DEG DEG AMIIRA QURUX AFKA FURATAY SIR BADAN KA SHIFTAY & RAALI GALIN AAN SIIYAY AMIIRA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 432

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  2 года назад +180

    Ma qaldame wa Alle sorry sister Amiira Horay usoco Somali o idil ayaa garabkaaga Ah like & subscribe saar welcome thanks markaan igu qaata

    • @safiyocadeycadey7284
      @safiyocadeycadey7284 2 года назад +6

      Waa sax ma qaldame waa ale wadna ku mahadsanid tahay raali gillinta aad bixisay wllkey

    • @fowsiyonuur8990
      @fowsiyonuur8990 2 года назад +9

      Fudetkada mahan mid aa ugu talagashay ee waa rag difaac waa ogaa iney amiro saxsanet hoyo oysay been mashegto nacalaa kutaalo nin dibada jirto ilmihisa hoyada lafuro xaaran iyo qaansir ayey kadhargen naagaha somaali dhaxda xirta raga adika o wax hesta arosa sidey adika uga koreysin dumarow nin ilmihisa turay adika haso xareysan

    • @hamdasagal6593
      @hamdasagal6593 2 года назад

      Waa deg degatay Lkn okay weyan wll alle inanta qlbiga hW qaboojiyo 🙏

    • @fadumoaxmed1984
      @fadumoaxmed1984 2 года назад +3

      Mashallah tabarakallah Waligaa hafududaan hooyo laciilay hiil bay ubaahan thy mar walba marka horeba 200 xitaa waxba umay qabteen

    • @rahiimaahmett2367
      @rahiimaahmett2367 2 года назад +1

      Mohmed hade kii hore iska saar nh

  • @ummu3116
    @ummu3116 2 года назад +19

    ninkaan 80 jeedal baa diinta islaam lagu dhufan lahaa hadii shareeco jirilahsyd ama 4 markhaati buu keeni lahaa gabar muslimada zaaniyad ku sheegay aakhiro xagee galin . subxaana laah

    • @11naa44
      @11naa44 2 года назад

      Ninkan social mediahiisa so dhiga xagee laga helaa bastarka 😡😡😡😤😤😤

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 2 года назад +49

    Subxanallah allow gabdhaheena qalbiyadoda noo dhowr muraayada ah🤲😭😭😭😭

  • @malabey197
    @malabey197 2 года назад +61

    وتلك الأيام نداولها بين الناس 😭💔Amiira xaqeeda wee helee Insha'ALLAH

  • @nastehamohamed6940
    @nastehamohamed6940 2 года назад +7

    Adiga ayaa hadaye lahaa Somali waa daweel Marka qof ayey la jiraan in ad adiga ka koow tahy Soo mad qiranin maqaldame waa Allah mardanbe haku fududanin wll amiira alle Wiilka Hala kuriyo baari ALLE ha uga dhigo

  • @Qadra-pn4ed
    @Qadra-pn4ed 2 года назад +60

    Awalba amira waan ogaa inaysan qaldaneyn😘

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 2 года назад +32

    Inaa hadaate wax aadan hubsani. Waaogaa ani amiira miskiin waye Wana dareensanaa in ee tajy cod lasoo jarjaray ,lkn ado wax so hubsanin haku fududaanin buskudoow ,sxbkaana qof xun waye oo xumeeyay gabadha

  • @ramloahmedodawa361
    @ramloahmedodawa361 2 года назад +66

    Hooyo laciilay😭😭sorry amiira

  • @diamondabdalle6398
    @diamondabdalle6398 2 года назад +16

    Gabadhaas waa gabadh adag wlhi waligeedna isma aysan oran social media keen howsheda ee markey aragtey dadaalkedi miraheda ku faan oo ay happy birthdayga wiilkeda ku faraxdey marna ku dul xasuusatey dhibtey la soo martey baa somalidu hadalkedi buunbuuniyen gabadhan marxalad adag bay kaso baxdey in la garab is taago mudantahay sabab too ah ayadoo umul ah oo dhib kasta u fudud buu la guursadey oo ugu talo galey inay waalato marxaladaas hadey kasoo gudubtey amira waa qof adag ilaahay ha guuleyo

