Xariga Cali Khadhaab & Dab damiska wixii ka dhacay maxaad ka ogtahay sax ama khalad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июл 2024
  • Xariga Cali Khadhaab & Dab damiska wixii ka dhacay maxaad ka ogtahay sax ama khalad
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com/?aff=863
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com/?aff=863
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Авто/МотоАвто/Мото

Комментарии • 90

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 15 дней назад +3

    Allaah xafido Cali khadaab allaah xuriyadiisa ha isoo ciliyo aamiin yaarabi jasaakalaahu kheer jasaa yaa sheikh. Wuxuu haayaa caruur agooman eh illaahey habadbaadiyo cali

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 15 дней назад +5

    Alle ha u yasiro Ali khadhab.

  • @tcaynab
    @tcaynab 15 дней назад +3

    سبحان الله
    Hadii indhihii umada iyo dhalin yaradii o dhan midba meel lagu tuhmo tolow yaa hari doona

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 15 дней назад +3

    Asc sheeq maxamed that is true dad badan ayaa baahan

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d 15 дней назад +2

    Thnks shiikh Dulmi diid

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 дней назад +2

    Dulmiga
    Dhabarka
    Allaha jabiyo

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 15 дней назад +1

    Dowladu dadkaan in boos looraadiyo bay ahayd waa dad aan waxkale haysan danyar ah allaha ugargaaro

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 13 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-lo7mv4ki1c
    @user-lo7mv4ki1c 15 дней назад +2

    Wllhi waan ogaaa arintaa in aay dhacayso xaqiiqatan maalinkii Aan arkay muuqaalkiisa wiilkaa Allow kasoo daa tuugada dawlad isku sheega ah 😢

  • @yahyearab6825
    @yahyearab6825 15 дней назад +1

    Wllh sheekhow waad jiran thy Allaah haku caafiyo Kuna soo hanuuniyo, runtii mana dhowid fahamkaaga diimeed marka runti waxan ku dhaho ma garanaayo ,wllkeen Cali khadhaabna Allaah gacanta ka xaq daran haka soo daayo dulmi ayaa lagu xiray

    • @omarali4265
      @omarali4265 14 дней назад

      Ok 👍 ali khadaab muxuu yahay

  • @user-kh9fh8cs6q
    @user-kh9fh8cs6q 15 дней назад

    Dowlada shayaadiinbaa kabuuxta oo dhalinta niyada kajabisa hasa ahaatee wixii jira Allah ayaa og khayr ayaan karajaynaa wllkey cali qadaab

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 15 дней назад +1

    Allah ha u gargaaro umada soomaaliyeed inta dhiban aamiin Allah ha ka qabto munaafaqiinta indhihii umada cunaayo ee cadowga u adeego aamiin aliqadaab Allah ha ka badbaadiyo dhagarta munaafaqiinta aamiin

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 15 дней назад +2

    War munasar wax lasheego maleh waa balaayo sheeg caliqadhaab hadii ay jirto in laxiray allah hasoo badbaadiyo

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 15 дней назад +3

    Waxaanu doowlad maahan waa maafiyo waa mooryaan yaa shacabka kanaxa waa digtaatooriyad waa loo tubo raacayaa qofkii hadka waa lCaburi ayaa dadka car juugdheh ayay xamar ka socota

  • @HawakinNur-v3j
    @HawakinNur-v3j 15 дней назад +2

    Kole ani waa ilaa wanagsaned wayo hati dowlad u bahato ina iskaga guurto aheyd Aniga wan ku dhashay dul dowlad hadan manti nala dhahay guura mel an adno ma heyn ee alabta iyo jodariga qadanay wan laa dumiye 12 years kiro ku jiran codena mar ka xaranta in leys ka dayo fcn

  • @AminaAbdulahi-x6u
    @AminaAbdulahi-x6u 11 дней назад

    adaa sheydaan ah

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 15 дней назад

    Allaha u saqiro Ali khadaab ma ahan hadal laisku xiro waxa uu sheegay waa wax jira xoriyadiisa Allaha u soo celsho walalkeen.Dowlada hadii ay dhulka ledahay ma eheen in dad masakiin ah la barakiciyo dowladi dadkeeda waa tan dajisa meel ee ma ahan iska baxa mid tiraah sidii mooryaan meel qabsaneesa.

