DEG DEG DILAA HASHIM OO DHOOBLEY LAGASOO QABTAY HADA & QABIILKISA SAXDA AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 91

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Час назад +4

    Sida loo aasay mama
    Waris & gabdhaheda halkan ka daawo ruclips.net/video/1kjVJrjR2cU/видео.htmlsi=mA5ziAeG1WoSPipH

  • @Itusooitaabsii14
    @Itusooitaabsii14 Час назад +8

    The thing that makes me sick to my stomach is what they did to the little girl, 😭 I can't stop thinking about what she went through..la xawla la quwata ilaa billaah...

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Час назад +2

      She is in janna Inshallaah!

    • @Itusooitaabsii14
      @Itusooitaabsii14 Час назад +2

      ​@@ftshmh4761insha'Allah May Allah grand them Janatul firdous al a'laa...

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u Час назад +3

    Allaah subxaana watacaalaa ha u naxariisto.

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 2 часа назад +6

    Qatil Kan farac mise qabiil malahan

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Час назад +3

    Sooqabo ilahoow Aamiin ilahoow Aamiin ilahoow

  • @Akhijaden
    @Akhijaden 38 минут назад

    Kenya police doing nothing the whole time wlhi proud of my people Somalis will always be united ✊🏿✊🏿✊🏿

  • @PepGuardiola-t7u
    @PepGuardiola-t7u Час назад +4

    Wall igu so ducee walashay iyo gabdhahayga please

    • @NadiifoXasan-r1x
      @NadiifoXasan-r1x 55 минут назад

      Kuwa shahiiday miyaa mise kuwa maqan miyaa

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 42 минуты назад

    Subxana Allaah Nairobi aniga dagan waxaan dhahaa soomali qof aan eheyn marascayo Subxana Allaah hadii ba qarabaadu ku dilayaan seen yeelaa walaahi cabsi cabsi waaye Ilaahay baanahadle hadiiba lasoo qabtey inuu kismaayo lagu toogto waaye mujirmkaa bee sheena wuu fool xumeeyey tookasho waxaa ahey mana anfaceyso😢😢😢

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 41 минуту назад

    Alhamdulilah 🤲 hdi laso qabtey nin xaaskisa diley dad kale ma daaynayo Somalia oday somali ah dhibaatada hesato dhigay 😢😢😢😢oday somali dhuunta udulesho dhiig Ka qaadanayan qof arxan daro lo diley side diyadisa lo cunaa

  • @shukricabdilahi8057
    @shukricabdilahi8057 31 минуту назад

    Ilahayow xaqa uhiili😪🤲

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 2 часа назад +2

    الله يكفينا من شرهم يا رب😢😢😢

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 47 минут назад

    Inaalilaah wa inaalilaah raajucuun ilaaahayoow unaxariso

  • @MamoFGuled
    @MamoFGuled 23 минуты назад

    Subxanalah alle ha cadaabo mujrimka gacan ku dhiiglaha ah

  • @ayannitta
    @ayannitta 2 часа назад +2

    Alhamdulillah❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 18 минут назад +1

    Farax illahay inkaarkugurid 4ta luguwaashay wataas mirehedi ciil iyo cuqdad umad isuqabta

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Час назад +1

    war somaliyey maxkamad ma dooneyno qofkii dila qof somali ah oo lagu cadeeyo lana hubsado barta hala dhigo yuusan helin waqti uu dunidan kusii neefneefsado ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Час назад +2

    Subxaanalaah Allah

    • @muhadbarre1821
      @muhadbarre1821 42 минуты назад

      Just speculation and here says.

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 2 часа назад +3

    Wall wax adan hubin hanolaso ordin please Allah ka cabso waxa hubto nokeen hadii beentadu badato waka caajisayaan dadku

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x 53 минуты назад

    Alxamdulilaah waa dad alle uhiiliyay allene calaamad ayuu kareebay

  • @SomUNITE
    @SomUNITE 2 часа назад +4

    EEYGAN waa in loo dilaa si ka XUN siduu WAX U DILAY!! uuna dareemo XANUUNKII gabdhuhu mareen…xitaa xabsi hadduu galo waa in la DILO!!🧐 he’s absolutely SERIAL KILLER!!!

  • @nadiifoisse1053
    @nadiifoisse1053 2 часа назад +2

    Alxamduliliaah

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 Час назад

    Kenya police good work may God bless u all

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Час назад +2

    hala qabto xayawaan kastoo yeela in loo adeegsado umadda somaliyeed kaasi maaha somali asla ah iyo tan soo dirtayba waa iney shacabkeena u kacaan qadiyada si loo jojiyo dulmiga doqonta dhexdeena ay ku sameynayaan ehelka soomaaliyeed maxkamad halagu shere gareyo naagtaas joogta dibada ee gabdhahaas mustaqbalkoodii modow ka dhigtay ayanadana yeysan noolaan dabadood fadlan shacabkaa isku filan kana awood badan dowlada gudaha iyo debedaba waa in lala xisaabtamaa mujrimaddaas soo adeegsatay mujrimiinta shacabkeenu waa qaali❤

