Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti koowaad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2024

Комментарии • 690

  • @maymuunmustafa3817
    @maymuunmustafa3817 7 лет назад +28

    allah hayoow u naxariiso hooyaday iyo dhamaan hooyioyinka dhintoo dhan😭😭😭😭 anoo 9jira ayeey hooyaday dhimatay wanan dultaagnaa markay ka baxaysay se inay dhimanayso maan moodayn shalmad aan huwanaa baa layga dulqaaday oo la huwiyey allow hooyo kuu naxariiso😭😭😭😭

  • @najmaabdullahi1683
    @najmaabdullahi1683 7 лет назад +5

    Wlhi wan ooyay waliba xad dhaaf ilaahow hooyoyinken hanaga qaadin aaaamiiin 😢😢

  • @xaliimoguhaad4966
    @xaliimoguhaad4966 7 лет назад +42

    Qaybta labaad nogu soo dhakhsada plz
    Intii hooyo jcl like iigu qabta

  • @sihaamcadey6826
    @sihaamcadey6826 7 лет назад +33

    Eid wngsn ala saa usogayey leee fimkan plz like isara

  • @nadarhonest9147
    @nadarhonest9147 7 лет назад +236

    Aniga ma diidin maanta like igu deeqa hadii kale calol xumo u dhimanayaa 😂😂😂😂😂😂

    • @dhammoabdirahman7358
      @dhammoabdirahman7358 7 лет назад +1

      Nadar Honest hhhhh ha u dhiman calool xumo ee aniga. Like kaa dharjinaya haday waxku tarayso

    • @ilwaadmaxamud1941
      @ilwaadmaxamud1941 7 лет назад

      Nadar Honest ooo like tu maxay Ku tari wll hadii looguu Deeqo

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 7 лет назад +1

      Nadar Honest hadhiman wan kusaray like iska nolaw

    • @fadumohassan1540
      @fadumohassan1540 7 лет назад +6

      Nadar Honest
      kkkkkk
      Waa kuugu deeqay like 😅😅😅😅😅😅

    • @zamzamabdi472
      @zamzamabdi472 7 лет назад +4

      Nadar Honest wan kuugu deeqay ha naga dhiman qali

  • @cajaboaragsan6843
    @cajaboaragsan6843 7 лет назад +120

    Gabdhaha yaryar oo faraxsan ayaa kanaxsanahay waxa ku dhicidono markee hoyadod wayaan illahow rabiyow ilmah yar yar walidkod hakaqadin😢😢😢😢😢😢

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman 7 лет назад +73

    Xaawo kiin aado nool ayaa iga oohisay adiga iyo saxaabta kulawado Allah ah nixafio I Love
    you dhamaantiin💛💜💝💙💟💚❣💓💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕

    • @ikraan660
      @ikraan660 7 лет назад

      Dr.Bill Mohamed wlhi Aniga xitaa Wan kula ooyay

    • @ameeralove4666
      @ameeralove4666 7 лет назад +1

      Aah. Murugo waaye wallahi 😭😭😥😥. Filin
      Inay tahay xataa waa ilaaway 😪

    • @fardowsafilsanali1529
      @fardowsafilsanali1529 7 лет назад +2

      Dr bilal maxamed aniga xiita wanila oyey

    • @mohamedcali6753
      @mohamedcali6753 7 лет назад

      Dr.Bill Mohamed yffg

    • @xaawokiin5538
      @xaawokiin5538 7 лет назад +1

      Dr.Bill Mohamed aamiin aamiin abowe alle haikaxefdiyo💋💋💋

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  7 лет назад +145

    Eid Mubarak all Muslims!
    Saxiibada RUclips waxaad ku soo dhawaataan qeybti koowaad ee riwaayadii ”Iil Hooyo & Eedo Arxanlaay”.
    Waa riwaayad dhiiga ku karineysa qof kasta oo damiir leh, dhacdo jirtana laga sameeyay.
    Waxaan ka cudur daaranayaa ineeysan Eedooyinka/Aayooyinka oo dhan eeysan noocaan aheyn, balse eey jiraan qaar dabeecado qalafsan leh. Waxaan kaloo umada Soomaaliyeed u cadeyneeynaa in aan Caruur wax loogu geysan Filinkaan , si farad lehna noogu soo dhamaatay!!!
    Daawasho wacan!!!