  • @omarali4265
    @omarali4265 14 дней назад

    Asc, ma sheegin cali khadaab waxa uu yahay 😮

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 15 дней назад

    Subxanalaah

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 15 дней назад +2

    Shekada Ali khadhab Waxa laqu xirey wa runta maxa u bildhaminisa dadku waxey u xirayihine dowlada sidii xoolihi

  • @futumakosar3362
    @futumakosar3362 15 дней назад +1

    Alaw Haa iyo maya mel Aanan mel kuwada Oran is waafaji waa dawlad iyo inay waxqabato uma imaan maxay utimid Nosheeg

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 15 дней назад +1

    Allaah hasoo badbaadiyo shartooda iyadoo inankoodii yaraa lacunay kiiyoo oyayya ayuuhadana hawshii agoonta uhayay hadana aanu kacaajisin

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 15 дней назад +1

    Marka ma ayagaa leh? Dhul iyo wax aadan laheyn isku dhejin iyo tuugonimo in garab leysku siiyo xaq ma aha. Ha shaqeystaan.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад

    Dad. Guryo dadaw iyo kuwa dawladeed degan haw diyaar garowbaan in laga Saaridoono

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 15 дней назад +1

    Illahey amarkiis ku diin maleh ma Coldoon labaad oo noqa rabaa Wlhi qacda hore oo dhan marka sawirkiisa iyo xeritaan leesla xariiriyay, dhibla jeclaa dadkaan inta wan wanaagsan aa is dhahaayay lkn maxaa cadeyn la'aan maa xoolo camal dadka leeska xar xareesaa ewel ogaadhoow naqaanee in qofka warqad maxkamaded waaran ama mid boolis xataa

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 15 дней назад

    Sh.maxamed ibraahim suaal ayaan kuwaydiinayaa sheekh maxaa
    Soomaaliya ka hortaagan in
    Hogaan keedu diinta islaamka uu ku xukumo si dhabana
    Loohir galiyo oo layska daayo tastuurka aan hada haysano
    Fadlan iiga soo jawaab ???????

  • @respectsave99
    @respectsave99 15 дней назад +2

    Hadaysan awoodin xagay adayan sheeQ Dowladu dadku so maheyn inay badal u sameeso

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 15 дней назад

      MARKOODII XAGGEE AYEEY KA YIMAADEEN, SHIMBIRO GEEDAHA KU DUL NOOL MIYEEY AHAAYEEN? SIMPLY SHEEKADA WAXAA AY KU KOOBAN TAHAY MOORAYANTII 1991KII WAXAA KA ADKAADAY MOORAYANTA 2024, MOORAYAN 1991KII BYE BYE, MOORAYAN 2024 WELCOME.

    • @user-ic1uz5yv3u
      @user-ic1uz5yv3u 15 дней назад

      @@OMARAhmed-cd6ch MOORYAANTI. 1969. WAXAA. KA. ADKATAY. XAQ UDIRIRKI. 1990. MORYANTI FARMAJANA. WAXAA KA. ADKATAY. DADKI. CANSHUURTODA. AY. BILAASHKA. KU. CUNI JIREEN. MORYANTI. FARMAJO EE. CBB

    • @user-ic1uz5yv3u
      @user-ic1uz5yv3u 15 дней назад

      @@OMARAhmed-cd6ch ADIGA OO XARNTI. KACANKA. LAGUGUSO. KORIYAY INAAD CID. MORYAN KU. SHEEGTAA. WAA. CAQLIGI. KULANA. JIIS. IYO ARMAJO IYO CBB YA. KALP FOWQAL KALP

  • @user-vh4wz1wq1y
    @user-vh4wz1wq1y 15 дней назад

    Sababta loo xiray intaas kaliya maahan ee soo baar warkalaa jiro oo uu yiri

  • @KanaalkaAlnasiixa
    @KanaalkaAlnasiixa 15 дней назад

    Dowlad majirtee erayga dowlad naga daaya.

