Dhaanto Cusub Xassan Yare Iyo Dagaalka liyuu Booliska Iyo Canfarta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 385

  • @deysane124
    @deysane124 3 года назад +49

    Guul jigjiga iyo soonaheda wa meesheey xudunteydu ku asaantahay from casimada dalka iyo hoyada somaliweyn Mogadishu 💝💝💝💝💝💝💝💝💝

    • @hakimahashi2163
      @hakimahashi2163 3 года назад +1

      Man shaallah xasan yare cadowga ha jabo ❤️🥰

    • @abdishukri5005
      @abdishukri5005 3 года назад

      Guuul sxb 👍🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴liyuu bolis

  • @abdiwaliyasindiriye7404
    @abdiwaliyasindiriye7404 3 года назад +11

    Xasan yare sxb halkeedi ayaa dhigaty Caasiamdii muqdisho aheed ayaan kaa soo salamayaa oo manka ku haysa Jigjig Gaarisa, Jabuuti, iyo Hargaysa mar midowbaan

  • @abwaanshiine1
    @abwaanshiine1 3 года назад +44

    Xasan Yare meel buu u socdaa. Sida uu dhaantooyinka is daba joogga ah u soo saarayo waa cajiib maasha allaah.
    Waa laxamayste waana abwaan. Taasi waxa ay u sahlaysaa in uu ka si wayn u soo muuqdo. Xasan Yare saaxiib horey u soco.

  • @ruqiyomohamed862
    @ruqiyomohamed862 3 года назад +10

    MANSHA ALLAH, XAFIDULLAH ♥️ 🙏 💖 ❤ ♥ GUULEYSO WAA WIILKA KALIYA EE WAATA CALANKII UMADA SOMALIYEED, WADANI WADANI DHALAY🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️💝🇸🇴💝♥️💝💝💝💝♥️♥️🥰🥰🥰💐💐💐💐💐💐💐💐💝💝💝💝💝

  • @mohamedabdi6266
    @mohamedabdi6266 3 года назад +24

    Guul gobtii leyga beerow.
    Si gaara ayaan umilicsada Xasan yare iyo weliba laxamadiisa quruxda bdn.

  • @dookhdeekh482
    @dookhdeekh482 3 года назад +23

    Guuleysta walaalaheen soomaali galbeed from galmudug waad xoroobi doontaan inasha Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏❤💯

    • @xasanyusuf4520
      @xasanyusuf4520 8 месяцев назад

      gul iyo ❤geesimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyemohmud5222
    @zakariyemohmud5222 3 года назад +11

    I love wllahen reer jigjiga allaha idinka hayo cadawga xabashida meel walbo ad jogtan waa wllkin from muqdisho somalia

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 3 года назад +8

    Masha Allah wiilku qurux iyo qosol ku qurux badanaa. Cod iyo murtiduuba kaga daray masha allah

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 3 года назад +60

    Maanshaa alaah inta ila aragta inuu calanka umada soomaaliyeed ku faanayo oo gacanta ku xidhanyahay

    • @nadraismacil1365
      @nadraismacil1365 3 года назад +2

      Mashlh nolol.warta xasn yare holka gaarka ee corka macaan

    • @zaladapdi3583
      @zaladapdi3583 3 года назад +3

      Yess waa ninka kaliya soomalinimadu kuweyntahy ma aha shaahid oo etophian ah soomalinimadiisuu ku faanaa heestii kenyana ow uga yaabsaday horaad u aragtay

