Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Xamarweyne xadaaro aa taalo laakiin hal dhib aa jiraa wasaqda jidka la nadiifiheeynin.hadii mayorka g/banadir liiga dhigi lahaay guri kasto oo hortiis wasaq taalo ganaax aan feeraha u geli lahaay.xamar dhan aa saas eh wasaqda adoo xiiso u qabtid aa imaheey dhiiqo iyo qashin lasoo gemayalkaan dowlada sheegto oo gaalada xalane Ilalahay haka bixiyo waala nafisi lahaayee.
Masha Allah walaalkey
Maashaa Allaah reer banaadiri
Masha Allah xamar allow dhoor 🇸🇴🇸🇴🥰🇸🇴🫡
Aba waxan kukula talina meel walbo maciishadeeda ku qiimee adika hadee raqiis kula tahay dadka meesha ku nool waa ku qaali marka sas uku qayaas qaado hadii kale wee ku qaaliyeenayan Mashaallah vlog aad u qurux badan
Xamarweyne ❤❤
Mnshalah 30daqiiiqo cml ka dhig aad bn uga helay from puntland
Insha Allaah
Waw xamar waan u xiisay.Xeebta Jaziira iyo liido na soo tus
Masha allaah ❤❤❤❤❤
8min is not enough to watch this wonderful vlog we need longer vlog
Dadkaan dad nabad jecel weeye wadanka madaxwayne halooga dhiga laga yaba wadankeena hor mar inu gaaro
Masha allah ❤
Xaafada ugu nadaafada xun
Deeqa yaala
❤❤❤❤ guleyso
odeyga fananada pink iyo madowga wata numberkisa i siiya daruuf aya ka muuqata azxaabey please
YAABKA ADUUNKA FUNANAD HADI LA DHAQO MA CADAHEERASHIINKA GACMAHIINA WASAQDA AH KU FARFAR TESEENXEERKA ILAALIYA YA AHLU BAJUUN
Wadadaan Ex Cabdal Shideeye waaye hada Bakaaro ayaa ka qaadatay suuqa sarifka gadaashiisa
Suuqa Geesku waa Somaliland iyo Hargeisa. Somalia-Talyaani ku mee Dabaal yow????
Waxaan waxaa laga dhaxlaa waa kolistarool 😂😂😂😂 ee iska daaya malaayga ka d'Hermann saliida iska daaya
Suuqa aaboodo maxaa laga wadaa waligeya maqlin mise qoraalka ayaa ka qaldan kkkkk
Disgusting dirty streets. Shame 🤢
Waa India
Mashaa allah❤
Xamarweyne xadaaro aa taalo laakiin hal dhib aa jiraa wasaqda jidka la nadiifiheeynin.hadii mayorka g/banadir liiga dhigi lahaay guri kasto oo hortiis wasaq taalo ganaax aan feeraha u geli lahaay.xamar dhan aa saas eh wasaqda adoo xiiso u qabtid aa imaheey dhiiqo iyo qashin lasoo gemayalkaan dowlada sheegto oo gaalada xalane Ilalahay haka bixiyo waala nafisi lahaayee.
Masha Allah walaalkey
Maashaa Allaah reer banaadiri
Masha Allah xamar allow dhoor 🇸🇴🇸🇴🥰🇸🇴🫡
Aba waxan kukula talina meel walbo maciishadeeda ku qiimee adika hadee raqiis kula tahay dadka meesha ku nool waa ku qaali marka sas uku qayaas qaado hadii kale wee ku qaaliyeenayan Mashaallah vlog aad u qurux badan
Xamarweyne ❤❤
Mnshalah 30daqiiiqo cml ka dhig aad bn uga helay from puntland
Insha Allaah
Waw xamar waan u xiisay.
Xeebta Jaziira iyo liido na soo tus
Insha Allaah
Masha allaah ❤❤❤❤❤
8min is not enough to watch this wonderful vlog we need longer vlog
Dadkaan dad nabad jecel weeye wadanka madaxwayne halooga dhiga laga yaba wadankeena hor mar inu gaaro
Masha allah ❤
Xaafada ugu nadaafada xun
Deeqa yaala
❤❤❤❤ guleyso
odeyga fananada pink iyo madowga wata numberkisa i siiya daruuf aya ka muuqata azxaabey please
YAABKA ADUUNKA FUNANAD HADI LA DHAQO MA CADAHEE
RASHIINKA GACMAHIINA WASAQDA AH KU FARFAR TESEEN
XEERKA ILAALIYA YA AHLU BAJUUN