Heesta Mahiigaan, Indho Deeralay iyo Heeso kale Xogta Abwaan Huryo iyo Goortii uu Dhintay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 18

  • @abdIqannIahmed
    @abdIqannIahmed 2 месяца назад +1

    Abwaan maxamed cumar huuryo alle u naaxaristoo❤❤❤❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Год назад +2

    Rabbi haw naxariisto abwaan maxamed cumar huryo wuxuu ahaa qof wanagsan oo majajiladiisu aad dadka u raali gelin jirtay oo murti badnaa

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 10 месяцев назад +1

    Wuxuu aha a aun, abwaan heerka koowaad ah, majaajiliiste heerka koowaad ah.

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 дня назад

    Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 5 месяцев назад +2

    Allah ha unaxariisto HURYO

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 6 месяцев назад +1

    Ilaahay haa uu naxariisto

  • @Xassanaxmedsubow
    @Xassanaxmedsubow 2 месяца назад

    Thanksbrother ❤

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 4 месяца назад +3

    Sxb heeska mahiigan waxaa alifay Abwaan mustafe Sheekh cilmi

    • @saidelmi7550
      @saidelmi7550 2 месяца назад

      Waxat ku jirtay heesta mahiigaan ruwaayad oo mutafe sheekh cilmi

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 5 месяцев назад

    Alle haw naxariisto

  • @RuthWanupdirahmanYusuf
    @RuthWanupdirahmanYusuf 6 месяцев назад

    Huryo ❤Aun❤

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Месяц назад

    Waxba nooma sheegin ee taariihk da dib ugu laabo jaale

  • @AhmedMishar
    @AhmedMishar 5 месяцев назад

  • @gbgstar7316
    @gbgstar7316 10 месяцев назад +1

    Guroonjire hadey ilma abti ahayeen maa islaa. Yemniyaad baa dhashay abwaan huryo aun?

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 4 месяца назад

      guroonjre ayay isaan somaliyeed dhashay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 4 месяца назад

    Meykabka meeshaa tabato hataalo maahin wax lesmariyay leska soodhaqo qarashna aadkubixiso madama aygudneyn janis ilah kasandhabay

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 5 месяцев назад +1

    Wuxuu ku leeyahay sangub baa fanka kusoo dhaweeyay wuu kala rogay waana ujeedka loo socday ma huuryuu inooga waramayaa kani madaa taariikhdiisa hayaba

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 5 месяцев назад +2

    Waar muxuu ahaa kan garanwaaga ah ee ku gelgelimaystay taariikhda Abwaanka meeye Ciidagalihii afsoomaaliga yaqaanay dee ? Cajab uuuuuu !