    • @asmaasma5194
      @asmaasma5194 7 лет назад +4

      Goobe Video Production qaybta labaadna naga soo dadaji

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  7 лет назад +10

      Asma
      Insha Alaah waa diyaar waa diyaar, waxaan rajeeyneeynaa inaad dhaqso u soo deyno insha Alaah!!!

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +1

      Goobe Video Production
      Ciidal cafiyaa masullll❤💖❤💖
      Aad I aad lkn ayooyinku waxay uu badan yihiin kuwa xuun😢😢😢😢

    • @fathiharir
      @fathiharir 7 лет назад

      Eid al afia Goobe Video Production well done bro

    • @heblaayohebel4540
      @heblaayohebel4540 7 лет назад +1

      Goobe Video Production thanks wllo flimada nosoo badiya waa jecelnahy flada fananintam ay dhigaan

  • @hanihassan6247
    @hanihassan6247 7 лет назад +7

    Hooyooy la aantaa aduunyada huwashiii halis Kama baxeesid ilahow anaga hooyo la aan ma arkinee ilmaheena hooyo la aan haka dhigin

  • @najuubbe7872
    @najuubbe7872 7 лет назад +168

    hadaan isku tol nahay
    like iigu deeqa suulka yaana liika xasdin

  • @beerlula723
    @beerlula723 7 лет назад +254

    Inta ka heshay dagananta xawo kiin like igu qabta nooh

  • @nimcosalah287
    @nimcosalah287 7 лет назад +3

    Hooyo laan waa duni laan hooyo illaha haa ku naxariisto ifa iyo akhira 😢😢😢😢😢amiiin inkuna dhaha

  • @naimaabukar77
    @naimaabukar77 7 лет назад +44

    wwww Aniga ugu horeeyo like Eid Mubarak igu sharfa

  • @xariiromar4785
    @xariiromar4785 7 лет назад +9

    xaawo kiin wallahi wan ooyay ilin ba tis iga soo tidhi subxanallah Walaal plz adigo nool dhimasho ha jilin tan run run bay u egtahay

  • @xamdamuxumed838
    @xamdamuxumed838 7 лет назад +60

    walee laki weyka raysatay universal oo riwaayadaha ay immika matasho ayaaba ka shidan kuwii qooto qooto ilove laki and goobe thanks
    ♥♡♥♥♥♥♥♥♥♡♡♡♡♡♡♡♡♡

    • @amananima7189
      @amananima7189 7 лет назад +2

      xamda muxumed

    • @faankakamaheloasalreerqard5583
      @faankakamaheloasalreerqard5583 7 лет назад +2

      xamda muxumed
      Xabiibti Sax dee kuwan iyadaa leh odaygeediina wuu ka duubayaa waa xornimo
      Inagane dan baa noogu jirta ruwaadayo qurux badan marna naga oohiya marna naga qosliya waanu u baahanahay
      Universal meesha waxba kuma hayaan

    • @ismailahmed1536
      @ismailahmed1536 7 лет назад

      Faanka kama helo Asal Rfgvkkkkkkeer Qardho

    • @ismailahmed1536
      @ismailahmed1536 7 лет назад

      kkkkķkkkķkkkkkkkkkk

    • @ayanmahamed2834
      @ayanmahamed2834 7 лет назад

      xamda muxumed m

  • @Maysa-qf8yv
    @Maysa-qf8yv 7 лет назад +99

    Inta xaawo kiin jecel like plz

  • @kingdomboy7098
    @kingdomboy7098 7 лет назад +41

    Happy eid umada islaamka ah dhamaan best riwaayad weeyi

  • @sadiyalove7908
    @sadiyalove7908 7 лет назад +9

    Runti qalbiga i xanuunay 😢😢 best riwayd allaw hooyo hanaga qaadin qeebta koowad is best qeebta lamaat more best I think keep it up guys

