Maxaad Faqiir utahay ? | waa maxay sababtu | jawaabta la soco |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Dadka saboolka ah maxay sabool uyihiin ? ama hadaan si kale u dhigno maxaad sabool utahay ,
    waxaa jiro aragtiyo kala duwan oo aan halkaan ku soo bandhigi doono , kuwo ay keeneen khubaro cilmiga bulshada falaasifo mucaasiriin ah oo is waydiiyay , dadka saboolka ah maxay sabool u yihiin ?
    ma cilladbaa jirto ka hortaagan in ay ka baxaan , waxaa jiro qoraa arrinkaan isku mashquuliyay in uu jawaab u helo maxay dadka saboolka uga bixi la yihiin xayndaabkaas madow oo uu leeyahay waa qaadashada go’aan qaldan sabab ?
    inta aanan u imaanin natiijadiisa oo ah hadal muhiim ah aan dhinaca kale aadno
    Maanta bulshada soomalaiyeed badankeed waa dad sabool ah , hadaad waydiiso qof somali ah maxaan sabool u nahay waxaa hubaal ah in uu kuugu jawaabo , dowlad la aanta , dagaal sokeeyo ilihii dhaqaalaha oo bur buray amni xumada ,duulaanka wadamada dariska , silsilad cudur daar aanan dhamaad lahayn ,
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 541

  • @rajaakhan5921
    @rajaakhan5921 4 года назад +94

    Aabahaa iyo Hoyadaa janada ilahey hakulageyo like iisaar Walal

    • @caish3987
      @caish3987 3 года назад

      Wad mahadsantahay waxad u duceysay labadii BoQor ee an aduunka u jeclaa.
      Mom&dad.
      Wan ku saray walidkana sido kale rabi hakula geyo janada

  • @doliyare3932
    @doliyare3932 4 года назад +42

    فَإِنْ خِفْتُمْ أَلَّا تَعْدِلُواْ فَوَاحِدَةٌ........ Allah akbar Ilahay run badanaa

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 года назад +59

    Isweydiinta su aalo noocan ah waxay dhalin karta isbadal dhab ah
    Ilahy ha inaga dhigo kuwii isbedel dhab ah la yimadah 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @DALKAIFIYECHANNEL
      @DALKAIFIYECHANNEL 4 года назад +1

      Asc walaal igu caawi SUBSCRIBED ADUUN IYO AAQIRO WAXAAD KU FARAXDO ALLAH KU SIIYO HADII AAD Channel leedahay ii saar aan kuu saaro SUBSCRIBED🙏

    • @cabdijibaaribraahim7883
      @cabdijibaaribraahim7883 4 года назад

      AAMIIN AAMIIN WLLZHY QLI

  • @xamseyasiin5421
    @xamseyasiin5421 4 года назад +9

    Omar inshaa ayada quraanka siday kula tahay ha u micnaan wll dibna u eeg axaadiista nabigeeni suubana scw

  • @cabdulaahijaamac7216
    @cabdulaahijaamac7216 4 года назад +19

    Poverty is enemy .
    Amazing this vedio.
    Thanks omar inshaar🙏✍

  • @nimcaabdi9450
    @nimcaabdi9450 4 года назад +131

    Saboolnimo waam soo arkay yaraanteydii lkn saboolnimadaasi waxay ibartay cashiro badan oo kala duwan waxayna igu kaliftay inaan wax ubarto si adag xitaa schoolkaygii inaanan kaalinta ka degin ayaan gaaray waxaana sabab u ahaa waxyaabaha kala duwan ee aan lasoo kulmay hada waxaan maraa heer aan wax ubarto hadafna aan ka dhigtay si adagna aan usheqeeyo si aan ucaawiyo waxna ugu qabto Masaakinta faqiiriinta waayo dhibka waxaa dareemi kara cid maso martay allahamdulilah waxaan ku faraxsanahay inaan so dhadhamiyay koobka faqiirnimada waxaan kalo ku faraxsanahay inaan haayo wadadii aan uga gudbi lahaa inkasto wax badan aan kaso gudbay No matter faqiirnimo hadiiba aad haysato diintaada allena aad si dhab ah uga baqdo
    Dhowr Amarada alle wax walba hortaada ayaad ka helaysaaye❤

