamiin

  • @cabdicabdullaah
    @cabdicabdullaah 10 дней назад +3

    Yuhuuddu sanadka
    2027 ayey burburi doontaa Insha Allaah waxaana sii saadaaliyey Mujaahid Sh. Axmed Yaasiin Aasaasihii Xamaas

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 10 дней назад +4

    Salallahu alayhi wasalam

  • @caydarusshariif3662
    @caydarusshariif3662 10 дней назад +1

    Dulmidiid aad iyo aad u saxsan tahay Maamul wanaagsan ayaa la isku dhaafay sida South America iyo North America waxey ku kala hormareen good Administration

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher859 10 дней назад +2

    Amin

  • @letsgomohamed4280
    @letsgomohamed4280 10 дней назад +1

    Shaikh waan kula soconaa khayr Allah ku siiyo, wacyi galintaadana waad ku mahadsantahay

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 9 дней назад +1

    KENYA
    HALAGA GUURO,
    DALKA SOOMAALIYANA
    HALA MAALGASHADA.
    #KENYA WAXAY NOQOTAY
    #XARUNTA SIRDOONKA SHISHEEYE IYO MAAFIYADA ADUUNKA,
    #WAXAANA SITOOS AH
    U ADOONSADAH
    #MARERYKAN INGIRIIS!!
    DHAQAALIHIINA WAAKA BURBURAY.

  • @bashirmowlid8196
    @bashirmowlid8196 9 дней назад

    Jazaa aka'lah sheekh maxamed 🤝

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 9 дней назад +1

    Allaahu Akbar

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 9 дней назад

    Scw scw scw scw scw 😢😢somaliiya kenya ilahayo baadebaadhi falastiin gull gobonimo xamas xiisbuulaah yamane victoire

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 9 дней назад

    Ilaahay ha ugargaaro falastiin

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 10 дней назад +1

    Ameen ya Allah

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 9 дней назад +1

    Qabiil cashar lagama qaato sheekhow, ilaa qofkii aqira xasuusan mooyee 😢😢😢😢😢

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 10 дней назад +1

    Wcs shiikh Maxamed ❤❤

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 10 дней назад +1

    Qofki ugu horeyey oo dawado waa ani😅😊

  • @abshirabdi5793
    @abshirabdi5793 10 дней назад

    Qof wax maqla ayaa wax loshega, madaxdena waa dad furohoga gacanta lagu hayo ee Ilahay xaqa ha wafajiyo

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 9 дней назад

    Allah awasaidiye wenzetu wa Kenya Na waislamu kwa Jumala

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 дней назад

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashahashi9644
    @ashahashi9644 10 дней назад

    Jizaakumulaah khayr my brother

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 10 дней назад +1

    Brother, thank you for all your awareness and want your government and your people to learning from the past
    And prepare for this world,
    but unfortunately, our government doesn’t even understood a leadership
    Haven’t say that because the simple were after 35 years we repeating again and again and again our government are dividing his own people that they supposed to be representing. We are far away from learning our mistakes thank you.

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 10 дней назад

    Kkk mansha allah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 дней назад

    Allaah shayaadiinta yahuud Amerika ka qabo 🗣🗣. Allaah caawi wllh muslinmiinta reeer falastiin xamaas maqwinda alqasaam🤲🤲🇵🇸🇵🇸☪️☪️

  • @SimanMaxamed-kv3vd
    @SimanMaxamed-kv3vd 10 дней назад

    Amiin Amiin Amiin

  • @QotofUmmuSaad
    @QotofUmmuSaad 9 дней назад

    Allah awasaidiye wenzetu wa Kenya Na waislamu kwa jumla

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @nimcaannuur3749
    @nimcaannuur3749 9 дней назад

    Wll ilaaheey ha kuu siisiyaadiyo caafimaad iyo aqligaaga, somaliya nimcada uu ilaaheey niisay iyo sida aanan looga faa'iideeysaneeynin, waa nasiib xumo