  • @mohamedgabow2452
    @mohamedgabow2452 7 лет назад +16

    Eid wngsn goobe video production
    Brother slamullah azxaabta like ee saara waa maanin ciid oo wngsn

  • @canabnoor3390
    @canabnoor3390 7 лет назад +5

    Wlh ooyintaan ooyay markiii marada madow lagu daboolay aabaheey sooxasuustay allow hooyo ha'iga qaadin

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад +118

    Eedooyin fiican way jiraan ee inta xun ayaa badn
    Aniga eedadey aabahey qabo 1 yr aan la noolaay oo hooyadey xanuunsaneyd oo Dubai ay ku maqneyd
    Wlhi hooyadey matabin xitaa aad bey iijecsshahay anigana baari ayaan u ahay kuma af celinin jirin
    Ayadana qof aad u fiican ayee aheyd 8 cunug ayaa aheyn wayna nadaryeeli jirtay wlhi
    Marka eedo marki wax laga sheego wan xanaaqa Lkn waxn hilmaama eedooyinka qaar sida eedaday cml iney aheynin oo qaar xun ay jiraan
    Ilaahow ha iga qaadin aayadey aabahey qabo wlhi eedadey aabahay ladhalatay ayadaan ka jeclahay

    • @ismacilshikh4235
      @ismacilshikh4235 7 лет назад +2

      eedo arxan laay

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 лет назад +4

      ismacil shikh aniga alxmdullh Eedo fiican wan heystay wlhi macnbadn xaasidnimo aqoonin aad baan ujeclahay aayadey waxaad rabto sheeg aabahey haduu furo xitaa wan jeclahay ayada iga keensantay jaceylka

    • @qadanbisle1856
      @qadanbisle1856 7 лет назад +1

      Asmo Curada cida Manshallah ILAAHAY hakuudayo EDO Abayo Qurux

    • @abdishakurosman2606
      @abdishakurosman2606 7 лет назад +1

      Asmo Curada cida

    • @HaniaShAbdi
      @HaniaShAbdi 7 лет назад +1

      Asmo Curada cida walahi i cried the last part

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 7 лет назад +48

    Wlh wa oyay ilhyw ilmhyga oo waynaaan mid walba wax is tarin ha iga qaadin yaa rabi i remember mlnty hooyaday dhimatay so sad

    • @loyaltybellaibrahim2287
      @loyaltybellaibrahim2287 7 лет назад +11

      Keyf Abdullahi macaanto ilaah cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban hakusiiyo geeri waa xaq iyo wax nawada sugaayo ilaah cimrigada kuwa walidiintena iyo kuwenaba hadheereyo
      Hooyo La Aanteda Anigaa koray
      iyadoo ii Nool ayey hadana daruuf nakalafogeysay
      magac hooyo kamacaan hadaan Awoodo hooyadey waan ugu wici Laha
      Allow Hooyo Janno geey
      habaryar hoyadey Lailma Abti ah
      Ayan gurigeda kuso koray
      eedane kaxumeyd
      dhulka igu jiidi jirtay Waligeedna isxaan iigalin weynada wanagsanado
      Alx
      Hoyadaa ilaah Janada fardowso haka waraabiyo dambigeeda Allaha cafiyo iyada iyo dhaman inta geeriyotay
      baniiadamka ilaah hooyo iyo Aabe hakaga dhigo
      ubadkagana ilaah baari Hakaga dhigo Amiin Amiin Amiin😚

    • @miskimaanka449
      @miskimaanka449 6 лет назад

      Amiish beuty and decor sorry abayo

  • @WJGaab
    @WJGaab 7 лет назад +1

    dadkan eedo qalad ka fahman. waan jaclahay eedoyinkay rabi cimri dheere iyo cibaado suuban ha siiyo.