    • @zakariyea.ladhif4419
      @zakariyea.ladhif4419 4 года назад +2

      mash allah guleyso

    • @faysalmohamed5002
      @faysalmohamed5002 4 года назад +1

      😍😍😍😍😍😍👏🏼👏🏼

    • @theworldstarchannel3824
      @theworldstarchannel3824 4 года назад +1

      Ilaahay baa kabaxshay ee school Kama bixin sabool nimo walal oo waxa tahy kuwa aaminay in waxbarashada maadiga ah lagu gaaro hodan tinimo. Meeqo professora ah oo sabool ah baan aragnay Waliba mayaro iskuma xirno tacliinta iyo risqiga .mid reer miyi ah oo hada baladka Soo galay ayaad arkeysaa asoo milyoner ah waxna aqoon balse intaaso dhan ilaahay baa siiyaY asna sababti buu layimid marka walal buunda fiican baa keenay waxba laguma helo

    • @nimcaabdi9450
      @nimcaabdi9450 4 года назад +8

      @@theworldstarchannel3824 walaalo anigu kumaan dhihin buundo fiican baan meel ku gaaray lkn ilaahay wax walba sabab ayuu uyeelay sabab la'aana wax dhaca ma jiraan sxb adiguba inaa aduunka imaato waxaa sabab u ahaa hooyada iyo aabahaa ma idhihi kartaa sabab la'aan ayaan imaaday
      Ilaahay wuxuu yidi iga dhowrsada(iga baqa) fadligeygana raadiya
      Marka intaa meel fadhiisato oo dhahdo ilaah baa arsaaqda bixiya Cirka kaagama soo dageyso lkn Rabi wuxuu ku yiri waan ku arsaaqaya ee sababta la imaaw
      Hadii aadan waxbarasho faqiirnimo uga bixin waxaad uga baxeysaa jaahilnimo waxbarasho
      Walaalo anigu Maadi kaliya manan baran Diina waan bartaa alx maadigana waan bartaa Arsaaqada Rabina waan raadiyaa Mid midig ayaan ku hayaa midna bidix marka cirka arsaaqadu kaagama soo dageysee Rabi talo saaro oo isku dhiib waajibka uu ku saarayna ha dayicin Barwaaqada aduunka uu kenayna intii lagaaga qoray hayska dayicin👈🤘

    • @maxamadmaxamad7573
      @maxamadmaxamad7573 4 года назад

      Mash Allah wlal nimco

  • @cabdullaahicabdicasiisxuse9797
    @cabdullaahicabdicasiisxuse9797 4 года назад +45

    hadaad doonayso inaad barato carabiga iyo ingiriiska isku mar. maxaa kuu diidaya inaad soo booqato janalka
    إذا كنت ترغب في تعلم اللغة العربية والإنجليزية في نفس الوقت. ما يمنعك من زيارة القناة
    if you want to learn Arabic and English at the same time. what prevents you from visiting the channel.

  • @OmarMohamed-ir5hc
    @OmarMohamed-ir5hc 4 года назад +7

    لِّيَشْهَدُوا مَنَافِعَ لَهُمْ وَيَذْكُرُوا اسْمَ اللَّهِ فِي أَيَّامٍ مَّعْلُومَاتٍ عَلَىٰ مَا رَزَقَهُم مِّن بَهِيمَةِ الْأَنْعَامِ ۖ فَكُلُوا مِنْهَا وَأَطْعِمُوا الْبَائِسَ الْفَقِيرَ (28)