  • @caaishaxuseen5479
    @caaishaxuseen5479 2 года назад +17

    Waa qof la xumeey la af lagaadeey Amiira qurux illaah xaqaada haku siiyo

  • @kingmoha3346
    @kingmoha3346 2 года назад +26

    Gabadhaas wlashen ah wlh blhi waa laga qaldan yahay hade ayada qaldantahay xata maba qaldami karto waayo waa gabar ninkeedi sidaas ula dhaqmay sorry 😢

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 2 года назад +11

    Walahi amira dulqaadkeda Wa 100% guulayso abaayo cadowgaaga guulahaaga ugu jawaab jawaab kale ha siiin anagaa ku garabtaagan

  • @Livekudhigle13
    @Livekudhigle13 2 года назад +29

    Allow kaas aduun wax xun mooyeen wax wngsn ha tusin 🤲🤲🤲🥺🥺🥺

    • @Livekudhigle13
      @Livekudhigle13 2 года назад +4

      @@umuayman757 nayaa kanoo kale wiil lama dhaho lamana So dhaweesto😡

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 2 года назад +3

      Aamiin waa Xila gube, Narcissistic ah. Nin kastoo xun family giisa ayuu garab ka helaa ilaahow na astur.Wallee Raggii Soomaaliyeed saan baa u danbeysay. Subxaanallaah.

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 2 года назад +3

      @@umuayman757
      Adigaa qumayo ah. Qurun yahay xoolaha ah.maxaad ku difaacaysaa nin gabar ayr oo miskiin ah xumeeyayay .Doqon yahay.

    • @FathimaFathima-ly4cf
      @FathimaFathima-ly4cf 2 года назад +1

      amiin xabibati

    • @Livekudhigle13
      @Livekudhigle13 2 года назад +1

      @@ummaisha876 wlhi ragii somaliyeed badankood gabdhahii beyba usoo kabo gashteen Oo aay cadaw ku noqodeen ilahay hanaga qabtee Bisinka

  • @Najmanalka208
    @Najmanalka208 2 года назад +90

    Waxan sugayayba wa raali galinta libaax wan kafilayay ❤️

    • @MohamedBuskutOfficial
      @MohamedBuskutOfficial  2 года назад +22

      Ninka raga wa kan qaladkisa qaata

    • @Najmanalka208
      @Najmanalka208 2 года назад +3

      @@MohamedBuskutOfficial Ado weyn marka dawaday amiira Ada igu sodhacey lkn Waka filayy inaa so rali galin dontid ❤️

    • @najmahareed6944
      @najmahareed6944 2 года назад +1

      M.a wall wan ka filayay inaad sidaas yeli doonto amiiro hadaladaaas wax ka keena mesha yaal

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 2 года назад +2

      @@MohamedBuskutOfficial hadaad kufududaatay kasaar vedio ga aadkasoo sameysay

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 года назад

      @@MohamedBuskutOfficial Well done!

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 года назад +29

    Walaashey hala ceytamin, ilaahey ka dacwee. Intas baa ku filan, haduu sawiradada oo qaawan soo dhigo, isagey ceeb u tahey, isaga xitaa is ceebeynaya waayo qofki uu isu quudhey jirkeda ayuu wax ka sheegaya. Dadnimada ku yar... Intas how dhaafin, wax aadan aheyn Kuma qabanayan..... Wllo ilaahey isku xidh. Nasiib daro ragii Soomalida noocas bay u bateen.... Maalin aan maanta aheyn buu Iman isagoo baryotamaya.... Dhexda xidho. Ilaahey haku garan galo. Sis from Soomaliland. 🙏🙏