  • @hafsanuura4644
    @hafsanuura4644 7 лет назад +9

    Laaaaaailaaaha ila allah wlhi waaaaaaaaaaa qlbi xanun riwaaayadani si aaana cimrifay u oooyin ayaaaan u ooyy run ayaan mody ax ax qlpiga ilaaahaw hoyo unaxariiiso mal walpay jooogtp amiin

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 7 лет назад +27

    wan oyey wllhi illow hoyo hanaga horysiin wlh laanteed wxapa lama aha 😓😓😓😓

  • @umanajmanajiib1014
    @umanajmanajiib1014 7 лет назад +4

    Ar Xaawo kiin caloshay ihurisay daganaa ta Xaawo kiin caadi mahan😍

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 7 лет назад +12

    Ilhaw hoyday cimriga Iyo cafimdka U dhere wlahi waa qiso muruga Badan Ilma iga timday 😭😭

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 7 лет назад +73

    Ilahayow Hooyo Hanaga Qadin
    Hoyadu Wa Lama Huran😭😭

  • @abdirizakdheere6330
    @abdirizakdheere6330 7 лет назад +33

    ilahow hoyo mcn hanaga qaadin

  • @deeqalula8513
    @deeqalula8513 7 лет назад +17

    😢😢😢😢 xawo kiin luv u so much really ilaahey qofkasta wlidkiisa ha u daayo wlidenta dhimtyna ilaahey ha u naxaristo ilaahow hoydey iyo aabhyna cimriga u dheree 😭😭😭

  • @asmaharun5027
    @asmaharun5027 7 лет назад +6

    ax ax ala wlhi wn ilmeeyy illahow hooyo hanga qadin ax 😖😥😢😢

  • @hilaacdahir173
    @hilaacdahir173 7 лет назад +3

    Ax ax ax illaahow hooyo hanaga qaadin yaaaa Allaaah intii Alle kaqadayna unaxariiso

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 лет назад +1

    Wlhi blhi xawo wey IGA ilmeysisay ax hoyo mcn nolasha dunida cid buxin karto maleh dhaman jilayasha si run run ahbey ujilen thanks horay usocda

  • @somaliaguul7926
    @somaliaguul7926 7 лет назад +10

    Goobe video production thanks ciid Mubarak ...
    ciid Mubarak aaradinaye ciid Mubarak aaba nasiise really I love you... LAKI HAJI you live my heart...❤❤👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 лет назад +7

    Goobe vedio production iyo jilayasha ruwayadan marwo laki haaji wacays dhamantiin ciid mubarak
    Aad baan uga helay ruwayadan
    Wana xaqiiqo ayoyoyinka qaar qumayoyin weye

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +34

    Ciid wngsn my people❤💖💖
    Edo mhn ee waa ayo bila ceylk
    See wax uu wadaaann😁😏😏
    Ilahay ayyo ima badin 😘 mansha allh ilahayaw hoyady iyo abahy ii xafid😍

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  7 лет назад +8

      Ibra
      Waa runtaa waa Aayo laakiin Soomaalida inta badan waxeey u yaqaanaan Eedo sidaasaana keentay inaad ugu magac darno.
      Heeso badan oo laga sameeyayna waxaa loogu yeeray Eedo!!!!

    • @samiyarooble9895
      @samiyarooble9895 7 лет назад +2

      Ibraahim Shakul Yare hhhhhhh lah jada kala duwan eedo lee u aqan abaha xaskiisa

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 лет назад +1

      Ibrahim shakuur yare Amin Amin Amin ilahay nagama qaado Edo waa sidaan ilahay gacanta nooma galiyo lkn.ani hadaba weynaaday wax aan hooyo unoqda ilahay igama dhiibo

    • @qamarmohammed1099
      @qamarmohammed1099 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare waa Edo qofba waxbee utaqanaaa

