Allaha unaxriisto mujaahid al shiid Abu Ibraahin qudbadiisi in magaalada Qasa ceeybeyndoonto banaanka u soo bixindoonto kuwa yuhuud u kala cararaayo malihiisi Allah aa u rumeeyey aduunki oo dhan aa arkay munaafiqiintii.
Gaalo markii ay arkeen muslimka maanta xaalkiisa way fahmeen aadna way uga faa'idaysanayaan inay sidaa u hadlaan oo xataa hoogii ku cadeeya dulmiga ay wadaan intaas oo qoraalo iyo hadal ah ka soo saarayaan.
Allow muqaawamada Guul Sii Yaa Rabi
Allaha unaxriisto mujaahid al shiid Abu Ibraahin qudbadiisi in magaalada Qasa ceeybeyndoonto banaanka u soo bixindoonto kuwa yuhuud u kala cararaayo malihiisi Allah aa u rumeeyey aduunki oo dhan aa arkay munaafiqiintii.
Guul walaalaha falastin
Qaraarka maxkamaddu waa Hal-xidhaalaha ugu wayn ee sugaya Galbeedka iyo ree yurub, siday Qaraarkaa u meel mariyaan ayay ku xidhan tahay jiritaankooda iyo ka sheekaynta dimuqraadiya iyo huuhaada ay dhagaha inagaga wasakheeyaan
somali haduu yimaado waalasoo dhaweynaa😂😂😂 ilaahay nawaaci yaarab😔
Mahadsananit wll
الله اكبر
ولله العزةولرسوله وللمؤمنين
Allah jabiyo gaalada isbaheysatay
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤
Allow Awooda america ka Yeel Habaa an
Keep going
Allha Jabiyo Yahuuda Nacalada
🥺🥺🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Wall markaad ka hadleeso shuhada hogaanka falastiiniyiinta ha isticmaalin erayga ah ( waa la qaarijiyay )
Gaalo markii ay arkeen muslimka maanta xaalkiisa way fahmeen aadna way uga faa'idaysanayaan inay sidaa u hadlaan oo xataa hoogii ku cadeeya dulmiga ay wadaan intaas oo qoraalo iyo hadal ah ka soo saarayaan.
Inuu xasuuq gaystey muudiidayaa
Ninka sugya In laxidho Netanyahu waa nin an waxba ogen😂
Allah ku sharfo
👋
Go aanka Naga Daba Gee zxp
Maxa kagalay America maba aqunsano maxkamada adunka
Maxkamadaas madaxda africa iyo carab ayaa lagu xiraa eygaas gacanta 3 X gacantoda midkood ayuu ku baxaa
Hadaad maqlijirtay alamtaro soo dhaaftay, hada dunida waxa kadhacaayo waa is alamtaro dhaafin iyo qiil in lawaayo. Dunidaani qolo gooni ah kaliya ayaa aadan ah, inta kasoo hartayna, ayaga ayaa la weydiin waxa ay yihiin, balse boogoodu bahdaasi maxisaabsana.
dadkan uu laaynayo binaadmi ma aha miyaa
bini aadanimadu mataqanaan waa gaalada in ay difaacdo sas weye xogtu wacadahay 5O,000,000 kun Oo shacab oo laxasuuqaymuslimin ah uma arkan bini aadam
Wadamada musliminta maxay usodhawen wayeen goaanka maxkamada icc😮mise srael ay garabtaganyihiin
Aniga maa gaal aminayo ayago intaaso sano fiirsanaye leyihiin cadalada kahadlena waa mare naftoda ucabsadeyn oo is dhaheyn adunka hadu saan kusocdo masiibada dhinaciine sogaare is dhaheyn ileyn rer galbedka dad waaweyn ubadan naftoda jecel yihiin naxariis ine dhamadan maraban waayo masiibadas ayaga bilaway ase kacabsana ine ayaga lee kuso noqoto aniga ima gadayan rer galbed sey u naf jecel yihiin lee yeyna idin sirin anaga muslim nahay kaliya ilahey aminsanahay ino wax kaqaban karo inta kaleh gaal iska hadlay waaye
Oofaarka godkiisii ayay biyo ugu soo galeen
Somalia 🇸🇴 hada timaado waan ku xireynaaa dhiigyacan Netanyahu
Maba yaqaano😂somali
🥺🥺🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Doofaarka oo xabsi loo taxaabayo