    • @faarush8157
      @faarush8157 2 года назад +3

      Bal wax kale inta iskadaysid aduunyo waxaa kaquusataa nin kuqabay vedio hakuugu hanjabo yaa la iska ilaalin marka aminaad dhimatay wlh

    • @hudabeauty2489
      @hudabeauty2489 2 года назад +1

      Waa suur gadoom

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 года назад

      @@faarush8157 naagah qaar way qaldan yhn sdaa ugu yeeshay video inuu ka duubo

    • @11naa44
      @11naa44 2 года назад +1

      Ninkan social mediahiisa so dhiga xagee laga helaa bastarka 😡😡😡😤😤😤

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 2 года назад +21

    walhi ninka waa baastar ilahey xaqeda ha ugusoo sro insha allh wilkeda u ari dono nin xun ayu aha qerna uma ehn hdubo awlda ku bdin Alxmdllh hal dhb malhn basid wye koritankesia insha allh ilhy hala kriyo

  • @shacniiimaan8078
    @shacniiimaan8078 2 года назад +14

    Amiiro abaayo illah hakula koriyo nuunaha yar waxaad kufaraxdo Alle haku siiyo aamiin aamiin

  • @fadumobashir1042
    @fadumobashir1042 2 года назад +22

    Mid kaqayr badan allah kaga baryeena

  • @ladansalad8333
    @ladansalad8333 2 года назад +4

    ninkaan Aad ayuu gabartan u xumeeye whi 2 dooda ma aqaano lkn waxii runaa Waa loo jeedaa ninka gabartaa cafis haka dalbado hadu Hadu alle ka baqayo whi uqubo ayuu qabaa kaas bisinka 💔💔💔💔💔💔

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 2 года назад +15

    Amira qurux strong women 🥰

  • @queenasmaa2921
    @queenasmaa2921 2 года назад +23

    Waxaan wan qiirooday wllhi nin ma'aha 🤮naag naag loo furay iyadana magaceda furin waaye bushra waraa ka sugaa 😶Amiira qurux sorry xpptii 😥😥

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад +3

      Bushra waala xumeyn doonaa Iska sug

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 года назад +1

      bushra waa doqon ninka ii qabo hduu carrtsa xaasksa hore xumaynayo biilanaynin wlhi meesha ugu dhaqaaqa

    • @11naa44
      @11naa44 2 года назад +1

      Ninkan social mediahiisa so dhiga xagee laga helaa bastarka 😡😡😡😤😤😤

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 2 года назад +13

    Geesinimada wankugu ogaa walalkey ma qaldame wa Allah from hargeysa

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад +1

    Qofka qof cawradiisa ama ceebkiisa astura ilaahay ayaa tiisa qiyaame astura nabigeena dhahay salalahu calayhi wasalam

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 2 года назад +11

    Masha allaah abtiga waan kuugu ogaa gobonimada wlhi gabadhaas waalaximeeeyay sidaas miyuu ninraga kuyahay

  • @queenqueen5947
    @queenqueen5947 2 года назад +2

    Hadii uuba sidaas xumeyey waligiis mataano iska daayee xitaa dhicis ma dhalaayo haduu dhalana ilmo cafimaad qabo ma dhalaayo waayo ilaahey waa caadil ilmahaas iyohooyada la dumiyeyna waa xaqiiq inuu u cadaalad falaayo insha allah

  • @Xantasocialmedia
    @Xantasocialmedia 2 года назад +9

    Mohamed bro hada kadib wax hubso plz and thanks rali galinta aad bixisay

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 года назад +10

    that's sad 😥😥😥😥😥😭

  • @nasromaxamedcabduqadir7117
    @nasromaxamedcabduqadir7117 2 года назад +23

    Sorry amiira qurux😭😭😭

  • @mahamoudfatouma184
    @mahamoudfatouma184 2 года назад +3

    Masha-ALLAH Buskut bravo Amira c est une fille très sérieux Masha-ALLAH ke le bon DIEU protège el et son petit fils insha-ALLAH