    • @deqamohamed7377
      @deqamohamed7377 7 лет назад +1

      Ibraahim Shakul Yare aaaaamin

  • @abdifitaahhassan3025
    @abdifitaahhassan3025 7 лет назад +33

    ilahow hoyo hanka qadin😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saadiasaadia867
    @saadiasaadia867 7 лет назад +45

    If u can't imagine life without hoyo mcn like I saar

  • @nuratobahsan5163
    @nuratobahsan5163 7 лет назад +6

    Alle hawnaxariisto walidkeen Hooyo la aaan &abo la aan qofki arkaya garanaya Alxm Allow uwada naxariis muslimiinta oodhan😢😭😭😭😭

  • @samaanraage5546
    @samaanraage5546 7 лет назад +3

    Wlalayal like tan ad radinesan mxa ka heshan pal ana isaara like wlashin idinka weyn ahe 😊😊😊

  • @deeqaaabi2944
    @deeqaaabi2944 7 лет назад +2

    Edada yaan kasibaqayaa sidey ugaleyso ciyalka hadhow xawo kiin ruun baa ladoda iney dhintey ilahaybhydiin xafido dhamtiba inbadan ayaanbsugayeey ruwaydan like ta hayilabina

  • @youngshafi1762
    @youngshafi1762 7 лет назад +25

    xanuun waaye wllhi

  • @farhiyolucky8961
    @farhiyolucky8961 7 лет назад +32

    Ax xanuun badana wlhi oohinti runti ahayd ayan ooye saan isku adkaynaye mar ay ilmada idhaaftay ayan garan waaye

  • @she9022
    @she9022 7 лет назад +6

    masha Allah wlhi wn la dhacay ruwaayadan and yeah thank you Queen
    laki h wacays runtaa wxe tahay universal tv inaadan u baahnen ee ayaga kuu baahanyihiin horey u soco!!!

  • @nafisaadam6104
    @nafisaadam6104 7 лет назад +18

    anigo og inu yahay filam aya hadane ohiyn i calol xumo igu dishay 😭😭😭 ilhow walid kena no deyso

  • @maidaadam6025
    @maidaadam6025 5 лет назад +6

    Hawa Kin Hoyaninade Kuqurxantahay Wale inta igu Racsan Like Haisarto😭😍

  • @hodanabdullahi1017
    @hodanabdullahi1017 7 лет назад +5

    Illahow hooyo la'an hana badin wlh anoo og in ay flim thy midaan ayaa hana la ilmeyey 😭😭😭😭😭😭

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 7 лет назад +3

    Rawayadan caloolxumo waaye eedooyinka qaar waa bahalo mida kale Laki wacays gabadheeda yar ayadoo ciyaal ah eeku dheereysaa jilitanka masha Allaah

  • @maixlkjb5640
    @maixlkjb5640 7 лет назад

    runtii ilmaa isoodhaftay waa markii igu horaysay ee aan la ilmeyo soomali film ay jisho illohow hooyoyinkeen hanaga qaadin aaamin intay kadhimatayna allaha unaxariisto

  • @munahaji6012
    @munahaji6012 7 лет назад +19

    Caawa waxaa isoo xasuusisen geeri hooyaday waxan dib ugu laabtay xasus muruga leh hooyo waa furaha nolosha wana true story shekadan aduunka ciil waxa daremesa markaa hooyo la aan noqoto aaabe waxba kama oga ilmihiisa lkn aabayasha somaliyed waxa dhihi lahaa ha fiirinina nolosha gaban ee naagtas kale ee ilaaliya niyada ubadkiina oo farxad siiya wallow aysan jirin cid kuu buuxin karta booska hooyada

    • @naziiptacashaqa2315
      @naziiptacashaqa2315 7 лет назад

      muna haji pole abyo alle ha unahariisto hooyo Mcn ruux walbo wuu dhimanayaa

    • @haifaahmed614
      @haifaahmed614 7 лет назад

      Ilaahay haw naxariisto hooyo iyo intiii dhimatyba

  • @sleppy-og9fr
    @sleppy-og9fr 7 лет назад +1

    Subxanallah dhimaasho laguma matalo film run bee u dhacday
    Xaawoo kiiney cimriga allah kuu barakeiyo allah jidka toosan kugu soo toosiyo aamin

