Ogadeen badane iyo abgaalbadane waa gob lagu dhex nolaan karo dadka xushmeya ilmahay dhalana ma xumeyaan yacni qabiil ahaan ma dareen siyaan alle ha isukiin barakeeyo dhamantii inta kla maqan iyo inta is heshayba ❤
Si loo badbaadiyo inta danbe waxaa iga talo ah: 1- in guur walba la diiwaan galiyo, xog sax ahna laga qoro lamaana walba. 2- in sharciyo adag laga soo saaro guur walba oo aan la marsiin wado sax ah. 3- lamaano walba oo is guursanayo in la qoro qabiilkooda iyo meesha ay dadkoodu daganyihiin
Waa farxad qiimo badan. Reer abtigeed Allah barakeeyo, waa dad wanaag badan laga dhex arko. Waxbadan ayaan arkay dad Ku dhex barbaaray. Ilaahay xasanaad ha Ka siiyo dhaqankaa wanaagsan.
abgaaalow ilaah ba mahad iska leh meel cidlo ah idinkama jeclaanin si baad somalida kle iga dhow dihiin qalbiyan baan idin jeclahy anigoon qofna idin ka baran baan qalbiga idin ka jecla hadana qofki u horeeyay oo idin ka bartay boqorad bey aheyd ayado USA joogtaa igu danbeysay nasab lala noladaa tihiin alle ha idin karaameeyo abgaalow
ALLAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR WAR FARXAD LEH ALA XANUN BADANAA MARKAA WALIDKAA WEYDO NOLOL IYO GEERI ALX CCASIIS SHARFANID ABOWE FROM QARDHO
Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyada faraxdina hadi Ada heshaya abaabihina illahaya inta sheera tira kheera ha siya Abdiaz illahaya qeera ha idan siya wanaga uu hasa umada Somaliya rabi ha idan xafida inshallaha
Mansha allah aad ayaan ugu faraxsanahay in ey is heleen gabadha iyo aabaheed, laakiin waxaan raga soomaaliyeed ugu dardaarmaa in ey ubad kooda ka warqabaan, hadii meesha uu ku guursaday imaan lahaa afartankaas sano gudahoodabwuu heli lahaa, tan kale ilmo kalaa iga maqan uu sheegay,xitaa barnaamijka kama faa ii deysan in uu ka sheego owlaada la dayaco waa leys weydiinaa, ha la iska ilaaliyo.
@fahmaahmed2328 warka aad sheegtay waa xaqiiqda aan masuuliyada layska saarin tan labaad in uusan ka faa iidaysan in kahadlo caruurta kale oo ka maqan isaga oo ka faa iideysanaayo fursada uu haystay
Masha Allah walle waa arin cajiib ah Allah suurto geliyay ayaa mahad ballarat iska let suxufiga baafiyay cabdicazii,z Allah daysto Mar kasto warn daawadaa adeega aad umaddeenna u samaysi laykta iyo shayrta wan kugu deeqaa.
Waan iska guursaday kulahaa. laba kale ayaan iska guursaday kulahaa. Waxay ka mid tahay masuuliyad darrada ragga Soomaaliyeed. Haddii ay dowlad Islaami jiri lahayd nin kasta waxaa lagu khasbi lahaa in document laga hayo iyo inuu bixiyo child support.
Siz that time he was too young ,bt currently he has 9girls and 4 boys being raised well alhamdullilahi ayadaan hadaa lagarabistage walahed oo lacag leeh kenya 🇰🇪 dagaan baay heshi she will never fell lonely inshallaha alhamdullilahi gone has gone
Dagodi qabiil Somali ah oo xalaal ah aad baan u jeclahay allaha xafido
40 sano kadib Ayaan u helnay ha oran, ee allaah ayaa noo sahlay dheh.
Al Xamdulillh
Gobaa dhashay oo korisey maasha allaah gabar nasiib leh cimri dheeriyo caafimaad cabdicasiis .