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 года назад +123

    Alhamdulillaha wu So Dhacaday 🥰
    Why are you poor?
    Waxad Arkeysah Mid an Hal Xas hayn
    Haddana kuleh waxan Gursanahay 4 Xas
    Waxad Arkeysah Gabadh An Guriba Lahayn
    Haddana Ciidlo Ka Masersan 😂 Cajib
    Waxad Arkeysah Will Jamacadah Ka So Baxay Sona bartay Culunta Beraha Abihina leyahay Dhul Baladhan
    Haddanah Radinayah Shaqo kuma Fakarayow Dhulkan Bero Waxanah kala So Baxa

    • @Orangexchange
      @Orangexchange 4 года назад +2

      Sub isaara saaxiibayaal

    • @abdullahimoahmedsh1772
      @abdullahimoahmedsh1772 4 года назад +2

      @@Orangexchange why are you poor?✅

    • @funny-tl2sz
      @funny-tl2sz 4 года назад

      Wllhi wa sax

    • @cumaryare6196
      @cumaryare6196 4 года назад +3

      Wlhi waa arin xaqiiqa ah oo jirta wayo dadkeena maskaxda iyo caqliga ayey faqiir kayihiin ee dhul iyo qayraad tira badan wan heysanaa

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 года назад +1

      @@cumaryare6196 Haa Dhalinta Han la.aan ma hayso lkn waxa haysata Hal Abuur la.aan zxp

  • @bluefaceofficial4430
    @bluefaceofficial4430 4 года назад +7

    شكرا لك الأخ عمر إيشار على تقدمك

  • @awaalemohamed1941
    @awaalemohamed1941 4 года назад +70

    Mnsha allaah
    Aniga waxaan lee yahay balwad inta iga dambaysa iisoo duceeya inuu allaah iga madoobeeyo allaah dartii 😂😂

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 4 года назад +7

      Alle haka madobeyo adna go,aan qaado ilen qofba tahaye adigon aqoon ba dhalaty wadna iska deyn karta waqtigaga kaliya meleyso marka waqti u weydo wad dhaafi

    • @awaalemohamed1941
      @awaalemohamed1941 4 года назад +5

      @@kralicelerinkralicesi2113 waa yahay sxp qlli

    • @awaalemohamed1941
      @awaalemohamed1941 4 года назад +3

      @@mire865 aamiin sxp qlli

    • @yoonisabdidhoore4152
      @yoonisabdidhoore4152 4 года назад +3

      Allah kaa madoobeyo wll

    • @rahmaabdalla92
      @rahmaabdalla92 4 года назад +4

      Alle hakaa madoobeyo hadaad isdareensantahy wali damiirkaaga wax baa ka nool

  • @ibnuyuusuf7120
    @ibnuyuusuf7120 4 года назад +33

    كيف أخاف من الفقر وأنا عبد الغني

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 года назад +14

    Isku day in aad wax laga hadlaaya ka falceliso iskadaaya like isaar

  • @CRACKER454
    @CRACKER454 4 года назад

    Pointiga wadamada somalida uhaajirto dadkoodana darbiyada jifaan waan rabe inaan wax kaogaado shukran akhii 🙏🙏🙏🙏✊✊✊✊✊

  • @AbdourazakMouktar-eg8jj
    @AbdourazakMouktar-eg8jj 3 месяца назад +1

    Thanks teacher cilmider allah xakusiyo

  • @xildhibanka1026
    @xildhibanka1026 4 года назад +5

    Masha allah walal allaha danbigaga
    Ha dhafo ajar iyo xasanaadne allaha
    Ka siiyo sida aad
    Noogu faa'ideysay♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @D6U4U0R2-CENTURY
    @D6U4U0R2-CENTURY 4 года назад +6