    • @bahjabahja-8805
      @bahjabahja-8805 Год назад

      Somali galbed wa somalia wey kuwentahy somalinimada ❤❤❤

  • @TheLIKKLE12
    @TheLIKKLE12 3 года назад +116

    Guuleysta somali galbeed from galmudug ❤️🇸🇴🇬🇶

    • @ahmednoor671
      @ahmednoor671 3 года назад +6

      @@khaliilabdirizak1530 Maanshaa ALAH walaal I love Galmudug

    • @ahmednoor671
      @ahmednoor671 3 года назад +4

      Shayna we LOVE GALMUDUG

    • @TheLIKKLE12
      @TheLIKKLE12 3 года назад +1

      @@khaliilabdirizak1530 ❤️❤️❤️

    • @TheLIKKLE12
      @TheLIKKLE12 3 года назад +1

      @@ahmednoor671 ❤️❤️❤️

    • @daarulkhayr
      @daarulkhayr 3 года назад +2

      Mahadsanid wlll qaali

  • @mustafexasan8581
    @mustafexasan8581 Год назад +4

    Run ahaantii erayadu waa kuwa laga so fikiray oo aad isoo jiitay ❤

  • @kenediddirie8406
    @kenediddirie8406 3 года назад +65

    Ogaden 😍 from lascaanood

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 3 года назад +4

      Ogaden 💪🏾💪🏾❤️👏👏

    • @GuledAar
      @GuledAar Год назад +2

      Dhulbahante walaalahayo. ❤

    • @bahjabahja-8805
      @bahjabahja-8805 Год назад

      Lasscanood ogaden majogaa

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii 5 месяцев назад

      ​@@bahjabahja-8805ha dagalka wa kujiren 😂darood is not easy

  • @fartuuncaaqil301
    @fartuuncaaqil301 3 года назад +20

    Man'sh Allah walalkey xassan guul markastaba🇬🇶💪❤️❤️❤️❤️

  • @suwaysjama9155
    @suwaysjama9155 3 года назад +10

    Masha allaah my people Ogaadeen amazing voice I love ❤️ my Ogaadeen guulestaa 💋❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️💙💚❤️💙💚💪🇸🇴🌹

  • @aasiyaibrahin2993
    @aasiyaibrahin2993 3 года назад +4

    Xasan cade Adigaba kugu heysta Wallahi Alle Qurux iyo Cod macan kusiyay Malin waliba dhanta iqaadi lhyd❤❤💋💯Sida Dheymanki ku ilashan laha.

    • @ahmeddaahirxaaji8134
      @ahmeddaahirxaaji8134 3 года назад

      zhpkey weyeh hadad diyaar tahay wakuso qabanaynaah waal❤️

  • @ahmettsalaan9729
    @ahmettsalaan9729 3 года назад +23

    Galeysta somali galbed 💟 from galmug❤

  • @sali1269
    @sali1269 3 года назад +18

    Wa hees cusub gulaysta canfarta waxba inaga qaadimayso insha allaah

  • @CabdiFitaax-n2y
    @CabdiFitaax-n2y 9 месяцев назад +1

    Www wan ku wata lipaax xasan yare wiil ogaadeen❤❤❤❤

  • @yasinmaxamuud654
    @yasinmaxamuud654 3 года назад +11

    Guulaysta walahyga aan jeclahy somali galbeed from Mogadishu guushiinu waa guusheena🥰🥰
    Midkay gacantu gaadhaba gawska dhiga^^
    Gabal ha u dhacee garba siman ku gala^^

  • @zaytunaxmed9710
    @zaytunaxmed9710 3 года назад +3

    Masha allah xasan yare allah haku xafido wll qali waxd tahy wadni dadki iyo dalkis jacel💯👏👏👏👏👏👏👑👑👑

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 года назад +5

    Tolka aan ka dhashay e ogaadeenia 🇬🇲❤ Guul iyo gobanimo inshalah ✊
    Haad geylamiyo Gor gorada u Dhibaa 🇬🇲💪

  • @bisharoyasin8907
    @bisharoyasin8907 3 года назад +12

    Gamkasiisa gabigood guuleysta insha,allaah from xmr

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +12

    Borortooyada Somaliland 👑loves Borortooyada Reer Ogaadeniya Long live Our Neighbors

    • @FuadMxmud
      @FuadMxmud 6 месяцев назад

      Geesiyaasha liyou bolis feel walba guulaysta❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmolohos4882
    @rahmolohos4882 3 года назад +8

    Maansha allah my dhigaygow guulaysta ❤️❤️❤️🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @Xamze
    @Xamze 3 года назад +14

    Guul ogadeniya 💚💙❤️💪💪💪

  • @dayibmohamed9945
    @dayibmohamed9945 3 года назад +57

    Somaligalbeed♥️ from kismayo somalia🇸🇴

    • @suhurnoor8385
      @suhurnoor8385 3 года назад

      🇸🇹🇸🇹🇸🇹🇸🇹

    • @hakimahashi2163
      @hakimahashi2163 3 года назад

      Man shaallah Hassan yare ilaahay ha KU xafido❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @nejmoabdilahi
    @nejmoabdilahi 3 года назад +27

