Riwaayadii madhaleyska | By murqaan,maroojiye iyo mudhxiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 373

  • @mohamedsomali5587
    @mohamedsomali5587 3 года назад +57

    ilaahow sii intii caruur la aana aamiin

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +5

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run
    Badan Nabi Muxamed Scw

  • @bilanshow3529
    @bilanshow3529 3 года назад +121

    Hadaad jeceshahay xapiipkeena muxamed kusali scw scw subcraib iisaar wll qaali codkasi alle hakaafarxiye

  • @abdulhakeamabdullahi4881
    @abdulhakeamabdullahi4881 3 года назад +20

    Aayado waa ( يهب لمن يشاء انثا ويهب لمن يشاء الذكور🔹اويزوجهم ذكرانا وانثا ويجعل من يشاء عقيما انه عليم قدير🔹

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 3 года назад +6

    Allah ayaa bixiya dhasha riwaayada wa wacyigelin

  • @anshaxofficial4389
    @anshaxofficial4389 3 года назад +58

    InTa reer purco👍

  • @safiamaxamed4027
    @safiamaxamed4027 3 года назад +5

    Kkkkkkkkkk ma dhalow kulahaa inamadani dhaqamada xun xun ee bulshada ayay soo bandhigeen horay usocda guys

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 3 года назад +18

    Wllaheega somaliyeed waan idinka codsanayaaa in aad alle dartii igu gaarseesaan 1k waayo yutubku sanadka cusub wuu adkeenayaa shuruudaha mar wllayaal fadnal iigaar siiye idinka ayaan wax idinka ahay ee 🙏🏼🙏🏼🙏🏼😭😭

  • @mascadeofficial4920
    @mascadeofficial4920 3 года назад +8

    Walhi Wiilka dheer waa funny Xafada waberi ku arkay Mansha'Allah waa reer waberi

    • @odayibnuoday1919
      @odayibnuoday1919 3 года назад +1

      Waa nin reer burco ninkani gobolkii raga reer waabari maaha iyo reer xamar toona

    • @mascadeofficial4920
      @mascadeofficial4920 3 года назад +2

      @@odayibnuoday1919 meeshu hada joogan ka hadlya kama hadlayo halku ka yimid hada waa reer waberi

    • @zuhiepapdykareim2944
      @zuhiepapdykareim2944 2 года назад +1

      Kada lipax mahe ninkani wa nin rer burca ahe 😅😅

    • @Maxamed.Cali09
      @Maxamed.Cali09 Год назад

      😂😂 bari hore burcan ku arki jiray😂😂😂

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 3 года назад +2

    Wlhi gobolka ragga waan idin taagernaa from Mudug

  • @samiyasiciid4622
    @samiyasiciid4622 3 года назад +16

    We we keep going inamadaydii🥰

  • @ahmedkm9544
    @ahmedkm9544 3 года назад +8

    Wllhi taageero inii nahy
    Ee riwaayadaha noosoo badiya
    Rag an wato

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 3 года назад +12

    Reer burco is mujiya aapo😂😂😂😂

  • @muniiribrahiin6100
    @muniiribrahiin6100 3 года назад +20

    Keep going prothers

  • @teachandteacher4168
    @teachandteacher4168 3 года назад +14

    Idin taageera keep going

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 3 года назад +43

    Reer somaliland like isaara saaxiibaal cidkale garan maaye

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 3 года назад +2

      dislike wad iga hysa kum garnyno nio anaba cunsuri bad tahay mesha somailnd ma lehe somalay ka dhaxysa

    • @mubarigbulshaawi4679
      @mubarigbulshaawi4679 3 года назад

      @@khadarfaalo9234 calaacalka igadaa

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 3 года назад

      @@mubarigbulshaawi4679 hadlka iga adke adna sxp

    • @fadumaabdi5812
      @fadumaabdi5812 3 года назад +1

      Dislike bad u qalantaye qaado👎👎👎👎👎🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 3 года назад +1

      @@fadumaabdi5812 good job bby somalinima ina deqda

  • @sucdisucdi9650
    @sucdisucdi9650 3 года назад +3

    Deeq morojiya wan kutagera from Wajir Kenya keep going

  • @tonikaroz6886
    @tonikaroz6886 3 года назад +11

    Ciyaarta shaxada aad Ku soo gasho badal kulahaa 😂😂😂

  • @husseinbulshawi6546
    @husseinbulshawi6546 3 года назад +10

    Uc browser kaagu hadii aanu waxba soo dowload gareyneynin oo dhaatadu kaa culus tahay maxaa no xijineysaa