    الله يبارك فيك يا أخي عمر انك تكلمت حقيقة

  • @sirtanolosha4385
    @sirtanolosha4385 4 года назад

    Sxbka ugu fiican ee nolosheyda,,,wax wax ku, ool ah ka badaley,,,tanks sxb cumar

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 4 года назад +43

    Malin ayan waxan is weydiiyey
    Why some people are poor while others are rich
    Mxay dadka qaar uyihiin faqri halka kuwa kalana ay yihiin taajir .
    Jawaabteda markii aan raadiyey oo aan ayamo isku mashquliyey waxan ogaday fikrad ah " in dadka taajirka ah ay leeyihin dabecad layirahdo save _ and investment oo ah kaydi oo maalgasho .
    Macnaha dakhliga kuso gala qayb kaydso kadibna kayd haku hilmaamine maal galin ku sameyso waayo $100 dollar hadii aad meel dhigto 5sano kadib wa intedi lkn hadad maalgaliso hal dollar hakuba dhashe waxbad ka fa'iday .
    Badana iskuday inad lacagtada waxkala dhigato
    Habeen anago fadhina xiisad oo macalin kenyati ah uu wax ino dhigayo ayanu waydiinay hadii baahidayda iyo dakhligayga ay bahidaydu badantahy side ayan ku noqon kara maal qabeen oon hormar ooga gaara wuxu nayiri kaso qaad inad qadato 300 oo dollar waxad ka dhigaysa inad qadato 270 dollar naftada ayad usheegaysa 30 kaasna meel ayad ku ridi 270 kaas ku maarey bahiyahaga inta kugu muhiimsan

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 года назад +2

      $30 WAY yartahay markad $300 qadatid laba boqol meel ku rid

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 года назад +2

      @@hamseibrahim7840 hhh sxb hadalkas kama aadan fakarin ayan filaya amase wali shaqo ma aadan bilaabin .
      Su,aal aya la isweydiiyey ah mxay dadka africanka ahi ooga faqrisanyihin qaaradaha kale waayo dabecad waxan lenahay ah in qofka wax haysta lagu seexdo oo dadka kale isaga oo kaliya ku tiirsanadan aysan iyagu shaqeysan .
      $300 ayad qadata
      Hooyo lacag ayey ka rabta
      Gabadhi kula dhalatay shoping ayey rabta
      Hadii aad xiriir ledahay prepaid farabadan aya ka baxaya iyo qarashad kale oo hadyado iyo wax lamida
      Waxbad magalka ka cunaysa
      Dhar bad gadanaysa
      Sadaqo ayad baxsanaysa
      Sxb marka aad qiimeyso oo aad mir mir udul istaagto wixiba way iska yaraan .
      $50 wad dhigi kadha uugu badnan $100 inkasto baahiyaha lagu kala duwanyhy

    • @umusaidchannel
      @umusaidchannel 4 года назад +1

      @@abdalaali6591 waa sax

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 года назад +4

    صح لسانك استاذ عمر❤
    وصحت يدك اعلق قبل ان اشاهد
    ربي يرعاك وكثر الله امثااك❤

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 4 года назад +75

    BUUG AAD U WAXTAR BADAN BAA JIRA OON JECLAYSTAY INAAN IDINLA WADAAGO INTAAN AQOON WAXAA LADHAHAA (Rich dad and poor dad) ama الأب الغني والأب الفقير
    Intii carabi wax ku akhrisa

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад +6

      Mahadsanid Zuuzuu, anigu isagoo english ah ayaan aqristay, waxaana qoray Profeisor Maraykan ah, Asalkiisuna Yahay JAPANESE, oo La Yidhaahdo ROBERT KIYOSAKI...aad baan ula dhacay, wax badan ayuuna nolosheyda ka badalay...mahadsanid mar kale....