  • @wacanxasan5596
    @wacanxasan5596 2 года назад +10

    Dad waxan arkay codka amiira dhahyo wa naag xun lkn aniga wa oga in amiira laga qaldan yahay mar walba sorry queen❤️❤️🥀🥺🥺🥺

  • @asiyaomar4729
    @asiyaomar4729 2 года назад +1

    Thank you 🙏 maxamed buskul makhaldame waa allah wadsaxday khaladkii thank you 🙏 brother 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @mahirabdi3110
    @mahirabdi3110 2 года назад +3

    Vidoe gaagi hore ayaan ku dhahay buskudoow waxba ma xukmin karno codadkaan waa jarjaranyihiin waana hal dhinac codkiisa ee aan sugno amiro

  • @faiza6126
    @faiza6126 2 года назад +31

    Subxanallah waar ninka xuma Bisinka sorry abaayo Amira 💔😢

  • @fadumocabdallah9333
    @fadumocabdallah9333 2 года назад +11

    Sorry amiira qurux sis hore usoco ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @fosiyashire9646
    @fosiyashire9646 2 года назад +4

    in aad husatay ahayd gabadhaan yar in ay ciil labuuxdo waa loojeedaa nin fiican haduu sxb kaa masoogaliyeen codadkeeda uf nin anan xishoonayn naag umul ah oo lala guursaday waa xumayn cad

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 2 года назад

    Ascwb Ina laah u maca saabiriim alaha subxaanu watacaalaa xaqa ha na garadsiiyo aamiin

  • @Amay101
    @Amay101 2 года назад +6

    This is your close friend right Mohamed? How can you be friends with such a horrible person

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 года назад

      Hhhhhhhhhhhh.....Waa layaab.

    • @11naa44
      @11naa44 2 года назад

      Ninkan social mediahiisa so dhiga xagee laga helaa bastarka 😡😡😡😤😤😤

  • @umucumeyr9981
    @umucumeyr9981 2 года назад +10

    Waa sharfan tahay marba hadaa ka raali galisay gabadhaa reeraha duma waa laga naxaa lkn nin saa u afxun Ilaahay baa hal canug ugu simay

  • @ikraamqaali8785
    @ikraamqaali8785 2 года назад +9

    Mash allh wlhi si nin rageed ayaad uhadashay hada kadibna abowe hafududaanin maxaa yelay waad ku aqiro beeli kartaa walia yiri iyo wee eheed

  • @Waano23
    @Waano23 2 года назад +17

    كماتدين تدان!!! Gabarey Hadaad ogolaato dartaa in guri loo dumiyo ogoow kaada never ever inuu taag naanaayo! Waayo sidaa u dhaqantay baa laguula dhaqmi, ninoow adiguna lamid baa tahay Nabsi waa kii kaa soo boxo ha dhawaato ama ha dheeraato kuseexo kuna soo toos Qaacidadaas..Nabadeey

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад +1

      Waa runtaaكماتدين تدانmacallimaddeyda nagu dhihi jirte

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 2 года назад +3

      Been maha runti hadi ninkasta o gabar xumeeya banaana lo tuuri lahaa o gabar la hadasha uu wayn lahaa iskabadaa guursateee wllhi inaysan dhacdeen in gabdhaha saas lo galo lkn dhibaatada dumarka dumar kale baa ka qayb qaata

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 2 года назад

      Maxaa guri ah oo meesha yaalo ninkas Allah baa dhaafiyey ma ninbaa kaas

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 2 года назад +1

      @@umubahja1508 waxay ula jeeda gabadha kale ee uu guursaday dabcan

    • @degancadeey9456
      @degancadeey9456 2 года назад +1

      tan uu la joogo waa doqon naagaha lkn ayaga cadow isku ah wlhi lkn ayadana beri dayacaa

  • @manaal3968
    @manaal3968 2 года назад +1

    Masha Allah wllkey wan wada sugeynay rali galintada keep going my proh ❤❤

  • @reemahussein7104
    @reemahussein7104 2 года назад +4

    Wlhi waa ka xumahy in ay ragii somaliyed in ay sidaa ula dhaqman gabdha ay qabeen in u dhaho adoo qawan ayaan ku so dhigi