  • @Itusooitaabsii14
    @Itusooitaabsii14 Час назад

    Alhamdullilah

  • @hibaaqbulxan1265
    @hibaaqbulxan1265 2 часа назад +1

    subxaana Allah😢

  • @RFJ985
    @RFJ985 2 часа назад

    ان الله وان اليه راجعون الله يرحمهم

  • @ahmasheikhabdi1235
    @ahmasheikhabdi1235 56 минут назад

    Balaayada oo dhan waa odayasha soomaliyed hadii marka uuxaaskisa dilay. Hadii la tooganlaha dhipkan madhaceen

  • @AminaAbdi-n4d
    @AminaAbdi-n4d 19 минут назад

    SubhaAllah in Kenya there is nothing like mag u will rot in jail

  • @rashiid187
    @rashiid187 Час назад +1

    Dhibatada wayn nin wax dila ayaa lacag laga qadanayaa.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад +2

    Wuxuu doono ha ahaadee wa in la toogto tuuga xun oo nolosha lagu gubo gacan ku dhiigle cadabaa u danbeyso.

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 2 часа назад +1

    Subxanalah Subxanalah Subxanalah somail people are dangerous 😳 😮😮😮

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 2 часа назад +1

    Qarabay ahaayen aad oky naagtii lalaqabay marxumada oo mardhow katagtay ayaa adeeg satay ninka dhow ee loo adegsan karo WaaHashiM

  • @LaandheeresomalMahamedyoussouf

    Subxanallah ya allah wa xanunkiyo qofa

  • @abdirahmanwarsame5199
    @abdirahmanwarsame5199 Час назад +1

    Buskut ceeb maxaad uga hadli wayday (Bashiir Goobe oo ka qaybw galay shirkii haweenka aduunka ka qayb galay . Ma nin baa mise waa naag isagu???????

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 44 минуты назад

    Xasbunalaah WANICMal wakiil

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 43 минуты назад

    Naagaha somalida way is qurxiyaan oo iscarfiyan Markey baxayaan , hadana naagaha nimankoda maqanyihiin waxa laga aamini sanyahay qarkod Gogol dhaf waxa lagayaba in uu damcay in uu kufsado oo ay ladirirtay gacmahana marka uu gooyay haddi laso adeegsaday ama Dil la yiri ma jarjareen saasna Waa laga yabaa Allahu Aclam .

    • @Helenebakers
      @Helenebakers 13 минут назад

      Adika ina policeka laku geyo oo lagu baaro ayad ku ficantahye

  • @husseinali-fc2xl
    @husseinali-fc2xl Час назад

    0:09

  • @sadam1318
    @sadam1318 35 секунд назад

    may gabdhaha in uu ninkaan qaaday ayeey ogeyd tan weyn waxba ma aysan ogey waxaa ninka yaqaanay gabadha yar

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Час назад +1

    Waxaan oo dhan iimaan la aantaa waxaas keenaysa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Час назад

    War ninkan mujrimka ah halagu wareejiyo reerka uu gabdhaha ka dilay ,si ay u dilaan

  • @MamoFGuled
    @MamoFGuled 21 минуту назад

    Qaatil qabiil malahan

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc Час назад

    Nacladi rhaku dhacdo waxaan cod sanaynaa in isagana lagoogooyo

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Час назад +1

    Ninkaan Waa nin layaqaan qabiila looma tiirinaayo oo danbiile qabiil maleh ninka asagoo dhakinyraa oo meel nabda jooga oo shaqaysanaya waxaas sameeyey Waa iimaan la aan

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf Час назад

      Waa ajuuran ajuiuran horta ma hawiye?

    • @hibomuse234
      @hibomuse234 Час назад

      Ajuuraan waa hawiye laakiin asaga dambile waaye khabilkuu yahayba ama ogaadeen ha ahaado ama ajuuraan ha ahaado khabil lona nisbeeynaayo waa dambile asaga falja gaystay haday ku cadaato Allaha ka jaro wixii ka danbeeyay Allaha soo bixiyo. ​@@HalimoJusuf

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад +1

    Dhoobley hadu gaarey maxa nairobi loogu soo celiyey in axmed madobe loo dhibo ayey aheyd birjeex baa tooganlaheyde.