    • @zeynabomar1703
      @zeynabomar1703 4 года назад +2

      zuuuzuu mahad apyo pdf kis igu caawi bugaas

    • @A...A09888
      @A...A09888 4 года назад +1

      Wad mahadzanthy wll

    • @zuuzuumahad3118
      @zuuzuumahad3118 4 года назад

      @@zeynabomar1703 abayo pdf kiisa play store ka baad ka helaysaa haddaad ku qodho carabi iyo English ba asagoo ku qoran

    • @zuuzuumahad3118
      @zuuzuumahad3118 4 года назад +1

      @@traderlii5475 adaa mudan wllo

  • @maxamedabdallemaxamed2741
    @maxamedabdallemaxamed2741 Год назад

    Thanks truest you are intelligent man who knowledge learned

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 года назад +5

    Walahi aragtidada fog way isamaysaa walal alaha ku xifdiyo

  • @axmedosman980
    @axmedosman980 4 года назад +9

    Taaaaas waaa awooda alle ilahey ayaa ugu talagalay dadka qolaba si ayey u wax usiyaa

    • @PSA4
      @PSA4 4 года назад +2

      Kuli sheyi bisabab wll

    • @manafrombeydhabo5817
      @manafrombeydhabo5817 4 года назад +2

      Sax waaye ilaahey asaa rizqiga qeybiyo

    • @manafrombeydhabo5817
      @manafrombeydhabo5817 4 года назад +2

      نحن قسمنا بينهم معشتهم في الحياة الدنيا ورفعنا بعضهم فوق بعض درجات ليأخذ بعضهم بعضها سخريا

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 года назад

    Masha allh waa fikrad ideeqde wlhi
    "Sabool nimada inad kushashato mushkilad mahan ee waxay mushkiladu tahay inad kudhashid"

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 4 года назад +11

    Faqiir inaad noqoto macnaheda maha inaad dhahdo ilaahay baa saan ii qoray ama alla saa wax uqaybiyay ilaahay asagoo ummaddiisa midba wax siiyay haddana insaan maskaxluu kaa dhigay sabab la imow oo itala saaraa lagu yiri ee laguma dhihin sabool ahaw oo ku qanac anaa kuu qoree naftaadana been looma sheego

  • @rahiimafarah5171
    @rahiimafarah5171 4 года назад +3

    Alle haku sharfo Mowduuc qiima badn baad nala wadaagtay
    Karama ku noolow omer inshaar

  • @yaxyeabaayuup2172
    @yaxyeabaayuup2172 4 года назад

    أَهُمْ يَقْسِمُونَ رَحْمَتَ رَبِّكَ ۚ نَحْنُ قَسَمْنَا بَيْنَهُم مَّعِيشَتَهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا ۚ وَرَفَعْنَا بَعْضَهُمْ فَوْقَ بَعْضٍ دَرَجَاتٍ لِّيَتَّخِذَ بَعْضُهُم بَعْضًا سُخْرِيًّا ۗ وَرَحْمَتُ رَبِّكَ خَيْرٌ مِّمَّا يَجْمَعُونَ (32)

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 года назад +8

    Isku Day Inaad Macanaha Dhuuxdo.....
    Waa Waaqici Waana wax Suuragal ah waxa Ustaadku sheegayo....

  • @kaafiabdullekaafileo2402
    @kaafiabdullekaafileo2402 4 года назад +43

    Omar inshar dhirigeliyaha umada somaliyed wxn ahay arday kamida ardayda somaliyed ee sanadkan Examka dowlada gashe, weli natijada lama so sarin lkn ma dhero mar dhaw wan sugena natijada marka wxn rabe inaa ardaydas aan ani kamid ahe no samesid video dhiri gelin ah horey usii wadayo ardayda kuwa basi, kuwi ku dhacane niyada usii dajin karo si aynan u, niyo jabin 👍💯📚🚶‍♂️🙏🏼💯🙏🏼

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 4 года назад +6

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @kamata850
    @kamata850 4 года назад +3

    ذالك فضل الله يؤتى من يشاء

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 года назад

    Mahadsanid Walal Omer Inshar , Sida Aad Noola wadaagto Muuqaalada Faa’iidada leh...❤️

  • @faatimacabdi107
    @faatimacabdi107 3 года назад +1

    Mahadsanid omar ilaahey haku barakeeyo

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 4 года назад

    Tnx macalin intaa wax wangsn noo si gudbisay ma xisaabsana ajar allha kaa siiyo ♥️🙏