Ogadeen badane iyo abgaalbadane waa gob lagu dhex nolaan karo dadka xushmeya ilmahay dhalana ma xumeyaan yacni qabiil ahaan ma dareen siyaan alle ha isukiin barakeeyo dhamantii inta kla maqan iyo inta is heshayba ❤
Abgaal ahaa lkn Og cidna kuma dhex noolaan karto ilmaha ay abtiga uyihina waa cunsuriyeyan
@@SaciidoMohamed-qv7mc wllo og oo dan lama nolan hada adhiga lagu xumeye nasibkaga ayey kunoqote sorry
@@SaciidoMohamed-qv7mc inaadan aqoon buuxda ulahayn ba laga yaaba
Odagaba soo kuma dhexnoolayn isagoo waliba askar la ahaaa 😂oo ay ogaayeen?
Maashaa Allah ❤❤❤❤
Waa abbe fican farxad iyo qurux aaa ka muuqata allahuma barik asaga iyo gabdhiisa iyo wiilka baafiyy manshallh
dad laga dhasho waxaa ugu wanaagsan abgaal ❤❤
إن أكرمكم عند الله اتقاكم❤
Cabdicaziiz Really Noble Price ayuu mudan yahay ajirkiisa Allah havadiyo
Allahayow dad lama caasiyeen daris abgaal baa leh
Sayid maxamed cabdille xasan
Aad ayaan ugu faraxsanahay gabadhaan in ay abaheed hesho laakin abaha waa uun aaba soomaaliyeed oo goor iyo ayaan ay baadi goobayan caruur hooyo uun aylasoo tacabirtay hoyadana abaalkeeda allaah uun baa gudi kara laakin xaladaha sidaan la midka ah waa kuwo aad noogu badan hadii aan soomaali nahay ogoobey waana xaalad xanuun keeda wadata cabdicasiis adigana allaah hakaa ajir siiyo aduun iyo aakhiraba walidkadana kheyr badan allaah ha siiyo........
Walaal waa mahadsantahay lkn ogow odayga naftigiisa wuu dadaalay BBC ayuu kabaafiyay
Si loo badbaadiyo inta danbe waxaa iga talo ah:
1- in guur walba la diiwaan galiyo, xog sax ahna laga qoro lamaana walba.
2- in sharciyo adag laga soo saaro guur walba oo aan la marsiin wado sax ah.
3- lamaano walba oo is guursanayo in la qoro qabiilkooda iyo meesha ay dadkoodu daganyihiin
Dad balance dad kodi la
Lkn hadow yaqaanay meshey gabadha daganayeen markii dagaaladu joogsadeen muxuw magaaladii uga soo raadi wayey dadkeena waxbaa kaqaldan
mxaa loo diiwan gelinaya gabdhaha sida diintu sheegtay haw guursadeen marka gabdha laso doonayo waa in ninka dadkisa iyo degaankisa la barta
Maasha'allah shaqo fiican ayaad qabtayna weriye Odayga sii warayso ayaan ku odhanlaa caruurkale ayaa iga maqan ayuu kulahaa. Sii caawi fadlan.
OGAADEN hadaan nahay wali wan kuwadanaa 🎉🎉
Hadeeba abtiyaasha Agoonyar gaabne yihiin Alle baa ka taxadiray❤
Runtii barnaamijkan soomaalida muhiimad badan ayuu u leeyahay
Waa farxad qiimo badan. Reer abtigeed Allah barakeeyo, waa dad wanaag badan laga dhex arko. Waxbadan ayaan arkay dad Ku dhex barbaaray. Ilaahay xasanaad ha Ka siiyo dhaqankaa wanaagsan.