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 года назад +11

    SHEEKADII QAMAR INTA COPYGA OGAATAY LIKE SAAR QAMAR MA DHALO 😂CABDI MA DHALO😂😂😂

  • @ibraahimmoyer4778
    @ibraahimmoyer4778 Год назад +2

    ❤❤❤❤❤ best talent

    • @Maxamed.Cali09
      @Maxamed.Cali09 Год назад +2

      Waar adaa ila mide comentiyadoo dhan waa 2 yr ago😂😂😂😂😂

  • @osmanahmed4642
    @osmanahmed4642 3 года назад +10

    Ruwaayadaan waalagafiicnaa xaga qadarta allaah hala aamino sxbayaal joojiya aruntaanookale

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 3 года назад +1

      waxaan u fahmay wacyi galin ku socoto somalida xanta kula dhex jira qoysaska is jecel oo aan ilaah wax kala siin. Dhalinyaradaan wexey taabteen nabarka xun ee dhaqanka somalida ku jira.

  • @luckylansare879
    @luckylansare879 3 года назад +2

    Hayaye saleeban Takar keep going All my brotheres

  • @mohamed_bulshaawi
    @mohamed_bulshaawi 3 года назад +13

    WALHI WAXAAN JAAR LA AHAYN LAMAANE IN KA BADAN 10 SANO IS QABAY MISANA AAN WAX CARUUR AH ALLE SIININ BALSE 2019KII AYUU WIIL U DHASHAY MZHA ALLAH ❤ "ALLE WAXA UU LA JIRAA KUWA SAMRA"

  • @cabdixafid5686
    @cabdixafid5686 3 года назад +1

    Asxabey will iyo cano ayan idin le yahay dhamantina Amin amin amin

  • @gmjemascdde7853
    @gmjemascdde7853 3 года назад +5

    Nio kuwan somali yaay isku dhajin ragan waa reer burceee💞

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 3 года назад +1

      maxa burco somali maahan miyaa afka subso 5 somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wakaas

    • @gmjemascdde7853
      @gmjemascdde7853 3 года назад

      @@dahranbintixuzein7746 somali buul weeyn mar walba hooyad wase

    • @dahranbintixuzein7746
      @dahranbintixuzein7746 3 года назад +1

      @@gmjemascdde7853 xasbiyallaaah

    • @gmjemascdde7853
      @gmjemascdde7853 3 года назад

      @@dahranbintixuzein7746 sorry xanaaq ika keeni somali💞

  • @abdishakurh84
    @abdishakurh84 3 года назад +1

    Wlh qowdhan leeba ribaayad loogu tala galay, soo badiya sxbyaalow

  • @teachandteacher4168
    @teachandteacher4168 3 года назад +5

    First one

  • @naturepower9930
    @naturepower9930 3 года назад +4

    Maalin dhaweyd kaba caruuraan soo iibiyy😂😂

  • @canabsharaawe1850
    @canabsharaawe1850 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @abdihani5593
    @abdihani5593 3 года назад +7

    Tallow hada ma kuwiibaa nahay kulaha 😂😂

  • @cabdiwalifaandhe7577
    @cabdiwalifaandhe7577 3 года назад +2

    maroojiye gabadha Saliida kamaad bedelin markaa saliida iyo biyaha ayey isku dartay ijiinkaboo dhan baa bedela 😂😂😂 gobolkii Raga kaa soo salaamayna

  • @niciimanalka5644
    @niciimanalka5644 3 года назад +7

    😭😭😭😭😭😭 plz waxasi waa amar alle iska daaya wllo waa talo ax 😭😭😭🙏

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 3 года назад +10

    Kkkk wlahi wad iga qoslisy 6:00 markay marsay 😂😂😂😂😂

  • @naimailyaas7915
    @naimailyaas7915 3 года назад +5

    Hhhhhh sadiiiq caaadi mahan darda seeexdaa kulaaaah

  • @abdilasiizi1126
    @abdilasiizi1126 3 года назад +8

    dakadaydan halmar gaadhi kalama soo dagin kkkk 🤣🤣
    9:10

  • @dekowyare3899
    @dekowyare3899 3 года назад +1

    Gastirii iyo gajaa..