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 2 года назад +1

    Masha Allah Mahamed

  • @mohamedabdullahi934
    @mohamedabdullahi934 2 года назад +1

    Strong mom amira horey u soco allaha kuLa jiro 🥲❤️

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 2 года назад +8

    Sorry abayo qali hormar wacan Allah haku gargaaro markasta abayo

  • @truelife6820
    @truelife6820 2 года назад +4

    Marka hore kafiirso gbr maba kaqldanto nin waa xaqiiq lahubo hdd argto gbr ninkii furay ceebteda uu wad wado ogoow gbdhas in ladulminoyo dumarka waa nugulyhiin hdii ay sojestana waa adgyhiin kaliya hdna dumar nahay waan aaarsana blse wx madulmino.

  • @saabiqasadiiq9853
    @saabiqasadiiq9853 2 года назад +2

    Wlhi bilhi gabdhaha caanka ah dhibatoyinka ee maran kuwa kadaran ayaan marna hada nahay gabdhaha aan caanka eheen hada saas eytahy dhibkena alle ayaa uga dacwona lkn waxa layabay why ragena somaliyed no xumeyan noga oysiyaan no dhiban 😭 ilahey ban kudharte mar mar waxaa ku fikira nin dhan ma iska dhaafta ilahoow nala jir adaa boqor ehee yaa rabbi

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 года назад

    Walihi waa yaab naagasto oo qurxoon oo degen guur iyo ninba nasiib umalahan Amurah Allah Sahlo

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 2 года назад +1

    Waxan aad uka xumahay hoyo somali mid yar iyo mid weynba wey oyiin Yaa Rabi nogargar 🤲

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 2 года назад +4

    Hahha 😂😂 ”nin somali aa kaar siinaayo ayaan la yaabe”

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 2 года назад +16

    Brother iska daa fudeedka badan. Wa laga suga ila ay arinta kale baxdo markaas aya lasoo hadla.
    Lakin hada firi every time you have to do rali galin because you jump too fast .

    • @umuriyanriyan6930
      @umuriyanriyan6930 2 года назад +2

      Waa sidaas hunguri ayaa halkaa kagalay laba qof wixi dhaxmaray allaha ayaa og markastana dumarka waa daciiif somoli sal fudeeeed

  • @fatmaofficial678
    @fatmaofficial678 2 года назад +2

    I am sorry my sister😭😭😭😭😭

  • @hafsahoodo6172
    @hafsahoodo6172 2 года назад +1

    Masha allh waa ku farxay inaa amiira soo raali galisay

  • @marfadosman5643
    @marfadosman5643 2 года назад

    Wallhi nimanka somalida qar wa duliyal ilahow inta dhib hasto ka bixi sidi amira camal ya rabi 💔💔😭😭😭🙏ilahe hana xifdiyo gabdhehena somaliyed 🙏

  • @zahramohamedmoha4561
    @zahramohamedmoha4561 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @Emixsy
    @Emixsy 2 года назад +2

    I am so cry 😢 wlh

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 2 года назад +4

    Nin xaaskiisa hore an xurmayn mida danbana xushmad uma haayo sorry amiira

  • @ladanmohamed426
    @ladanmohamed426 2 года назад

    masha allh

  • @zuuzuchannel5355
    @zuuzuchannel5355 2 года назад

    Wcs masha Allah horey usocda wll wan 🙏ka xumahy Amiro

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 2 года назад

    My sister Queen 👸 keep going

  • @munaj4727
    @munaj4727 2 года назад +2

    Alla ninkaas xaqa waa kaso baxa xiliga ugu adkayd inanta saan u cayey allahu akbar