    Liyuu Bolis guuleysta aabo 🇬🇶🇬🇶🇬🇶💪🏻💪🏻💪🏻💘💘💘❤️❤️❤️💋💋💯💯

    • @bilecabdulaahi5070
      @bilecabdulaahi5070 3 года назад

      🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🤝🤝

  • @ayaanm3914
    @ayaanm3914 3 года назад +3

    mashallah walaahi wilankan aad iyo aad ayu uquruxbadan yahay qosolkisa sankisa indhahisa wanka wada helay anu mashallah

  • @imzimraan239
    @imzimraan239 3 года назад +29

    Somali Galbeed 🇬🇶 guul wcn from Djibouti 🇩🇯 wllahin 😭😭😭🇬🇶♥️🇩🇯🇸🇴🇮🇷

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +1

    Ilaahayoow Reer Waryaa Caymi kuligoodba Aamiin 💕

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +44

    Guul liyuu bolis ogadenia💚💙❤💪

    • @adamwadaniofficial3679
      @adamwadaniofficial3679 3 года назад

      Zxb somali dhan guul maxa wye halka qabiil od xustay

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 3 года назад +4

      @@adamwadaniofficial3679 ogadenia o dhulka ah ayan ka wada zxp Ogaden ma dhihin dhulkana waynu wada le nahy somali odhan ama somaligalbed❤👏

    • @aslisalaad1380
      @aslisalaad1380 3 года назад

      Oop7

    • @kabacade3176
      @kabacade3176 3 года назад

      Waryaa tuuug kabax mesha🤣🤣

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 3 года назад

      @@kabacade3176 intana ma jogta kkk

  • @KhadarXasan-e4q
    @KhadarXasan-e4q Год назад +4

    Guul somali galbeed from hargeisa ilahsy somali ha mideeyo

  • @hodaugaas7755
    @hodaugaas7755 3 года назад +15

    Hassan Yare Geesi Ogaden 💚💙❤️

  • @axmedcabdi4703
    @axmedcabdi4703 3 года назад +4

    Xasn yare waaaaan wataaa sxb Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🅰️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdifatahaliahmed57
    @abdifatahaliahmed57 3 года назад +36

    Guul soomaali galbeed ogaadinaya
    From somaliland jamuriyada barakaysan

    • @sacdajaamac4104
      @sacdajaamac4104 Год назад

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💕💕💕💕💕💕💕💕🧡🧡🧡💓💓💋💋🧡💕💖💖💖💗💗💙💙💙💙💙💙💖💖💕😄💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

    • @bahjabahja-8805
      @bahjabahja-8805 Год назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sidokale huno mcn

  • @liibaanofficial5732
    @liibaanofficial5732 3 года назад +2

    M.a guul iyo gobaninmo ayaan idiinrajeynaa xasan yare mar waliba waan ku ceshada dhaantadaan cadawga lugu garaacaayo waxaase wax weyn ii ah sida ey kuugu weyntahay soomaalinimo waxaan ilaahye kabrayaa inaan arko soomaali oo mida aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋

  • @iskufilan8503
    @iskufilan8503 3 года назад +62

    Guul somali galbeed marnaba kali ma tihiin waan idinla jirna from muqdisho🇸🇴❤️🇬🇶

    • @maxamedcllemaxamedclle4618
      @maxamedcllemaxamedclle4618 3 года назад

      Somali

    • @Xamze
      @Xamze 3 года назад +3

      *ogadeniya

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 3 года назад +2

      @@Xamze dir, hawiye, isaaq, jidwaaq, mj, shekhal hg iyo marexan ba ku nool markasad rabta magaca qabiilkaga inad u bixisid somali galbeed bay waliged ahyd ahaana doontaa

    • @Xamze
      @Xamze 3 года назад +3

      @@iskufilan8503 sxp qabiiladan ad sheegto dhan kama badna 3% duulkan ogaden baa udintay ugu na badan marka waxa ladhaha ogadenia waliged nah wali dhihi dona

    • @sidramoha1646
      @sidramoha1646 3 года назад

      @@Xamze ciidanka furinka hore la dhigey oo hubkina ka soo ceshateen iney dir,hawiye yihiin waa la ogyahy
      Daroodow qiyanada armey idinku soo laabata oo xiryihiina cafartu idinku laysaa

  • @yasinusman2925
    @yasinusman2925 3 года назад +4

    Masha allah allah ha ku barakeeyo wll intii inaga dhimatayna allah ha u naxaristo guul somali wayn