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 9 дней назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    لأ حول و لأ قوة ألا بالله العلي العظي
    (((فل لن يصيبنا ألا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلي فليتوكل المؤمنين )))
    اللهم أعز الاسلام ونصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع أمة محمد صلى الله عليه وسلم
    اللهم يا منزل الكتاب ومجري السحاب هازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    اللهم امين يا رب العالمين يا القوي يا المتين ياالهازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم
    واخر دعوانا ان الحمدلله رب العالمين وصلى الله عليه وسلم

  • @Attention_5
    @Attention_5 10 дней назад +1

    Amiin

  • @user-pm1pp8of2e
    @user-pm1pp8of2e 10 дней назад

    ❤❤❤shukran walaal Alaha nala garabgalo maaraynta nolosheena❤❤

  • @africa5466
    @africa5466 10 дней назад

    Wlhi xaqiiq sheikh dalkena bahalo iyo naxaris laawe ayaa maamulo😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 10 дней назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @mohamedyusuf1589
    @mohamedyusuf1589 10 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 10 дней назад

    haye sh maxamed

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 9 дней назад

    Ilaahay cimrigaaga haraajo sheekh
    Tusaale ayaan kugu soo Qaadanayaaye iga
    Raali noqo matalan adiga oo Dulmidiida ayaa ka ah Somalia madaxwayne hadaad musuqmaasuq u horseedo umada aad madaxda u tahay oon ku idhaahdo ka Dag xilka uma qalantide
    Waxa kaa awood Badan adiga kaana xun inta Qabiilka kugu Dufaacaysa 😢markaasi horumarka xaguu ka imani somali iyagiibaaba noqday Aw Rarka saaran cunaya Hadayba ka Dareen ooy leeyihiin malihin cadaw xamar Ka Daran oy aamineen ictiraaf baraanki ah Waxan ka cudur daaranaya anoo Reer hargeysa ah inuu khalad naga yimaado ku Darsoo qofkii ahlul cilmiya umadu haday dhagaysani lahaayeen
    Heer waan gaadhi lahayn lakin waxa inaga awood Badatay in bilaa cilmiga ah

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 10 дней назад +6

    Carabta duliga ah iyo yuhuuda alla ha jabiyo😊

    • @abuayman-wk4rv
      @abuayman-wk4rv 10 дней назад

      Nabigaga luuqadiisa ha caayin

    • @hanadhanad9579
      @hanadhanad9579 10 дней назад +2

      @@abuayman-wk4rv carab waa nijaas anigu nabiga ma caayin

    • @abuayman-wk4rv
      @abuayman-wk4rv 10 дней назад

      فمن أحب العرب فبحبي أحبهم قال الحبيب "ومن أبغض العرب فبيغضي أبغضهم" أو كما قال النبي.. أخرجه الطبراني والحاكم من حديث إبن عمر.

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 9 дней назад

    Walee hadii intii nebi salesman cs laiidhiibo in aanay kiinya iyo meel kale toona iska galiyeen lacag.
    Sababta wadan keenu u degi waayey sow maaha .masaakiinta ilahay ha ugargaaro .
    Kuwa ina xukumaa maog yahiin .
    Shaqo kumalaha qaas sow isma laeeka jabuuti iyo Qatar 🇶🇦 ❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 10 дней назад

    Aamiin

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 9 дней назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 10 дней назад

    Allah baddal kheyr qabo ha siiyo.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 10 дней назад

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 10 дней назад

    Alle ha badbaadi shacabkaa xoolohooda

  • @C.qani.qalinle
    @C.qani.qalinle 10 дней назад

    Waa sxnthy wll

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 9 дней назад +1

    ❤❤scw ❤❤❤ sallu habibul rahman ❤csw❤❤❤

  • @halimamohammed6670
    @halimamohammed6670 9 дней назад

    Walaal anaga waarmaqlaya❤

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v 10 дней назад

    Aamiin Rabbi hakaqaboojiyo

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 9 дней назад

    Ilaahay reer Falastiin ugargaaro

  • @user-kl4fl2br1m
    @user-kl4fl2br1m 10 дней назад

    Wcs shiqow noso ducey wxa jooga magalada muqdisho wxn jeclan lahay inaa midowno oo quraanka an isku xakunno baahi weyn ayaan uqabnaa noso duceeya culumadana masaajidka hano so duceeyan

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 10 дней назад

    Allaah ha u gargaaro oo ha qabto dugaagaan

  • @axmednasteex2114
    @axmednasteex2114 10 дней назад +1

    ANWAAR MAA SIJAAYADDII BUU INO BEDELAY YAAB ADEER WAXAA NAGAA JOOJIYAA

  • @abdirahmanmohamed3855
    @abdirahmanmohamed3855 10 дней назад

    Ayagaa is yeelay oo wadan shisheeye maalgishtey.