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 года назад +1

    So sad! 😭

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 года назад +4

    ILAAHAY NINKAAS OO KALE WALAASHAY AMA EHELKEYGABA MANA SOO GALSHO OO XIDID NOGAMA DHIGO SUBXANA LAAH WAA EEY QOMU LUUD AH NACALA TULAAH

  • @aaishaofficial1661
    @aaishaofficial1661 2 года назад +11

    Buskut marka hore wax hubso 🤣🤣🤣

  • @leylashariff1824
    @leylashariff1824 2 года назад +1

    What kind of husband is he nusty,, he’s horrible

  • @suratqueenmohamed1068
    @suratqueenmohamed1068 2 года назад

    Allahu akbar Ilahayow xaqa nawafuje

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 года назад +3

    I ma so sorry sister ❤

  • @ladaniishosmanmohaz8681
    @ladaniishosmanmohaz8681 2 года назад

    Amiira Qurux wlhie waa hooyo ladulmiye wana laga qaldanyahy in.a wllshey hore usoco Allah garapkaga ah kasogow angah ku garap taagan wllshie mcn nolozhii hore nolol ka fcn Allah kaga dhigoh Never give Up apyo mcn✊👏❤😍😥❤🙏

  • @queenhabon90
    @queenhabon90 2 года назад +1

    Sheydaan kaas uma qalmo amiira qurux

  • @Modeeq
    @Modeeq 2 года назад +8

    Inaa lillah wa inaa ileyhi rajicun this is so sad wlh😢😢😢

    • @ummuaisha8493
      @ummuaisha8493 2 года назад +1

      Xaa wlhi sooo sad😓😓😓😓😓😭😭😭

  • @zahrahaaji9818
    @zahrahaaji9818 2 года назад +2

    waa dag dag wlkey dhb mlhn qaldankaga waad sheegtey no matter keep coming

  • @zamandash1584
    @zamandash1584 2 года назад

    Too fast but he speak calmly ??

  • @haniisse8380
    @haniisse8380 2 года назад +2

    Kaas nin ma ahan allah aya dhafiyeey

  • @kaltumamahamed201
    @kaltumamahamed201 2 года назад +1

    Subxan allha

  • @shankaronmohamed3420
    @shankaronmohamed3420 2 года назад +2

    Walee nin somali eeh aniga ma aminayi 😏

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 2 года назад +1

    Amira sorry sis 😥😢

  • @munaqalbidhaya6312
    @munaqalbidhaya6312 2 года назад

    Wcs maqaladame waa alleh waa ku mahadsatahay rali galinta walsheen

  • @aaishaofficial1661
    @aaishaofficial1661 2 года назад +4

    Buskut ciyaarta naga daaa rali galin danbe marka hore hubso abowe

  • @hiboismail4512
    @hiboismail4512 2 года назад +4

    Allh maxay xumanti badatay supaxnalha nin nagtisa sida ula dhaqamaya nin maha ilhy nama tuso kaso kale calmo haku dhacade Tana kolay bari uun ka tagi doona😓🤬

  • @sahrasaalad1267
    @sahrasaalad1267 2 года назад

    Subxaan alaah kaasi nin maaha ilmihiisa caayaya

  • @suleekhofarax5597
    @suleekhofarax5597 2 года назад +3

    Wlh wayaab cadaw aan raggeena ahaynba malihin hadaa nahay dumarka somaaliyeed yaab gabadhaan maskiintaa bal arag iyadoo umul ah oo qaliin martay oo waliba garab aysan kahelin ayuu caay ugu daray aĺle haduu xanuunada kabadbadiyay Alxmdulilaah wlh wn kaqirooday iyadoo saaalada qalinka saarned ayuu naag kale labashalayay sorry amiir wad naga oysisay lkn inshà alah aqayr

  • @alaali7891
    @alaali7891 2 года назад +1

    Maxamadoow adoo warka hubsadin wax haiska soo dhigin ee humsa warka marka hore waan wada hoynaa lee hakujirin