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 3 года назад +2

    Nio haaye xaafadahan muqdisho qashin badanaa

  • @abdisalaanoky1389
    @abdisalaanoky1389 3 года назад +7

    Hhhhhhhhh good keep going

  • @yaasiinxirsi6178
    @yaasiinxirsi6178 3 года назад +3

    InTa reeR Burco like Ta saara

  • @adanisaqali2223
    @adanisaqali2223 3 года назад +3

    Ma sha allah

  • @hamzeborhan2855
    @hamzeborhan2855 3 года назад +5

    😂😂😂capDi Ma dhaLaw▪︎capDi iska aG seexDe kuLaHaaa😂😂😂

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 года назад +1

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games

  • @FreeFire-dh9io
    @FreeFire-dh9io 3 года назад +4

    MaXaaN Naga Xiijinayzay Hadaanuu uc browserkaagu waxpa zoo download gareynayn 00 khadku kaa culuzyay
    Intii maqazhaG like zaara

  • @siciidjimcaale225
    @siciidjimcaale225 3 года назад +4

    Dekedan waligay gaadhi kalama soo degin🤣🤣

  • @tokiyaproductionstudio8063
    @tokiyaproductionstudio8063 3 года назад +3

    Team salma la jecleey🌹
    idinka zHalay wax iga dhigay mantana idinka igaadhsiin kara halkaad shalay igaadhsiisen
    Only One subscribe😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 года назад +1

    war waan idin salaamay dad aan tageero

  • @aliosman5386
    @aliosman5386 3 года назад

    Melah ugu foosha xun xamar bad flim ku jilaysa, mglda cayda nooga daaya

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 3 года назад +16

    Milin dhweyd kabo caruura ayaan soo ibiyay yaan u soo ibiyay marka kulaha 🤣🤣

  • @Seafae-leaning
    @Seafae-leaning 3 года назад +2

    Kkkkķkk maxed naga xiijinaysaa hii UC BROWSER kaagu waxba soo download garaynayn hhhh kulahaa

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 3 года назад +7

    Dee miaan islahaa wuxu burbuu sitaa

  • @kingmuniir.
    @kingmuniir. 3 года назад +2

    Data da ka culuz ku lahaa🔥😅😅

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 3 года назад

    ruwayadani wa siyaasad madhasho wuxu ka wada somalia dadka ujedana wa wa caalamka han is furno wa somaliland cidii ila fahantsy like isaar!!!

    • @Unknownjhggr5678
      @Unknownjhggr5678 6 месяцев назад

      Intaad caqli iska raadinaysay baad xadka ka baxday 😊

  • @carafaadqaloonpi8783
    @carafaadqaloonpi8783 3 года назад +3

    Sheekad¡¡ qamarkay bilaabeey manaa dhalaba😂

  • @shuayb_mohamoud86
    @shuayb_mohamoud86 3 года назад +6

    Waar heedhe meeshan aad riwaayada ku duubaysaan Qashin waynaa waaban ka yaabee meeshu waa meel noocma ah waa Magaaladee Ma Muqdishaa meeshu

  • @Jamadeeble5665
    @Jamadeeble5665 3 года назад +4

    Inta iyado daawanysa commentigana ku jirta liketa saaar🙌🙌

  • @halimah7164
    @halimah7164 3 года назад

    Walàhi reer Africa iyagaa qof fayaw waalaya

  • @farhiyayusuf6660
    @farhiyayusuf6660 3 года назад +3

    Kkkkkkkkkkk deeq marojiye ❤❤ noso badiya riwayadahan

  • @manooshahy7796
    @manooshahy7796 3 года назад +4

    1:14 cidi ku qosashay farta taaga

  • @abdifatahaliabdi6486
    @abdifatahaliabdi6486 3 года назад

    Quranka iska sax shiiikh

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 3 года назад +12

    NAAGTA USER BROWSER KEEDAN WAXBA SOO DOWNLOAD GARAYNAYN😂😂🤣😅🤣😂😂😂

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 3 года назад +3

    Kulaha kawasaydaa ayaa ku dabcay 7:18

  • @faraxkhadar3138
    @faraxkhadar3138 3 года назад +1

    Waaa garacdi rer burco abti so noqda dee

  • @abdirahmanmumin5926
    @abdirahmanmumin5926 3 года назад +4

    "kanwaysyadaa ku dabcee maxaad naga lug goynaysay,,🤣
    afkii reer burcuu ku caayay deeq marooje inanta
    marooje waan ku wataa gar iyo gardaraba😉😇

