Arinta Sh Umal Iyo Sh Soomow Oo Waji Kale Yaalanayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 76

  • @MaryanFarax-py3lx
    @MaryanFarax-py3lx 2 месяца назад +5

    Ilaahay haku xafido shikh maxamed cabdi umal

  • @Aishaabdullahi-gj7lf
    @Aishaabdullahi-gj7lf 2 месяца назад +2

    Sheikh muhamed abdi umal Allah kuxifdiyo

  • @CraxmanDahir-f4d
    @CraxmanDahir-f4d 2 месяца назад +2

    Yaa diinta ra'yi kadhigay bilaa daliil ah shaydankaba ra'yi wuusoo bandhigaa balse qofkii jaahila ayaa taladaas ka qaata ahlusuna waa daliil iyo wuduux cad ❤

  • @sahraismailyusufismaaciil4428
    @sahraismailyusufismaaciil4428 2 месяца назад +2

    Illaahay ha unaxariisto maxamed cabdu haab iyo culimada salafiya

  • @abdullahiali7826
    @abdullahiali7826 2 месяца назад +1

    Sheikh saalax ayuu waye

  • @AdamAdan-ix4rv
    @AdamAdan-ix4rv 2 месяца назад +10

    Sh,umul alah kaxifdiyo

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 2 месяца назад +2

    Sh.umul ashhaado

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 месяца назад +2

    That’s why baan unacay inaan wadaada somalida dhamaantood aan dhegeeysto ama daawado😢😭depression baa laga qaadaa mid wax laga faaiido ayaa iska yar

  • @SuseyAli
    @SuseyAli 2 месяца назад +1

    Sheekh umal xafidahullaah

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 2 месяца назад +2

    Viva sh soomow

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 2 месяца назад +3

    Sooomoow kheer ilhay hakusiiyee naga amuuius

  • @goudhassanaden4627
    @goudhassanaden4627 2 месяца назад +2

    Ummal miyaanu ahayn kii lahaa Nabi Muxamad ayaa Injir lahaa Makaasaa dad wax u sheegaya oo Culimada kale wax ka sheegaya waa Aakhiri zaman

    • @CabdiQaadir-qf2hn
      @CabdiQaadir-qf2hn 2 месяца назад

      Aqli xume sheekh umal .waxuu sheego .saxiixeynkey ku yaalaan.bukhaari iyo muslim...isagana ma qorin...ee soomow .munaaqib dhaafi .bal hasoo sheego xadiiskaas sanadkiisa,iyo meeshuu ku qoranyahay..sayuuudi oo dhin 700 sano .ayaa qoray..xujo ma ah .axaadiista rasuulka..wey ka horeeyeen.bal sayuudi hakuu ka soo guuriyay ha sheego .

  • @aymankhaliif4804
    @aymankhaliif4804 2 месяца назад +5

    Sheekh umal alow janeey

  • @Zahur276
    @Zahur276 2 месяца назад +5

    Aniga waxaan qabaa inuusan kan u jawaabin Sheikh Umal mardanbe Alaaheey hanoo xifdiyo Culumadeena 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 2 месяца назад +4

    Soomow iyo Ahlu Sunnah Allah ha xafido.

  • @amatuLah18-iu2ep
    @amatuLah18-iu2ep 2 месяца назад +4

    Allow lakala miiraye suufiyada wareersan ha iraacin.

    • @CraxmanDahir-f4d
      @CraxmanDahir-f4d 2 месяца назад

      Bax adigaa ra'yi iyo somali diin moodaye

    • @amatuLah18-iu2ep
      @amatuLah18-iu2ep 2 месяца назад

      @@CraxmanDahir-f4dsababee hadalkaada. Daliil keen???