Amiin Allahuma Amiin Jazakallah kheyrun walal
Abgaal iyo Ogadeen Cid walba waa laga helaa , Masha Allaah tabaarakallaah aabaha iyo gabadha IS helay ale ha isku daayo Cabdulcasiis jzklh ale Haku xifdiyo
Abgaal waa gob aan dadka filclin laguna dhax noolaan karo ❤❤❤❤❤
Masha allah gabadhaan waxay aheyd gabar dhiiran,dadka deeganadaas waa dad wanaagsan oo aan ku coleyn in aabe la,aan thy reer abtiyaasheyd❤
Mansha Allah walhi waa run Alxamdulillah❤❤❤
Gabdhaan reer abtigeed allaha barkeeyo waa dad fiican
Alxamdu lillaah illaahayoow qofwalba oo dadkiisa kamaqan u sahal
Khayr baad shaqaysatay iyo xasanaad Allah ha ku barakeeyo
Mansha Allah, Alhamdulilah in allah isu keenay gabadhaas iyo Aabaheed. Abdulaziz allaha ku barakeeyo.
From Daarood to Dagoodi😮
From dayroom to somaali
Masha allah allow dad la,aan Hana dhigin.
aamiin
Dhamaanteen waku faraxnay Dad Wanaagsan Ayaa reer Abti u Ahaa Masha Allah ❤❤❤
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
❤❤❤❤❤❤Masha Allah alxmduliihi alle haku xiftiyo cabdi aziizow
❤maasha alaah
Gabadha Somaaliyeed farxadeeda ayaan lawaddageyna " waa faradeeda waana farxadeena , hor iyo horaanti Allan u mahadineyna A/Lillah daaimman, marka xigga ADIGA oo runtti shaqo kheyr xanbaarsan oo Alle ku waafijiyey, guul addunyi ii akhiribih, jazaaka Llahu kheyran wa caafiya. Amiin.
FG: dadka Somaaliyeed waxaan ugga digaya inneysan sheegin waxaan iyaga ahayn sida oddeygaani sameeyey okale, runtti jawaabtu bixiyey kuma qacin waayo Qabiilka DOGOODIYE waa lagaranayey , gabadhu guursadey reerkoodi way garanayeen Dogoodiye lakiin oddeyga OGADEEN wuxu usheegttey siu uhello garaado amma darrajo dhinaca ciidanka.
Waxaan leeyahay DANTA iyo DADNIMADA waxaa weyn DADNIMADDA.
FG: FADLAN SOMAALIYEEY JECLAADA WIXII ALLEH IDDIKA DHIGGEY. M/sanidiin. Asc. Meggin Allih.
Masha’Allah TabarakaAllah, AlhamduLillah Rabbil Caalamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Adeerkaan asagoo yar buu dhalay gabadha inuu dhalayba looma maleeyo waa nin yar. Alxamdulilaah abaayo inaad aabe iyo reer adeer heshay waan kula faraxnay anaguna alxamdulilaah
Adoyga mayaro lkn da kama muqato waa 70jir 54 dhashay oo dhahay soo maqli meen
@ Haa Masha allaah ilaahay baa cimriga u barakeeyey jam jam weeye
@@hibaqahmed4405 allah ubarakeeyo cimriga
Masha Allah shaqo fiican baad bulshada u haysaa hore u soco sxb
Channell kaan waxay ahayd hada inaan 2 million gaadhsiino subscribes kiisa😢😢😢
Asc C/cassiis waaakumahadsantahay thanks Ajir & xasannaaad Allaha kaaaaasiyo aamiin
manshaaalh ilahy baa mahad leeeh
Clcasiis wllo khayr aduunyo iyo mid aakhro allaha ku siiyo
Maashaa allaah dagoodi waa dad qaran ah waa dadka mandgeera iskale waa laandheere aad ufac weeyn
Abti kada warka mandhera wa goof Garre ❤
Dagodi wa dad jeclahy ❤
@@Johnniedallas214 wadankaaga ka ilaali meel walba
Waku faraxsanahay helitaanka aabeheed
Maasha Allaah tabarakallah wixi
An dhiman mar bay is helayaan.
Ilaahoow inta kala maqana isku so
Aruuri
abgaaalow ilaah ba mahad iska leh meel cidlo ah idinkama jeclaanin si baad somalida kle iga dhow dihiin qalbiyan baan idin jeclahy anigoon qofna idin ka baran baan qalbiga idin ka jecla hadana qofki u horeeyay oo idin ka bartay boqorad bey aheyd ayado USA joogtaa igu danbeysay nasab lala noladaa tihiin alle ha idin karaameeyo abgaalow
Cidaas gob waye somalida waxay dhahaan
“ Dad abaalkii lama dooriyee darisnimo abgaal baa leh “
aniguna cidaas maahi lkn wa dad tayo leh.
ALLAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR
WAR FARXAD LEH ALA XANUN BADANAA MARKAA WALIDKAA WEYDO NOLOL IYO GEERI ALX CCASIIS SHARFANID ABOWE FROM QARDHO
Chanel ka ilintir iyo asaxabtisa alle habarakeyo 🤲♥️
Hambalyo Farxad Allah u ziyadiyo Familka
Bro Abdiaziiz Really Ajir iyo Xasanaad Allah kaa Siiyo Wanaaga Uheysid Umadda Somaliyeed ❤❤❤
Mansha alaah waliba waa inanyar aabaheed oo reer magala
ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR
MAASHAA ALLAAH ♥️ baarakallaahu fiik wa Jasaakallaahu khayran walaal Cabdulcasiis.
Mashaalah
Walaalkey
Shaqo fiican
Ayaa heysa
dagoodi ayeeyo mcn ❤❤❤❤❤❤
Masha allaah illaahay ha ku xiftiyo ABDI AZAZ REALLY ❤❤❤🙏🏼
Dagoodi waxa ku jira 3 qolo oo ogadeen ah Maqaabul Abraahiin ah iyo bahgari jibraail ah iyo Mahamed subeer reer isaaq ah
Macha allha my friend ❤
Mashalah abee iyo abaayo waanu idinla faraxaanahy alxm
Mashaalah is one of my favorite program 😂😢 always guul ayaan, idiin rajeeya. 🎉
Mashallh ❤Aabe macaan iyo gabdhisia is helay
Aabbe iyo walaalo cussub, farxad waaye inti idinka baxadayna samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo, Allaha u naxariisto
❤❤❤ maashaa Allah ilaahay waxaan ugu baryey in ay is fahmaan, Allaha adigane ajir ha kaa siiyo. Aamiin yaa rabbi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashallah tabaaraka llaah guulaysta horayna u socda aabo iyo gabadhiisa
Allow qof walbo oo dad kiisa kamaqan usahal
ما شاء الله
سبحان الله 😢، الحمدلله رب العالمين
Masha Allah tabrkl hablyo ❤❤❤
Mashallah jazakallah bro you did a great job
Alhmdulilah andi asis thank you brother
Masha Allah barakumu Allah jamiican.
لااله الانت سبحانك اني كنت من الظالمين
masha alh. alle haidn barakeeyo
Maashaallah kheyr Allaha kaa siya
Masha Allah intii kalamaqan Allah haisusodhaweyo intii kaladhunsan Allah haisu keeno aamiin ya rabbi
Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyada faraxdina hadi Ada heshaya abaabihina illahaya inta sheera tira kheera ha siya Abdiaz illahaya qeera ha idan siya wanaga uu hasa umada Somaliya rabi ha idan xafida inshallaha
Maasha Allaah alxamdulillaahi. Ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo C/Aziiz.
Mansha allah aad ayaan ugu faraxsanahay in ey is heleen gabadha iyo aabaheed, laakiin waxaan raga soomaaliyeed ugu dardaarmaa in ey ubad kooda ka warqabaan, hadii meesha uu ku guursaday imaan lahaa afartankaas sano gudahoodabwuu heli lahaa, tan kale ilmo kalaa iga maqan uu sheegay,xitaa barnaamijka kama faa ii deysan in uu ka sheego owlaada la dayaco waa leys weydiinaa, ha la iska ilaaliyo.
@fahmaahmed2328 warka aad sheegtay waa xaqiiqda aan masuuliyada layska saarin tan labaad in uusan ka faa iidaysan in kahadlo caruurta kale oo ka maqan isaga oo ka faa iideysanaayo fursada uu haystay
Thank you for your good job. Jazaka Allah.