  • @Fays2010
    @Fays2010 10 дней назад

    Yaa xasuuqay bulshada Gaza, ma kan hubka bixiyey mise kan isticmaalay

  • @nfls5645
    @nfls5645 10 дней назад +1

    Jazakallh ❤❤

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 10 дней назад +1

    Somali people watch and wait for every rain to cause flooding, not learning different situations they face.

  • @amalali6668
    @amalali6668 9 дней назад

    Shikhow markan laandhere nimo io qabil kaso dhamaano le shidalka fageyna hada boob io isdhac dhiig islam oo bila,sabaab lagu daadiya ku mashqulsanahy wacoyadu bilaa😢😢😢

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 10 дней назад

    Intan oo kaliya waaa 14,000,000 afar iyo toban million oo kg

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 10 дней назад

    👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @omaraliidleh9907
    @omaraliidleh9907 10 дней назад

    Somalida Kenya lagu dhacay waa ku istahil because dalkodi ayey ka dorbiden dal shisheye iyo saan wawen

  • @anabiman2148
    @anabiman2148 9 дней назад

    Adiga wadamada waxaad u maleeysey wiil aad dhashey oo kale soomaali ma waanadaadey u baahan tahay waa maya matka energy ha iska dhameen tusaale kasto ha u soo qaadan soomaali waa aragtideyda

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 10 дней назад

    Somali waxaad modal ineeyan
    Garaneeyn wuxuu biniaadamku garan karo allaha Nagaransiiyo

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 9 дней назад

    ❤❤scw ❤❤❤ sallu alla habibul rahman ❤csw❤❤❤

  • @Umxasan
    @Umxasan 9 дней назад

    Sh somaali. Ninba ninkale. Ayuulugha kudhanhay. Harmar. Gormeen gareyanaa

  • @abdulibakale545
    @abdulibakale545 9 дней назад

    Somali wadankeeda hadhisato lacag wada xaaraan oo umada laga soo dhacay aya kenya lagu dhisaaya

  • @user-yc8lo2do5u
    @user-yc8lo2do5u 9 дней назад

    يكفرون با نعم الله

  • @user-hf3no8oc4w
    @user-hf3no8oc4w 10 дней назад

    Wcs❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 10 дней назад

    baga illaahay baa cuqubadii aay umada soomaliyeed aay kagaleen ee aay dhiiga shacabka ayaay lacagtaa ku helewn intaay soomaliya soogubeen baay dalkale ku dhisteen illaahay baa arkayay cuqubadiibaana kudhacday

  • @CawilXashi
    @CawilXashi 10 дней назад

    Allah jooga

  • @RashkaRashiid
    @RashkaRashiid 10 дней назад

    Cours-ka meel inoogu sheeg shiekh

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 9 дней назад

    Jabuuti Iyo Qatar Isku xili dowlad noqdeen dad nah kala mab na ee dad nima la isku dhaafay

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 10 дней назад

    Kenya LAALUUSH baa ka Atooro ah ; Generaalladooda illaa askartooda caadiga ah , Maxaakiimtooda ,Sir doonkooda , Madaxdooda , Siyaasiyiintooda wax walba waxaad uga kala furdaamin kartaa oo aad ku gadan kartaa LAALUUSH .