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +1

    WALEE SUUFIYO WAA WAREERSANTAHAY ADIGU ISLAWEYNIDAA

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 2 месяца назад +1

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 месяца назад

    Also sheekh qudub sheekh garloogubay

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 2 месяца назад +1

    Shiqow maxamad cabdi wahab 1000000 somali ayu gubay qarxiyo sufiga qaldan ee dhigayga magangeliya dhama kana denbi yar

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 месяца назад

    We believe sheekh Yusuf named aw barkhadle sheekh saylici sheekh xuseen balilayan kabiir khaliil. Kabiir yusuf kabiir cumar

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 месяца назад +1

    Soomow maad sheekha ka reebtaan

  • @AbdulqadirMaxamed-zv5hz
    @AbdulqadirMaxamed-zv5hz 2 месяца назад +2

    Mawadaadaa tihiin khawaarij baa tihiine umaloow mar maxkamad waa lagu soo saarin, kadaab baatahay imisaad NABIGA SCW aadaku if tiroonaysay

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 месяца назад

    Koley aniga wxn ogyahy in culimadii hore ducadooda la aqbali jirey.❤.. Hadase aan Wahaabiyo waxba laga aqbalin hadey maantoo dhan duceynayaan... Saw Xajka maad arag kuwa sey u duceynayaan ooya, miyaa la aqbaley😢

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 2 месяца назад +2

    Adigaa bilaabay sheekhuna maxaa u dhibsaneee

  • @abdullahiguss8531
    @abdullahiguss8531 2 месяца назад +2

    imal caawa maxaajiira wuu calaacalayaa

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 2 месяца назад +2

    Adiga suaal misaajidka Sh xasanan Kuma dukatid Marka adiga ma isla saxsan mise lagama hor Imaan karo

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 месяца назад

    Soomoow iska aamus sheekh umul cilmi kuma gaartid nagnagta iska daa

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 2 месяца назад +2

    Umul wad csytamaysa horor macnaheeda ma taqana

  • @CraxmanDahir-f4d
    @CraxmanDahir-f4d 2 месяца назад

    WAHAABIYO ❌️😢
    Codkarnimo,ra'yi iyo afsomali✅️😅

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад

    AABAHAA HADUU KUU AQRIYEY MAWAXYIBAA KOLEY UMUL WUXUUSAN SOOBARIN LAMZYIMAADO

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 2 месяца назад +1

    SALAFIYIINTA ganacsatada iyo Siyaasiyiintaa markay SUUFIYADA kuraasta dawladda la fariisteen ayay suufiyadiina kusoo jeesatay adinkaa soo dhoweeyste nimankaa

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 2 месяца назад +2

    SOOMOOW WAA ISKA HADLAAYA CIMI IYO DIIN MIDNA MA YAQAANO
    WAA SUUFI QABUURO CAABUD AH

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 2 месяца назад

    Sh spompw xadiis oo keenay jawaaabta sh umul lagarabaa

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 2 месяца назад

      Darajada xadiith ka maxay tahay حسن ، صحيح ' ضعيف 'موضوع ' منكر

  • @CaliMuse-e4m
    @CaliMuse-e4m 2 месяца назад +1

    Haad daliil ya miskiin

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 2 месяца назад +1

    Comments ka fiiri ayaa isdhahay umad xanuun san baan arkey sheeqa caay naayo xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 месяца назад

    Soomow saxiixiisa xadiiska muusan uba abtirin. Dhagoole muu u waramayaa😂

  • @C.nasir864
    @C.nasir864 2 месяца назад

    Somowne waa mushrik

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 2 месяца назад

    Hadaad dooneyso inaad CAAN NOQOTID NIN CAAN AH FARAQA KU DHEG.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 месяца назад

    Shiiq kow wax.baray shiiq umul waa kee 😂

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 месяца назад

    *Suufiyadu maba saxana. Waayo shimbirtii dhimata ayay caabudaan oo waa awliyo ayay ku dhahayaan* 😂

  • @CaliMuse-e4m
    @CaliMuse-e4m 2 месяца назад +1

    Sh.umul waa caamo hadaa madaa shega

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 2 месяца назад

    Odeygaan cuqdad ayaa heyso bal dhiidhiibso

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 2 месяца назад

    Sheikh somow geeska ayuu firfirinaya walala jooga. Markad isku firiso body language koda Sheikh Maxamed Abdi Umal iyo Somow wad ogan karta midka cilmi Alle siiyey iyo midka a cilmi bdn lahayn.

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 2 месяца назад

    Nin cuqdad badan sida umal dad diin maku hugaami karaa?