  • @omarali4265
    @omarali4265 14 дней назад

    Waa 😢run in ay dad kaan qalad ku deganaayeen meeshaan dam damis ka laakiin dawlada adeer Hassan sheikh waxaa laga rabay inay xal u u helaan sidii degaan rasmi ah u heli lahaayeen 😮

    • @S0MAALI__KING
      @S0MAALI__KING 14 дней назад

      Ader xasan ba ku heesa Ali khadaabna muxu yahay aya dhahday qoralada ad so qortay ayan arkay . Ali khadaab ilmaha agoomada ah iyo danyarta ayuu caawiya wa will mustaqbalkisi u hibeeye inu masakinta wax taro .. hadal run ah aya lagu xiray ee e Ali khadaab dadka ma xagxagto

  • @calim8311
    @calim8311 15 дней назад

    shiiqow yay xamaasad ku qaadin qofkii Xamar gaari kudhaxwato nabadaas dowlada .mas uulka ka ah qofkii yiraahdo dowlad majirto, waxaa lagu tuhmay inuu yahay dowlad dii, sharcigaan qabanayaa.

  • @MacalinDhagaweyne
    @MacalinDhagaweyne 15 дней назад

    Soomaali diidow dadka ha isku during ilaah kabaq

  • @omarali4265
    @omarali4265 14 дней назад

    Call khadaab wuxuu yahay cidii taqaan comments ka ha ku soo sheegto waayoo sheikha muusan sheegin wuxuu yahay

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l 15 дней назад

    War guryaha dab damiska maxaa loogu mashquilayaa dawlada ayaa u baagatay oo waxaa lagu celinayaa dabdamiskiisii hore,dadka si ku meel gaar ah ayay u degeen hadana waa laga raray, siyaasad yaan laga raadin.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 15 дней назад

    Sh saxmaaha in dawladu dadka masaakiinta ah u xoog sheegtaan dhulka waa kamaarantaa dawlada baahina uma hayso ee wey iibsanayaan oo daaro dhaadheer yaa laga dhisanayaa oo shaqsiyaad ka faa,iidayaan inkasta ooysan lahayn hadana dadbadan yaa deganaa oo nololshooda kuhaystey hadana meel cidla ah la dhigay iyada ooy jirto dhulal badan oo dawladu lahayd oo shaqsiyaad taajiriin ahi xoog ku haydtaan waxay ahayd in ay dhulalka dawlada oo dhan soo celiso hadii kale tan danyarta iska dayso

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 15 дней назад

    Dadka Mesha Degen Waxay Ka Imaden Meel Oo Barakacayal Maheyn Marka Dowlada Waa Ku Saxan Tahay Melaha Dowlada Hala Baneyo Dhamantood

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 15 дней назад

    Ali qadhaab waxa uu qabtay dowlada xitaa ma qaban ajar iyo xasanad alaha ka siiyo dowlada ha hadlin ayaa xurnimo la,an ah sidee xur ku nahay cali waba runtisee

  • @sakariyeAxmed-ju3zm
    @sakariyeAxmed-ju3zm 15 дней назад +1

    Horta hg maxaa loo dheceb yahay 😂😂😂

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 15 дней назад

      WIXII EDAB DARA AYEEY EDBISAA😂😂😂

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 15 дней назад

    Allaah ha u saqiro in hooy la,aan inla dhigo xaalada adag in aana lagu fiirsan bey aheyd xataa hadii ay hanjaben dad wacden dowlad isku taagen in loo dhimriyo aheyd inkasto sharciga isku tag laheyn wiilka waxa loo xiray garanmeno hadii la baaro waxeyn maha tuhunka loo xiray baa mesha ka baxayo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 15 дней назад

    Habargidir Iska Celiya Xasan Dameer
    Dhiiqo Galay Ninka Lafaha gata
    Dhulkii Xamar Abgaal baawada
    Gataye

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 15 дней назад +1

    Meeshay ka yimaadeen 30,sano kahor Haku laabtaan

    • @user-ic1uz5yv3u
      @user-ic1uz5yv3u 15 дней назад

      @@khadramahdi4116 ADIGU MEESHAD 30 SANO KA HOR KA TIMID AAD. YA. QAXBA

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 15 дней назад

      ADIGA 30 SANO KA HOR MEESHI LAGAA CEYRIYAY WA INAADAN HAWEYSAN

    • @khadramahdi4116
      @khadramahdi4116 15 дней назад

      @@user-qd8sd3lj1g waa Laydinku Fahmay Adeer Dadkiina dhinac karaaca xoolo meelyaala oo aad iska yeelanaysiin majiree Meeshiinii kulaabta.