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 10 дней назад

    Allah u gargaaro muslimiinta 😭

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx 10 дней назад

    Badalkooda waxaa siyaayo MD xasan sheeq raiisuwasaaraha Somalia ileen.ayagaa.kenya.xayeysiyiin utagay markii.hore

  • @user-wc6wl8zg6n
    @user-wc6wl8zg6n 9 дней назад

    Asc dulmidiid dadkakeenya lagudhacay hadifaacin waa doqomo xoolohoodii geliyey dalshisheeye waa cadahay in guryaha i lala wareegayo kufarax waayo waana dadka cadowga cashuurta siiya dumiya soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 10 дней назад

    Huka Allah baa kaweeyn

  • @ROsman-n9k
    @ROsman-n9k 9 дней назад

    Siyaasiyiinta Somalida ee hadda wadanka ka taliya from Hargeysa to Kismaayo aragti maalintaas dhaafsan ma leh.
    Waxaan dalalkaa horumary mid ka ah.
    Waxaan ka qayb galay conference waxaana lagaga hadlay 150 sanno ee soo socda qorshaha wadanku tiigsanayo.
    Arinkan Somalia waxaan ku soo afjaraya blind leading blind.
    Somalia hadaan si degdeg ah hogaamiyaal dadkan iyo dalkan tiiha ka saara la helin.
    Faataxada ayaa loo marayaa.

  • @user-zb5is7lj4k
    @user-zb5is7lj4k 9 дней назад

    Somali xaqa haloo kaco wa cadyahay wa midka kaliya ee lagu midobo

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 10 дней назад

    Asc sheekhoow usheeg inay sadaqa kadhiibaan xoolahooda badi waa badbaadaysaa xoolaha sadaqada laga dhiibo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 дней назад +1

    HINDI HANTIDI U HARTAY DALKOODA AYEY GEYSTEEN.

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 10 дней назад

    Asc walalayaal keenya guryaha aad ka gadanesan iska daaya iyo ganacsiga ku samesta dhulkiin

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 9 дней назад

    Kweli Hio ni Mint Atutaki Tuntaki Flavors Joh Kitu kama Strawberry ama Blue Raspberry or blueberry 😂😂😂Atutaki Mint Ruto

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 10 дней назад

    Ninkii Dalkiisa Diiday Dulmi Ayuu Ku Dhacaa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 10 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤scw scw❤❤❤❤❤

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 10 дней назад

    Imisa xayaysiska guryo ka iibsiga Kenya warbaahinta Somalidu ha joojaan maaha dalkiinii Kenya. Ninka somali ah ee Kenya hanti iska geeya ha la dabiibo hantidiina dhulka somalida ee xorta ah kula soo noqda oo Djibouti ku jirto
    Dhulkiina Cid inigu boobi mayso

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 10 дней назад

    Lakin arabto dhan mahan kulli kuwo wada nimcaysan sida Syria iyo Yemen iyo oo kale kuwo kale Hada hayso ku dar

  • @SSS78781
    @SSS78781 10 дней назад

    ❤❤❤ISRAEL 🇮🇱 SO MAR HORE MA'ORAN LABA ISBUUC AYAN KU SOO AF- JAREYNA DAGAALKA RAFAX KA SOCDA...HADANA LABA SANO MIYEY LEEYIHIIN...NACALA TULAH CALAL YAHUUD

  • @AkNuur-ou8ec
    @AkNuur-ou8ec 10 дней назад

    Wcs

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 9 дней назад

    Hadaan wax maareysaneyno wadankeena oo ah hantida keliya aan leenahey baan maal gashan laheyn oo la dagaalami laheyn faqriga dilka iyo nabad gelyo la’aanta naheyso, lkn waxan door bidney inan wadamo kale qurxino dhisno handana la dhaco hantideena laba gubo, sida south afrika ka dhacdo iyo Kenya hada mana u maleyn maayo in wax lagu qaadan doono, Soomali waa barti yaqaan bari uma kororto…

  • @WaradOfficial
    @WaradOfficial 10 дней назад

    Meel dulmi kajiro xasilooni waligeed maka dheceyso

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 9 дней назад

    Sheik video ma arkin miyaa askartii bililiqeysatay TV yada

  • @CagoYare
    @CagoYare 10 дней назад

    Dhulkooda ayay ka carareen ee daaa wasakh

  • @abdiastaqibrahim2326
    @abdiastaqibrahim2326 10 дней назад

    shk sasa mambo ya kenya wachea sisi .