Ma ogtahay in Muraayadaha aynu isku eegno ciid laga sameeyo? Sidee loo warshadeeyaa!

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 77

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 4 месяца назад +61

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @aslimmohamed6891
    @aslimmohamed6891 4 месяца назад +12

    Waxa ugu horeyey (sameynta murayadaha darisha) suleyman ibn daud c.s.
    Halka (murayada cadiga ugu horeyey) nabi idriis c.s

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 4 месяца назад +28

    Aan ku wada salino nabiga sallalaahu calayhi wasalam

  • @Bagagac
    @Bagagac 4 месяца назад +14

    Waberi Media runti wax badan Ayan kafaaiday ❤ waberi Media ❤❤❤ guuulyso inshallah

  • @ťòŕöńťó-y7w
    @ťòŕöńťó-y7w 4 месяца назад +5

    NINKA Codka Dahabka/_Waxaad ka Soo hada shaa Waxa la ga sameyo Warqadaha BOOK ta__plz wll.... Inta igu racsan like sara...👍👍👍👍👍👍👍❤❤

    • @AbdiFatah-bu4hg
      @AbdiFatah-bu4hg 4 месяца назад

      Dahabka dhagax dahab ah ayaa laga dhalaaliyaa

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 4 месяца назад +1

    Magaaloyinaka somalida muqdishoo 205 jamacadod Hargieysa 78 jamaacadod waxaasoodhaan Millionen Dollar laagashupatee dadks
    Iyo Dalka waa zero zero zero zero findhecel maasamykarean walhii

  • @Isniin_media
    @Isniin_media 4 месяца назад +10

    Waan ku salaami ustaad abdi rahmaan😢❤

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 4 месяца назад +4

    Qiso aan A/ waberi kasheegeyninba iguma socoto walle 🙏🤝

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад +2

    Dunida maanta la joogo, Birta ninkii yaqaan sida loo habeeyo baa laga dambeeyaa, birta aynu barano dhalinyaro si aanu cadowgeena reer galbeedka hubka ay samaysteen mid ka horumarsan aanu u samaysano inagoo rabigeen talo saaranayna❗

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 4 месяца назад

      Horta intaadan cadaw kale ka hadlin😂 bal nabad aynu isugu baaqno waxwalbe waxbaa kamudaN E😂

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 4 месяца назад +1

      @@Aybmhm Nabadu sida ay ku imaanayso wax kaliyoo naga xiga waa in aynu diinteena u noqono, diinta gaalada ee dimuqraadiyada la dhaho inta jeebka lagu sito nabad iyo dhibic horumara naga fog cadowgaas maraykan iyo yurub ahina way nagu sii maadaysanayaan un, UMADII LAGU MAADAYSTAY HAWLI HAYSAA WBT👋😂

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад +1

    Allow natus somaliya oo wax soosaar leg 😂😂 la arkimaayo mardhiw eh xitaa 10yr soosocoto😂😂

  • @X10-f6e
    @X10-f6e 4 месяца назад +1

    Wabaari wallka sida hubka nuclear ka loo sameeyo iyo waxa oo ubaahan yhy Noo soo gali marwalba waan maqalnaa nuclear power

  • @azaad3
    @azaad3 4 месяца назад +4

    SALAANTA WAA DUCO FADLAN AAN KUU DUCEYE ADIGANE II DUCEY ASC WALAAL

  • @KhadraCiise-i9z
    @KhadraCiise-i9z 4 месяца назад +2

    M.a keep going wll 😍😍🤩👍♥️

  • @ruqiyosharif9519
    @ruqiyosharif9519 4 месяца назад

    Sameyska wxyabahan faculty gee lagu bartaa mise wa skill training rabto un

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 4 месяца назад +1

    Comintiga waxaad ka akhrinaysa murayada mbilkaga😂

  • @Nimcanle
    @Nimcanle 4 месяца назад

    comeback C/raxman joogte kanalka pro muqalada so badi 😏

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 4 месяца назад

    Asc wll jazaaka allahu khayral jazaa waxaad noo Soo tabisaa wax yaalo cajiib ah oo umudeena soomaaliyeed waxtar uleh meesha soomaalida kale ee qurba joogta ah aan waxba noo Soo kordhinin

  • @ameennikke
    @ameennikke 4 месяца назад +2

    Waaberi Media ½ Million comingsoon🎉

  • @SaidCartan
    @SaidCartan 4 месяца назад +1

    magacygu waa abdirahmaan cumar halkani waa wabri media kusoodhawaada dawadayaal muqalkeena maantay😊

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 4 месяца назад

    Hhh nin aduunyo joogow maxa aragtii ku laban😂😂😂😂

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 4 месяца назад +1

    Murtii weyeeh

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @AbdirashidMustafe-t2y
    @AbdirashidMustafe-t2y 12 дней назад

    Waberi media Really ❤❤❤soo badi Zheip

  • @Matete_Films
    @Matete_Films 4 месяца назад

    Waxa rabto maa noo sheegee murayad aya ciid laga sameeyaa aa waba hada ka amino

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад

    ALLAHU AKBAR🥺☝️💯❤️

  • @UmalkhayrApdi
    @UmalkhayrApdi 4 месяца назад

    Haa abahay ayaa ii sheegay 8 jirkaygii anna waan su'aal badnaa,Markaasan fa'iday.