Dagoodi,Galjecel samoow, ciise,iyo masare waa 4ta ilmo sarasoor waa dad fiican Somalia,Kenya ,iyo Ethiopia dego.giirgiir hadaa maqasheen waa iyaga jubooyinkana dego.mabruuk geberta iyo aabaheed ishelay.kuwo kale oo ka maqan u baafi Abdiaziz..jzkl team ilintir.
Giirgiir cey ban modi jiray ee ma wax jira.
Qof la ciiley baa u egtahee xagee giir giir ku qoran tahay geel jecel dagoodi masare iyo ciise oo reer saransoor baa laguu sheegay qof yahow la ciiley laandheerayaasha maxaa ugu baroiran laangaab yahow@@abdikaficafo7276
Waxa ladhihi jiray gir gir iyo garac baa jira
Wax inta dhafsi san wax kasi xishona
Xishodka waa imanka barki
@@abdikaficafo7276 waa naaneys ama dadkii asalka jubooyinka.
aamiin
MashaAllah farxad waaye. Inta reer Dagoodi inta aa ka salaamaya. C/Aziiz good job brother
Allaha ku siyo ajir badan
😂❤mashaa
Masha Allah walle waa arin cajiib ah Allah suurto geliyay ayaa mahad ballarat iska let suxufiga baafiyay cabdicazii,z Allah daysto Mar kasto warn daawadaa adeega aad umaddeenna u samaysi laykta iyo shayrta wan kugu deeqaa.
Jizakalahu khayr. Ina hooyo
masha allah tabarakallah
❤🎉 Thanks brother ❤
M.a rabi haku barakeeyo cabdi casiis
Mmmmm mnshallah farxad waye
Ogaden muxuu u sheegtey asagoo dagodiye saransoor ah
Ogaaden kudhex noola isaga dagoodi lama oqoon yiri
Masha Allh Guul wcn
Mashallah gabadhasn aabaheed waa nin reer magaal ah wagaas waa uu yar haday heshay she's lucky
Mashallah Mashallah dagoodi gellible anaaaa ah walahi c.czz riyal ilahey qeyr hakusiyo walal
Waan iska guursaday kulahaa. laba kale ayaan iska guursaday kulahaa. Waxay ka mid tahay masuuliyad darrada ragga Soomaaliyeed. Haddii ay dowlad Islaami jiri lahayd nin kasta waxaa lagu khasbi lahaa in document laga hayo iyo inuu bixiyo child support.
Waa runtaa
Waxaa loo kala lumay oo ciqaabta noogu dhacday waa kitaabka aan tuurnay
Siz that time he was too young ,bt currently he has 9girls and 4 boys being raised well alhamdullilahi ayadaan hadaa lagarabistage walahed oo lacag leeh kenya 🇰🇪 dagaan baay heshi she will never fell lonely inshallaha alhamdullilahi gone has gone
@@saadiahussein6659 kkkkk sister kulahaa. Ainanshe miyaa sister ah. By the way who told you ninka markuu yar yahay inuu sidaa u dhaqmo.
You are smart wlale ❤
Qabiil ma xuma qabyaalada ayaa xun.
Hambalyo
Alxamadu lillahi hadii ay heeleen Aabbe macaan ❤❤❤
Oo hada ma anagaa naga qaatay gabarta miyaaa hooy dadka noo daaya 🤣
Aamiin aamiin aamiin mansha alaah tabarakah guul gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Alaah tabarakalaah
Masha Allah ina Abti🎉🎉🎉❤❤❤
Ji😢🎉huo🎉🎉😂❤ 21:03 21:04
Cajiib❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉masha allah
Gob baa dhashay korisay ,MANSHAA ALLAH
Mash alaahi aboowe
Waa abo wacan waxa muuqata isada u ugu war weerayay illaahay ha ku barakeeyo illaahay ha ku soo dhaweeyo kuwiikale 🙏🏼
asc maanshaa allaah si aad iuo aad ayaad ugu mahadsantajey
MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilhyba isla sugay inay is arkaaan alle cimriga haw barakeyo
Abayaasha Somali caruurta hala ogaado hada kuwo kalaa ka maqan ya rabi Saas ma fiicno