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 3 года назад +9

    Gulaysta somali galbeed from Somaliland hargaysa

  • @fadxodex5139
    @fadxodex5139 3 года назад +17

    guul iyo gobanimo cidamada dalka 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @unigate8394
    @unigate8394 3 года назад +49

    Respect to Ogadenia republic 🇬🇶 from Khaatumo Somali republic

  • @ahmedhassanhassan3437
    @ahmedhassanhassan3437 3 года назад +8

    from DDSI living in kismayo.....guuul iyo gobanimo

  • @HusseinAli-sb3fl
    @HusseinAli-sb3fl 3 года назад +3

    Guuuul layu polic somalida kenya hadanay garabkinan taganay canfar waxbo inagamaqadeyso guuuuuùl.iyo gobanimo 1💋❤💗💗🧡💛💚💙

  • @MohamedH935
    @MohamedH935 3 года назад +3

    Maanshaa allaah.
    Dhaantadu waa mid qiiro iyo wadani nimo xambaarsan.
    Laakiin ducaysane ku cali dhaantada mar labaad oo ka daa dhoolla caddeeynta, waayo waxaay ka hadleeysaa gooddi iyo dagaal, sidaa darteed wejigaada caro ka muuji. MAYA dhoolla cadeeyn.
    MAHADSENID.

    • @munamona2870
      @munamona2870 3 года назад

      Axaxaxwalahi waanjeclahay ogaadeeniya iyoxasan yare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @munamona2870
      @munamona2870 3 года назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @sadiyoxusen4101
    @sadiyoxusen4101 3 года назад +2

    itobiyo oo abris iyo abeesa wax Naga tari weysee cafaruna maxay tari libaaxu siduu u ugaar sado duur joogta ayaan idiin ugaar saneynaa Somali galbeed reer balad weyne way idin soo salaamayan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад +2

    Maasha allaah soo Guba axmaarada iyo gaalka guunka ah waa abeeso aasane

  • @abdiyasin6225
    @abdiyasin6225 2 года назад +1

    My legend sare thanks for dhiiri galintada

  • @badrimaxamedyusuf4251
    @badrimaxamedyusuf4251 3 года назад +3

    Maasha alaah ilaahay haku sharfo.hakii.loogu.talagalay.ayaad.dhigty.waxan.kuleeeyahy.horay.usoco

  • @khadramhmed0943
    @khadramhmed0943 2 года назад +2

    Guulaysta walaha guul iyo gobanim from jamuuriyada barakaysan

  • @barrecali228
    @barrecali228 3 года назад +4

    Masha allh war canfarta naga qabta

  • @mohalegend2216
    @mohalegend2216 3 года назад +12

    goormey indhaheygu arkidoonaan somali galbeed oo calanka buluga kababanaya ciidan mideysan oo garabka kuwata calanka buluga gormaan arkidonaa wlhi hadanahy dhalinyarada waqtigan nool dhiigi somalidi hore inagumajiro ciil badanaa

    • @taranmedia336
      @taranmedia336 3 года назад +3

      Moha sokan Fananku gacanta ku Qabo mardhawna waa la sudhi insha alaah

    • @mohalegend2216
      @mohalegend2216 3 года назад

      @@taranmedia336 haa sxb fananku wuwata aad baan ugu faraxsanhy tedakle xasan yare aad baan utagera xaqiqatan waa wadani somali aan ukalasocneyn

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 3 года назад

      Markay Ree Somalia heshiiyaan!!!

    • @handamursal3092
      @handamursal3092 3 года назад

      maaalin dhow inshaAllah

  • @maxamedali3718
    @maxamedali3718 3 года назад +1

    Guul iyo gobonimo wllaheena somaligalbed marwaliba garabkiina joognaa waa wllihiina kgs somalia 🇸🇴♥❤

  • @bashiircabdulaahicisman9018
    @bashiircabdulaahicisman9018 3 года назад +18

    guuleeysta soomaali gallbeed form beledweyne hiiraan soomaaliya

  • @AbdiwalimohamedMohamud-lx7mp
    @AbdiwalimohamedMohamud-lx7mp Год назад

    Respect dadweynaha rer somali galbeed guul iyo gobonimo inshallah 🇸🇴

  • @nasrudinabdihassan4085
    @nasrudinabdihassan4085 3 года назад +11

    Guul somaali Galbeed from Baladwayne

  • @bulshaawichanel5524
    @bulshaawichanel5524 3 года назад +2

    xasan yare horay usoco indr qali guul somali galbeed
    farda owliyaad ilhy hydn guulyo