  • @halhaystv
    @halhaystv 3 года назад

    Dekeda wax kasoo dega male Reer Burco Gacan bn u taagay

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 3 года назад +3

    Markaa tolw ma kuwiii baanu nahy hhhhhh😂😂😂😂😂😂

  • @husseinbulshawi6546
    @husseinbulshawi6546 3 года назад +1

    Dee ayagii dee aamiin

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 3 года назад +2

    Shekhii sawta lahormartay
    Karaa dheh

  • @Abaadir_Mohamed
    @Abaadir_Mohamed 3 года назад +3

    😂😂 10:50 , marka tolow ma kuwii baa nahay kkkkk

  • @jararicabdullaahi7417
    @jararicabdullaahi7417 3 года назад

    Quraanka yaan lagu cayaarin
    Fadlan

  • @abdullahiok7766
    @abdullahiok7766 3 года назад +11

    Kk walhi marojiye aad baan ku tageera nio 3g kulahaa🤣🤣🤣

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 3 года назад +3

    Dekadan gaadhi kalama soo degin mar qudha hhhh

  • @fardowsaabdullahi9175
    @fardowsaabdullahi9175 3 года назад

    Hore usocda oo wacyigalinta soo badiya

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 3 года назад +1

    War Raggan Editing ka Iska hagaajiya
    Codkiina wx baa ku furan laydinba fahmi maayo

  • @cabdiqanixiisofficial2989
    @cabdiqanixiisofficial2989 3 года назад +1

    Sheekhu aayadda wuu khalday ee halasaxo quraanka oo halaga saaro aayadaa khaldan oo halasaxo
    أويزوجهم ذكرانا وإناثا ويجعل من يشاء عقيما إنه عليم قدير

  • @marqaaniyoqosoltube3503
    @marqaaniyoqosoltube3503 3 года назад +1

    Subscribe hala saaro wixii qosol ah marqaan ah sheko waali ah funny ah wax kasta oo idin qancin karo ayaan idiin soo galinenaa adinkaa wax idnku nahnay nagu soo biir aa dareeno taageeradiina plz

  • @mohmedboootaan1890
    @mohmedboootaan1890 3 года назад +6

    Dakada gaari kalaman so dagin walu kulahaa
    Hadlkii suuqa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adanisaqali2223
    @adanisaqali2223 3 года назад +10

    Kkkkkkkkk

  • @mohametaamiincapdi8405
    @mohametaamiincapdi8405 3 года назад +1

    Keep going kkkk murqaan😁😁

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin 3 года назад +1

    Intee lagu jilay riwayada 😀

  • @ahmettmuniir6021
    @ahmettmuniir6021 3 года назад +2

    Cabdi iska ag jiifsadaY kulahaa😁😁

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 3 года назад +3

    Abdi ma dhalaw😂

  • @abdinoorabdi1155
    @abdinoorabdi1155 2 месяца назад

    It's ❤❤❤

  • @zakiawil8450
    @zakiawil8450 3 года назад +5

    MezHan wada QazHinka purco aya idin dhantey
    Mar kazta oo video yarina dawo mel Gudafada ayd jogtan aar mezha izkaga imada laydinma wanajine

    • @jamaalpro4332
      @jamaalpro4332 3 года назад

      Midha xafadaha actobara yada qashinka lagu imaada

  • @usaamecismaan7855
    @usaamecismaan7855 3 года назад +6

    😂😂😂😅😅

  • @bashiirnuur9004
    @bashiirnuur9004 3 года назад +2

    Kkkkkkkkkkkk

  • @hanadofficial422
    @hanadofficial422 3 года назад +5

    Mishinkaga duqeyay kulaha 😂😂😂😂

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 3 года назад +2

    Abdi madhalow 😂😂😂😂😂

  • @bahjasiman2938
    @bahjasiman2938 3 года назад +27

    Abdi darad sexdee iyo abdi madhalo kulah 😂😂

  • @hassandaahir4858
    @hassandaahir4858 3 года назад +1

    Wlhi waan Idin wataa nio gar iyo gardaroba

  • @KhadarBare-g9z
    @KhadarBare-g9z Месяц назад

  • @filmcusubcomedy3356
    @filmcusubcomedy3356 3 года назад +2

    3:25 Si edaab leh wax igo sheeg nooh
    Wlle woo khasbanahaa nooh
    Hadal reer xmar

  • @Caraweela12
    @Caraweela12 3 года назад +9

    Allh beerka🤣🤣😅

  • @ilaysonlineflims8203
    @ilaysonlineflims8203 3 года назад +10

    Abdi Ma DhaLo Wan Qosley Wlhi😂😂😂😂

  • @mustafcali6769
    @mustafcali6769 2 года назад

    Mustaf cali

  • @أحمدمحمودعبدالرحمن-ع7س

    Kualahaa gabadh 3G kushaqaynaysa😀😀

  • @ahmdabd3399
    @ahmdabd3399 3 года назад +4

    Taxane noosameeya niyoow

  • @somalisports7823
    @somalisports7823 3 года назад +1

    Maroojiye

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 года назад +4

    Orodkiisa qosol ahba 😂

  • @abdifataaxmahamudofficial4575
    @abdifataaxmahamudofficial4575 3 года назад

    Waa nili waaye soo badiye riwaayadaha