  • @mohameddayibsheikhabubakar1190
    @mohameddayibsheikhabubakar1190 4 месяца назад

    Adiga hadalaya .xitaa ciid aya lagaa sameeyay ma ogtahay ..ugaaas

  • @maxamedxasan5468
    @maxamedxasan5468 4 месяца назад

    Sxb kasoo hadl tariiqda somalida io faraaciinta

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад

    SUBXAANALLAH🥺☝️💯

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 4 месяца назад +1

    WLHI suashan hada Khor ayn is waydiyay lkin jwabteda mrakn wayay waan iska dhaafay

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 4 месяца назад +1

    Ciidu ayaadaba u eg dhalo dhalo cidii ku soo ciyaartey baa fahmeysa

  • @Sh.muxiyadiinSh.naasir
    @Sh.muxiyadiinSh.naasir 4 месяца назад +1

    Muqaalada noocana soo badi saxib

  • @SurprisedCardGame-pc2uv
    @SurprisedCardGame-pc2uv 4 месяца назад

    Muraayada markaan isku dhawro qofka so baxaya inu aniga yahay maba aamino
    Murayadu wa hawl shaydaan saan aaminsanahay

  • @SadaamAbdimaxamuud
    @SadaamAbdimaxamuud 4 месяца назад

    Fans waabari media 500K coming soon

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 4 месяца назад

    Noosoo badi muuqaaladaan ookale aad baan uxiiseenaynaa

  • @AhmedAbdi-zc8jh
    @AhmedAbdi-zc8jh 4 месяца назад +1

    Dhowr mar ayaan isweydiiyey waxa laga sameeyo mahadsanid

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 4 месяца назад +1

    Qof aanan ogeyn ma jira 😂

  • @MusseMNur
    @MusseMNur 4 месяца назад

    "منها خلقناكم وفيها نعيدكم ومنها نخرجكم تارة أخرى"
    Iskadaa alaabta aynu isticmaalno,e innageenan ayaa ciidda ka samaysan, wax kasta oo ayny ku dul samaynana way duubaysaa, aakhirana marag aad u weyn ayay innagu furaysaa allahayow Markhaatigu noo hagaagaa. Amiin❤❤❤

  • @RASHKABOY1-b5q
    @RASHKABOY1-b5q 4 месяца назад

    Tani waa been tii ugu wayneed😂😂

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 4 месяца назад

    Nin wax bartay libaax waabari

  • @DahirMahamed-u5m
    @DahirMahamed-u5m 4 месяца назад +1

    Wan kuusalamey wala ❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 4 месяца назад

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @Gaaxnuug-w1b
    @Gaaxnuug-w1b 4 месяца назад

    Saw wax layaableh mahaa in muraayadahaa intaas oo qarni lasoo saarayay In somalidu aanay muraayad cidi leeg aanay soo saari karin kuwooda waxbartay iyo kuwooda kaleba

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 4 месяца назад

      Sxb somali hab ufikirkeeda ayaa saas ah teknolojiyada wax wayn oo qarniyo ubaahan sameyn teeda ayey u arkaan maantahaad tidhaahdo istakiin baan rabaa inaan soosaaro way kugu qoslaayaan waad waalatay beyku dhahaayaan marka dadkaas oo kale waxba haka sugin

  • @AbdikafiRashid
    @AbdikafiRashid 4 месяца назад

    Walee wayaab

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 4 месяца назад

    Ku mahadsanid macluumaadkan qiimaha badan

  • @hiboadan1057
    @hiboadan1057 4 месяца назад +1

    Keep going pro ❤🎉

  • @samakaabfilms9573
    @samakaabfilms9573 4 месяца назад

    Ma 2024 ogaatay

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 4 месяца назад

    Chatgpt ayaan ku qoray

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 4 месяца назад +1

    Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤

  • @abdikamalahmedomar3925
    @abdikamalahmedomar3925 4 месяца назад +1

    𝕄𝕒𝕙𝕒𝕕𝕤𝕒𝕟𝕚𝕕 𝕤𝕩𝕡

  • @najkafilms718
    @najkafilms718 4 месяца назад

    Horaan u ogaa in ciida muraayadaha laga sameeyo

  • @MohaCraxmaan-wn6dg
    @MohaCraxmaan-wn6dg 4 месяца назад

    sxb Sandke bilawday hawshan

  • @OmarAhmed-d9q
    @OmarAhmed-d9q 4 месяца назад

    Maidinku jira qof gatay courses ka waberi media

  • @NoahPakistani
    @NoahPakistani 4 месяца назад

    Mahadsanid wll for this video ❤❤❤

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 4 месяца назад +1

    Cajaaiib 🥺🤔

  • @MaxamuudYarey
    @MaxamuudYarey 4 месяца назад

    Mahadsanid ustad ciidan dalkeena malaha heli karaaa

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад

    Thanks brother muqaalada aaan caajis kudareemin mashallah ❤️❤️❤️❤️

  • @Muhammadali1583
    @Muhammadali1583 4 месяца назад

    The best somali RUclipsr

  • @MariaAbdikadir-dh9em
    @MariaAbdikadir-dh9em 4 месяца назад

    Keep going brother ❤

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 4 месяца назад +1

    علم الإنسان ما لم يعلم

  • @zundus_9987
    @zundus_9987 4 месяца назад +1

    First❤

  • @jesskamaal279
    @jesskamaal279 4 месяца назад

    Muuqaal xiligiisa imaaday🙌🔥

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 4 месяца назад

    m.a Walalka

  • @Mohamett_Qarni_joog
    @Mohamett_Qarni_joog 4 месяца назад

    Waxaan ahy qofki ugu horeeyay❤

  • @MohamedOsmaan-jt1hn
    @MohamedOsmaan-jt1hn 4 месяца назад

    7

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds 4 месяца назад

    Waad mahadsantahay wall

  • @QAAMUUSKA
    @QAAMUUSKA 4 месяца назад

    Mahadsanid ustaad

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 4 месяца назад

    Waaberi media thanks