Ma Filayn Sidan inay Dhacayso Sh Xasan Alwaajid Raaligalin Buuxda Kabixiyey Gabdhow Xaal Qaata

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 53

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 3 месяца назад +8

    Qofkii adunka oguqima badana waaa nabi Muhammad scw scw scw scw scw

    • @Hibanuurayusuf
      @Hibanuurayusuf 3 месяца назад

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaAli-wr6ce
    @MunaAli-wr6ce 3 месяца назад +2

    Mashaa allah waa ka qaadanay sheekha Waana ka filaynay dadka ka faaiidaystay hadalkiisa inuusan ku rayi ahayn diintana uusan rayigiisa ka dhigaynin allaha sharfo qaarigaa soomaliyeed ee walaalkeen ah.

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 месяца назад +2

    Maasha Allaah Sh.Waajidi waa kaa filaayey inaad ka soo hadleyso aniga awalba ma aminsaneyn nin xumaantaas ay ka suurtowdo inaad tahay Sh. Badbaado adigana Allaah ha ku sharfo

  • @udgooney
    @udgooney 3 месяца назад

    Shiikhoow anagana nacafi qadbaa wax nalooga sheegay ilaahayna haku barakeeyo

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 3 месяца назад +1

    Mansha allaah

  • @khadarxirsi544
    @khadarxirsi544 3 месяца назад

    manshallh sheekh alllh garsiy

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 3 месяца назад

    Anigaa xiitaa waan yabay sheekh waad mahad santahy

  • @AminaOsman-j6d
    @AminaOsman-j6d 3 месяца назад

    MashaAllah👏🏻👏🏻🌹🌹

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 месяца назад

    Waa nin wacan, qofku inuu raali gelin bixiyo waa si fiican

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 месяца назад

    Sheekh waa run naagaha waa sax laakiina nimanka soomaliyeed hadii la wanaajiyo xumaan ayay ku Nadal aan 100/95😂😂❤🇸🇴Dhib malaha sheekh sharafleh aatahay

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 3 месяца назад

    Aniga waan fahmay inaan lala hadleen Somali oo dhan maadaama uu Sheikhu ku hadlaayay lahjada maay maayda.

  • @nagad7824
    @nagad7824 3 месяца назад

    Sheekh gabdhaha xaalsii

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 месяца назад +1

    Ma qaldame waa ALLAAH (SWT

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 3 месяца назад

    Ascwrb
    Masha'ALLaah
    Wlcme

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 3 месяца назад +1

    Subxanallah Somali hadalka ma hubsadan wax kasto way la bodan yaab

  • @ikranyusuf8567
    @ikranyusuf8567 3 месяца назад

    Waa noola fasiray sheikh😂

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 месяца назад +1

    Akhas qofku wuxuusan ahay hadii lagu amaano markaasaa xaqiiqadiisa loo tagaa dee

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 3 месяца назад +1

    Hadl bDheedha ayuu ahaa dumarka waxba ha raali galine
    Ilaahy istiqfaar waydiiso

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 3 месяца назад +3

    Waa hadal fiican inuu sheekhu gartay inuu khaldamay maxaa yeelay iyadoo awalba dumarku dayacnaa ayuu hadana qiimahoodii dhulka sii dhigay

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 3 месяца назад +1

    ilahy haka danbi dhaafo sheekhow dhiiga naku garisey

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 3 месяца назад +1

    Maay ma ehee Chinese xitaa waa yaqaaniin somalidaan laakiin Sh waa fahmi karaa waxaa kawadey @@@@

  • @happygirl5264
    @happygirl5264 3 месяца назад +2

    Marka hore waxad dhaheyso ka fiirso sheikh Niman ma cawineene mrka wixi larabo la dhaho raali Galina lala soo fadhisanaya cajiib😒

  • @JawahirHaji
    @JawahirHaji 3 месяца назад

    Sheikha markaan warkaas ka maqlayba wanaceyba

    • @abdifatahabdullahi1863
      @abdifatahabdullahi1863 3 месяца назад

      Maxa wad ujedaye inta u cudur dar ka bixiyey miyadan ku qanceynin?