  • @deeqayusuf7583
    @deeqayusuf7583 7 лет назад +23

    😢hooyo la'aan waa hoye la'aan

  • @sahroomar562
    @sahroomar562 7 лет назад +16

    Oh oyin iga kanty wllh

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 7 лет назад +22

    Ilaahow adaa mahad iska leh anoo weyn oo aan naag ibahdili karin ayey dhimatay hooyadey saasoy tahayna still hooyo la.aanba dareemaya lkn marka arko caruur yaryar aan awood lahayn oo bilaa hooyo ah ayaan waxwalba iska hilmaama allaah raxmaanka ah inta hooyooyinkood haysta ha udaayo intay dhimatayna Allaah ha u naxariisto I'm feeling sad 😢😢😢😢

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 7 лет назад

      Hamdi geenyo
      Aaamiin Aaaamiin
      Walal Hooyo waa Qaali

    • @shucaybmaxamed232
      @shucaybmaxamed232 7 лет назад

      aaamiin abyo

    • @kiinmire8274
      @kiinmire8274 7 лет назад +1

      Hamdi geenyo

    • @umunadar8748
      @umunadar8748 7 лет назад

      Aamin abyo xamda

    • @zamzamzuldano2669
      @zamzamzuldano2669 7 лет назад

      hooyo jecel maanta murugaa i shiday anoo noola ilmeheyga ka soo maqanahay ayeyadooda heysa iyo dangaladeydaa lkn walwal igama dhamaado

  • @mahamedismail1037
    @mahamedismail1037 7 лет назад +4

    subxanalaah anaaba oooyey wallhi igatag saan u sugayey waaban ooyey

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 7 лет назад +38

    Qofkii hooyadii ka maqan tahay uun baad Clip kan dareemi kara
    😢😢 😢😢😢 Like Me Alle Qabriga kuu Nuuriyo Aaminta ii raaciya please and please Thanks😦😦

  • @amananima7189
    @amananima7189 7 лет назад +10

    Walee ilin ilin iguma harin maanta ilaaahow hoyo la aan hana dhigin

  • @muxsinmohamed9451
    @muxsinmohamed9451 7 лет назад +3

    ar anee i soo xasuusisay markaan ayo la soojoogay ayo wlh qof aayo soo ar kay baa dareemi kara waxan xasuustaa anigoo 10 jir ah oo dharka la igu dhaqo cayaalka abahay dhalay mid aanan xambaarin dharkiisana dhaqin hal wiil baa ka jiro wlh wan ooyay markaan soo xasustay

  • @princesshafsa8741
    @princesshafsa8741 7 лет назад +35

    Filinkaan wanradinaaye , Eid wanaagsan dhamaan asxaabta

  • @mutazmohamed7132
    @mutazmohamed7132 7 лет назад +2

    Hadaad ka hesheen siidaydo kale like igu qabta

  • @ganiyaawaleh5168
    @ganiyaawaleh5168 7 лет назад +11

    hoyaday maacan ayan soo hasustay very sad wlh

  • @yasminabdullahimohamud2929
    @yasminabdullahimohamud2929 6 лет назад +5

    Hooyo Wlhi wax loo dhiga ma jirto, qofki Hooyadiis oo Nool so gaarayoow ogow wad nasiib badantahy ee ka faaidayso... LIKE saar if You Love Your Momy

  • @kadarmoha
    @kadarmoha 7 лет назад +22

    Wad salamantihin Laki iyo asxabteda. Woow riwaayad cajiib ah! Insha Allah ino so dadajiya qeybya 2:aad. Ciid wanaagsan dhamaan soomaali maxamed.