  • @mmh8047
    @mmh8047 15 дней назад

    Dawladdo yeey dawlad utahay ???? Ma masaakiinta iyo maatada meel ay aadaan haysanin in Cagaf cagaf aroor hore ku argagixiso!!!!!!!.....Dawladnimooy xaal qaado....😢😢😢😢

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 15 дней назад

    DULMI DIID MA TIHIID EE WAXAAD TAHAY DULMI DOON. DAROOD DOON DADKALE DIID DULMI JECLEE DALIM WEYNADAY. SIDII DUMARKI AYAAD WAX U DURTAS. ILAHAY. UMADA KAA DHEX SAAR. SAN QAROOF

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 15 дней назад

    Dowlada haday daacad tahay ay wada fulinayso in laga wada baxo dowlada lahaan jirtay ay dan guud kuwada qabato
    Ma aha muuse suudi xarunwayn ayuu haystaa
    Ku waana ninkaas ayay la mid yihiin hadana ha qaadato ee danguud kuma qabanayso ganacsato ayaa qaadanàayo
    Marna wax saxan ma aha
    Hadayna ka qaadi karin muuse suudi waxay ahayd inay wada dhaafto
    Ama dhul inay siiso loogu diyaariyay adeegyada bulshada ay dowlada dhisto adeega bulshada sida cisbitaal suuq iyo saldhig boolis
    Dadkana dhul la siiyo dhitana la yiraahdo
    Mudo loo qsbto sida bill oo kale dhulkaas dhiso kana baneey
    Dowlada ee maysan lahaan lahayn
    Laakiin ka bax
    Dowlada dadka iyada ayaa ka masuul ah
    Masuuliyadoodi way gudan waayeen
    Tacdi ayay gaysatay ayaa la dhihi karaa

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 15 дней назад

    Iney dhul siisa bey aheed

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 15 дней назад

    Dowalda. Mumad waa inay unaxarisato jirkalo waalahaysta meey dowalad kasarto walaalkay waxatiri waloodigay Dada daruufahaysato waxab haysan marka umada alahugargaaro

  • @user-nv5dm7rl4q
    @user-nv5dm7rl4q 15 дней назад

    Dowlad beel yaa mad khali war wax ba ma oged e uk baad joog taa e meesha burcad is ba hee satey baa joog ta weliba daba dhilif yada ah

  • @ilhansalah6329
    @ilhansalah6329 15 дней назад

    Waxay ahayd in dhulbedela siiyo dadka somaliyeed

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 14 дней назад

    Wlhi alshabab america sidaa umaquruxbadno duli iyo rafad ayaa kamuqdo cill badanaa dowlada mey soqabtan alshabab tunela kumajiran weyna kasayan mesha ey kusuganyihin

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  8 дней назад

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @XassanAbdullah
    @XassanAbdullah 15 дней назад

    اسلام عليكم Sheikh kuna qofkii oo dhaho kitaab aan iska xukano ma shabaab war ilahey hala baqo dalkan wan jecel nahay lkn waxaan laska hukumayo marabno kitaab ayaa allah noso dajiyey kaas aan qabsano qofkii kitabka alle katago miyaa qiil uradiney saa idinka culama ah ayaa uhorsedey madhahdid walal yaal dimuqradi marabno aan isku hukuno kitabka alle shabaab kaliya miyaa diinta losodejiyey wllhi mararka waar waan yawaa walal kena kheer uusamey nayo ayaa lodiidayahy maxaa agoonta marwalba aad ugarab tagantahy ayaa lagu hees ta dad qawuuro faaqtey maa naxriis kasugtaa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 15 дней назад

    Sheeq maxamadow dadkaani waa maati oo weliba ragoodiiiyo wiilashoodii waxey ku dhibteen dagaaladii shabab, teeda kale madaxweynaha ehelkiisa ayaa sidaa guryo dowlada degan, mana ahan in sidaa loogu xoog sheegtey, waa arin aad u xun…

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d 15 дней назад

    😂😂😂😂😂😂 muqdisho oo dhan waa wada shabaab maalla tuhmo Dawlad madaxwayneheedii ankee shabaabka la adeegto oo dadka ku nabaysa shabaab Ummadda Alle haka qabto