  • @user-pz1by3mi5p
    @user-pz1by3mi5p 2 года назад +3

    Wllhi video gan waa kii ugu hooreeyay aan daameesto😂🤣😂 Mohamed buskut waligay video aad leedahay ma damesanin an kan eheen😂dul gaad la'an lee

    • @abdulqaadir487
      @abdulqaadir487 2 года назад +1

      Wlhi ani xitaa walgey ma fiitsan

    • @user-pz1by3mi5p
      @user-pz1by3mi5p 2 года назад +2

      @@abdulqaadir487 😂😂😂2 kala daran baa nahnay🤣🤣🤣dul gaad la'an lee ......lkn asaga nah video yashisa zaid ee u dheer deer yihin🤣😳😬😩😂

    • @abdulqaadir487
      @abdulqaadir487 2 года назад +1

      @@user-pz1by3mi5p hahahah 😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 2 года назад

      Ninkan social mediahiisa so dhiga xagee laga helaa bastarka 😡😡😡😤😤😤

  • @nimcobilow7908
    @nimcobilow7908 2 года назад

    Wll waxan wa adun intat irsaqad radineyso hadagdagin Iska ilali hada kadib

  • @CashYTX
    @CashYTX 2 года назад +4

    😭😭😭😭😭

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад +1

    Asc maxamed maansha allaah waad Qirayay Qaladkaadii maxamed waxaad hubsanin ha dirin illaahey ka cabso maxamed adiga waxaa tahay qof macquul ah please ka fiirso wax aad duubay sid thanks

  • @kaltumamahamed201
    @kaltumamahamed201 2 года назад

    Nin subxan allha

  • @waanhersi9179
    @waanhersi9179 2 года назад +1

    This is so sad why Somali guys are like this

  • @umunajwa8982
    @umunajwa8982 2 года назад +1

    Subxanallah 😭😭😭😢😢😭😭😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Sorry @Amiraqurux xabibti

  • @sharifaibrahim6659
    @sharifaibrahim6659 2 года назад

    Darufta kula dulistag bulaha lkn intey sokacgey asaga madaxa uga tagantahay wuu maseray wayo cunugu quruxdida iyo hadiyadaha guriga quruxda badan masha Allah wey kaguleysatay elen Allah ayaa nairsaqee

  • @sundusomar4900
    @sundusomar4900 2 года назад

    Intaas ban kasugaynay abowe thnks

  • @mohamedabdulahi6348
    @mohamedabdulahi6348 2 года назад

    Mohamed he is fantastic walahi Mohamed abdeeyd magac fiicn kuqabtay

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 года назад

    Waa ku faraxsanahay inaa qaladkaada kasoo laabatay.

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 2 года назад +4

    Yur dheh kaas Allaha ku garab galo abaayo

  • @luulismanomar5803
    @luulismanomar5803 2 года назад

    Buskut geesi nin rag ah⚘

  • @abanurmohamed7915
    @abanurmohamed7915 2 года назад +3

    Wax marka hupsatit lee wax la imaw amiira qof qaldan ayad kadhigeysey fiyooska meel xun kagaley fakin 😏😏😏🤫🤫🤫

  • @jacburjalfaq9641
    @jacburjalfaq9641 2 года назад +1

    War wuxu nin Maha mucjisa hakudhacdee uf

  • @zainababdiali4000
    @zainababdiali4000 2 года назад

    Wallahi ani muqaalkaahi hore waakucayy cos bro gabarta adoon wax waydiinbaa ninka xunkaa oo aqaskaa uhiilisay 😰😰😰😰😰 women’s always first bro as our god and muhamed scw said

  • @ladniabdi2804
    @ladniabdi2804 2 года назад

    Walahi wanaxay marka badha asodawatey xaqiqta amiira niinkasi ad ayu uxunyahay

  • @hamdiabdi9521
    @hamdiabdi9521 2 года назад

    Mahamed buskut wll Mnshaa Allaah hadad rali galin bixisay lkn wll ka fiirso intada jwbin plz Amiira oo gabadh dagan Allaha xafido