  • @degan4
    @degan4 3 месяца назад

    Hindidaa ragga iibsado, sheekh ow

  • @ikraansharif3500
    @ikraansharif3500 3 месяца назад +2

    Sheekh xasan Al waajidi hadalkaas maxaa kaa keenay

  • @11naa44
    @11naa44 3 месяца назад

    Sheekha wxu la hadlayay dad mrka hor fadhiyey oo sheekadii dhexda laga so jaray oo la faafiyey srry sheikh somalidu wx ma hubsadan wa seef labood

  • @AminaJele
    @AminaJele 3 месяца назад

    Kaama yeeleeno hadaad adiga kuwa dhidhiman qabtid anago manihin gabdho waxka khaldan yahin

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 месяца назад

    ال maxa magac u raacin. AAAL.
    نحن الصوماليين ما نستخدم ال في الاسم

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 3 месяца назад +1

    Odagaan shulugaweyn oo calalada carabta xidhan masidiisokaluraba sidii xayan Ariya inuu midwaliba meelkuxaraysto oo ciil oohin iyo silic joogta nolol noogusheego

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂 saqdhexe ayaan qoslaayaa oo dadka dhan seexdeen

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 3 месяца назад

    Shiikha rajo ayuu nageliyey hadana nooga waa baxey waxaan sugaayey 4gabdhood oo isoo doonto sheikhow maxaa hadalkaagu waa uu fiicnaa 😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 3 месяца назад

      Hhhhhhh in lagu so doono sooryo laga bixiyo md rabta weliga halka fadhi 😂😂😂😂😂

    • @bashirbashion1888
      @bashirbashion1888 3 месяца назад

      @@11naa44 Haa oo adigana ma i niyad jabinee shiikha ayaaba rajo intuu nageliyey noo baxaa. 🤣 Gabdhaha ayuutada ha arooriyeno sheekada ha socoto.

  • @noorabdihaji
    @noorabdihaji 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂masha allah masha allah❤😊

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 3 месяца назад

    Waar diinta haku ciyaarin

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 3 месяца назад

    Sheeikha wuu saxsanaa lkn naagaha feminist ga eh ayaa soomaalida kusoo badanaayo

    • @user-yc9jl5ib2j
      @user-yc9jl5ib2j 3 месяца назад +1

      Adiga sida negative ka ah u fikiree maxa ku diday inad Positive u fikirtid .
      Mida xigta 4Allah ba baneyay qof diidi karta majirto.
      Lkn hdalka sida uu u dhahay mahan si saxan . Adiga qof weyn ba tahee si dagan u dhagayso Ia .

    • @verygoodboy5724
      @verygoodboy5724 3 месяца назад

      @@user-yc9jl5ib2j hadaa 4 naag ogoshahay mxaa wadaadka kuheysataan marka hhh

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it 3 месяца назад

      Xaqiiq

  • @Quiz.Challenger259
    @Quiz.Challenger259 3 месяца назад +1

    Nin maxa lagu fali uf sh afkaga ilali horta adi hada afar nagod qabto wax walba ha iskaga hadlin

    • @MohamudSharif-jn2it
      @MohamudSharif-jn2it 3 месяца назад

      Nin la aantii wad gaaloobi la hayd hadalkaaga inaadan heli Karin ayaa kaa muuqata calaacalka iyo baroorta jooji nin waxba kugu fali maaye

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 3 месяца назад +1

    Sheekhow afka iyo dhegtadu hays maqlaan mashan fiyuus raadis badatay dumarku yeyna kula colaysiin

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it 3 месяца назад

    Kan sheekh bad baado la baxay waa neef neef dhaley weeye adeer raga haku kala qabane orodo kuwa gaalada la dhileysta iyaga wacdi kaaga baahane orodo so wacdi nin naag horbooda adeer kaasi nin lama oran karo wadaad ku sheegani digsayada walaakha iska iibin dumar baa dileysa xitta runta uma sheegi karo kkkkkkkkk

  • @maryanhusein7357
    @maryanhusein7357 3 месяца назад

    Dumarow wahaabi isaga hara dumarka aad bey uliidaan garanmaayan qiiimaha dumarka

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 3 месяца назад +1

      Nin Somali iyo Carab midna dumar madarajeeyo wahaabi ama Suufi ha ahaado raganimadaba wuxukaraadsha bahdilka dumarka

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 3 месяца назад +1

      Ereyga Wahaab horta baro Walaalow waa mid ka mid ah magacyada EEBBE

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 3 месяца назад

      Walaashay