  • @hanicadeysomalia7003
    @hanicadeysomalia7003 7 лет назад +2

    Gabdhaha yer yer tan yaraa qatar ah

  • @xawoaxmed766
    @xawoaxmed766 6 лет назад +1

    Warkuwan dhimashada ciyaarta moday anagibayba ilmo naga keenen istaqfurilaha

  • @somalishidan5577
    @somalishidan5577 7 лет назад +1

    thnks goobe iyo inta duubtay sheekadan waxa xaqiiqa ah ineey kajirto meelo bdn somalia kamid tahy allow hooyyinka udaa caruurta

  • @mushtaaqmandeeq5223
    @mushtaaqmandeeq5223 6 лет назад +2

    😔😔Wallee eedo arxan laawe waaye badankood illaahow eedo hanaga adeejin hadeey aabo ladhalatay yo haduu qababa illaahow hooyo mcn hanaga qaadin yaaa rabbi hooyoyinka unaxariiso aduun iyo aa qiraba

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac4019 7 лет назад +5

    alla wn sugayay ruwayadan xaye sintedan arkay good goob production

  • @Hafsa_ahmed12
    @Hafsa_ahmed12 7 лет назад +1

    Alla hanad nin ladhaho ayaan jeclaay mustaqbalka inuu iguursado ninkaan. Hanad markii loogu yeero meelbaa leeyga wacaa

    • @ruksana578
      @ruksana578 7 лет назад

      Hormarinta Bulshada hhhhhhhh abyo allha kusalhlo gurgaga hanad

  • @lilazlovebarcelona8051
    @lilazlovebarcelona8051 7 лет назад +1

    Run Run len Moday xawo kiin cimrika allaha ku dhereyo

  • @majdamoha7590
    @majdamoha7590 7 лет назад

    😭😭😭 Alla wlh run u ooyay, xaawo kiin hadalkeeda kaliya Ku qiiro galinaya, dar'daaran keeda kuma sii jiro 😭😭😭 ilaahoow hooyo hanaga qaadin 😭😭😭 halkeedii bay dhigtay, iyada la'aanteed malaha riwaayaduba dha'dhan ma yeelateen, ILLAAHEY waxan kaga baryaya cimri dheer iyo caafimaad qab, iyo inu kaaso hadeeyo heesaha , hadii fun ka aad huriwaysana riwaayada un kuugu ekeeyo, we Lv ❤️ u #Xaawo_kiin.

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 7 лет назад +8

    waaw qabta dabana sobobsiya good job ❤❤❤👌👌👌

  • @fadmaahmed5074
    @fadmaahmed5074 7 лет назад +5

    omg my make up is ruined thanks.😭 waaw i never seen somalis acting this good. congrants to all involved ❤

  • @intaficanwalaalkood3346
    @intaficanwalaalkood3346 7 лет назад +41

    Inbadan baan sugayey

  • @simansiman5498
    @simansiman5498 7 лет назад +6

    Eid Mubarak all masha Allah good filim

  • @shaxshaxleedaholland7309
    @shaxshaxleedaholland7309 7 лет назад +6

    😥😥. Maskin. Ilmaha callool xumo igudilen 😪

  • @miradu9339
    @miradu9339 7 лет назад +10

    Walhi wa ooyay ax hooyo macaan allaah ku naxariisto wa xasuustay my mum

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 лет назад

    Soubhanah Allah hoyo Macanne Allah Warham Accueille au Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH Amine Allah idaahahaha issigorrissai hinkasto hoo ayoho haasoharkiinne hadana dabeigadoo ayoinkaa haddebai hou garlabsanni dabaihouboo ho oubabkaa wa hadadihanne Allah HOYO macannaaa Wa iftinga Addounka Allah calool houma hoo muruggo badanna HOYO lahantaii adounhya hourdabaa halisseee kama bardainoooo

  • @بنتالاحلام-ض7ط
    @بنتالاحلام-ض7ط 7 лет назад +22

    Ciid Mubarak all Muslim wlhi Eedo wey Arxan daran thy inta iga danbeysa like ha igu qabtaan