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 3 года назад +11

    Guuleeysta Ciidankeeyga From Kismaanyo

  • @alagiejallow6386
    @alagiejallow6386 3 года назад

    Subxanalah waar wllo ma umad muslim ah ayad Inaad gumaad iyo gawrac badaan ayad isku dhiiri galisaan ilahay ha laga cabsado wataad amxaartaba ka cabsan jirteene

  • @ahmgcis9042
    @ahmgcis9042 3 года назад +1

    XASSAN WAA CARCEER WIIL ah
    IYO CURADADEENI.OO DHAgXUMA
    WU XUU U DIIDANYAHA dhudahaSomaale oo sharafta
    Wowdhaarsanyahay ilaa uuka
    Dhimandoon. Wanna dhaqanka
    Geesiga markaan dhab uga haasowno. Viva Somali

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 3 года назад

    Guuleysta ilahay garabkiinana rabi ha,ahaado walee geesi yaal baad tihiin saa canfar xabashi iyo balo dhan baa cadow idiiin ahe qalbigaanu idinkaga jirnaa soomaaliyeey ku waayo arka walaaladeen dhulkeena aynu ilaashano hargeysa iyo boosaasano oromo baa iska soo buuxiyay war hooy iskasaara wayna inaga badan yihiin hoy dhulkeena cadaawaha ka jira ❤️❤️🙏

  • @nasramohamed1969
    @nasramohamed1969 3 года назад +5

    Gulaysta wilasheniyow ❤️❤️❤️ Guud ahaan bulshadu aday kugu gamaan liyuuu💉🔥

  • @africanstar2584
    @africanstar2584 3 года назад +34

    guul from Djibouti 🇩🇯 😍 ❤ my somali brothers

    • @bahjabahja-8805
      @bahjabahja-8805 Год назад +3

      Masha Allah djibouti wan idhinjeclahy❤❤❤

    • @XalimoMaxamed-l5p
      @XalimoMaxamed-l5p 8 месяцев назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@bahjabahja-8805

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 года назад

    Please qofkii haya ama garanaya meel aan kala xiriiro xadan yare iso sheeg waan idinka codsanayaa walaalaha somaliyed ee dds inshaa allaah

  • @omaraxmed5264
    @omaraxmed5264 3 года назад +5

    My house 🏠 somalia 🇸🇴 galbeed guul Iyo gobanimo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor671 3 года назад +2

    Waa ALAAAHU AKAR AYAAN MAANTA INIDLEEYAHAY GUUUUL

  • @abdifatahalisalah7029
    @abdifatahalisalah7029 3 года назад

    Mashaa allah war wiilku qurux badanaa Allow kuxafid

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 3 года назад +2

    geesiyadaydii la aan tiin nolol ma jirto 😘😘😘😘😘😍😍😍😍

  • @hassenhassen9360
    @hassenhassen9360 3 года назад +34

    DDS is in our hearts 💕 Our home state #ready to sucrifise the soul and wealth when it comes defending it 💪💪💪💪

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 3 года назад +6

    Will galmudug ah ayaan ahay wadadan kusoo jiraa

  • @alisharif310
    @alisharif310 3 года назад +3

    Xasanyarow Guuleysoo Geeridaa been , Ilaahaybaa Mahadle innagana dhaliyey Gobta Soomaaliyeed , Guuliyo Gobannimo Aakhiriyo Adduunba , Aamiin .

  • @Al-Azan134
    @Al-Azan134 3 года назад +9

    ciidankaanaga wan kofaanaaa.
    qaraan ogaaden region.or somali stet

  • @khadramhmed0943
    @khadramhmed0943 2 года назад +2

    Guuul iyo gobonimo from somaliland

  • @fardowsasarhaye3327
    @fardowsasarhaye3327 3 года назад +3

    Mashlllh ina adeerkah xasan yare

  • @daqaad7766
    @daqaad7766 3 года назад +1

    Guuul inasha Allah wll 🎁👍💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 года назад +3