    • @user-ic1uz5yv3u
      @user-ic1uz5yv3u 15 дней назад

      @@user-bp1py3ul2d ILAHAY. KU. QABAY. OO KU QAAD. ADIGA IYO INTA. XUMAHA. KULA. WADA. SHAXAAD. IYO. XOLO ISLAMEED. HADAAD. WEYSAN WAA IDIN OOHIN. CIROLE IYO. CAMO. CAJUUSO. IYO. CAJUUS. SHIIQ BENALE. IYO. SHAK SHUUKO.KALP FOWQAL KALP. XASAN SHIIQ. HAKUSO TAGIN AFKAGA. BAQTIGAA. EE. KULANA. JIIS. LUGTA. KALIYAY

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 15 дней назад

      SHABAAB IYO SHAYDANBA WAXAY RACEEN FARMAJO IYO CBB 😂😂😂

  • @user-nv5dm7rl4q
    @user-nv5dm7rl4q 15 дней назад

    Na calaa kugu yaal yaa shey daan mad khali ah war naga amus

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u 15 дней назад

    DAALIM AYAAD. TAHAY AAN ILAHAY. KA. BAQAYNIN. QABIIL AYAA KU WADA EE. WANAG IYO. WANÒ. MIDNA. MA. HAYSID. UXUDKIYO. QABRIGA. LAGU. CADAAB. BEEN. MAXAAD. LALISAY

    • @muxyidiinazaar2355
      @muxyidiinazaar2355 15 дней назад +2

      Wallaal sheikha maxaad ku aflagaadaysay

    • @user-ic1uz5yv3u
      @user-ic1uz5yv3u 15 дней назад

      @@muxyidiinazaar2355 Walaal meesha sheikh ma jogee waa. qabilki oo qamiis loo galiyay

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 15 дней назад

      WALAAL SHEEQ MAHAN EE WAA QABILKI OO QAMIIS.LOO GALIYAY.

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 15 дней назад

    Xiligii farmajo dowlada waxba kama sheegi jirin sheekh hada maxa cusub. Waana xiligii dadka reer muqdisho ugu dhimashada badnayeen iyo qaraxyada. Dowlada haloo duceeyo.

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 15 дней назад

    yaahuu harumaysan waa beentiis hadii hadalkaas yiri waa la tuhmi karaa ee adiga ka fiirso wararka qaar hadaad wax lahubo haynin ka amus.

  • @MustafayareMustafayare-vx3rt
    @MustafayareMustafayare-vx3rt 15 дней назад

    Daalim yahaw yahuuda ushaqeye ee dabada ka shabadeysan yaa adiga kaa sheydaansan yahuudiga talaabiib jooga adiga ayaa ka gaalnimo badan maxayelay adigu waxad tahay munaafaq af ka muslim uur ku gaal kuwa dowlada aad utaqaano iyo adiguba anigu shayaadiinul insi ayaan u aqaanaa waliba muqdisho ayaan jooga diin laawayahaw

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 15 дней назад

      KALP . MUNAFAQ WEYNADAY INAAD TSHAY. WEYKAA. MUUQATAA. SHAYDAN. FOWQAL SHAYDAN XARAMI FOWQAL XARAMI

    • @MustafayareMustafayare-vx3rt
      @MustafayareMustafayare-vx3rt 15 дней назад

      @@user-qd8sd3lj1g sheydanyahaw eey gaalnimo ku wey naatay adiga iyo munafaqa aad difaaceysaba waxa layiri mel bukta iyo farta ayaa is shacabka somaliyed waa idin fahansan yihiin in aad dabada shabadeysantihin

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 14 дней назад

      DULDOONOW DDLIM BAD TAHAY. SIDA. DUMARKI. DADKA. DURAYO. DAROOD MOYEE DADKA KALE. DURAYO ANAAN DEYN ABIID

    • @MustafayareMustafayare-vx3rt
      @MustafayareMustafayare-vx3rt 14 дней назад

      @@user-qd8sd3lj1g munafaq yahaw qabilka caabuda ku bad baadi meysid qabil iyo cilmaniyad ee ilaahey u toobadkena adiga iyo mujrimka kale ba

    • @user-qd8sd3lj1g
      @user-qd8sd3lj1g 14 дней назад

      @MustafayareMustafayare-vx3rt MUNAAFAQ. FOWQAL MUNAFAQ. BADARIYAHOW. BUURYADA WEYNI. EDAB YEELO. YAA. HUURALE