  • @luushaliisha6046
    @luushaliisha6046 7 лет назад +17

    Wlhi oohin cadi ah 😢😢😢😢

  • @farxiyoraage6981
    @farxiyoraage6981 6 лет назад +1

    eedo fiican ayaa LA argijiray eedo saaneh miyee jirtaa

  • @hodanhassan6059
    @hodanhassan6059 7 лет назад +25

    wax badan ayaan sugaayay waa mahad santihiin

  • @yaasmiincali3475
    @yaasmiincali3475 7 лет назад +1

    qof dhimatay iyo oohin hadaa maqlo aabahey iku soo dhacaaa allow kuu naxariiso wax bdn waaku tabay

  • @sakariyeahmed5526
    @sakariyeahmed5526 7 лет назад +3

    Asc habaryartey xawakiin adayaan oganaxay hadalalada dhimashada plz Habo mardambi hasameen sedaan ukali romahaanti aad ayaad iga ilmeeyseesay

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 7 лет назад +2

    Xawa kiin run run aya iga ooysiisay adiga iyo fanaaninta kula wado runti eedo wa arxan laay illahay aya mahad leh oo an eeda ibadin alx 😭

  • @zowdaqueen7606
    @zowdaqueen7606 7 лет назад +2

    لاحول ولا قوة الأبالله dhimashada aabaheyga ayanba sooxasuste allow kunaxariiso xbbi baba dhimasha hda maqlo wanaxaa film dambo inaa iska dhaafo ayee igu kalifesa dhimashadan inkasto lamahuraan thy hdana uma adkeysan karo😢😢😢😢😢

  • @ayaanishabdirahman7406
    @ayaanishabdirahman7406 7 лет назад +2

    Eid Mubarak somaliyey wlh calosha ixanuunty ala eda....

  • @ladanoffcialchannel9044
    @ladanoffcialchannel9044 7 лет назад +2

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😩😩😩😩😩😩😩😩 ooooow no! Ani waxan LA naxay xaawo kiin, inay Run uu dhimatay aan mooday ba

  • @samracaydarus4508
    @samracaydarus4508 7 лет назад +1

    Xaawa kiin mashalh deganan ay wax u jileysaa iyo nidaab xelwa

  • @rowdamahamed6102
    @rowdamahamed6102 7 лет назад +6

    bisinka iyo yaasiinka waa naga ooysiiseene

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 4 года назад +1

    Woooow

  • @abaadiryare6224
    @abaadiryare6224 6 лет назад +4

    wlh there part an laa oyey

  • @hodanhassan6059
    @hodanhassan6059 7 лет назад +10

    eid Mubarak

  • @aminayariso8524
    @aminayariso8524 7 лет назад +1

    Subahannallah dhimasho mahey ugu mataleysa kiin aye xanuun

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 7 лет назад +7

    Xaawa kiin waa jishay 👄👄👄👄👄 maansha allaah caadi maahi kan ninkeeda matalaayo alla labadooda
    Isku fiicanaa 👍👍👍👍👍

  • @yaasmiiinsiigaale5276
    @yaasmiiinsiigaale5276 7 лет назад +1

    MSHA ALLLAH ani ilaaahay amarkii eedaday aaabahay Qabo waxay ila dhaqmi jirtay sida hooyaday ooo kale marna sxb bay ii ahaydba edo samsam cabdilhi nolow love you so much

  • @ikraam6747
    @ikraam6747 7 лет назад +15

    mahad sanid sheekadaan wn su gaayey 😍

  • @samiiramaxamed2684
    @samiiramaxamed2684 7 лет назад +11

    Ah calol xuma ayee igu dishay wlh

  • @primegaminghouse7284
    @primegaminghouse7284 5 лет назад +2

    Ilahayow hoyoo anakaqasin hooyo laanta lamanolankaro wankujeclahay hoyoo❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋🤝🤝💋😍😍😍

  • @maxamedaxme6251
    @maxamedaxme6251 7 лет назад +3

    Subxaanalahaa wlhy caadi baan u naxay waa film qiiro badan