  • @doliyare3932
    @doliyare3932 4 года назад +28

    Cumarow walalmanta waan so dhaqsaday love igu sharag

  • @fekermedia
    @fekermedia 4 года назад

    Cumar inshaar intii uu chanaalkiisu shaqaynayey oo dhan waan ku xidhnaa wax badana waan ka faaiday runtii. Jasaakalaah ustaad

  • @hamdamuhumed2636
    @hamdamuhumed2636 4 года назад +1

    Thanks brother jazakallah kyr

  • @thebeautyofnatureandmotiva6977
    @thebeautyofnatureandmotiva6977 4 года назад +3

    Jasaaka Allah waa barnaamij faaiido leh

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 4 года назад +13

    waxaan rajeynayaa in aan go'aan saxan qaato si aan faqriga uga saaro caruurteyda mustaqbalka. mida kale tarmuus aan shaaxa ku karsan jirnay aa naga ciladoobay, in aan soo sameeyo oo aan hal dollar ku bixiyo ayaan ka meermeereysanayaa, lkn waa hubaal in mardhow aan mid cusub 10 dollar ka soo bixin lahaa, hadii aanan daawan muuqaalkan.

    • @ruun14
      @ruun14 4 года назад

      Insha allah waan ka wada bixi doona faqriga iyo mushkiladaha aduun

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 4 года назад +8

    ALHAMDULILLAH▫️

  • @libaancabdulaahi6768
    @libaancabdulaahi6768 4 года назад +3

    Qisada nabi nuux noo soo aqri wll thanks

  • @abdirisaksaed8359
    @abdirisaksaed8359 4 года назад +1

    Sanadaha so socda wxn rajaynayaa inuu 1 million channelku gaadhayo insha alah
    Muddo ahaan waxan la socday anigu 2017 iLaa hdda
    Aad ayan ugu faraxsanay arinkaas alle caqliga hakuu barakeyo wll cumar
    Jasakalahu khayr...

  • @MZRUSCKUTA
    @MZRUSCKUTA 4 года назад +1

    Wlhi waan ciishoodaa markaan soo xasuusto deyn aan labo sano kahor qaatay xaaladu caafimaad awkood hadana xiindaabkaas aan wali kujiro oo wxii aan shaqeeyo deyntaas leyga rabo. Allah ha u sahlo inta deynta lagu leeyahay inoo kadhameeyo in sha Allah.
    Niyada kheyr usheegaa waa laga baxaa bi idnillahi tacalaaa

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 4 года назад

    Masha allah Shukran ustd

  • @mohamedjamalabdulle2125
    @mohamedjamalabdulle2125 4 года назад +3

    Mahadsanid wll Cumar

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 4 года назад +12

    Alle Ha Ku Sharfo Walaal Qalli Ii Saar 🔔Subscribe🔔Alle Ha Ku Sharfo Mahadsanid📻

  • @zahilhaji6960
    @zahilhaji6960 4 года назад +3

    Walahi wXad i tustay arin iga maqnayd thanks macalin indhaar

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Shukran omarow wll 😘

  • @addoonalle5141
    @addoonalle5141 4 года назад +4

    ......الميصر والأنصاب والأزلام رجس......
    Ii fasira wllayaal micnaha kalmada
    Wabillahi tawfiiq