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn 2 месяца назад +3

    Soomow sheekhul bariis waaye, Heybad culimo xata malahan

  • @C.nasir864
    @C.nasir864 2 месяца назад

    Umalo sh maxamed binu c.wahab hadaa kudayan lahed dimuquradiyada waad kukufrin lahed iyo dowlada riddada waad kabaria noqon lahed ee shiqas amaansi

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 месяца назад +1

    Injir le yaa kadaab yaa kadaab halaka Allah sariican

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 2 месяца назад +1

    Injir adigaa keenay nabiga istaag ka kadiyay adiga yiri wsx ka daran ma jiro

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 2 месяца назад

      Armay nabiga ka sugantahay in uu kaadiyay asaga oo istaagsan ?
      Maxaad waxaan jirin uga dhigee?

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 месяца назад +1

    Wajigaa gubay

  • @Dora_is_better_than_you
    @Dora_is_better_than_you 2 месяца назад +2

    Waa sax arintas sababtu adiga oo kale ayuu umada kusaladay iyo kuwa kulamid ah marka kaas

  • @CaliMuse-e4m
    @CaliMuse-e4m 2 месяца назад +1

    Sh.umalaw.wadadkan somow.ka cilmi.badan.suradaas ad so qatatay Adiga.ku khusaysaa.NB.kolay carabku.wuu ku soo dhici.wahabiyadu wa MURTAD
    YAQIN TOODU TAHAY LACAG

  • @Aishaabdullahi-gj7lf
    @Aishaabdullahi-gj7lf 2 месяца назад

    Astaqfirulaah

  • @HamidaKhatun-nw2lp
    @HamidaKhatun-nw2lp 2 месяца назад

    War culimada kadag sheekh umal jaamacad sacuudiga kutaalo aw kasoobaxay adigana aqoon kaama muuqato xoogsi iyo ismaquuqa dhaaf aqoonta dadka kasareeyo inaa uqirto kureejo waaye cml isku xishoo

  • @hindiaqalbidoolar5214
    @hindiaqalbidoolar5214 2 месяца назад +1

    Soomowga lasheego makanbaa illlhayw inoo dambi dhaaf kuma dambaabi karee😷😷

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад

    Xiligii soomalidu diinta aanay aad aqoon lkn ahaayeen dad muslim ah oo caamo u badan oday awoow iigu toosnaa baa islaantiisii ay isku xanaaqeen wuxuu ku yiri guriga fooda soo galin maysid islaantii way baxday oo wuu i furay bay tiri markii laga quustay baa wadaad xariif ah u yimi wixii dhacay markay u sheegtay wuxuu ku yiri hada guriga gadaal gadaal u gal wayna samaysay oo sidii ku xasishay hada qolooyinkan suufiyada ahi miyaanay weli ogaan in dadkii diinta bartay oo xirfadihii ay dadka u sheegi jireen lala ogaaday inaanay diin shaqo ku lahayn waar odaygan soomow hada wuxuu raadinayaa in la yiraahdo culumada kala qabta !

  • @husseinmohamud3457
    @husseinmohamud3457 2 месяца назад

    Umul beenta uu sheegay ee ah sh soomow hadithka meeshuu ku alifay ha ka soo jawaabo waxa kala ha danbeeyaan

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 2 месяца назад +1

    Umalow anagu waxba kaama qorno

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 месяца назад +1

    Nabiguu injir kusheegay markaas ayaa ilahay wajigiisii qayirey cadaab dag daga ilahay kugu salid kan ugu hororsan waa umal

    • @JehaanAbdiraxman
      @JehaanAbdiraxman 2 месяца назад

      Adiga ilaahey wajigaada haqayiro cilmi Diineyd soo baro hadal markaa

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 месяца назад +1

    Waxaan.markhaatika.ahay.wahaabiya.shiikh.cadbulqaadir.jiilaani.inaay.amaanaan.waxanadhahaan.waalagabeenabuurtay.inlacaabudona.mafadwoonin laakiin.suuf9yado.waaycaaytamaan

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 месяца назад +1

    Miyaadan ahayn kii bilaabay yaa laciin maa mahayn culimada waxuu ahaa sheydaan Adigaa bilaabay in dadka lagaalaysiiyo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 месяца назад

    Today you declare yourself that you are wahabi because you want money from Saudi arebia we know you don't like saudi arabia but to intise to get money