    • @salmah3062
      @salmah3062 2 часа назад +2

      O mxa lo toogan dadkii isaga u so diray bu shegin inkasto laleyhy dad bdn ba ku jira

  • @foozia426
    @foozia426 Час назад +1

    Alx bagaa looso qabtay

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd 49 минут назад

    Ninkaas haduuyahay hooyadiis iska ilaaliya gabadha eedobay uahayd wala aastay

  • @nasroabdikadir331
    @nasroabdikadir331 Час назад

    Taxile somali ya danbe amini doona awalba ayagoo qali looga carari jiray hadana xaladan hadey so koradhay wa cabsi😮matatu waxan eheen laiguma oga hadan taxi ka marmi wayana bolt iyo faras ayaba ka save san

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 Час назад

    Ninkaas doqon KA ah waa in ladilo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Час назад

    Qabiilkisa maxa lagu falaa 10mar hala toogto xasidka

  • @Drum-d8n
    @Drum-d8n 2 часа назад

    Guul weeye

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g Час назад

    Ninkaas may difaaceeysaa

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Час назад

    Kenya sharci ba kajira wana lais aqana kenyatiga wa shacab wanagsan ..midnight eastlight dumar somaliyesd kunacsadhan cid wax udinto malhn .tugo wey jiran ilkn hadi laisjarjarayo cid madaganadhey nairobi. deal hose o shqsiyedhedh ba jire

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад +1

    War ninkan og inuu yahay halaga firsado itopiya ogden kaliya ma degee amuu jidwaq yahy ninkan.
    Marbo waxba laga shegayaa .ninka hadusan walnen naagtisa ma dilayo.nin ogden ah oo naagtisa dilaya wa arrin ugub ah .

    • @geediali437
      @geediali437 2 часа назад +1

      Waar ogaadeen bahal weeye tii ay ka dhigeen ogaadeeniya waxsy ahayd wax soomaali oodhan ugub iyo yaab ku abuurtay taariikh madaw bay dhigeen anoo dhulbahanta ahaa ayay i dhibeen oo u dhaxay

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 Час назад

      Silka hooyada aya bahal eh Qaabli ma matahla wall​@@geediali437

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 часа назад +1

    Dhoobley waa somaliyee uyaa sooqabyay

    • @DiegoJotta-du1hm
      @DiegoJotta-du1hm 2 часа назад

      Soamlia qol furan waye ilaa 1990 lkn qof dhiig Islam gashe halaqabto balaayo heleha

    • @NadiifoXasan-r1x
      @NadiifoXasan-r1x 52 минуты назад

      ​@@DiegoJotta-du1hm alle ayan ufurin dhiig islaam

  • @kunawibra1431
    @kunawibra1431 Час назад

    Sual ayan qaba o ah gabadhan dibada jirta iyo hashim ma is aqanen ya isku xeray inu shaqadan u qabta bal igaga jawaba

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 23 минуты назад

    Murjimka hala toogtoo

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 43 минуты назад

    War saxiixa ma haysaan

  • @Timir104
    @Timir104 Час назад

    Tiim kaasow ayuu katirsanyahay ninkan

  • @cabdirisack7799
    @cabdirisack7799 40 минут назад

    Benalayal qatul aya tihin nin kan maahan hashim waa nin rer garisa ahaye magacisana ahmed aya ladaha pula sky ayuna dagan yahaye nin taxsile ahna maahan ilahaye kacab sada

  • @muhamudabdille743
    @muhamudabdille743 2 часа назад

    Nin ma aha e wa dhuurwa/ warabe

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 часа назад

    Minyare Ninkeeda America ku haysato Naag Africa joogto sanadkiiba iyo wax la jira mar lo yimado uga maseerta? America 1’naag unba lo ogol yahay ninka tiina USA wa joogta, ilmo uu canshurta ku xarestana way haysata aqliga ha shaqeyo.

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 43 минуты назад

      Guurka dumarka lesla qabo wa dhibaato min weenta hde wanaagsan tahay minyaradi laga fadhi karin dhibaato sameneso sixir ama dhibaato ninka naagtisa dhex dhigto lakin isdil heerkan gaarey cadaawad daran wa mucjizo masiibo guurka xaasaska lesla qabo

  • @AnabYussuf-b7y
    @AnabYussuf-b7y 56 минут назад

    Lagu soo qabay daalin duli ah

  • @cole3066
    @cole3066 30 минут назад

    War haashimoow maxaa ku qaaday oo musiibadaan faraha kuu galiyay nin xinuun San yaa tahay

  • @OmarHassan-y8o
    @OmarHassan-y8o 2 часа назад

    Asc gan ku dhiiglahaas hala kharjiyo yaan la deynin

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 Час назад

    Sawirkaan asga maba ahane sawirada isuguma eka ee beenta dhaaf

    • @IfrahShariif
      @IfrahShariif 46 минут назад

      Filter without filter😂😅

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 52 минуты назад

    Oo waa su.aale maxaad karabtaa qabiilkiis

  • @AbwaanIlkacase-y5y
    @AbwaanIlkacase-y5y Час назад

    Dulo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 часа назад

    Kkkkkkkk

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye Час назад +1

    Ilama ahan in naag ay naag la laqabo waxaas oo mu aamaraad ah samayn karayso

  • @fatal2340
    @fatal2340 2 часа назад

    Wadanka waxay ka wadaa way ku cusbaayeen nairobi

  • @mustafa5516
    @mustafa5516 2 часа назад

    Buskut benta joji walaloo

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 2 часа назад

    Ilahey baa kashifey

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 2 часа назад

    Waa dhiigyacab