  • @hadafbox
    @hadafbox 4 года назад +3

    Cumar inshar waa nin xikmad ka buuxdo keep going bro

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 4 года назад +1

    Jasakallhu khyr

  • @maankastudio3630
    @maankastudio3630 4 года назад +6

    Mnsha Alla xafidulah mudane 😘

  • @cumar.maxamuudchennel1961
    @cumar.maxamuudchennel1961 4 года назад

    Alxamdulilaah ilahay igama dhigin sabool ilahyna waan ugu mahad jaqayaa

  • @hazelahmeat6624
    @hazelahmeat6624 4 года назад

    Asc Ustad cumar inshar wadada guushaa itusisey illahay camalkaga ha ziyadiyo

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 4 года назад +3

    Masha allah

  • @saadiyonuur2338
    @saadiyonuur2338 4 года назад

    بارك الله فيك يا أخي الكريم

  • @THESHABEELO
    @THESHABEELO 4 года назад +1

    Mahadsanid ustaad

  • @subaashasubasha9465
    @subaashasubasha9465 4 года назад

    Shukran

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 4 года назад

    Shukran wll Cumar Inshaar

  • @emed5587
    @emed5587 4 года назад +1

    Waan ku salaamey ustaad omar

  • @iftiinka_nolasha3216
    @iftiinka_nolasha3216 4 года назад +1

    Isha ayaad katuurtey zxp Omar keep going

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 4 года назад +1

    Kuguma raacsani qodobka ah in dadka qaniga ah caruurtoodu ka dhibco horeeyaan kuwa faqiirka ah, waxan ahaa macalin mudo 8 sano ah, intaas waxan arkayay in ardayda saboolka ahi ka horeeyaan kuwa qaniga ah, mar dhif ah mooyee.

  • @mahdibarre3739
    @mahdibarre3739 4 года назад

    Cumar ilahey haku barakeeyo waa taladii ugu fiicneed aniga shakhsi ii anfacda mowdiuuca mantay

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 года назад

    Wcs wali maan dhagaysan lkn aadbn kuugu kalsoonahay barnaamijkaaga walib motivationka iyo taariikhaha dad guulaystay Allah yisaka💘😍😍

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 3 года назад +2

    Wax badan ayaad iga caawisay ajar allah kaa siiyo

  • @caish3987
    @caish3987 3 года назад

    وعليكم السّلام🌻

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +5

    أيها الناس أنتم الفقراء إلى الله والله الغني

  • @maxamuudcali3790
    @maxamuudcali3790 4 года назад +2

    Ogaansho waa inan aqoon leh wll ilaah baan kugu dhaarshee hadaad qoralkayga akhrisay like iisar

  • @sticker8951
    @sticker8951 4 года назад

    300k sida uso galnay muuqaalo iyo barnaamijyo proffesional ah baan kaa haynaa wll omar thnkz 😜

  • @samater5209
    @samater5209 4 года назад +2

    رحم الله من قال سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم .

  • @dalka4981
    @dalka4981 4 года назад +2

    Mahadsanid wll jazakallah

  • @fuadmohamoud3633
    @fuadmohamoud3633 4 года назад +1

    Mahasanid wllkeen Cumar Inshaar

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 4 года назад

    Great Great Great Programm Great Great

  • @jimcaleismailabdilahi72
    @jimcaleismailabdilahi72 4 года назад

    Ustaad Cumar Waligaa Kuma Ilaawi Doono Mahadsanid Inbadan .

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 4 года назад

    MashaAllah tabarakala brother, so true

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo57 4 года назад +1

    Waan ka helay wxd jawaab siisay dad aan shilin hayn hadana ku leh fadhiga ha iigu yimaad wixii alle ii qoray

  • @funny-tl2sz
    @funny-tl2sz 4 года назад

    Wllhi been ma ah wa waxa mantajiro m.a wllkey wadkumahdsanthy dhirigilintaada oo aad marwalbo aadnoheeso alle hakubarkeeyo amiin hormar midkaan kasareeyo alle hakugarsiiyo ❤❤❤❤

  • @ramlomaxamed2644
    @ramlomaxamed2644 4 года назад

    Waxan ad ugu farax sanahy ina kanalkada kuxiranahy malinkasta wax ban ka faida wana kaga ham bliyeynaya waxtarkada mahdsanid maclin omar inshar waxan huba inad maskaxdayda korisay in badan☝️🤲🥰

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 года назад +4

    Hadaba sabbtu waa in ilaahay sidaan ugu talo galay oo ay tahay isku dheeli tirka nolosha aduunka ama fidrada bin aadamka hadii dadka oo dhami taajiriin wada noqdaan dee fiqiirba ma jirayo marka waa xikmad kamida xigmadaha ilaahay dadka aad soo turjuntay waa dad laga yaabo inaany ilaahay aaminsaneen marka suuro gal maaha inay qof muslima nolosha io qaninimada ay baraan.