    Guushu waa xageena marwalba😍😍😍😍

  • @SrazackRazack
    @SrazackRazack 3 года назад +3

    Guuleysta reer tolkey from Mombasa kenya

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 3 года назад +2

    from kismayo guuleysta layupolice

  • @handamursal3092
    @handamursal3092 3 года назад +1

    mshaAllah guuleysta ciidankeyga

  • @RodaDjama-z6m
    @RodaDjama-z6m 4 месяца назад

    Guul somali Gale beda from Djabouti ❤❤❤

  • @suways3332
    @suways3332 3 года назад

    Mnshaa allah wiilku qurux badanaa guulaysta wiilashaydii

  • @abdullahibarah2245
    @abdullahibarah2245 6 месяцев назад

    Taariikhda sxb dhaantadan kugu abaalmarin doonta ❤❤

  • @jamilaaaliyah4823
    @jamilaaaliyah4823 2 года назад +1

    Your hand 🧤 Allah Muhammad mashallah may Allah protect you from the devil and the enemies in the future may Allah protect ND take to jannah ul fardowsa)

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 3 года назад +1

    Allaha ku xiftiiyo allaha idiin xiftiiyo dhamaan somaliya guul guul Guul inshaalah

  • @selmi4459
    @selmi4459 Год назад

    ❤❤ love 💕 walaalahey soomali galbeed waa geesiyenta soomalida

  • @AminaOmar-tq6jj
    @AminaOmar-tq6jj 5 месяцев назад

    Mansha allah guul liyuuboolis

  • @ahmedduale885
    @ahmedduale885 3 года назад +2

    Walhi waan oyay dhantadan qiiro baay igu abuurtay si garbaay itabatay guulasta wiilsheen

  • @qadromuuse3674
    @qadromuuse3674 3 года назад +2

    Guuleyso from muqdisho caday

  • @anisanur555
    @anisanur555 3 года назад +1

    Woooooow Aboowe eedh Calaa Dhaanto

  • @RuunIbrahin
    @RuunIbrahin 13 дней назад

    Guul from soomaaliya ❤❤❤❤

  • @umayma1831
    @umayma1831 3 года назад

    Mansha alaaah guuuuulaysta dhamaaan somaligalbeed ❤❤❤💪💪💪💪💪💪

  • @husseinabdiibrahim2278
    @husseinabdiibrahim2278 3 года назад +1

    Maansha allah guul ciidanka DDS GEESIYAAL JIRA IDINKU FANAA GARABKINA NAHAY

    • @ahmgcis9042
      @ahmgcis9042 3 года назад +1

      Guul iyo gobonimo. Somaligalbeed.
      Isha allah kheyr

  • @deqoowaadan6600
    @deqoowaadan6600 3 года назад

    Masha alaah wilikas yara was will somaliyed guul nabad Ku nolawa waliga

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 года назад +3

    Guuleesta somali galbeed farom Baydhabo janaay

  • @FaizaAli-gz9lu
    @FaizaAli-gz9lu 9 месяцев назад

    Manshallh lna ader qali ❤❤❤❤

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 3 года назад +2

    Guuuul liyuuboolis 🇬🇶🇸🇴⚘🌷🌷

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 6 месяцев назад

    Hooyo allow cadowga idinka qabo Waxaad joogtaan wakhtigii ugu xumaa oo ay wixii laga faani jirey ay ina hunguriyeyeen aaheey 😮😮 aawey geesiyaashii tolaay

  • @liilov969
    @liilov969 3 года назад +1

    Somali galbeed guushiina wa farxadena markastoo waxyeladina an maqalno ciil bn laxumanaa noo guleysta walalayal waxan kaso hadlayaa ceel baraf shabelaha dhexe

  • @zizoalhusyny5234
    @zizoalhusyny5234 Год назад +1

    Dulkadhaaaa kufaaan wa waxaa ogu wanaagsan OO qof wadani usameyooo

  • @carabcarab4940
    @carabcarab4940 3 года назад

    Waxan ahay reer muqdisho dhald ahan kasojedo galmudug waxan kXuma ahy qabailada itobiya bel kamida iney qadato calanka somali anagu manihin bel kamida itobiya waxan nahy dad derissa itobiya guul🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 somali guul guul hanolato soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Knowledge123-h1t
    @Knowledge123-h1t 2 года назад +1

    Allow Dhawr Liyu Police 👮🏻‍♂️❤️ Waa Geesiyada Deegankayga ❤️