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 4 года назад

      Ha Lakin ruuxi iska fadiyo iyo ruuxa dadaalo isku si wax Uma heelan

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 4 года назад

      @@unolowmanta7508 waa run lkn anu dadaal man soo qaadinn ee kaliya wxan jeedaa marka uu omar yidhi "maxaynu u nahay faqiiriin" sababtu waaxay????

  • @sagalali7734
    @sagalali7734 4 года назад +1

    MASHA allah abowe thanks alot

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 года назад +1

    Hadii aad muuqalkan si wanaagsan udaawato waxa laga yaaba in aad sabool nimada aadka xorowdo....
    Waxaynu u badanahy dad nayar ah sababtuna waa go,aamada khaldan..
    Mahadsanid walaaL omar....

  • @akaboosh6636
    @akaboosh6636 4 года назад

    Masha allah channelkan wan jeclahay walhi waa meel aqoon ka faaiidesid

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 4 года назад

    Wlhi cumar isharow wa suaal aan in badan is weydiin jirey special markan guriga ka baxo oo aan arko dad darufeysan oo waligoodba is badalen subxanallah

  • @faaismohumed744
    @faaismohumed744 4 года назад +8

    *Alle haynaga aqbalo soonka iyo baryada alle*

  • @nashortfilms1376
    @nashortfilms1376 4 года назад

    Cumar fuaad allaaha u naxaristo hoyadada iyo hoyokasto

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 года назад +1

    Somaslidu waa dad xaasida waligedna fqri kama baxayso wayo qofkooda hanti yr ku arkaaan way xasidaaan waxyalo xun bay ku sameyan😭😭marka xaasdnimada iska dayno oo isku dayano ban horareynaaa aboowayaal inshalah waan jeclahay inaaan faqriga kabaxo alle hanaga saar

  • @maxamadcabdullahi8158
    @maxamadcabdullahi8158 4 года назад

    QURAANKA HA TAXRIIFIN ADIGU DADKA ARZAAQDA UMA QAYBISIDI ALLANA GUURSIGA BADAN WAX SHARDI MAALIYADEED AH KUMA XIRINE

  • @PESSHD
    @PESSHD 4 года назад

    Tabaaraka allah wll

  • @mustafeabdirahman6188
    @mustafeabdirahman6188 4 года назад +1

    Our life is what our thoughts make it.

  • @almisfuaad4108
    @almisfuaad4108 4 года назад

    masha allah

  • @ismaaciiladam5040
    @ismaaciiladam5040 4 года назад +1

    M.a keep going teacher

  • @abdullahiaqiil8492
    @abdullahiaqiil8492 4 года назад

    M.a mawduuc aad muhiim u ah bad so jedisay ustaad

  • @garaadsuudi2
    @garaadsuudi2 4 года назад

    Mahadsanid waa qodob aad umiih ah

  • @abrarymoha7530
    @abrarymoha7530 4 года назад +1

    Shukran macalin!

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 4 года назад

    ما شاءالله جزاك الله

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +1

    Ustaad Allah haku barakeeyo waxaa tahay Isha dhalinta maanta

  • @yasmin-tx2zz
    @yasmin-tx2zz 4 года назад +1

    Mahadsanid Wllo

  • @atamhappy1435
    @atamhappy1435 4 года назад

    Thanks my teacher

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 4 года назад +1

    Lacagta ma aminsani allaha qaligan ikenay ayan aminsanahay iyo wajibka oo na faray alhamdulillah